
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 28-KA NOVEMBAR 2015-KA
Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa salka ku haya xal u helida xiisada ka taa gan M/Gaalkacyo ee u dhaxeysa Maamul ada Puntland iyo Galmudug.Ra’iisul Was aara ha ayaa wada dadaallo nabad eed oo ay Xukuumadiisa dooneyso inay xal ka ga ga arto xiisada colaadeed ee ka taag an Gaal kacyo, sidii 2da Maa mul ay he shiis naba deed u gaari lahaayeen.
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa loo galbiyay Aqalka Madaxtooyada Garowe, halkaasoo saacada soo socda ay wada hadal ku yeelan doonaan Mas’uuliyiinta Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas oo hadal kooban siiyay warbaahinta mar kii uu Ra’iisul Wasaaruhu gaaray Garowe ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo Ra’I isul Wasaare Cumar Cabdirashiid, waxaa na uu xu say in mar kasta Puntland diyaar u tahay ka shaqeynta Nabada iyo wada noolaanshaha shacabka ku nool Puntland. Dr. C/wali Gaas ayaa sheegay in daga alkii ka bilowday Gaalkacyo uu ka dhash ay waddo laami ah oo 130M oo laga dhis ayay xaafada Garsoor oo ah dhul ay Puntl and xukunto balse weerar ku soo qaade en maleeshiyo ka soo jeeda Galmudug. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo dhankiisa hadlay ayaa sheegay in socd aalkiisa Garowe uu salka ku haayo afar qodob oo kala ah sidii loo kala qaadi lah aa ciidanka isku hor fadhiya Gaalkacyo, sidii magaalada loogu soo celin lahaa qoy saskii ka barakacay, in wada hadallo la fu ro iyo in guddi loo magacaabo xal u helida xiisada. Waxaa uu sheegay inuu ku rajo weyn yah ay in in xal waara laga gaari do ono xaalada magaalada Gaalkacyo oo uu ku ti lmaamay inay tahay meelihii calanka Soo maaliya iyo dowladnimada lagu aas aas ay.
Ciidamo kala taabacsan Maamulada Pu ntland iyo Galmudug ayaa ku dagaalamay magaalada Gaalkacyo maalintii Axadii ee la soo dhaafay, waxaana dagaaladaas ay geysteen dhimasho iyo dhaawac, barakac iyo bur bur hantiyadeed, iyadoo wali maga alada ay ka jirto xiisad, maadaama 2dii dhinac ee dagaalamay ay is hor fadhiyan
BOQOR BURHAAN OO FARRIIN DEGDEG AH KA SOO SAARAY XIISADDA KA JIRTA GOBOLKA MUDUG
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada gobolka W/Bari ee Puntland ayaa soo saaray farriin degdeg ah oo u diray qeybaha kala duwan ee wax garadka ku dhaqan gobolka Mudug, wuxu una baaq gaar ah u jeediyay maamulada Puntland iyo Galmudug ee iyagu ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo.
Muuqaal laga soo duubay Boqor Burha an ayuu ku sheegay in maalmahaan ay isa soo tarayeen dagaallo iyo colaado ka soo cusboonaaday gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, taasi oo sa babtay dhimasho, dhaawac iyo barakac.
"Waxaan leeyahay dadka ku nool gobolka Mudug maslaxadda danteenu waxay ku jirtaa nabadda iyo Khe yrka, way nagu filan tahay 25sano oo Soomaali dhiig iska da adineysay” ayuu yiri Boqor Burhaan Boqor Muu se oo nasiib darro ku tilmaamay in dib loogu laabto wixii horay loo soo maray.
Boqorka ayaa ku booriyay dhammaan ba waxgaradka, isimada, cuqaasha, culu maa’udiinka iyo qeybaha gobolka Mudug degan inay xooga saaraan sidii loo joojin lahaa colaada Gaalkacyo oo uu sheegay inaysan ku jirin wax dan.
Dhinaca kale Boqor Burhaan ayaa ugu baaqay maamulada Puntland iyo Galmu dug inay ku dadaalaan nabadda gobolka Mudug, isla markaana dadka rayidka ah u horseedaan nabad, wuxuuna Alle uga bar yay guud ahaan Soomaalida inuu Alle si iyo dowlad caadil ah oo dib u soo celisa sharciga iyo kala dambeynta.
NICHOLAS KAY "WAXAAN CAMBAAREYNA YAA BURCADNIMADA HUBAYSAN AMA BURCADDA BADDA”
Wakiilka xoghaya ha guud ee Q/M u qa abilsan Soomaa liya Danjire Nichola s Kay ayaa camber ay afduubkii dhowa an loo gaystay do oni kalluumeysi oo lagu qafaa shay xe ebaha Soomaaliya.
"Waxaan cambaareynayaa burcadnima da hubaysan ama burcadda badda,”ayuu yiri Danjire Nicholas Kay oo arrintan ka soo saaray war saxaafadeed.
"Xilli Soomaaliya ay horumar ka same yneyso siyaasadda iyo ammaanka, lagu na guda jiro dadaallada horumarinta dhaq aalaha, waxaan walaac ka muujinayaa dib u soo cusboonaanshaha falalka burcad ba deedda.”Dooni kalluumeysi oo laga leeya hay dalka Pakistan, balse uu ka babanay ay calanka dalka Iran, ayna saarnaayeen 15 badmaaxiin ayaa lagu afduubay xeeba ha Soomaaliya, waxayna burcaddii afduub tay la aadeen dhinaca deegaanka Ceelhu ur. Waa weerarkii saddexaad ee dhacay bis han gudaheeda, balse Nicholas Kay wuxu us heegay inay jiraan weerarro kale oo badan oo fashilmay
WASIIRKA DEKEDAHA SOOMAALIYA OO KA WARBXIYEY SHIR CAALAMI AH OO KA FURM AY INGARIISKA LOOGANA WARRAMAYO…
M/London ee wadanka Ingiriiska wax aa ka furmay shir caalamiga ah oo ay ka qeyb gelayaan dowladaha leh badaha, waxaana Soomaaliya uga qeyb galay Wa siirka Dekedaha iyo gaadiidka Badda Nu ur Faarax Xersi iyo wafdi uu hoggaamin ayo.
Wasiirka Dekedaha Soomaaliya oo u waramayay warbaahinta Dowladda isagoo ku sugan magaalada London ayaa ka war bixiyay shirkaasi iyo waxyaabaha looga hadlayo, isagoona sheegay in shirkaasi ay soo qabanqaabisay hay’adda QM.u qaabi lsan badaha ee magaceeda loo soo ga biyo IMO. Shirkaan oo M/London ka fur may 23kii bishaan ayaa la soo gabaga beynayaa 2da bisha December 2015ka, wuxuuna Wasiirku sheegay in shirarka noocaan aanay Soomaaliya ka qeyb gelin muddo 18sano ah.
"Marka hore waxaan dadaal u gelayaa in Soomaaliya laga cafiyo kharajka lagu le eyahay oo muddo 18sano ah aanay bix in, markaas kaddib guddiga shirka ayaa cod u qaadanaya soo jeedinteyda” ayuu yiri Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Ba dda Soomaaliya.
Dhinaca kale Wasiirka oo jagadaan ha ya muddo ku dhow hal sano, ayaa sheeg ay in wasaaradiisu shaqaalaha ka howlga la aanay lahayn khibradda badaha iyo De kedaha, isagoona sheegay inuu dadaal u gelayo sidii ay u heli lahaayeen tababaro.
Hadalka Wasiirka ayaa muujinaya in Dowladda FS muda dii 3da sano ahayd ay ku fashilantay inay hagaajiso wasaarada heeda, iyadoo dhibaatooyinka ugu waawe yn ee Wasaaradaha Dowladda ay ka timid bedelka faraha badan ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh ku hayo Ra’iisal Wasaara yaashii howlahaasi fulin lahaa.xigasho
WASIIR KA TIRSAN M/ULKA K/GALBEED SOO MAALIYA OO WAR CULUS KA SOO SAAR AY
Xaaladda dalka Soomaaliya oo marx alado kala aduwan soo martay muddo 25sano ka dib isla markaana ay ka dhalatay dowlad rasmi ah ayaa u muuqata mid cag ta saareysa xaalad ka daran midii ay ku soo jirtay sanadadii la soo dhaafay, ka dib markii nidaamka federaalka lagu soo rog ay dalka in lagu maamulo isla markaana mirihiisa la guranayo, bacdamaa Soomaa lidu haatan ay ku dagaalameyso degaano iyo xudu udaha goboladooda.
Wasiirka Ganacsiga M/K/Galbeed Soo maaliya C/llaahi Sheekh Xasan ayaa war uu soo dhigay bartiisa xiriirka bulshada waxa uu si kulul uga hadlay nidaamka Fe deraalka ee Soomaaliya xilligaan qaada tay, taasi oo uu sheegay inuu horseedayo colaad hor leh iyo xaalad ka daran midii qabiil qabiilka.
C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in dadaaladii lagu doonayay dhismaha dow lad Soomaaliyeed oo awood leh aanay marnaba dhismi karin, bacdamaa haatan ay wax ku socdaan in qabiil dowlad laga dhigayo oo loo madax banneynayo inuu is agu sameysto maamulkiisa.
Wasiir Cabdullaahi oo si gaar ah uga hadlayay dagaalada ka soo cusboonaad ay M/Gaalkacyo inay yihiin mirihii laga dhaxlay federaalka, isagoona rajo ka muuj iyay in waxgaradka iyo odayaasha ay hak iyaan dagaalada sokeeye, wuxuuna qoraa lkiisa ku bilaabay sidaan:Xiisada Gaalkac iyo waa mirihii Fadaraalka hadii 25sano ee hebel leeysu dilaayay marki Dadku fah meen diin ahaan iyo dan ahaanba eey ku qasaareen iskana daayeen bilaabeena in eey Dowladnimo ka fikiraan lana soo dhis ay xukumadi ugu horeeysay 10 sano ka dib taas oo ku dhalatay Dadadaalkii eey walaalaha Jabuti shacab iyo xukumadba aaney ukala herin ayada oo caalamka inti isa kale eey isha ka daawaneyeen ha ugu sokeeyan kuwa aanu isku diinta nahay ee carbeed isla markaasna Jaamacatul carab ayaad kamid tihiin nagu yiri waxa eey u cun tami weysay Deriska Somalia oo ku diirsanaayay in kursiga Somalia ow asaga oon cidi ku fadhin iska dhex yiilay Shirka midowga Africa kadibna waxa eey u yeer een Somalidi ayaga oo usheegay in aan ey Dowladi u dhisneeyn loona baahan ya hay in Dowlad loo dhiso.
FB1 Aduunyada Jabhado waa kajiri jir een laakiin waxa laheshiisiin jiray jabhad aha iyo xukumada Dagaaku ka dhexeeyo Somaliase waxa looga odayeeyay in Dowlada dhisani ay jabhadaha raacdo.
Jabhadihina waxa loo sheegay in aan Da ni ugu jirin midnimo iyo xukumad wadanka maa musha sidaasi Darteed in Dowlad Go baleedyo loo dhiso xuduudana eey kala yeeshaan sidaasi darteed waxa muuqata hadii beel beel in loo dagaalo laga ilbaxay in ow bilaawday mid Dowlad Gobaleed iyo murano xuduudeed.
Si kastaba hanoqotee waxan rejeeynayaa in waxgaradka Somaliyeed eey fahmi doo naa hagar daamada cusub ee loo dhigay.
Allana waxan kabaryaa in ow kala badb aadiyo Umada Somaliyeed guud ahaan gaar ahaan kuwa hada khilaafku ka dhex jiro ee Gaalkaciyo ku wada nool.
MID KA MID AH BEELAHA SOOMAALIYE ED OO LOO FASAXAY DHAQAMO AYSAN LAHAAN JIRIN
Waxaa Muqdisho lagu Qabtay Khamiis tii xaflad lagu soo dhaweynayay suldaan ka mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed, kaasoo ah C/raxmaan Olol Diinle, waxaa soo dhaweyntaas ka qaybgalay, salaadi in, ugaasyo, malaaqyo, culumo, aqoonya hanno qaybaha kala duwan ee bulshada haween iyo dhallinyaro.
Ugu horreyn waxaa xafladda ka hadlay Maxamed Xasan C/llaahi oo mahadcelin ka dib ku dheeraadey taariikhdii beesha iyo xukunnadii ay soo qabatay; isagoo ho osta ka xariiqey in suldaan C/raxmaan Olol Diinle uu dalka ku soo laabto ay mid ay baahi keentay oo ay beesha qabto.
Maxamed Xasan Xaad oo ku hadlayay magaca beelaha Muqdisho ayaa sheegay inaad ugu faraxsan yihiin soo dhaweyn Su ldaanka; isagoo halkaas ka ballanqaadey in wixii haatan ka dambeeya ay la shaq eyn doonaan Suldaaan C/raxmaan Olol Diinle.
Odayaashii dhaqanka ee ka socda beel aha Soomaaliyeed ayaa iyaguna si weyn uga hadaly taariikhda ay beeshu ku laha yd Geeska Afrika; iyagoo tilmaamay in qayb ay kasoo qaadatay maamulkii Soo maaliya.Ugu dambeyn, waxaa xafladda ka hadlay Suldaan C/raxmaan Olol Diinle oo mahadcelin ka dib yiri. "Maanta ka dib Gabadhaha Beesha waa inay Cunugeeda Nuujisaa Naaskeeda Midig,waxaana Si doo kale aan Fasaxay in dadka Beesha Uj uuraan kasoo jeeda ay maanta ka dib ay Ugaarsan karto, waxaa kaloo fasaxay in Ninka Beesha kasoo jeeda uu Carari Karo si uu uga Badbaado Cadowga. Dhamma an dhaqamdaas aan soo sheegay waxay xadgudub ku ahaayeen Beesha.”
"Haddii aan dalka joogi lahaa raalli ka ma noqdeen habka habka awoodqaybsi ga 4.5ka oo ay wax ku qaybsadaan Beel aha Somalida; waxaana soo jeedinayaa in wixii haatan ka dambeeya wax lagu qaybs ado shan beel, sidoo kale haddii aan nah ay Somali dani nooguma jirto nidaamka la guddoonsaday ee federaalka ah,” ayuu ha dalkiisa ku soo xiray Ugaas C/raxmaan Olol Diinle.
GABAR SOOMAALIYEED OO WADDANKA AU STRALIA KU QABATAY BANDHIG DHAREED..
Zamzam Ducaale oo ah gabar Soomaali yeed ayaa ku qabatay habeen hore ku m/Melbourne ee dalka Australia, bandhig dhareedkii ugu horeeyay oo casri ah, iy adoo dharka lasoo bandhigay ay ahaaye en kuwo dumarka asturaya.
Bandhiggan ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne kasoo jeeda jinsiyado iyo dalal kale duwan oo caalamka ah; waxaa na dadkii bandhigga goobjoogga ka ahaa ay qaarkood dalbadeen naqashadihii dha rka ee lasoo bandhigtay, kuwaas oo u mu uqday inay ka heleen.
Sidoo kale, Zamzam ayaa waxay bar tay naqshadeynta iyo tolliinka dharka casr iga ah ee maanta dunida laga isticmaalo, waxaana ka mid ahaa dharkii xaflada lagu soo bandhigay kuwa aroosyada, kuwa xa fladaha lagu tago iyo kuwo kalena, iyadoo dharka las oo bandhigay ay ahaayeen ku wa dumarku xirtaan.
MAXAA KU SOO KORDHAY XAALADDA GAALK ACYO OO KA SII DAREYSO?
M/Gaalkacyo ee xarunta G/Mudug oo i saacadihiiee la soo dhaafay xaaladeedu degganeyd, isla markaana ay ka dhaqan gashay xabbad joojintii ay ku baaqeen wa xgaradka 2da dhinac, ayaa waxaa muuq ata inay sii cakirmayaan daddaaladii lagu soo afjarayay khilaafka sababay gacan ka hadalka.
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 28-KA NOVEMBAR 2015-KA
WAFDI UU HOGGAAMINAAYO RA'IISUL WAS AARE CUMAR CABDIRASHIID OO SHALAY GAL AB GAARAY Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaar aha Soomaaliya ayaa shalay duhurnimadii gaaray magaalada Gaa lkacyoisagoo oo la kumay maamulka Galmudug, halkaasoo m