Xaflad lagu soo dhaweynaayey Xildhibaan iyo Afhayeen ka socday dowlada Soomaaliya oo lagu qabtay Goothenburg

0
Saturday November 28, 2015 - 10:05:57 in Wararka by
  • Visits: 778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad lagu soo dhaweynaayey Xildhibaan iyo Afhayeen ka socday dowlada Soomaaliya oo lagu qabtay Goothenburg

    Waxaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad aad u heer sareyso oo lagu soo dhaweynaayey wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kala ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya mudaneQasin Cali Cumar iyo Afhayeenka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden lagu qabtay xaflad aad u heer sareyso oo lagu soo dhaweynaayey wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kala ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya mudaneQasin Cali Cumar iyo Afhayeenka Amniga Qaranka mudaneMaxamed Yusub Cusmaan oo dhawaanahaa booqasho ku joogay dalka Sweden. Xafladaas oo ay ka soo qeeb galeen dadweyne farabadan oo isugu jiray masuuliyiinta, culumaa udiin, dhaliyaro haweyn iyo fanaaniin.

Waxaa halkaas isugu yimid qaar ka tirsan jaaliyada degen magaalada Gothenburg ee Sweden. Jaaliyada Asal ee Gotheburg oo aad ugu qeeb qaadatay soo dhaweynta wafdigaas ayaa waxa ay ka muujiyeen soo dhaweyn heer sare ah.

Gudoomiyaha jaaliyada Asal Axmed Sharaf Xeyle oo halkaas ku furay qubda soo dhaweyn, waxaa sidoo kale oo halkaasi ka hadlay Sheekh Cabdirahmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ka soo jeediyey halkaas wacdi ku aadan munaasada soo dhaweynta wafdigaa.

Waxaa halkaas heeso wadane ah ka qaaday fanaanka weyn Hussein Niikiyow, waxaana la socday abwaankiisa Hussein Madoobe (Shaaciye).

Waxaa kaloo halkaas qudbado dhaxal gal ah ka soo jeediyey oo ay ka mid ahaayeen,


Caasha Cumar Geesdiir
xildhibaano Saciido Xuseen Mooge
Xaaji Cabdi Cosoble
Maxmed Cabdulaahi Kuurshe
Cabdulaahi Iidow Cali

Waxaa kale oo xusub mudan qaban qaabiyayaasha oo kala ahaa
Binti Maxamed Wehliye
Maxamed Mataan
Faa’iso Osman
Hamdi Cusman
Malobow Cabdi
Farxiyo Tifow
Maxamed Deeq
Abuukar Axmed Maxamed
Micraaj Muse

xaflad_goteborg01 xaflad_goteborg03 xaflad_goteborg04 xaflad_goteborg05 xaflad_goteborg07 xaflad_goteborg08 xaflad_goteborg09 xaflad_goteborg10 xaflad_goteborg12 xaflad_goteborg13 xaflad_goteborg15 xaflad_goteborg16 xaflad_goteborg17 xaflad_goteborg19 xaflad_goteborg23 xaflad_goteborg25 xaflad_goteborg26 xaflad_goteborg30 xaflad_goteborg31 xaflad_goteborg33 xaflad_goteborg35 xaflad_goteborg37 xaflad_goteborg41 xaflad_goteborg43 xaflad_goteborg44 xaflad_goteborg46 xaflad_goteborg47 xaflad_goteborg48 xaflad_goteborg49 xaflad_goteborg52 xaflad_goteborg54 xaflad_goteborg55
xaflad_goteborg66 xaflad_goteborg70 xaflad_goteborg71 xaflad_goteborg75 xaflad_goteborg77 xaflad_goteborg79 xaflad_goteborg81 xaflad_goteborg85 xaflad_goteborg87 xaflad_goteborg88 xaflad_goteborg90 xaflad_goteborg91 xaflad_goteborg92 xaflad_goteborg94 xaflad_goteborg95 xaflad_goteborg98 xaflad_goteborg99 xaflad_goteborg101 xaflad_goteborg102 xaflad_goteborg103



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip