Waddooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay

0
Saturday March 31, 2018 - 09:41:30 in Wararka by
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waddooyinka Muqdisho Oo Dib Loo Furay

    Kadib Markii Sakay Aroortii Hore Inta Badan Wadooyinka Muqdisho Ay Xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ayaa Goordhow Dib Loo Furay. Sababaha Loo Xirauy Wadooyinka Ayaa Aheyd Kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ka Duwanaa Kulmadii Hore Balse Mad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib Markii Sakay Aroortii Hore Inta Badan Wadooyinka Muqdisho Ay Xireen Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ayaa Goordhow Dib Loo Furay. Sababaha Loo Xirauy Wadooyinka Ayaa Aheyd Kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya Oo Ka Duwanaa Kulmadii Hore Balse Madaxweyne Farmaajo Uu Hakiyey Kulankaas.

Inta badan waxaa haatan dib loo furay Wadooyinkii ay xiryn Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Wadada Maka-AlMukarama iyo tan Wadnaha,iyada oo Gaadiidka ay sicaadi ah u isticmaalayaan.

Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo walac ka muujinayay xernaanshaha Wadooyinka Muqdisho ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Wadooyinka haatan dib loo furay,isla markaana qof walba Shaqooyinkiisii caadiga ahaa uu u jarmaaday.

Saakay arroortii hore ayaa Wadooyinka Muqdisho waxaa lagu arkayey Dadweynaha uu lugeynaya maadaama wax Gaadiid ah uusan Shaqeyneyn balse haatan Wadooyinkaas dib ay ciidamadu u fureyn.

hare




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip