Daawo Sawirada Munaasabad Ay Ku Qalinjabiyeen Arday Dhameysatay Waxbarashada Jaamacada Plasma
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda Plasma, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeyb galeen xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo qeybaha kale duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
685 Arday ayay ahaayeen ardayda qalin jabinayay waxaana qeyb ka ahaa
ardaydaasi muujinayay farxada dhameysashada heerka koowaaad ee
Jaamacadda wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta Qeybaheeda kale duwa.
685 Arday ayay ahaayeen ardayda qalin jabinayay waxaana qeyb ka ahaa
ardaydaasi muujinayay farxada dhameysashada heerka koowaaad ee
Jaamacadda wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta Qeybaheeda kale duwa.

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Maasgaro

0 

Daawo Sawirada Munaasabad Ay Ku Qalinjabiyeen Arday Dhameysatay Waxbarashada Jaamacada Plasma
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda Plasma, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeyb galeen xubno