

Askari dilay wiil mooto bajaajle ah oo maanta xukun lagu riday.
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Mahad Xuseen Shiidoow oo ka tirsanaa ciidamada booliska degmada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan.
Askari ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu si bareer ah u dilay Yaasiin Cali Saneey oo ka mid ahaa wadayaasha gawaarida moota bajaajka Baladweyne.
Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka ah ee maxkamadu ku xukuntay Mahad Xuseen Shiidoow oo ka tirsanaa ciidamada booliska degmada Baladweyne
Dhimashada Yaasiin Cali Saney ayaa sababtay isku dhacyo u abaabulan
qaab qabiil ah.



0 


Askari dilay wiil mooto bajaajle ah oo maanta xukun lagu riday.
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Mahad Xuseen Shiidoow oo ka tirsanaa ciidamada booliska degmada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan. Askari ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu si bareer ah u dilay Yaasiin Cali Sane