
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA DICEMBAR 2015-KA
"Dowladnimada waxa dhibaatada ku ha ayo in laga xishooda ma’ahan meelaha ay boogaha ay ku jiraan Agaasimeyaasha Wa saaradaha ayaa ka mid ah Agaasima ha Wa saarada Waa laf dhabarta Shaqada Wasiirka waa tagaa mid kale ayaa imaana ayo beri, laakiin waxa ay aheyd Agaasima ha gu ud waxa uu yahay qofka hoos ka yi mid ee soo dhismay, laakiin qof gacanta laga soo qabtay oo la keenay Wasiir ayaa keenay, Wasiirka Cadaadis ayaa lagu sa aray Xildh ibaano ayaa ku saaray ama reer Hebel, a ma Madaxweynaha ayaa geey dhahay ama Ra’iisul Wasaaraha” Ayuu yiri Madax weyn aha.Madaxweynaha waxa uu sheegay cab sida jirta inay tahay Haddii Agaasime Gu ud xilka laga qaado Beesha uu ka soo je edo Xildhi baanada ku jira inay qabsanay aan Masuul ka xilka ka qaaday Agaasimah aasi, taasina ay tahay sababta shaqada Dowladnimada ay u socon la’dahay.
"Cabsida Qofka Somaliga ah waxa waaye waxyaabaha ugu muhiimsan ayeey ka mid tahay, dadkeena mid waliba oo ka mid ah waa uu cabsanayaa waxa uu ka cabsa nayaa waa lagu eedeyaa, haddii aad tiraahd id qofkaan waa yuslis shaqada macno kuma fadhiyo, haddii uu yiraahdo waxa uu ka cabsanayaa reer Hebel ayaad shaqada ka eriday in la dhaho, waxa uu ka baqayaa Siyaasiyiinta armeey ku qabs adaan, Mada xweynaha armuu ku qabsa daa, Wasiirka ama Xildhibaanada armeey ku qabsadaan, taasina waxa ay keenaysa qof aanan Dowl adnimada waxba ku soo kordhineyn in me esha la iska keeno oo la iska dhaafo, lana dhaho sideen yeelaa.” Ayuu Warkiisasii raa ciyay Madaxweyna ha.
Madaxweynaha wuxuu sheegay Dhaw aan inay isbedel ku sameynayaan Agaasi meyaasha Guud ee Wasaaradaha si loo helo dad aqoon u leh howlaha ay qabanay aan.Hadalka Madaxweynaha Somaliya ay aa ifinaya inay jiraan Agaasimeyaal badan oo aanan aqoon u laheyn Shaqada ay haya an inay ka buuxaan Wasaaradaha Xukuuma dda Somaliya, qaarkoodna ayba yihiin kuwa aanan xilka laga qaadi Karin, maadaama ay keensadeen masuuliyiin miisaan ku leh Dowladda
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO OLOLE NADAAFADEED KA QEYB QAATAY
Gudoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa M/ Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimca le iyo Dhamaan Salaadiinta Soomaliyeed ayaa Gacmahooda ku Nadafiiyey Qeybo Badan oo ka mid ah degmada shangaani ee G/Ba naadir. Salaadiinta Soomaliyeed ayaa Wac ad Ku Maray in ay duqa Maga alada fikir kiisa ahaay in magaaladan ay Noqoto Mid nadiif ah ay ku Garab taagan yihiin "Anaga Haddaan nahay salaadiiinta iyo Duubabka Soomaliyed waxaan shalay Gacmaheena Ku Nadiifineynaa Caa sim adda Soomali.
Gudoomiye yuusuf xuseen jimcale iyo dhammaan salaadiinta soomaliyeed aaya shalay gacmahooda ku nadafiiyey qeybo ba dan oo kamid ah degmada shangaani ee go bolka banaadir. Salaadiinta soomali yeed wacad ayaa ku maray in ay duqa ma gaal ada fikirkiisa ahaay in magaaladan ay noq oto mid nadiif ah ay ku garab taagan yihiin ” anaga haddaan nahay salaadiiinta iyo duu babka soomaliyed gacmaheena maanta wa xaan ku nadiifineynaa caasim adda soomal iya waa arin waajib nagu ah maadaama dha qankii ay ka go. Antahay inay magaaladoo da nadiifiyaan waxaan isl eenahay sooma liya waxay istaagi doontaa amni iyo hormar ayaana la gaari doonaa salaadiinta lama soo kicin jirin laakiin du qa magaalada cu sub waa nasoo kiciyey waana uga mahad celineynaa ayuu imaa amka yuusuf max amed.Gudoomiyaha G/Banaadir ayaa sala Diinta, ugaasyada. Imaamyada cuqaasha iyo iyo dhamaan oday dhaqameedyada maa nta ka damqaday da lkoooda uga mahad celiyey aids ay isku xi lqaameen dhawaan waxay arki doonaa madaxda qaranka oo iya guna gacmaho oda wadanka ku nadiifina ya
RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKA OO KU BAAQAY IN DIB LOO BILAABO WADA HADALADII SOOMAALIYA IYO SOMALILAND
ra’iisul wasaare kuxigeenka soomaal iya maxamed cumar carte qaalib oo ku sugan dalka switzerland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadalkii u dhaxeey ay dow ladda soomaaliya iyo somaliland.
Mr Carte ayaa sheegay inay muhiim tahay in la isu tanaasulo, lana kala roonaado, is agoo tilmaamay in qofkii qaldan la saxo.
"Haddaan la isu tanaasulin oo aan la ka la roonaan, roob ma da’o, waa in la kala roon aado, oo la isku dayo sidii la isugu ta naas uli lahaa, haddii qofkan qaldan yahay inaad si wanaagsan u sixi kartid baa la ra baa, xaqa iyo waajibaadkana waxaa hore eya waajibaadka”ayuu yiri Ra’iisul Wasaa re kuxigeenka Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in loo baa han yahay in siyaasada ay noqoto mid isu ta naasul iyo dhex dhexaad, isla markaana aanay noqon mid xaqjirnimo ku jirto, si xal iyo dib u dib u heshiisiin loogu soo daba alo. "Haddii wada hadalka Soomaaliya iyo So maliland aanu bilaabmin waxay noqon ey saa inay xaalka halkii un uu taagnaado, dhib teeda leedahay, xalka waxaa uu ku ji ra in wada hadalka bilowdo, markaas ay ay dib u heshiisiin imaan kartaa”ayuu yiri Maxamed Cumar Carte
Wada hadaladii Soomaaliya iyo Somalila nd ayaa wali hakad ku jira, iyadoo wada had alada ay fashilmeen bartamihii sanadk an markii Guddiyo ka kala socday labada dhin ac oo isugu tagay Istanbul uu shirko oda qa bsoomi waayay, markii Somaliland ay diideen inay la fariistaan xubno ka mid ah Guddigii dowladda Soomaaliya oo ay sheeg een in deegaanadooda ka soo jeed aan.
Dagaal Khasaare Badan Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Diinsoor Ee Gobolka Bay
Ugu yaraan 11qof ayaa ku dhintay, 15qof oo kalena way ku dhaawacmeen da ga al culus oo CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA IYO KUWA ALSHABAAB KU DHEXMARAY DULE EDKA DEGMADA DIINSOOR EE GOBOLKA BAY.
Dadka ku dhintay dagaalkan iyo kuwa ay dhaawacyadu kasoo gaareen ayaa dham aa ntood ka tirsanaa dhinacyadii dagaalla may, waxaana dagaalkaan la sheegayaa inuu ka billowday weerar ay Alshabaab ku qaadday saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
"Waxaa dagaalka nooga dhintay 3 ask ari, sidoo waxaan ku dilnay 8 dagaalyah an oo Alshabaab ka tirsan,” ayuu yiri sark aal ka tirsan ciidamada dowladda Soom aaliya oo la hadlay warbaahinta, isgaoo in taas ku daray inay jiraan dhaawacyo ka soo gaaray dagaalka. Sidoo kale, Alsha baab ayaa iyaguna dhankooda sheegay inay dagaalk aas ku dileen ugu yaraan 15askari oo ka ti rsan ciidamada dowladda Somaliya, balse ma sheegin khasaaraha dhankooda kasoo gaaray dagaalka.
Dagaalka oo dhacay dorraad gellinkii da mbe ayaa wuxuu ahaa mid xooggan, iyad oo sarkaal u hadlay cidamada dowla dda So malia uu sheegay in saldhiggii lagu dagaal amay ay iyagu gacanta ku hayaan.
Ugu dambeyn, Diinsoor ayaa waxay ka mid tahay degmooyinkii ay ciidamada dow ladda Somaliya iyo kuwa AMISOM kala wareeg een Alshabaab sannadkan lagu jiro, iyadoo dagaalkan uu qayb ka yahay dagaallo Koon furta Somaliya ku dhexm ara Alshabaab iyo ciidamada dowladda oo garabsanaya AMI SOM.
MADAXWEYNAHA "WAA INAAN XAQIIJINAA IN SHACABKA SOOMALIYEED AY HELAAN NOLOL KA MADAXBANAN..”
Iyadoo doorraad la xusayo Maalinta Ca alamiga ee Xuquuqda Aadanaha, ayaa Mad axweynaha JFS. Md.Xasan Sh.Maxa muud, waxaa uu xaqiijiyay in Soomaaliya ay ka go’ an tahay dhowrista iyo kor u qaa dista xuq uuqda aadanaha ee waddanka.
"Waa inaan dib u cusboonaysiinaa dad aalka aan ku muujinayno sida ay inooga go ’an tahay in si joogta ah loo qiimeeyo, loona xushmeeyo nolosha bani’aadamka ee guda ha dalka Soomaaliya: rag, haw een iyo carr uur intaba. Ma ahan in dastuu rkeena iyo sharciyadeena oo keliya lagu xuso xuquuq da aadanaha, balse waxaa la gama maar maan ah in nidaamka dowliga iyo hannanka aan leenahay ay noqdaan kuwo saamaxaya in lagu dabbaqo guud ahaan dalka Sooma aliya. Waxaa intaas dheer oo nalaga doona yaa inaan shakhsiy an xaqiijino in nolol maa lmeedkeena uu noqdo mid ka tarjumaya sunnada Rasuulk eena Muxammad (Caleyhi Salaatu wa Sal aam) ee ahayd inuu caawiyo dadka mas aakiinta iyo kuwa nugul ee bulsh ada ka mid ah,’’ ayuu yiri Madaxweynaha.
Waxaa Madaxweynaha uu intaa ku dar ey in walow dadaalo lagu xaqiijinayo dhowri sta xuquuqda aadanaha ay socdaan, ha ddana loo baahan yahay in dadaalkaasi la labanlaabo.
"Soomaaliya waxay sameysay horumar la taaban karo, dhanka dhowrista xuquuq da aadanaha , iyadoo hawlaha dowladda na la gu saleeyay horumarkaasi, laakiin wa xaa marag ma doonto ah in wax badan dhiman yihiin. Iyadoo Soomaaliya ay hor ay ugu sii dhaqaaqeyso dhabbadii nabadg elyada iyo barwaaqada, waxaan mar kale, ka Madaxw eyne ahaan, codkayga ku biiri nayaa dareen ka caalamka, balanna qaad ayaa xaqiijinta in dhammaan Soomaalida ay helaan nolol ka madaxbanaan cabsi, amar ku taagleyn iyo cabburin,’’ ayuu yiri Madaxweynaha Soo maaliya, Mudane Xa san Sh.Maxamuud.
Guddoomiyaha G/Banaadir Oo Xaruntii Ex Baarlamaan Ku Wareejiyay Milkiil aha Telefishinka Universal
G/G/BANAADIR AHNA DUQA MUQDISHO YUU SUF XUSEEN JIMCAALE AYAA MILKIILAHA TELEFISHINKA UNIVERSAL KU WAREEJIYAY XARUNTA EX BAARLAMAAN EE DEGMADA BOONDHEERE.
Xarunta Ex Baarlamaan ayaa loo bedeli do onaa meel loo dalxiis tago, isla marka ana la gu beeri doono ubax iyo jardiinoo yin, iy adoo muddo ay bur bursaneyd xaru ntan.
Milkiilaha Telefishinka Universal Eng, Axmadeey Abuubakar ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in xaruntan lagu soo war eejiyo, isla markaana ay ka dhigi doonaan goob loo soo dalxiis tago.
G/G/Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in xarunta Ex Baarlamaan ay noqon doon to meel loo soo dalxiis ta go, isagoo tilmaamay inuu ku faraxsan ya hay inuu ku wareejiyo Madaxda Telefishin ka Un iversal. "Waxay noo tahay farxad an igoo da reenkeyga aanan cabiri karin max aa yeelay Ex baarlamaan shalay sidee ah eyd aan ognahay, maanta sida ay dhan ato iyo berri ay rajey neyno inay noqoto me el loo dalxiis tagi doono, cida suura geli laheyd gar abkeyga ay taagan tahay, telefishinka Univ ersal iyo kooxdiisa waxaa ka codsaday Ex baarlamaan maadaama meel taariikhi ay tahay daljirka dahsoon dadka u soo dalxiis tagayaan ku dhow tah ay, inay noqoto meel loo soo daxiis tago ardayda soomaaliyeed wax ku akhrista an”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Ban aadir.
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Gan acsato Soom aaliyeed ku wareejiyay jardiin ada ku yaala magaalada iyo goobo kale, ku waasoo laga dhigay me elo loo soo dalxiis ta go, inkastoo wareejintaas dhaliilo loo soo je ediyay. Hase ahaatee tallaabad an uu Gud doomiyaha G/Banaadir ugu war eejiyay Mad axda Telefishinka Universal xarunta Ex Baar la maan ayaa la ogeyn in uu qeyla dhaan ka imaan doono iyo in kale, lamana oga inuu arrintan fasax kaga qaatay G/B/ Federaalka. Tallaabadan ay aa noqoneysa tii u horeeyay ee Guddoomi yaha G/Banaadir uu xarun do wladeed ku wareejiyo, tan iyo markii bishii October loo magacaabay xil kan.Xigasho:jowhar.com
HANTIDHWRAHA DOWLADDA”DEEQ BIXIYA ASHA SOOMAALIYA TAAGEERA MA RABAAN IN SOOMAALIYA AY ISKU FILNAATO”
Hantidhowraha Guud Ee DS. Dr Nuur Fa arax Jimcaale oo shalay la hadlay Warba ahinta Dowl adda ayaa sheegay in Deeq Bix iyaasha Taageera DFS.aysan do oneyn in Soomaaliya ay ka maar anto Kaa lmada ay siiyaan.
Dr.Nuur Faarax ayaa Xusay in Deeq bix iyaasha aysan lacagaha Soomaaliya ugu Ya boohaan ku shubin Bankiga dhexe ee Dow ladda islamarkaana Hay’addo NGO ah iyo Dad u shaqeeya Dowl adda ay ku lug leeyi hiin Arrimahaasi.
"Waxaan qabaa in Dowladaha Kaalma da na siiya aysan ka go’neyn in Soomaali ya ay dib u soo labato,waayo Kaalmada ay nas iiyaan lama keeno Bankiga dhexe ee Dowl adda Soomaaliya. Hadalka Hantidhowrka ayaa ku soo aadaya,iyadoo Ma almo ka hor uu sheegay in Hay’addaha Dowladda ay faraha kula jiraan Musuq Maasuq iyo wax is daba marin Xigasho:radiokulmiye.comi
Xukuumada Soomaaliya oo Guddi Wasiiro ah u saartay dabagalka halka lagu bixiyo lacagaha loogu deeqo Dowlada Soomaaliya.
MAXAMED C/LAAHI GARDHUUB OO KU DHINTAY QARAX LOOGU XIRAY GAARIGIISII, GUDA HA M/MUQDISHO
Gaari Kaarib ahaa oo uu la socday Max amed C/laahi Gardhuub oo ka tirsan Saraa kiisha Hay’adda Nabad Suggida Somaliya, ayaa waxaa loogu soo xiray qarax mii no, wa xaana lagula qarxiyay Degmada Waaberi. Sarkaalk an, ayaa markii hore si xun ugu dhaa wacmay qarax aasi, iyadoo na uu ugu geeriyooday goobaha caafimaadka ee M/M uqdisho. Warbaahinta Al Shabaab, ayaa wa xay tebisay in Sarkaal ka tirsanaa Saraakii sha Sirdoonka Dowladda Somaliya lagu qa ar ajiyay M/Muqdisho, walow aanay sheeg an masuuliyadda dilkiisa. Saraakiisha amma anka G/Banaadir, ayaan ka hadlin Sa rkaal ka dorraad lagu dilay M/Muqdisho, in kas too ay soo baxayaan warar sheegaa ya in baari taano ay socdaan.
3dii bishan, ayay ahayd markii qarax mi ino oo ka dhacay Degmada Hodan oo ood wadaag la ah Degmada Waaberi lagu dilay Suxufiyadda Hindiya Xaaji Maxa med, oo ka tirsaneyd Warbaahinta Dowl adda
AHLU SUNNA OO SHALAY M/ DHUUSAMAREEB KU XIRTAY RAG KA YIMID M/CADAADO
Xoogaga Maamulka Ahlu Sunna, ayaa wa xay shalay xabsiga u taxaabeen tiro rag ah oo ka yimid M/Cadaado, waxayna gaarigii ay la socdeen ay ku joojiyeen De egaanka Mareergur, oo dhaca duleedka Magaalada Dhuusamareeb. Raggaasi, ay aa waxaa loo soo kaxeeyay Dhuusamare eb, iyadoona ay iminka ku xiran yihiin Sal dhiga Booliska Dhuusamareeb, halkaasoo su’aalo lagu we ydiinaayo. Warar kala duwan, ayaa ka soo baxa aya waxa ay yhiin raggaasi. Wararka qaar wa xay sheegayaan inay ka tirsan yihiin Cii dan ka Maamulka Galmudug, halka warar kal ana ay sheegayaan inay yihiin Tabliiq iyi in.Mursal Sheekh Maxamed Xeefow oo ka tirsan Saraakiisha Ahlu Sunna, ayaa sheeg ay raggaasi inay ka tirsan yihiin wa xa uu u gu yeeray Ciidamada Maamulka Cadaado.
"Markii ay ka soo baxeen Cadaado ay aa nalagu soo wargeliyay, waxaana lagu qab tay kontoroolka Mareergur, haddana waxaa lagu hayaa Saldhiga Dhuusamare eb. Waa niman ka tirsan Ciidamada Maa mulka Cada ado.” Ayuu yiri Mursal Sheekh Maxamed Xeefow.
Mursal oo la hadlay Dhacdo.com, ayaa beeniyay in raggaasi ay yihiin Culimada Ta bliiqa, wuxuuna ku adkeystay in ay ka tirs an yihiin Ciidanka Maamulka Galmudug.
"Wax la yiraahdo ma jiraan Tabliiq, Ahlu Su nna ma xirto Tabliiqiyiinta. Dabcan ni man kan waa niman ka tirsan Ciidamada Cada ado, xogtoodana waan haynay. Laba nin oo keliya weeye waxa la xiray.” Ayuu yiri Ina Xeefow. Ugu dambeen waxa uu tilmaamay baari taanada ku socda ka dib in la Max kama dayn doono raggaasi, maalmaha ina soo aadan, sida uu hadalka u dhigay
Xigasho:Dhacdo.com
AFAR DUMAR AH OO LOO HAYSTO SHABAAB NIMO OO LA HORKEENAY MAXKAMADDA MOMBASA
4 hablood oo loo haysto inay ka tirsan yi hi in Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa Kha mii stii la soo taagey Maxkamadda M/Mo mba sa, inkastoo dhageysiga dacwadooda dib loo dhigay illaa Jimcaha shalay.
Maxkamadda, ayaan la horkeenin gal dac wadeedkii dumarkaasi, waxaana la sheegay in si khaldan loo geeyay Maxkam adaha Sharciga (Shanzu), sidaasi daraa deedna kii skooda la dhageysan doono Jimcihii shalay Gudoomiyaha Maxkamad da Mombasa, ha weeneyda lagu magacaa bo Susan Shitubi, ayaa sheegtay in si kha ldan gal dacwade edka dumarka loo gee yay Shanzu, bedelkii lagu waday in Maxk amadda Mombasa la horkeeno.
Qareenka difaacaaya dumarkan oo la gu magacaabo Hamisi Mwadzogo, ayaa tani ku sheegay mid lagu xagal daacinaa yo go’aan ka gaarista Maxkamadda ee ee deymaha dumarkaasi. Ummulkheir Sadri Abdalla, Kha dija Abubakar Abdulkadir, Ma ryam Said Aboud iyo Halima Adaen Ali, ayaa waxaa Khamiistii dib loogu celiyay xabsiga Shimo La Tewa.
Xafiiska Xeer Ilaalinta Kenya, ayaa ho rey dumarkaasi ugu soo eedeeyay inay ka qaybgaleen shirar lagu diyaariyay weeraro ka dhan ah Kenya, inay diiwaan geliyeen dhalinyaro Kenyan ah oo ku biirtay Al Sha baab, inay guryahoodu ku qariyeen dhalin yaro u amba baxday Koonfurta Somaliya, si ay kaga barbar dagaalamaan Al Shaba ab iyo in Computer ay leeyihiin lagu arkay saw irada xubno ka tirsan Al Shabaab, wa xayse beeniyeen dhammaanba eedeyma haasi.
WASIIR KU XIGEENKA W/W/ DH IYO DALXIISKA EE XS. MD. C/LAAHI COLAAD ROOBLE OO U WA RAMEYEY IDAACADA KULMI YE EE M/ MUQDI SHO AYAA AAD U DHALIILAY QAABKA AY BEESHAA CAALAMKA U TAAGE ERAAN ULANA SHA QEEYAAN DF.SOOMAALIYA.
Wasiir Colaad waxaa uu tilmaamay in ay Dowlada sugeysay oo ay qorshayaal u sii diyaarsatay Lacagtii Dowlada Sooma aliya loogu yaaboohay Barnaamijkii New Deal ba lse Dowlada lagu wargaliyey inay isticma aleen 60% oo ay ku baxday Dowl ada. Si daa awgeed Wasiirka waxaa uu xu say in ar inkaasi ay Xukuumada ka doode en oo ay Gudi Wasiiro ah u saareen Soo baarista Lac agahaasi Halka ay mareen iyo sida loo istic
maalay.
WARIYE KARAR AADAN RUKOW OO MAALINTII 7AAD SI SHARCI DARRO AH U XIRAN
Wariye Karar Aadan Rukow oo ka tirsan Suxufiyiinta ka hawlgala M/Garbahaarey Ee Xarunta G/Gedo, ayaa maalintii 7aad si sharci darro ah ugu xiran Mag aaladaa si. Wariyaha oo xabsiga la dhigay Axadii, aya anfaah faahin laga bi xin waxa uu sal ka ku ha ayo xarigiisa, waxaana jira eedey mo loo jeediyay M/mul/Garbaha arey.
Suxufiyiinta, ayaa soo sheegaaya illaa iyo hadda inaanay jirin wax Maxkamad ah oo la horkeenay Wariyaha, mudada uu ku xiran yahay Xarunta Gobolka Gedo.
Qoyska iyo asxaabta Wariyaha, ayaa wa laac ka muujinaaya xarigiisa, waxayna jecl aan lahaayen in Maxkamad la horkee no, si kiiska xarigiisa ay u qaado, loona ogaado waxa uu Maamulku ku haysto.
Somaliya waxay ka mid tahay dalalka caa lamka ee ugu halista badan, islamarkaa na ay Suxufiyiinta ka hawlgalaan. 3dii bi shan waxaa Magaalada Muqdisho lagu dil ay Hindiya Xaaji Maxamed, oo ka tirsan eyd Warbaahinta Dowladda.
Maxkamad Ku Taala Holland Oo Xukun tay Lix Nin Oo Lagu Helay Inay Taageereen Ururka Daacish
Maxkamad ku taala M/Amsterdam, ayaa waxay Khamiistii xukuntay lix ka mid ah sagaal xubnood oo Maxkamadda la hork ee nay, ka dib markii ay Maxkamaddu ku he shay in ay taageereen Ururka Daacish.
MAXKAMAD KU TAALA HOLLAND OO LIXDA NIN EE LA XUKUMAY, AYAA WAXAA LAGU HELAY IN AY KA TIRSANAAYEN SHABAKAD LAGU MAGACAABO (YOUNG MUSLIMS), OO SIDA LA SHEEGAY IN AY TAAGEERTAY KU BIIRISTA URUR KA DAACISH, OO ISU MAGACAABAY (DOWLAD DA KHILAAFADA ISLAAMKA).
Gudoomiyaha Maxkamadda, Rene Elk erbout, ayaa sheegay raggaasi inay ka qayb qaateen hawlo la xiriira argagaxisada, islamarkaana ay Maxkamaddu ku xukunt ay min lix sano oo xabsi ah. Dadka qaar kii, ay aa dhaliilay in la caburiyo xoriyatul qowlka, iyadoo dadkaasi la sheegay in afka uun ay ka shaaciyeen taageeridooda Daacish, bal se aanay weli si dhab ihi kaga mid noqon.
Afhayeen u hadlay Xafiiska Xeer Ilaalin ta Holland oo lagu magacaabo Wouter Bos, kana jawaabaayay eedeymahaasi, ayaa she egay in xoriyaddu ay xadidan tah ay, in la shaaciyo ku biirista sida Daacsh iyo Al Nu sra oo kalana, ay la macno tahay in laga tall aabay xuduudii xoriyatul qowl ka. "Xoriyatul qowlka waa wax wanaags an, laakiin way xadidan tahay. Kolka aad si dhab ah dadka u kicinayso, in ay dem biyo culus galaan. Marka aad dadka ku boorinayso in ay ku bii raan kooxo, sida Daacish iyo Al Nusra oo kale, waxaad ka gudubtay xadka, mana jirto xoriyad da mbe oo ra’yi dhiibasho ah.” Ayuu yiri Wout er Bos.
220 qof oo haysta dhalashada dalka Hol land, ayaa waxaa la rumeysan yahay in ay u socdaaleen dalalka Ciraaq iyo Su uriya, si ay kaga barbar dagaalamaan Ururka Daa cish.Wadamada Reer Galbeedka, ayaa baqdin weyn ka muujiyay weeraradii 13kii bishii November ka dhacay Magaalada Paris Ee Xarunta Wadanka Faransiiska.
RA’IISAL WASAARAHA ISRAEL OO FADEEX AD WEYN DHEX FARIISTAY
Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Neta nyahu, ayaa wuxuu la kulmay fadeex ad we yn, ka gadaal markii eey uu lahaa uu qan iinay dad marti u ahaa, oo la joo gay Arba cadii. Eeygan oo lagu magaca abo Kaiya, ayaa dhaawacay ugu yaraan laba qof, oo mi ddi uu ahaa sayga/ninka qa ba Sharren Has kel, oo ah Wasiir Ku Xige enka Arrimaha Dibadda Maamulka Israel.
warbaahinta israel, ayaa qortay inay ji raan xildhibaano baarlamaanka israel ka tirsan, oo sidoo kale uu qaniinay eeyga ra’ii sal wasaaraha. ra’iisal wasaare ben jamin netanyahu,
ayay tani ku noqotay mid lama fillaan ah, illaa iyo hadana shar axaad la gama bixin, baahida keentay in eeygiisu uu martida qaniino.
Martida imaanaysa hoyga Ra’iisal Was aaraha Israel oo jecleyd la kulanka eeyga Kaiya, ayaa waxay hadda ka dib il gaar ihi is aga eeggi doonaan Kaiya, kolka ay tag gay aan hoygiisa. Netanyahu Dhanka kale Mush araxa Xisbiga Jamh uuriga Madaxtinimada Mareykanka doon aaya in uu u tartamo, Donald Trump, ayaa ka baaqsaday safar uu ku taggi lahaa Isr ael, ka dib markii ay fadeexadaan soo sha acbaxday. Trump, ayaa Khamiistii shee gay in uu ka laabtay sa farkii uu ku doonaa yay inuu ku taggo Israel, isagoona sheeg ay inaanu taggi doonin Is rael, illaa iyo inta uu ka noqonaayay Madax weynaha Mare ykanka.
Siyaasigan, ayaa wuxuu qorsheynaay ay in Magaalada Tel Aviv uu kula kulmo Ra ’iisal Wasaaraha Israel, si uu ugala ha dlo lo olanka uu ugu jiro, in uu noqdo Mu sharaxa Xisbiga Jamhuuriga uga qaybgel aaya doorashada Madaxweynaha Mareyk anka.
Cayaaryahan Xidig Ahaa Oo Lagu Toog tay Wadanka Hunduras.
Dabley hubeysan ayaa magaalo ku ta ala wadanka Hundaras ku toogtay cayaa ryahan caan ka ahaa wadankaasi oo cay aartoyadaqaranka ka tirsanaa. Cayaarya hanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Ar nold Peralta ayaa hadda ka tirsanaa koo xda Olimpia oo ka dhisan magaalada lagu toogtay ee La Caeiba .
Qof goob jooge ahaa ayaa u sheegay Tv,ga afka dawlada Hundaras ku hadla in cayaaryahanka ay toogteen 3 ruux oo waj iyadu u qarsanaayeen oo baskoolado wa tay waana ay baxsadeen.
Ma jirto willi cid loo qabtay cayaaryahank aas oo qadka dhexe ka cayaari jiray wax aana dalka Hundaras uu ka mid yahay wadamada dunnida ugu qatarta badan.
MARAYKANKA OO SHEEGAY IN UU MADAXII MAALIYADA URURKA ISIS LAGU DILEY DUQEYN
Dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in madaxii maaliyada ururka IS Muwaffaq Mustaga lagu diley duqeyn. Afhayeen u hadlay xukuumada Maraykanka ayaa she egay in Muwaffaq Mustafa Mohammed alKarmoush, oo loo yiqiin Abu Salah iyo la bo sarkaal oo la socotay lagu dilay duqe ymo toddobaadyadii la soo dhaafay dhac ay. Col Warren ayaa sheegay in Abu Sal ah uu ah aa mid kamid ah dadka ugu waa yaragsan dhinaca dhaqaalahaee ka mid ahaa ururka IS.
Afhayeenka u hadlay Maraykanka ayaa ku sheegay labada sarkaal ee la geeriyoot ay Abu Salah inay ahaayeen Abu Mariam iyo Abu Waqmam alTunis oo madax ka ah aa arrimaha handadaada iyo kala gudbi nta hubka iyo wararka. Isniintii aynu ka soo gu dubnay ayaa aqalka Pentagonka shaaciyay in duqeyn ka dhacday dalka Li bya ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsa naa IS kaa soo lagu magacaabi jirey Abu Nabil.
Abu Nabil ayaa lagu diley duqeyn ay qa adeen diyaaradaha F15 kaasoo bartilma ameedsaday bariga magaalada Derna 13kii November 2015. Saraakiil u hadash ay do wlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in Abu Saleh oo ahaa madaxii maaliyada uru rka IS lagu diley duqeyn bishii November.
Abu Saleh ayaa ahaa mid ka mid ah sar aakiisha ugu sareysa ururka IS isagoo taq asus gaar ah u lahaa arrimaha dhaqaal aha.
XARUMO MILATERI KU YAAL BURUNDI OO LA WEERARAY IYO XAALAD KACSANAAN OO KA JIRTA BUJUMBURA
Xoogag hubeysan ayaa weeraro qorsh eysan ku qaaday xarumo dhowr ah oo Milateriga Burundi leeyihiin, iyadoo isku dhacyada ay yihiin kuwii ugu xumaa ee ka dhaca dalkaas, tan iyo markii dalkaas bi shii April ka bilowdeen rabshadaha. Afhay een u hadlay Milateriga Burundi ayaa she egay in 12 dabley ay dileen, halka labaata meeyo kalena ay xireen.
Goob jooayaal ayaa sheegaya in qara xyo iyo rasaas laga maqlayay deegaanka Musaga ee koofurta ah iyo Ngagara ee waqooyiga Burundi ku yaal. Dhacdooyink an ayaa ah kuwii ugu xumaa dalkaas ka dhacay, kadib isku daygii afgambigii lala damacsanaa Madaxweyne Peirre Nkur unziza bishii May. QM. ayaa ku eedeeyay Xukuumadda iyo mucaaradka inay kicinay aan xiisad ka dhex bilaabata qowmiyada ha Hutu iyo Tutsi, isla markaana dib u soo laabata xasuuqii horay u dhacay.
Dadka ku dhaqan Caasimada Bujumbu ra ayaa xaalad cabsi ah ay soo wajahday, waxaana dadka ay ku negaadeen guryah ooda, iyagoo aanay shaqo tagin, caruurt oodana aanay dugsiyada aanay, wadooyi nkana waxay ahaayeen kuwo cidlo ahaa.
Burundi rabshad Diyaaradaha Kenya Airw ays iyo RwandAir ayaa baajiyay duulimaa dyadii ay ku tagi lahaayeen caasimada Bu jumbura, inkastoo aan si rasmi ah loo sha acin in la xiray garoonka diyaaradaha.
Si kastaba ha ahaatee mucaaradka Buru ndi ee ka soo horjeeda Madaxweyne Pei rre Nkurunziza ayaa ku goodiyay inay sii wad ayaan kacdoonka ay kala soo horjeedaan
SADDEX ASKARI OO LAGU DILEY M/B/WEYNE
Wararka ka imanaya M/Beledweyne ee xarunta G/Hiiraan ayaa sheegaya in rag ba stoolado ku hubeysan ay ku dileen 3 As kari X/H/wadaag ee M/Beledweyne Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa la sheegay inay toogteen 3da askari oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha dega galbeed ka B/weyne.
Wararka waxa kale oo ay sheegayaan in 2 ruux oo rayid ah ay ku dhaawacmeen we erarka dilka ah,iyadoo kooxdii weerarka ge ysatay ay baxsadeen. Qaar ka mid ciidama da dowlada oo baaritaana ka sameyna X/ H/wadaag oo ka mid ah degmooyinka ugu waaweyn ee M/ B/weyne.Ma ji rto illaa iyo hadda cid loo soo qabtay dilka ciidamadan.
TIRO DAD AH OO KU DHINTAY RABSHADO KA DHACAY GOBOLKA OROMADA EE DALKA ITOOBIYA
Rabshado ayaa ka dhacay Gobolka ay de gan yihiin Qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya, iyadoo rabshadahan uu xoogeyst ay markii ciidamada booliska iyo dad dibad baxayay ay gacanta isula tageen. Ciidama da Booliska ayaa la sheegay inay adeegsad een rasaas, si ay u kala ceyriyaan dibad ba xayaasha oo ka soo horjeeday qorshe dow ladda dooneyso inay qeybo ka mid ah Gobo lka Oromiya ugu darto Caasimadda Addis Ababa.
Dibad baxyada ayaa soo jiitamayay 3dii 7aad ee u dambeysay, waxaana dad ka dee gaanka ay sheegeen in qorshahan haddii uu hirgeli uu sababi karo in dhul badan oo be ero ah uu lumiyo Gobolka. Goobjoogayaal ayaa sheegay in booliiska ay awood u istic maaleen inay xakameeyeen ama joojiyaan mudaarhaadyada oo uu ku jiro mid khamiis tii ka dhacay magaalada Bako.
Warbaahinta Bloomberg ayaa hoggaa mi yaha caanka ah ee mucaraadka, BekeleN ega ka soo xigatay in booliiska ay dileen 10 arday oo ka qeyb qaadanayey banaanbax yada. Wasiirka isgaarsiinta ee Itoobiya Get achew Reda, ayaa tirada dhimashada ku sheegay afar qof, isaga oo intaas ku daray in ciidamada ammaanka ay isxakameynaye en intii ay socdeen dibadb axyada.
CIIDAMADA JUBBALAND OO DIB ULA WARE EGAY DEEGAANKA TUULO BARWAAQO
Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen deegaanka Tuulo Bar waaqo, halkaasoo maalmo ka hor qabsade en maleeshiyo taabacsan ururka Daacish. Taliyaha Ciidamada Jubbaland ee Aagga Dhoobley Col.Haybe Axmed C/llaahi ayaa sheegay in ciidamadooda ay la wareegeen, isagoo xusay in dagaalyahanadii qabsaday ay dadka deegaanka u sheegeen inay ka ti rsan yihiin Daacish.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in koox dii qabsaday Tuulo Barwaaqo ay dadka deega anka u sheegeen inaysan bixin lacagaha za kada ay bixiyaan ee ay aruuriyaan AlShab aab.G/Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe ay aa waxaa la sheegay inuu ka dhacay dag aallo u dhaxeeyay AlShabaab iyo maleeshi yo taageertay Daacish, waxaana dagaala daas sababay in rag saraakiil oo soo maali iyo ajnabi isugu jira ku dhintaan.
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inuu jiro hardan u dhaxeeya AlShabaab iyo Da acish oo rabta inay saldhigyo ka sameysato Soomaaliya, isla markaana dagaalyahanno ku qanciyo inay ku biiraan.
LABO WIIL SOOMAALI AH OO SIYAABO KALA DUWAN LOOGU DILAY MAGAALADA SEATTLE EE DALKA MAREYKANKA
2 wiil oo Soomaali ah ayaa todobaadkan gudihiisa siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, iy adoo dilalkan cabsi ku abuurtay Soomaal ida ku dhaqan magaaladaas. Mid ka mid ah wiilasha la dilay oo 16 jir ah, lagu na magac aabo Xamza Xasan Warsame ayaa la shee gay in dabaq dheer ah laga soo tuuray habe enimadii Axada.
Aabbaha dhalay wiilkan oo lagu magac aabo Xasan Warsame oo la hadlay laanta af ka Soomaaliya ee VOA ayaa sheegay in isa goo ku maqan shaqo lagu soo war geliyay in wiilkiisa ka soo dhacay dhismo lix dabaq ah.
"Wiilkeyga asigoo guriga jooga ayaa u ga tagay, markii aan shaqada aaday ayaa la is oo wacay oo la ii sheegay in wiilkeyga oo meyd ah uu Isbitaal yaalo, kana soo dhacay dhismo lix dabaq ah, illaa iyo hadda cid wax noo sheegtay ma jirto iyo qaabkii wax u dha ceen”ayuu yiri Aabbaha dhalay wiilka dab aqa laga soo tuurtay. Wiilkan ay aa dhowa an ka aflixi rabay Dugsi sare uu dhiganayay, waxaana aabbihii uu sheegay in wiilkiisa uu Quraanka Kariimka dhame yn rabay oo hal Suurad u dhineyd, isla ma rkaana uu qorsh eynayay inuu soo xajiyo.
Sidoo kale Wiil kale oo Soomaali 19sa no jir ah ayaa isna la sheegay in habeen ho re lagu dilay magaalada Seattle, wiilkan ay aa la sheegay inuu ku dhintay is rasaas eyn dhex martay kooxo burcad ah.
Sahra Bashiir Faarax oo Madax ka ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Seattle ayaa u sheegtay VOAda in wiilkaas uu ku dhi ntay dhalinyaro is dagaaleysay, waxaana ay tilm aamtay in booliska ay ka sugayaan warbixin rasmi ah. Waxaa ay sheegtay in shalay oo ji mco aheyd qaban qaabinayaan banaan bax weyn oo ay ka soo qeyb gala yaan bulshada Soomaalida, isla markaana ay Booliska ka ga dalbanayaan inay keenaan warbixinta da dka Soomaaliyeed la gu dilay Seattle.
"Aad iyo aad noo saameysay waa nax din weyn oo aanan filaneyn, magaalada seattle soomaalida ku nool wey saameys ay, berri banaan bax ayaa ka sameyney naa, maga alada, dhalinyarada aad ayay u wada kace en, walina booliska faah faahin nagama siin labada dhalinyarada ee todo baadkan la dilay’ayuu yiri Sahra Bashiir.
Booliska magaalada Seattle ayaa la shee gay inay wadaan baaritaanka ku aadan dil alkii todobaadkan dhacay, mana ahan mar kii u horeysay ee Dhalinyaro Soomaali lagu dilo gudaha Mareykanka
HAWLGALKA ATALANTA OO SI GUUL LEH U DHAMAYSTIRTAY TAAGEERADII AY LA GARABJ OOGEEN MARKABKA HAY’ADA FAO INTII U HAWSHA KA WADAY XEEBTA SOOMAAIYA
Maalintii talaadadii 1dii bishi December 2015 ka markab dagaalka si tta calanka hawlgalka Atalanta ee ITS Carabiniere aya si gul leh u dha maystiray shaqaadii u ku weheelinaayay markabka hay’adda FAO ee qaramada midowbay oo dhigayay xee bta Soomaliya agabka lagu soo jiidanayo kalluunka.12kii bishi November 2015 ka waxa ka bilaamay xeebta Muqdisho shaqo qaran oo lagu dhigayo 25 agabkii soo jiida nayay kallunka si kor loogu qaado tayada cun tada iyo wax soo saarka. Hawshaasi wax ay qaadatay 3 todobaad si ay uga gudub to xeebta dherer keegu yahay 3300km ila Bosaaso.
Intii lagu gudo jiray hawshaasi markab ka hay’ada cuntada ee QM ee FAO waxa a ku wehelinayay hawsha markabka HNL MS Groningen iyo ITS Carabiniere. Kuw aasii oo ka ilaalinayay weeraraada burcad bad eedka markabka FAO iyo ciidankii la socday.
Taliyaha sare e ciidanka badda hawlgal ka Atalanta Rear Admiral Barbieri wuxuu sheegay muhim ka aha ee anu si guul leh uga qayb qaadanay waxay no ahayd fu rsad aan si cad ugu tusaynay markale in ciidanka EUNAVFOR ay ka go’an tahay in ay Soomaliya u kaalmeeyan si ay u noq oto qaran suugan oo xasilan. Halkaas wax aka muuqatay si yaabaha ay u wada shaqeynayaan M.Yiyo QM dow lada Soomaliya. Si ay u kor ugu qaadan awoodahooda badda, ay u horomariyaan kharaadka badda, oo ay bulsha soomaliya ay u heesho dakhli joogta ah. Ka dib markii halkaas markabkii ITS Carabinere u ku dhamaystiray hawlgalkii u ku tageerayay markabkii UNta ee hay’ada FAO wuxu ku noqday goobtisii ahay in u ka waardiyeeyo xeebta Soomaliya o u ka difaacayay weerarada burcad badeedka
WAR SAXAFADEED GUDDIGA XAQUUQUL INSAANKA AH EE SOOMAALIYA KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA CAALAMIGA AH EE XUSKA XAQUUQUL INSAANKA
Dorraad oo ay ku aaddaneyd munaasab adda maalinta caalamiga ee xuska Xaquu qul Insaanka, ayaa Guddiga Xaquuqul In saanka ee Soo maaliya , oo ka kooban M/Yurub , dalalka xubnaha ka ah , Nor way , Switzerland iyo Maraykanka , waxay amaanayaan doorka DFS ay ka qaadatay la shaqeynta Ururadda Caalamiga ah ee Xaquuqul Insanka , sida ka qayb galka fir fircoon ee barnaamijka Universal Periodic Rev iew (UPR) loo yaqaano iyo sidoo kale marti gelinta Khabiirka Madaxa bannaan ee Xaaladda Xuquuqda Insaanka ka jira Soomaaliya iyo Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Xuquuqda Aadanaha. Geedi soc odka loo yaqaano UPR iyo ansixinta Qor shaha Xuquuqda Aadanaha waa guulo muhim u ah wax ka qabashada qaar ka mid ah caqabadaha ugu muhiimsan ee soo food saartay Soomaaliya
Halkudhega Sanadkan ee Maalinta Xuq uuqda Aadanaha waa "Xuq quqdeena, Xo riyadeena”,wuxuu ina xasuusinaysa afarta xorriyaadood ugu muhiimsan Sharciga Ca alamiga ah ee Xuquuqda oo kala aha: Xo rriyadda hadalka , Xorriyadda cibaadada , Xoriyadda Baahida, iyo Xori yadda cabsi da. Xoriyadda cabsida ayaa ina xusuusina ya baahidda amni,xadgudubka sharciga iyo inay dadku dareeman xuquuqdooda asaasiga ah.
In kasta oo guulo badan ay Soomaaliya ka gaadhay dhinaca nabad da iyo amniga , Dhimashada dadka rayidka mar walba uu hawlgal milit ary jiro , ayaa ah mid walaac weyn keeneysa, Xayndaabka sharciga jogtada ah iyo dilka la banaystay, iyo xari gga dad rayid ah oo ay fuliy aan maxkam ado milateri iyo weliba falalka xadgudubka galmada ay aan aad uga walaacsannahay. Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Soom aaliya waxay ugu baaqaysaa dhammaan dhi nacyada Soomaaliya ka howlgela oo ay ka mid yihin Ciidamada Milateriga ah ee Soomaaliya, AMISOM iyo ciidamada kale ee shisheeye inay qaadaan tallaabooyin wax ku ool ah si looga hortago xadgudub yada xuquuqda aadanaha iyo sharciga ca alamiga ah ee bani’aadamnimada inta la gu jiro hawl gallada milateriga ah oo imin ka ka socda Soomaaliya.
"Horumarka wanaagsan ee siyaasadeed laga gaaray Soomaaliya waa in mid la mid ah lala imaada oo xambaarsan go’anno adag sidii loo xoo jin lahaa arrimaha xuq uuqul insaanka. Tallaaboyinka la qaadi ka ro wa xaa ka mid in la aqoonsado dambi yada kooxaha kala duwan gaystan iyo in la qaado talaabooyin lagu xoojinayo maa mul wanaaga,” Sas wa xaa yiri laba Guddo on ee Guddiga Xaquuqul Insaanka Soom aaliya, Mikael Lindvall, Safiirka Sweden ee Soomaaliya iyo Mette Knudsen, Safi irka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya.
MAALINTA XUQUUQUL INSAANKA OO MUQDI SHO LAGA XUSAY
Munaasabadan oo aheyd mid loogu dabbaal dagayey xuska maalinta caalamiga ah ee xuquuqul insaanka oo ay qabatay Wasaaradda hawe enka iyo horumarinta xuquuqul aadanaha Soomaaliya ayaa wa xaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaara dda haweenka, mas’uuliyiin ka soco tay mamulka Galmudug iyo marti sharaf kale taas oo lagu qabtay dorraad MMuqdisho. Sacdiyo Maxamed Nuur agaasima ha waaxda jin siga ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka xuk uumadda Soomaaliya ayaa ugu horeyn sharaxaad ka bixisay muhiima da dhowrista xuquuqul aadanaha, iyadoo sheeg tay in wasaaradda wax badan ka qabatay ilaalinta xuquuqda aadanaha Soomaaliya.
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuqu uqul insaanka Soomaaliya Sahra Maxa med Cali Samatar ayaa sheegtay in loo baahan yahay in la dhowro xuquuqda ban i’aadmiga si ay u yaraato dhibaatooyinka ka dhasha dhowris la’aanta xuquuqul insa anka, waxeyna ugu baaqday bulshada So omaaliyeed in ay fahmaan muhiimada ay leedahay xuqu uqul insaanka.Dorraad oo kale tobanka bisha laba iyo tobnaad sanadkii1948ki ay ey aheyd markii loo asteeyey maalinta caalamiga ah ee xa quuqul aad anaha iyado si isku mid ah lo oga xusayo dhamaan wadamada caalam ka oo ay Soomaaliya ka mid tahay Dhinaca kale xaflad si weyn loo soo ag aasmiaya oo ay sida wadjir ah u qabt een Ururka suxuufiyiinta qaranka soomaaliy eed ee NUSOJ iyo UrurkaIdaacdaha iyo warbaah inta Muqdisho ee SIMHO ee xuska maalinta caaalmiag ah ee xuquuq da aadanaha adduunka lagu qabtay Hotel Centaral ee M/Muq disho iya doo ay ka soo qeyb galeen qeybaha saxaafadda soomaaliye ed, siyaa siyiin iyo ururrada bulshada soomaali yeed qeyboheeda kala duwan ay aa waxaa halkaa ka hadlay xogahay Ururka NUSOJ Md. Maxamed Ib aarihin Bakistaan isagoo erayo ku aa ddan qiimaha maalintaa ay leed ahay iyo sidii dadka ay ugu qeyb qaa dan lahaayeen dhowrista xuquu qda dadka kale iyadoo lagu soo bandhi gay tacadiyadii loo geystaya su xuufiyiinta ilaa muddada sanadka ah waxaana uu sheegay in 4 wariiye la dilay halka 20 suxuufi la xiray iya doo dhowr heyadaooda la xiray xaruumahooda isagoo sheegay in dad aal badany ay u galeen NUSOJ in badan ay heleen xorriyadooda wax aana, sidoo kale halkaa ka ha dlay Kuxigeenka GuddoomaahaSIMA HO Md Fiyoore isago sheegay in saxaafada soomaaliyeed lanaayo in ay dacadiyadda iyada qudhe eda ay isku heyso la jojoiyo ummada lo oga adeego si daacadnnimo ah , isagoo suxuufiyiinta u soo jeediyyey inay iyag is xaqdhowraan isna ixtiraaman si iyana loo ix tiraamo waan in loo guntadaa. Sidi dalka loo samata bixin lahaa oo wadaniyada loo ga shaqeyn lahaa.
Dhinaca kale Guddoomiye ku xieennada ururraka suxuufiyiinta qarankaee NUSOJ ayaa ka haleen iyadoo Xabiibo Axed Jimcaale Bi ibtoay suxuufiyinta u soo jeedisay in ay ka shaqeeyaan maslaxda dal ka si loo gaaro in dhibaatada laga baxo waayoo ayey tiri ‘haddii qofka isaga uusan ku dadaalin in uu xaqdhowro saaxiibkiisa ama walaalkii in isagan uusan ixtiraam helieynin” taasina ay ka imaaneyso xadgudub, marka maanta oo loo taagan yahay maalinta xuquuqda adanah waa inaan ka shaqeynaa in qofka bilaabta ilaa qaran ku tagtaa lagu dadaalo xaqdhowrka qofba qofka kale.
Dhinaca kale waxaa ka hadlay xildhibaan Cabdi Xaaji Cabdullaahi oo ah guddomoiyaha gudiga saxafadda baaramaanka soomaaliya waxa ana uu ku dheeraday in shaqciga saxaafadda ee la doonayo in la sam eeyo loga baahan yahay in saxaafadda xadgudubyada ay tirsaneyso lo oga baxayo,waxa iyada laga tirsanayan laga baxayo taasoo loo baah an yahay in sidii loo ansixin lahaa laga wada shaqweeyo waayo ayuu yiri danta caamka ah ayaa ku jirta taasi .
Dhinaca kale wuxuu bogaadiyey ururrada soo qabnqaabiyey xafla daas oo kala ahaa NUSOJ, SIMHo iyo UNSOM oo maalgelisay waxa an uu ummada soomaaliyeed u rajeyey guul iyo nabad .
Xuska munaasbadaha ayaa dorraad ahaa kuwa meelo badan oo dalka soomaaliya ka dhacayey kaasoo ay soo qabqabinayeen heyad aha dowladda iyo ururrada bulshada soomaaliya waxaana ka mid ahaa Daladda Horumarinta Hawenka Saxaafadda Soomaaliyeed ee WOM DU iyo Ururro kale ee iskaashanaay inay ku qabteen Hotel City Blace ee magaalada muqdisho , waxaan halkaa ka hadashay guddoomiye ku xgieenka Daladda WOMDU Malyuun Sh. Xeydar iyadoo erayo ku aad dan munaabadaasi caalamiga ah kaga faalootay asbaabihii ay ku timid in caalamka guud ahaan uu dareemo in loo baahan yahay maalin la xu so in loo sameeyosida ay ku timid waxaana ay ku boorisay ka qeyb galayaasha fariinta halkudheega sanadkaan in lawada qaato oo la dha qan geliyo afta hab uu ka kooban yahay waxaana ay u rajeysay shac abka soomaaliyeed inuu noqdo mid ka baxa xadgudubyada jira una gudbo is walaashi, is qadarin iyo hiigsiga dalalka dhibaatada xadgudub yada ka baxay oo kale.Waxaa sidoo kale halkaa ka hadsahay Ifraax Axmaed oo ag bagar u ololeysa arrimaha bulshadaoo ka qeyb aheyd Ururrada xuskaa ka qeyb qaatay dorraad oo 10ka Dicembar 2015ka ee Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha
DHAQAALE SOOMAALIYA SOO GALAY SANADKAAN OO LA WAAYAY MEEL UU MARAY (WARBIXIN)
Caalamku dambi weeyn ayuu naga galay markii uu nagu daray lii ska wadamada corruption ku jiro, waxaan nahay wadanka kaliya ee caalamka oo dhan ayna ka dhicin musuqmaasuq, xatooya xoola dadweeyne, iyo laaluushba.
Si aad ku ogaato in wadan uu ka jiro musuqmaasuq waxaa loo baahan yahay in aad sameeyso cilmi baaris dhab ah oo aad soo u ruriso wixii DATA/ xog la xiriiro hadiiba uu jiro fal dambiyeedk aasi, baaritaan dhawaan lagu sameeyay dalka Somalia ayaa lagu ugaaday in ayna ka jirin wax is daba marin.
Haddii aad tagto saldhigyada poliska, laamaha dambi baris ta iyo maxkamadaha waxaad ku arkee dad lagu soo eedeeyay kuf si, isbaaro, dacwad dhul, digaag la xaday, kira guri oo la bixin waay ay, biilkii caruurta oo la isku heeysto, dhaxal IWM, laakin kama hel eeysid hal gal dacwo oo si cad u muujinee qof lagu soo eedeeyay corruption ama lagu xakumay, ileeyn taa dambi loomaba yaqaan, weliba hantida la lunsaday haddii ay tahay Dollar, sababta oo ah do llarku ma ahan lacag Soomaali caalamku dulmiga hanaga daayo, wax aan sharcigeeno dambi u aqoonsaneeyn yuuna dambi nooga dhigin…………..////
Shalayna maxaa dhacay: Raisul wasaaraha ayaa yiri: 650Milyan USD ayaa sanadkan soo gashay Soomaaliya inteedii badneedna manaqaan meel ay ku baxday, haddii madaxii fulinta xuxuumadu u una ogeeyn ma anagaa nala weeydiinaa, asagu soow ma ahan qof ka loo dhaariyay inuu ogaado.Haddi qoowsaarkii yiraa xoolihii qa ar baa maqan ????!!!!waxaa quus I galiyay isla shalay markii Gudo omiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur uu shee gay: in dalka Haatan ay ka jirto cadaalad daro heerkii ugu sareysay lo ona baahan yahay gunta dhiisha la isaga dhigo sidii cadaalada dalka loo hagaajin lahaa. Wuxuu sheegay Mr Xaashi in dhamaan Hay’adaha kala duwan ee Dowlada ay ka jiraan Cadaalad darada, islamarkaa na Wasiirada ay soo eryaan shaqaalaha u badan raga ka dib Hablo yar yar boos kooda ku badalaya, kuwaasi oo maalin walba taagan Xafiisyada Maxkamadaha dalka.
Sidoo kale, Gudoomiyaha Maxka mada Gobolka Banaadir ayaa sheegay in cadaalad darada isaga laftiisa ay sa ameysay maa dama bilal dhowr ah wax mushaar uusan qaadan intaan dad kale la aadin. Kaba darane isla shalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa qiray in Kiiska Kufsiga uu ku badan ya hay Soomaaliya gaar ahaan xeryaha dadka gudaha ku barakacay.
Wuxuu u aaneeyay sababo dhowr ah oo ay ka mid tahay in Gabdhaha la kufsado oo u badan dad danyar ah oo dadka gudaha ku barakacay aanay helin cadaalad u horseeda iney si sahal ah ku farmuuqaan danbiilayaasha falka geystay iyo meesha ay u dac woonayaan oo aysan cadaalad ka helin, waa sida ay qoreen warg eeysyada guduhu….Haddaba Akhristoow…Musuqmaasuq dambi mi yaa? Haddi qeeylo masajidka ka soo yeerto, Xaggee?. Dhiban ihii hadduu dhoola cadeeynayo .xagee? kii loo caban lahaa hadduu isagii cabanayo,xagee?.
Waxaa qoray:prof.yaxye sh. Caamir
MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER ,MUQDISHO SOMALIYA


0 


WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA DICEMBAR 2015-KA
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO AGAASIMEYAASHA WASAARADAHA KU TILMAAMAY CAQABAD HOR TAAGAN DOWLADNNIMADA Madaxweynaha Somaliya Xasan Sh.Max amuud, ayaa si kulul uga hadlay Aga asim eyaasha Wasaaradaha Xukuumadda Soma liya inay yihiin caqabad hor taagan