Saraakiil Caddaan ah oo baaritaan ku sameeyay gaarigii Suxufiyadda lagu dilay Muqdisho (SAWIRRO)

0
Friday December 04, 2015 - 09:48:23 in Wararka by
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Caddaan ah oo baaritaan ku sameeyay gaarigii Suxufiyadda lagu dilay Muqdisho (SAWIRRO)

    Saraakiil Caddaan ah, ayaa Khamiistii baaritaan ku sameeyay gaarigii ay la socotay Allaha u naxariistee Hindiya Xaaji Maxamed, oo ahayd Suxufiyad Warbaahinta Dowladda Somaliya ka tirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil Caddaan ah, ayaa Khamiistii baaritaan ku sameeyay gaarigii ay la socotay Allaha u naxariistee Hindiya Xaaji Maxamed, oo ahayd Suxufiyad Warbaahinta Dowladda Somaliya ka tirsan. Geerida Suxufiyadda, ayaa timid markii walxaha qarxa loogu soo xiray gaarigeedii, iyadoona qaraxaasi uu haleelay gaariga, xilli ay mareysay xaafadda Taleex ee Degmada Hodan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip