Intee in le'eg ayaad u lugeysaa si aad u hesho biyo nadiif ah oo aad cabto?
In ka badan 2.4 milyan oo carruur ah oo ku nool dalka Soomaaliya ayaa si ba'an ugu baahan biyo-nadiif ah oo ay cabaan. Noloshooda ayaana ku tiirsan. Biyaha waa xuquuq ee ma ahan mudnaan.