
Saddex ruux oo lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Colorado ee dalka Mareykanka
Saddex ruux oo labo ka mid ah ay dad rayid yihiin iyo sarkaal boolis ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Colorado.
Toogashadan ayaa ka dhacday Isbitaal lagu xadido haweenka uurka qaada, waxaana halkaas ka dhacay banaan bax looga soo horjeedo ilmo iska soo ridida.
Dad badan ayaa ku xayirnaa Isbitaalka gudihiis, xilligii la is weydaarsanayay rasaasta, waxaana markii dambe is dhiibay ninkii weerarka ka dambeeyay.
Sagaal qof oo kale ayaa ku dhaawacmay is rasaaseyn socotay shan saacadood oo dhex martay ciidamada booliska iyo ninka hubeynsaa.
Falalka dilalka ee ka dhaca Mareykanka ayaa ah kuwo soo noq noqday, iyadoo inta badan ay ku dhacaan hubka oo gacanta ugu jira dadka rayidka.
Saddex ruux oo lagu dilay toogasho ka dhacday magaalada Colorado ee dalka Mareykanka
Saddex ruux oo labo ka mid ah ay dad rayid yihiin iyo sarkaal boolis ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Colorado. Toogashadan ayaa ka dhacday Isbitaal lagu xadido haweenka uurka qaada, waxaana halkaas ka dhacay banaan bax looga soo horjeed