Xasan Barrow: "Anaga waxaan sugeynaa in la yiraahdo Jowhar ayaa shirka lagu qabanayaa"

0
Monday December 07, 2015 - 11:43:03 in Wararka by
  • Visits: 1043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Barrow: "Anaga waxaan sugeynaa in la yiraahdo Jowhar ayaa shirka lagu qabanayaa"

    Waxaa weli taagan caqabadaha hortaagan dhismaha maamul goboleed ay sameystaan gobolada Hiiraan iyo Jowhar, iyadoo ay socdaan dadaallo ay wadaan siyaasiyiin, xildhibaano iyo qeybaha arrimaha bulshada goboladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa weli taagan caqabadaha hortaagan dhismaha maamul goboleed ay sameystaan gobolada Hiiraan iyo Jowhar, iyadoo ay socdaan dadaallo ay wadaan siyaasiyiin, xildhibaano iyo qeybaha arrimaha bulshada goboladaasi. Guddoomiyaha K/Xigeenka arrimaha bulshada gobolka Sh/dhexe Xasan Barrow Bakarow oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in bacdamaa la iclaamiyay maamul ay sameystaan labada gobol magaalada Jowhar ay awood u leedahay inay marti geliso ergooyinka shirka.

"Anaga waxaan sugeynaa in yiraahdo Jowhar ayaa lagu qabanayaa” ayuu yiri Guddoomiye K/Xigeen Bakarow oo sheegay in magaalada ay leedahay hoolal waaweyn, goobo dalxiis iyo xarumo kale oo loogu adeego madaxda iyo wufuuda ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

jowhar1Waxaa kale oo uu sheegay inay ka war sugayaan Dowladda Federaalka oo iyadu gacanta ku heysa inta badan abaabulka howlahaasi, hase yeeshee caqabadaha ugu waaweyn ayay ka mid tahay in magaalada Jowhar lagu qabto shirka, halka noqoneysa caasimada iyo qodobo kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip