Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada munaasabad magaalada Muqdisho lagu qabtay oo ay ku qalin jabiyeen ardayda dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda Plasma, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeyb galeen xubno