Hanti-dhowraha Dowladda"Deeq bixiyaasha Soomaaliya Taageera ma rabaan in Soomaaliya ay isku filnaato"
Hanti-dhowraha Guud Ee Dowladda SoomaaliyaDr Nuur Faarax Jimcaale oo maanta la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Deeq Bixiyaasha Taageera Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dooneyn in Soomaaliya ay ka maaranto Kaalmada ay siiyaan.