Share with your friends via email

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay ku dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabayay C/xakiin Macalin Daahir, waxaana lala dilay askari ilaalo u ahaa. Wararka ayaa sheegaya in kooxdii ka dambeysay filka ay goobta ka baxsadeen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip