Intee in le'eg ayaad u lugeysaa si aad u hesho biyo nadiif ah oo aad cabto?

0
Thursday September 07, 2017 - 11:17:59 in Wararka by
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Intee in le'eg ayaad u lugeysaa si aad u hesho biyo nadiif ah oo aad cabto?

    In ka badan 2.4 milyan oo carruur ah oo ku nool dalka Soomaaliya ayaa si ba'an ugu baahan biyo-nadiif ah oo ay cabaan. Noloshooda ayaana ku tiirsan. Biyaha waa xuquuq ee ma ahan mudnaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In ka badan 2.4 milyan oo carruur ah oo ku nool dalka Soomaaliya ayaa si ba'an ugu baahan biyo-nadiif ah oo ay cabaan. Noloshooda ayaana ku tiirsan. Biyaha waa xuquuq ee ma ahan mudnaan.

Muuqaal soconaya 1 daqiiqo iyo 57 ilbiriqsi oo ay diyaarisay hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Carruurta ee UNICEF, ayaa waxaa lagu sharxay dhibaatadda carruurta iyo dadka Somaaliyeed ka heysata helida biyo nadiif ah oo ay cabaan.

Dunida waxaa laga xusayaa todobaadka Biyaha Caalamka.

Halka ka Daawo Muuqaalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip