Askari Kenya Ah Oo In Uu Isdilo Ka Door Biday In Uu Tago Soomaaliya!! (Sheeko Layaab Leh)
Wargeyska Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa baahiyay warbixin dheer oo kusaabsan askari ka tirsan ciidanka dalka Kenya.
Askariga oo aysan sheegin magaciisa ayaa ka tirsanaa ciidanka booliska ee gobolka Wuqooyi Bari ee dalkaas, gaar ahaan dhulk