Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay ku dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

0
Wednesday May 23, 2018 - 22:42:29 in Wararka by
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay ku dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

    Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabayay C/xakiin Macalin Daahir, waxaana lala dilay askari ilaalo u ahaa. Wararka ayaa sheegaya in kooxdii ka dambeysay filka ay goobta ka baxsadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabayay C/xakiin Macalin Daahir, waxaana lala dilay askari ilaalo u ahaa. Wararka ayaa sheegaya in kooxdii ka dambeysay filka ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa caawa howl gallo wada xaafada lagu dilay Xildhibaanka, iyagoo baadigoobaya kooxihii dilka ka dambeeyay.

Waqooyiga Gaalkacyo oo ay ka arrimiso Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay dilal qorsheysan iyo qaraxyo ay sheegatay Al-Shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip