Toos U Daawo Banaan Baxa Ka Socda Garoonka Stadium Koonis

0
Wednesday October 18, 2017 - 17:47:52 in Wararka by
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toos U Daawo Banaan Baxa Ka Socda Garoonka Stadium Koonis

    Kumanaan qofood oo iskugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa hadda kusugan garoonka kubbadda cagta ee Koonis kuwaas oo dareenkooda ku cabbiraya sida ay uga xun yihiin qaraxaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan qofood oo iskugu jira qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa hadda kusugan garoonka kubbadda cagta ee Koonis kuwaas oo dareenkooda ku cabbiraya sida ay uga xun yihiin qaraxaas.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mas’uulliyiin ka socda safaarradda Turkiga, kuwa kasocda dawladaha deriska iyo safiirka masar ee Soomaaliya ayaa goobta kusugan waxaana ku wehliya wadaaddo dhallinyarada ku dhiiro gelinaya in ay ka joogsadaan iskana jiraan cadaawadda Khawaarijta.

Haddaba Toos u daawo muuqaalka garoonka iyo TV ga Universal.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip