Share with your friends via email

Saraakiil Caddaan ah oo baaritaan ku sameeyay gaarigii Suxufiyadda lagu dilay Muqdisho (SAWIRRO)

Saraakiil Caddaan ah, ayaa Khamiistii baaritaan ku sameeyay gaarigii ay la socotay Allaha u naxariistee Hindiya Xaaji Maxamed, oo ahayd Suxufiyad Warbaahinta Dowladda Somaliya ka tirsan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip