
Askari Kenya Ah Oo In Uu Isdilo Ka Door Biday In Uu Tago Soomaaliya!! (Sheeko Layaab Leh)
Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa baahiyay warbixin dheer oo kusaabsan askari ka tirsan ciidanka dalka Kenya.
Askariga oo aysan sheegin magaciisa ayaa ka tirsanaa ciidanka booliska ee gobolka Wuqooyi Bari ee dalkaas, gaar ahaan dhulka Soomaalida ay daggan tahay ee counti (Kontiga) Gaarisa.

Saddex dii sano eelasoo dhaafay ayuu halkaas ka shaqeynayay sida ay saaxiibbadiisa u xaqiijiyeen wargeyskaIstandard, ha yeeshee ugu dambeyn taliska booliska dalkaas ayuu ka codsaday in laga wareejiyo aagga Soomaalida ay ku badan tahay islamarkaana ay Alshabaab ka ag dhow yihiin.

Askari Kenya Ah Oo In Uu Isdilo Ka Door Biday In Uu Tago Soomaaliya!! (Sheeko Layaab Leh)
Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa baahiyay warbixin dheer oo kusaabsan askari ka tirsan ciidanka dalka Kenya. Askariga oo aysan sheegin magaciisa ayaa ka tirsanaa ciidanka booliska ee gobolka Wuqooyi Bari ee dalkaas, gaar ahaan dhulk