
Hanti-dhowraha Dowladda"Deeq bixiyaasha Soomaaliya Taageera ma rabaan in Soomaaliya ay isku filnaato"
Hanti-dhowraha Guud Ee Dowladda SoomaaliyaDr Nuur Faarax Jimcaale oo maanta la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Deeq Bixiyaasha Taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dooneyn in Soomaaliya ay ka maaranto Kaalmada ay siiyaan. Dr Nuur Faarax ayaa Xusay in Deeq bixiyaasha aysan lacagaha
Soomaaliya ugu Yaboohaan ku shubin Bankiga dhexe ee Dowladda
islamarkaana Hay’addo NGO ah iyo Dad u shaqeeya Dowladda ay ku lug
leeyihiin Arrimahaasi.
"Waxaan qabaa in Dowladaha Kaalmada na siiya aysan ka go’neyn in Soomaaliya ay dib u soo laabato,waayo Kaalmada ay nasiiyaan lama keeno Bankiga dhexe ee Dowladda Soomaaliya.
Hadalka Hanti-dhowrka ayaa ku soo aadaya,iyadoo Maalmo ka hor uu sheegay in Hay’addaha Dowladda ay faraha kula jiraan Musuq Maasuq iyo wax is daba marin
Hanti-dhowraha Dowladda"Deeq bixiyaasha Soomaaliya Taageera ma rabaan in Soomaaliya ay isku filnaato"
Hanti-dhowraha Guud Ee Dowladda SoomaaliyaDr Nuur Faarax Jimcaale oo maanta la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Deeq Bixiyaasha Taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dooneyn in Soomaaliya ay ka maaranto Kaalmada ay siiyaan.