
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA JUUN 2017-KA
Hay’adda horumarinta warbaahinta dalka Koonfu rta Sudan ee The Association for Media Devel opm ent in South Sudan (AM DISS), ayaa sheegtay in go’ aanka dowla dda uu saameyn aan wanaagsane eyn uu ku yeellanayo horumarka dalka.
Wariyaasha dalkaasi laga mamnuucay inay gal aan ayaa dhawaan wariyay warbixin ku saabsan xa suuq iyo jirdil ay mad axda dowladda iyo ciidamada ay ka geeysteen dalka Koonfurta Sudan oo la isku yiraahdo "conflictridden South Sudan”. Sou th Su dan, ayaa kamid ah meelaha ugu daran ee wariyaa sha lagu dhibaatee yo marka loo eego wadama dda bariga Qaa rada Africa.
SHABAAB OO KA HADLAY UJEEDADA LOO WEERARAY AF URUR
Ururka Al Shabaab, ayaa qiil u yeelay sababta ay aroornimadii Khamiista u weerareen saldhiga Cii damada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin Dee gaanka Af urur ee Gobolka Bari. C/casiis Abuu Mu scab, Afhayeenka Ciidamada Ururka Al Shab aab, ayaa sheegay in saldhiga Af urur uu talis u ahaa Cii damada Puntland, ee dagaalka ka wada sida uu sheegay Buuraha Galgala iyo goo baha kale ee ku dhow dhow.
Afhayeenka, ayaa sheegay in Ciidamada Puntla nd ay xilligan qorsheynayen weeraro ay ku qaad aan maleeshiyada Ur urka Al Shabaab, ee ku sugan Buuraha Gal gala, taasina ay ka dambeysay weera rka ay ku qaadeen Af urur. Afhayeenka oo la hadl ay warbaahinta afka Shabaabka ku hadasha, ayaa ku faa nay in ay soo afjareen Ciidamadii Punt land, ee damacs anaa in ay weerarada ka gaystaan Buu raleyda Galgala.
C/casiis Abuu Muscab, ayaa ku faanay in Ciida madii Puntland ay noqdeen wax la dilo, wax carara iyo kuwo kale oo dag aalka ku dhaawacmay. Mar uu ka hadlayay khasaaraha dagaalka ugu gaysteen Ciidamada Puntland, ayuu sheegay in ay ka ga dile en 61 askari, halka 70 kalana ay kaga dhaawa ceen. Askarta laga dilay Puntland, ayuu tilma amay inay ku jiraan saddexdii Sarkaal ee xukumeysay Ci idamada Puntland ee ku sugan aagga Af urur. Kha saaraha maleeshiyada Shabaabka soo gaaray, ayu u ku sheegay dhimashada saddex nin oo keliya.
Abuu Muscab, ayaa sheegay dagaalka in saanad militari ay ku qabsadeen. Saanad da ay qabsadeen waxaa uu sheegay in ay ku jiraan 16 gaari, oo 9 ka mida ay yihiin gawaarida dagaalka.
SHIRKA G/WASIIRADA OO LOOGA HADL AY MOWQIFKA SOOMAALIYA EE XIISADDA DIBLOMAASIYADEED EE GACANKA
.Golaha Wasiirada ee XFS ayaa Khamiistii yee shay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shirgudd oominayay Ra’iisal Wasaar aha Xukuumada Muda ne Xasan Cali Kheyre, waxana looga hadlay arrimo kala duwan oo kamd yihiin, ansixinta Miisaani yadda sanadkan 2017, mowqifka Soomaaliya ee xiisadda diblamaasiyadeed ee gacanka iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalal dhowr ah.
Ugu horeyntii Golaha Wasiirada ayaa ka dooday xisaab xirka miinasaaniyaddii hore iyo meel marinta miisaaniyadda 2017, waxana goluhu isku raacay ansixinta miisaaniyadda cusub oo ka kooban $246 Malyuun oo dollar, taasi oo dawladdu ku sha qeyn doonto inta ka dhiman sanadkan. Golaha Wasiir ada Xukuumadda ayaa sidoo kale ka dooday mow qifkii dawladdu ay ka qaadatay khilaafka diblamaas iya deed ee u dhexeeya Qatar, Sucuudiga iyo dal alka Carbeed ee isbahaysiga la ah, waxa na goluhu taageeray goaanka dhex dhe xaadnimada ah ee da wladda Soomaaliya ka qaadatay arrinkaas, iyagoo bogaa diyey dadaalada socda ee xalka loogu raadi nayo khilaafka labada dhinac.
Ugu danbeyntii Golaha Wasiirada ayaa walaac ka muujiyey xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee Yaman iyo dhalinyarada ku xiran Liibiya, waxana goluhu sheegay inuu ku dadaali donaan sidii wax lo ogu qa banlahaaa samatabixinta dadkaas oo dhib aatooyin kala duwan haystaan. Sidoo kale waxaa Golaha Wasiiradu soo dhawe eyeen dhaqan gelinta heshiiskii daw ladda Soomaaliya iyo Hindiya ku gaa reen in dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalkaas ku xiran dib loogu soo celiyo dalkoodii hooyo.
THERESA MAY OO AAN IS CASILI DOONIN XILI XISB IGA MUXAAFIDKA UU LUMIYAY KURAAS BADAN
Inkastoo xisbiga Muxaafidka ee dalka Britian uu lumiyay kuraas badan oo baarlamaanka dalkaas uu ku lahaa doorashadii dhacday Khamiistii, haddana dhinaca kale waxaan is casili doonin ra'iisul wasaar aha Britain Theresa May natiijada awgeed.
Theresa May ayaa ku guuldaraysatay inay xoo jiso aqlabiyadda uu xisbigeeda ku lahaa baarlama anka, ayadoo lagu wado inuu dhawaan furmo wada xaajoodka uu dalkaasi kaga baxayo Midowga Yurub. Marka laga soo tago in xisbiga Muxa afidka uu lumiyay kuraas aan laga fileyn oo tiro badan had dana wali waxaa la leey ahay waxaa xisbiga ugu weyn dalkaas Britain.
Waxaa la saadaalinayaa in xisbigeedu uu heli do ono 318 xilhibaan, halka xisbiga shaqaalahana uu heli doono 261 xil dhibaan, waxaa soo raaca xisbiga SNP oo isna la saadaalinayo inuu heli doono 35 xildhibaan.Hoggaamiyaha xisbiga muca aradka, Je remy Corbyn ayaa ugu baaqay Theresa May in ay iscasisho, laakiin May ayaa she egtay in uu dalku u baahan yahay ''xasilooni'' taasoo uu xisbigeedu kee ni ka ra.
Doorashadan oo ah mid wakhtigeeda laga soo hormariyay oo ay ku baaqday ra'iisalwasaaraha dal kaasi Theresa May, waxaana isu diiwaangeliyay in ay codko oda ku dhawaad 46.9 milyan oo qof. Cod bixintan ayaa noqonaysa tii 3aad oo dalka asi ka dhacda muddo aan ka badnayn labo sano guda hood.
Doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday 2015 ayaa waxaa isu diiwaangeliyay inay codeeyaan 46.4 milyan oo qof. Dadka u soo baxay doorashadii 2015, markii xisbiga muxaafidka uu ku guulaystay 331 ka mid ah 650 kursi, ayaa waxa ay aheyd bo qolkiiba 66.4, taas oo ka sarreysay doorashadii 2010.
BOOLIISKA AUSTRALIA OO SAMEEYAY HAWL GAL DA BO SOCDA WEERARKII WIILKA SOOMAALIGA AH
In kabadan 150 askari oo booliiska Australi ah ay aa hawlgallo ka fuliyay 3 guri iyagoo dabo socda weerarkii khasaaraha gaystay ee uu ka dambeeyay wiilka Soomaaliga ah ee Melbourne ka dhacay toddobaadkii hore.
Yacqub Khayre oo hubaysnaa ayaa ayay booliis ku toogasho ku dileen Isniintii ka dib markii uu nin dilay, haweenayna af duub, saddex askari oo booliis ahna dhaawacay. Jimcihii ayaa la xiray wiil 32 jir ah, laakiin booliisku waxay sheegeen in uus an halis ku ahayn ammaanka qaranka.
Hawlgallada ay dawladdu samaysay ayaa la xiri ira sida uu khayre ku helay ka hor falkii argagixiso, sida ay xukuumaddu sheegtay.
DOWLADDA QADAR OO SHEEGTAY IN CADAA DSIKA LA SAARAY UUSAN WAXBA KA BADALI DOONIN SIYAASAD AHEEDA ARIMAHA DIBADDA
Wasiirka arimaha dibadda dalka Qadar ayaa she egay in aysan weligood ka arag cadaawad lamid ah tan ay dalalka carb eed ku sameeyeen xitaa dal ay cadaw yihiin. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladda Qadar aysan isu dhiibi doonin cadaadiska ay saa re en dalalka carbeed ee ay deriska yihiin, islamarka ana aysan badali doonin siysaasadd eeda madaxa bann aan ee arimaha dib adda si ay ugu xal iso dood ada jira.
Sheekh Maxamu ud Bin C/raxmaan AlTaani ay aa had alkan ka sheegay magaalada Dooxa maa lintii Khamiista, maalmo kadib markii dalalka Bax rayn, Sacuudiga, Masar, isu tagga imaaraadka cara bta iyo dalal kale oo car beed ay xiriirka u jareen Qadar. Waxay ku eedeeyeen dowladda Qadar in ay taageerto kooxo hubeey san iyo dhinacyo ay ca daawad kala dhexeeyso dowladaha carbeed, wal low dowladda Qadar ay arimahaasi ku tilmaantay kuwo aan sal iyo raad toona lahayn.
"Diyaar uma nihin in aan is dhiibno, mana dhici doonto inaan ka tanaasulno siyaasaddeena ma daxa bannaan ee arimaha dibadda,” ayuu yiri Sh. Maxamuud Bin C/raxmaan.
Wuxuu sidoo kale sheegay in amiirka dowladda Qadar Sheekh Tamiim Bini Xamaad AlTaani uus an ka tagi doonin dalka oo ay go’doomiyeen dalal carbeed, islamarkaana ka qeybgali doonin kulan dhexdhexaadin ah oo uu wado madaxweeynaha dalka Mareeykanka Donald Trump oo ka dhici do ona Aqalka cad. Sh/ Max’ed Bin C/raxmaan ayaa sheegay inay dowladdu dajisay qorshe lagu xaqiiji nayo in shacabka dal kaasi ay si joogto ah u helaan adeegyadii ay dowladdu siin jirtay.
Waxa uu sheegay in wax walba lagu xallin doo no hab nabadgeylo ah, isagoo sheegay in uusan jiri doonin qaraar Militari oo lagu xaliyo dhibtan.
Waxa uu sidoo kale xusay in cutubyada ciidamada
ka socda Turkiga ay u tageen dalkaasi arimo la xiriira nabadgelyada gobolka.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO LAGA YAABO INUU KA BAAQDO SHIR TODOBAADKAN KA DHACAYA ADDIS ABABA
Madaxweynaha Soo maaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa laga yaabaa inuu ka baaqsado shir madax eedka IGAD ee Isniinta soo socota ka dhi ci doona M/ Addis Ababa ee dal ka Itoobiya.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Des alegn oo xilligan haya Madaxtinimada Urur Gobole edka IGAD ayaa todoba adkii hore iclaamiyay shir deg deg ah oo looga hadlayo Xaalada cakiran ee ka jirta dalka Koofurta Sudan.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa u sheegay Jowh ar.com in Madaxweyne Farmaajo aanu shirkaas ka qeyb geli doonin, iya doo lagu wado in Ra’iisul Wa saaraha uu ka qeyb galo. Warar laga helayo Xafi iska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu Axada soo socota u ambabixi doono Addis Ababa, si uu maalinta Isniinta oo uu shirka furmayo uga qeyb galo.
Sababaha Madaxweyne Farmaajo uga baaqsan ayo shirkaas ayaa isugu jirta dhowr arrin, waxaana dadka qaar ku micne ynayaan in Madaxweynuhu do onayo inuu ku yareeyo dhaliilaha maalmahan loo soo jeedinayay oo ahaa safarada badan, iyadoo markii xilka loo doortay uu illaa 10 jeer safray.
Madaxweyne Farmaajo oo dhowaan ay u buuxsan tay boqolka maalmood ee uu xafiiska joogo ayaa di faacay waxqabadka dowladdiisa, mudadii uu xafii ska joogayna ay waxyaabo badan u qabsoomeen.
Horaantii bishii May ayay aheyd markii Madaxw eyne Farmaajo uu booqashadii u horeysay uu ku ta gay Addis Ababa, inkas too uu soo gaabiyay safark iisa, kaddib dilkii Wasiir ka tirsan Xukuumaddiisa
Itoobiya oo xilligan hoggaanka u heysa Madaxtini mada Urur Goboleedka IGAD ayaa saameyn ku leh arrimaha Sooma aliya, iyadoo ay ka joogaan ciidamo fara badan
MADAXWEYNAHA K/GALBEED OO DHAGAX DHIGAY GAROON LAGA HIRGELINAYO BARAAWE
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya oo ga aray magaalo xeebed ka Baraawe ee caasimadda u ah Dowlad goboleed KGS ayaa waxa ka mid ahaa Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Soo maaliya, Guddoomiya Gobolka Shabellaha Hoose, Qunsulka Safaaradda Masar ee Soomaaliya, diblomaasiyin, ganacsato iyo salaadinta ka soo jeedda KGS.
Ugu horeyn Madaxweynaha KGS iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa booqday goob loogu tala galay in laga dhiso garoon diyaaradeed, xarunta Mada xtooyada KGS, isbitaalka magaaalada iyo Dekaddii hore ee Baraawe, waxaana Madaxweyna ha KGS iyo guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose ay si Wadajir ah u dhagax dhigeen garoon KMG ah oo ay yeeleneyso magaalada Baraawe.
Dhagax dhigga ka dib ayaa Wafdiga uu hogaa minayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonf urgalbeed ee Soomaa liya waxaa loo galbiyay xarun ta Madaxtooyada, iyadoo munaasabad kooban oo lagu soo dhaweynayay wafdiga Madaxwe ynaha K/galbeed lagu qabtay xarunta Madaxtooyada
Suldaan Cali Ibraahim Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka KGS iyo Suldaan Cabdulle Baanafuusi ayaa booqashada iyo dhagaxdhigga garoonka ugu mahad celiyay Madaxweynaha KGS Mudane Shar iif Xasan Sheekh Aadan. Gudomiyaha Gobolka Sh/Hoose Md. Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ma amulka Degmada Baraawe iyo ciidanka Xoogga Dalka Soo maaliyeed ku ammaanay sida ay u sug een ammaanka magaada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Md Shariif Xasan ayaa shegay in M/Baraawe uu u soo guuri doono Maamulka KGS si taasi ay u suurta gashana ay muhi im tahay in Baraawe ay ye elato Garoon ay ku soo dagaan diyaaradah, isagoo sidoo kale sheegay in dhismaha Dekadda Bar aawe ay qorshenayan in goordhaw la bilaabo.
Magaalada Baraawe ayaa caasimad u ah Dowlad Goboleedka KGS, iyadoo imanka uu maamulka ku shaqeyo si KMG ah magalada Baydhabo waaxase la qorshenaya in maamulka KGS uu u soo wareego dhanka magaalada Baraawe.
TURKIGA:"WAAN KA XUNAHAY WIXII KA DHACAY DULEEDKA BOOSAASO”
Qoraal kasoo baxay wasaarada arrimaha dibada dowladda Turkiga ayaa lagu sheegay in ay ka xuny ahiin dagaalkii shalay alshabaab ay ku qaadeen Deegaanka Af urur ee Degmada Galgala ee Gob alka Bari. "Hadaynu nahay dowladda Turkiga wa xaan cambaareyneenaa oo aan aad kaga xunahay dagaalkii shalay lagu qaaday saldhiga ciidamada daraawiishta Puntla nd ay ku lahaayeen Deegaanka Af urur waana wax laga xumaado waxaana dowla dda Soomaaliya iyo ehelada dadkii ku bax ay dag aalkaasi ugu tacsiyadeyneenaa geerida ku timiday askartaasi naftooda u huray dalkooda”aya lagu yiray qoraalkaasi kasoo axay Dowladda Turkiga.
Turkiga ayaa waxa uu kamid yahay wadamada Soomaaliya ka tageera qalabeynta iyo tababarida Ciidamada Qalabka Si da ee Qaranka, waxaane u une horaan u sheegay in Soomaaliya uu ka dhisan doono Saldhiga Milateri ee ugu weyn ee uu Turkiga Afrika ku leeyhay.
ERITREA OO DIIDAY INAY XIRIIRKA U JARTO QATAR, KA DIB CODSI UGA YIMID SACUDIGA
Dowladda Eritrea ayaa iska diiday inay xiriirka u jarto dow ladda Qatar, ka dib codsi uga yimid Xulaf ada uu hoggaaminayo Sacuudiga. Eritrea oo ay mu sliimiin badan ku nool yihiin, isla markaana luqada carabiga ka mid ah kuwa looga hadlayo ayaa wax ay ku gacan seyrtay inay ku biirto dalalka xiriirka u jaray dalka Qatar.
Sacuudiga ayaa dalal badan ku cadaadinaya in xiriirka loo jaro dalka Qatar, waxaana wafdi heer sare ah oo taageero u raadinaya arrintan loo diray wadamo dhowr ah. Isniintii ayay aheyd markii Sacuudiga, Imaaraad ka Carabta, Baxreyn iyo Mas ar ay xiriirka u jareen dalka Qatar, kalana soo bax een safiiradooda, iya goo ku eedeynaya inay taag eerto Argagixisada.
Sidoo kale dalalka Maldives, Mauratania, Libiya, iyo Yemen ayaa ku biiray, xiriirkana u jaray dowlad da Qatar, halka dalka Jabuuti uu hoos u dhigay xir iirkii diblomaasiyadeed ee uu la lahaa Qatar.
Dalka Senegal oo ku yaalla Galbeedka Qaarad da Afrika, ayaa u yeertay Safiirkii u joogay maga alada Doxa, si uu wada tashi ula yeesho.
Sacuudiga iyo xulafadiisa ayaa hada go’doomin ga nacsi iyo mid siyaasadeed ku wada Qatar, waxaa na Sacuudiga uu jooj iyay wixii raashin ee Qatar yaa llay.
GUDOMIYIHII WAAXDA JAMHURIYA EE KAARAAN OO LAGU DILAY XARUNTA DEGMADA.
Wararka naga soo gaaraya M/Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soo maaliya ay isku rasaas eeyeen Degmada Kaaraan ee W/ M/ Muqdisho. Israsaaseynta ayaa timid kadib markii Xarunta degmada Kaaraan oo garg aar qeyb in ka socotay ay weerareen Ciidamo doonayay iney qeyb ka heleen raashinka oo loo qeybinayay dadka danta yar ee Kaaraan ku nool.
Ciidamada goobta weeraray oo tiradooda lagu qi yaasay 10, ayaa hakad galiyay raashin qeybinta, waxeyna Maamulka Ka araan usheegeen iney xaal ka dajiyaan qeybtoodana laga siinayo gargaarkii la qeybinayay.
Maamulka Kaaraan ayaa hoosta kala xiriiray Ma amulka sare ee G/Banaadir, waxaana intaasi kadib goobta soo gaaray Ciidamo badan oo kamid ah xas ilinta Caasimada. Ciidamada xasilinta ayaa rasaas ooda kaga qaaday Ciidankii kale ee isku dayayay in ey gargaarkii la qeybinayay qaataan, waxaa goobta ka dhacay dagaal socday ku dhawaad 15 daqiiqo.
Dagaalka socday ayaa waxaa ka dhalatay khasa are isugu jirto dhimasho iyo dhaawac, Waxaana da dka dhintay kujira Gudoomiyihii Waaxda Jamhuur iya ee Degmada Kaaraan Cabdi Maxamed Dhag eey ( Cabdi Jiis)Ciidamadii goobta weerar ay ay isa gacarereeen iyagoo iska tuuray qoryohoodii, wax aana Ciidanka xasilinta usuura gashay iney qabt aan mid kamid ah Ciidanka iyo qorigiisa.
Sanadkii hore gaar ahaan Bishii Ramadaan ayaa si dan oo kale waxaa saldhiga degmada Kaaraan we eraray Ciidamo kat irsan Dowladda Soomaaliya oo doonayay iney qaataan gargaar laga qeybinayay Degmada kaaraan waxaana ku dhintay ku dha waad 2 askari.
RAG KA TIRSAN ALSHABAAB IYO WALXAHA QARXA OO LAGU SOO BANDHIGAY DEGMADA DOOLOW
Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubal and ayaa degmada Doolow ee G/Gedo kusoo ban dhigay afar nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanyihiin Alshabaab iyo walxo ay wasaaraddu sheegtay in laga sameeyo qaraxa. Raggan ayaa lagu eedeeyay in ay ku howlanayaan in walxaha qarxa ay ku dhex farsameeyaan magaalada Baladxaawo, si ay qar axyo uga gey staan gobolka Gedo.
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubaland C/rashiid Xasan C/nuur oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in raggan gacanta lagu dhigay aya goo mid kamid ah xaafadaha magaalada ku qari naya walxo laga sameeyo qaraxyada Waxa uu xus ay in ay qirteen in ay ku howlanayaan falal amniga liddi ku ah, ayna doonayeen in ay qaraxyo ka geeystaan gobolka, isagoo mahadcelin u jeediayy ciidamada ammaanka degmada Baladxaawo ee gacanta kusoo dhigaan raggan.
"Waxaa cajiib ah in raggan oo awoodi waayay in ay dibadda qarax uga keenaan magaalada oo ku fakaray in ay magaa lada ku sameeyaan,” ayuu wasiirku hadalkiisii raaciyay. Waxa uu ka codsaday dadka shacabka ah in ay maamulka kala shaq eeyaan sidii looga hortagi lahaa falalka ay qorsheeyn ayaan dagaalyahannada Alshabaab.
MARAYKANKA OO UGU BAAQAY WADAMADA KHALIIJKA INAY DEBCIYAAN XAYIRAADA AY SAAREEN DALKA QADAR
Xoghayaha Arrimaha Dibbada dowlada Marayk anka Rex Tillerson ayaa ugu baaqay wadanka Sa cudi Carabiya iyo wada mada kale ee Khaliijka inay qafiifiyaan xayiraadaha ay saareen dalka Qadar, sa babtoo ah waxa ay saameeyn ku yeesheen arrimo aan la fileyn oo ay ka mid tahay la dagaalanka ururka IS. Warkan ka soo baxay Xoghayaha Arri maha dibada Maray kanka ayaa ku soo beegmeysa shan maalmood kadib markii wadamada Acudi Ca rabiya,Bahrain,UAE IYO Masar ay xiriirka u jareen wadanka Qadar isla markaana xayiraado dhinaca cirka,dhulka iyo baddaba ku soo rogeen
"Waxaan ugu baaqeynaa Boqortoyada Sacudi Carabiya , the United Arab Emirates, Bahrain iyo Egypt inay fududeeyaan xayiraadaha la saaray dal ka Qatar,” ayuu yiri Tillerson.
Xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ay aa rajo ka muujiyay in baaqiisa ay aqbali doonaan wadamada Khaliijka ah. Waxana baaqan ka soo yeeray dowlada Maraykanka uu muujinaya isbedel dhinaca diblumaasiyada ah iyadoo hore Madaxw eynaha Maraykanka Trump uu sheegay in uu ku guuleystey booqashadii uu ku tegey Sacudi Car abiya isagoo muujiyay inuu raali ka yahay culeyska la saaray wadanka Qadar.
Doraad ayay dalalka xiriirka ka goostay dalka Qadar waxa ay sidoo kale sheegeen in xayiraad dhinaca dhaqaalaha ay ku soo rogeen 59 ruux iyo tobanaan ururo ah kuwaasoo lala xiriirinayo inay taageeraan wadanka Qadar. Tillerson ayaa sheeg ayin xayiraadaha la saaray dalka Qadar ay dowla da Maraykanka iyo hay’ado kale oo caalami ah ay howlahoodii saameey een waxa kale oo uu sheegay Tillerson in arrimo dhinaca aadanaha ah ay si da dban u saameeyeen.
Dowlada Turkiga ayaa taageero u muujisay wad anka Qadar waxaana lagu arkay suuqyada M/ Do xa cunto laga keenay wadanka Turkiga oo la soo buuxiyay waxana ay sidoo kale dowlada Turkiga qorsheysay inay ciidamo u dirto wadanka la go’od oomiyay ee caalamka ugu qanisan marka loo eego daqliga qof walba ku soo aadaysa.
Xoghayaha arrimaha dibada Maraykanka ayaa sheegay in uu taageersan yahay dadaalka uu Amiir ka Kuwait ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo sha qaaqada siyaasadeed ee ka taagan Khaliijka.
Dhinaca kale Boqortoyada Sacudi Carabiya ay aa ka mamnuucday hotelada iyo goobaha kale ee dalxiisayaasha wadan keeda in laga daawado tale efishinka Al Jazeera waxana ay uga digtey ciddii ari ntaas ku kacda inay mudan doonto ganaax dhan $26,000 iyo in weliba goobta ku xadgudubta amar ka in albabaada la isugu dhufto. Mas’uuliyiin u had ashay taleefishin ka Al Jazeera oo xaruntiisu tahay dalka Qadar ayaa sheegay in la isku dayay dhowr jeer in la jabsado kombiyuutarada talefishinka balse ay ka hortageen.
TALIYEYAASHA CIIDAMADA OO SOO SAARAY AWAAM IIR DHINACA AMNIGA IYO DIGNIIN CUSUB
Taliyeyaasha Ciidamada Booliska, Nabadsug ida, Milateriga iyo Wasiirka Amniga ayaa xalay soo saaray awaamiir culus oo ku aadan xasilinta Amm aanka Muqdisho, iyagoo u digay cid alla cidii ka hortimaada in tallaabo sharci ah laga qaadi do ono.
Shir jaraa’id oo ay wadajir ugu qabteen xakay Xa runta Madaxtooyada ayaa waxaa ugu horeyn ha dlay Taliyaha Ciidamada Nabadsugida C/llaahi Max amed Cali Sanbaloolshe oo dareyska ciidanka
xir naa.
Taliye Sanbaloolshe ayaa sheegay in iska hor imaadkii maanta ka dhacay degmada Kaaraan aa nu aheyn mid u dhaxee ya ciidamo, balse uu ahaa iska hor imaad dhex maray Ciidamada Xasilinta iyo Kooxo Burcad ah oo rabay inay raashin dhaca an, kuwaasoo uu xusay in gacanta lagu haayo.
Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in xaka meyn fara badan la sameeyo, si looga hortago qar axyada iyo amni dar ada, si buu yiri amniga u hag aago. Sidoo kale Taliyaha Ciidamada Milateriga Jen, Cirfiid ayaa isna sheegay in laga baxo dham aan guryihii ay lahaayeen ciidamada xoogga dalka, isla markaana lagu baneeyo illaa 1bisha July.
Taliyaha Ciidamada Booliska Jen. C/xakiin Da ahir Saacid ayaa sheegay inay wixii hada ka dam beeya ay mamnuuc tahay dareyska ciidamada oo lagu dhex sito magaalada iyo askari hubeysan oo aan fasax heysan.
Waxaa uu xusay in la sameyn doono xafiis 48ka saac soo socda lagu diiwaan geliyo ilaalada ay wataan Mas’uuliyiinta, is la markaana lagu siiyo aqoonsi iyo dhar gaar ah, sidoo kale aan la ogolaan doonin in magaalada ay ku socdaan ciidan aan aheyn kuwa xasilinta.
Halkan Hoose ka akhriso awaamiirta Amma anka:
1. Askarigii Magaalada Muqdisho qori ku dhex wa taa tallaabo Sharci ayaa laga qaadaya waana la xiraya. 2. In Talaabo Sharci ah laga qaadayo cidii lagu arki dharka ama Dareeska Ciidanka Xooga Dalka oo aan Taliska ka tirsaneyn. 3. In Ciidan iyo Gaadiid aan Warqad Fasax wadan in aan lagu arki karin gudaha Magaalada Muqdisho. 4. Ciidamada Xasilinta ayaa su gaya amaanka Xarumaha Dowlad da iyo amaanka guud ee Caasimada ciidan kale lag u ma arki karo Muqdisho. 5. In la Faarujiyo oo la ga baxo guryaha ay leeyi hiin Ciidamada Xooga Dalka ee ku yaalla Muqdisho 1 July ka dib Shacab laguma arki karo Guryaha Ciidamada Xooga. 6. In aan Cid loogu turin Howlgalada Xasilinta Caasima da iyo Hub ka dhigista cidii ka hor timaaddo Sharc iga ayaa la horgeynaya.
KULAN DHEX MARAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO LATALIYAHA BOQORKA SACUUDIGA OO FASHIL KU DHAMMAADAY
Dowladda Sacuudiga ayaa M/Muqdisho u soo dirtay lataliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala ha dlo xaaladda dalka Qa tar, kuna qalqaaliyo inay xiriir ka u jaraan. Wararka ayaa sheegaya in Lataliyaha Boqorka Sacuudiga ninka lagu magacaabo Axmed Alkhadiib uu Dorraad soo gaaray magaalada Mu qdisho, isagoo la socday diyaarad gaara oo markii danbe lagu qaaday wafdiga Wasiirada Soomaaliya ee iminka booqashada ku jooga Sacuudiga.
Lataliyaha Boqorka Sacuudiga ayaa kulamo la yeeshay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Ca li Kheyre iyo wasiirka arrimaha dibadda, waxayna ka wadahadleen arrinta Qatar, waxaana la sheegay in labada mas’uul ay soo dhoweeyeen in xiriirka loo jaro Qatar. Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farma ajo iyo Lataliyaha Boqorka Sacuudiga ayaa la she egay inaan kulankooda wax guul ah laga gaarin, is la markaana Farmaajo ku adkeystay in dowladda Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tah ay khilaafka dal alka Khaliijka ee walaalaha ah.
Xogta ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Jabu uti Ismaaciil Cumar Geelled uu la soo xiriiray Farma ajo si uu ugu qanciyo inuu ugu yaraan ku dhawaa qo inuu hoos udhigay xiriirka diblomaasi ee kala dhaxeeya Qatar, taasoo uu diiday madaxeyne Farmaajo. Arrintan ayaa laga cabsi qabaa inay saame yn ku yeelato deeq maaliyadeed balaayiin Doolar ah oo Sacuudigu bal anqaaday inuu ku maalgelina yo dowladda Soomaaliya, taasoo hadda laga yaabo inuu shuruud lagu xiro Xig asho:Somaliweyn.com
FAAH FAAHIN KA SOO BAXAYA ISKA HOR IMA ADKII KA DHACAY DEGMADA KAARAAN
Faah faahin ayaa ka soo baxaya Iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka dha cay agagaarka xarun ta degmada Kaaraan, kaasoo dhex maray Ciidamada Xasilinta iyo ciidamo milat eri ah oo ah ciidamada deegaanka. Ciidama da Xasi linta ayaa la sheegay in markii hore aanu qorshaha ugu jirin in howl gal ay ka sameeyaan degmada Ka araan, balse loo yeeray.
Iska hor imaadka ayaa yimid, xilli xarunta degm ada Kaaraan ay ka socotay howlo raashin qeybin ah, waxaana la shee gay in ciidamo deegaanka ay goobta ay ka socotay raasin qeybinta ay qalalaase ka sameeyaan. Hase ahaatee maamulka degmada Kaaraan ayaa la sheegay inay u yeerteen ciidama da xasilinta, kuwaasoo markii dambe si deg deg ah ku yimid degmada Kaaraan.
Ciidamada oo watay gaadiidka dagaalka ayaa la sheegay in ciidamadii hubeysnaa ku amreen inay hubka dhigaan, balse rasaas ku bilaabay, waxaana is rasaaseyn socotay muddo ay ciidamada xasilinta gacanta ku dhigeen hal askari iyo qorigii uu watay.
Iska hor imaadka ayaa waxaa ku dhintay Guddoom iye Waaxeed ka tirsanaa degmada Kaaraan oo lagu magacaabo Cabdi Ji is, halka labo qof oo kale oo mid haweeney aheyd ay ku dhaawacmeen.
ABUU MUSCAB "CIIDAN BADAN AYAAN KU LAYNAY DAGAALKA AFURUR, GAADIIDNA WAAN QABSANAY”
Ururka Al Shabaab ayaa ku faanay inay laay een ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Puntland, si doo kalena ay qabsadeen gaadiid aad u badan, kuwaasi oo ah nooca dagaalka. Afhayeenka dhan ka hawlgalada Ururka Al Shabaab, C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacadda Andalus ee afka Shabaab ku hadasha, ayaa wuxuu sheegtay in da gaalkaasi uu ahaa mid abaabulan, islamarkaana ay la wareegeen guud ahaan deegaanka.
Wuxuu sheegay inay qabsadeen deegaanka Af urur, kadibna halkaasi ay ku laayeen ciidamo bad an oo kuwo Puntland ka tirsan, waxaana uu intaasi ku daray Abuu Muscab inay sidoo kale qabsadeen gaadiid dagaal oo fara badan. 61 Askari ay uu she egtay inay dileen, halka sidoo kale uu tilmaamay in ay qabsadeen 16 gaari oo 9 ka mid ah ay yihiin gaa diidka dagaal ka ee ciidamada Puntland leeyihiin.
Hase yeeshee punland ayaa sheegtay in ay ka hor tageen qasaaruhuuna intaa uusan dhameyn
WASIIRKA AMNIGA "WAXAA RABNAA IN 3 BILOOD GUD AHOOD IN MAGAALADAN HUB LA’AAN KA DHIGNO”
Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS Maxamed Abu ukar Islow (Ducaale) ayaa ka hadlay howl galada xasilinta Caasimada Mu qdisho, isagoo caddeeyay in go’aanka ay Xukuumadda soo saartay cidii ka ho rtimaada ay tallaabo sharci ka qaadi doonaan.
Wasiir Ducaale oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay inay daba socdaan sidii loo fulin lah aa go’aan. "Qori iyo hub waxba ma soo kordhinayo, magaalooyinka Hargey sa iyo Garowe waa lagu nool yahay hubna lagu ma wato, anaga waxaa rabaa in saddexda bil ee soco ta inaan magaalada Muqdisho ka dhigno hub la’a an”ayuu yiri Was iirka Amniga.
Waxaa uu sheegay in aan la ogolaan doonin baa buur tikniko ah oo warqad fasax ah aan wadan, isa goo xusay in askari hubeysan iyo dareys aan lagu wadan karin magaalada "Qofka askariga ama Milat eri ha ahaado, Boolis iyo Nabadsugid hala soo xirii ro taliyihiisa warqad cadeyn haka keensado, hadii la arko askari kaligiis iska socda hubka waa lagala wareegayaa, is agana xabsi ayaa la dhigayaa waa go’aan guud illaa Madaxweynaha ka soo baxay” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha.
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay inay rajeynay aan in sanad gudihiis magaalada qofna lagu dilin, qaraxna ka dhicin, isla markaana ay sameyn doon aan tallaabooyinka lagu xaqiijinayo amniga Caasim adda. Ugu dambeyn Wasiirka ayaa sheegay in am maanka magaalada Muqdisho uu soo hagaagay muddooyinkii u dambeeyay, isla markaana ay ciida mada u taagan yi hiin inay naftooda u huraan
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KU DHAWAAQAY DAGAAL ADAG OO KA DHAN AH SHAB AAB IYO DAACISH
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Ga as oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madax tooyada Puntland ee Garowe ayaa ku dhawaaqay dagaal adag oo ka dhan ah Shabaab iyo Daacish.
C/wali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ask artii dorraad lagu laayay dagaal ka dhacay deega anka AfUrur, halkaasoo xero ciidan oo ay lahaaye en Ciidamada daraawiishta ay weerareen AlSha baab. "Waxaa shacabka Puntland u sheegayaa me el kasta oo ay joogaan inay u diyaar garoobaan da gaal adag oo ka dhana ah burcad diimeedka ku soo duulay dhulkaya ga”ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in Puntland ay isa ga filan tahay inay iska difaacaan waxa uu ugu yeer ay sharwadayaasha ku soo duulay deeganada ma amulkiisa. Waxaa uu ugu baaqay DFS iyo Beesha Caalamka inay ku taageeraan Puntland dagaalka adag ee ay kula jirto Argagixisada.
Dhinaca kale Md Gaas ayaa magacaabay guddi wasiiro ah oo soo qiimeeya dagaalkii ka dhacay de egaanka Afurur, si ay u soo ogaadaan khasaaraha iyo dadka dhaawacyada qaba ee xaaladooda u baahan in wax laga qabto. AlShabaab ayaa she egatay inay 61 askari oo ka tir san ciidamada Puntland ku dileen dagaal ka dhac ay deegaanka Afurur, waxaana ay ku furt een saa nad milateri oo ay ku jiraan gaadiid dagaal.
Maamulka Puntland ayaa dagaal kula jira AlSha baab iyo Kooxda Daacish ee fariisamahoodu yahay dhulka buuraleyda ah ee loo yaqaano Golis.
MIDOWGA AFRIKA OO SI KULUL UGA HADLAY WEERARKII LAGU QAADAY PUNTLAND
Ururka M/Afrika ayaa si kulul uga hadlay Weer arkii dhawaan AlShabaab ay ku qaadeen degaan ka Af Urur ee gobolka Bari. Gudoomiyaha Midowga Afrika Mussa Faki oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in M/Afrika ay ka go’an ta hay in ay 2jibaaraan Weerarada ay ku qaadayaan dagaal yahanada AlShabaab ee ku sugan Puntland.
G/M/Afrika Moussa Faki wuxuu yiri "Waxaan si xo oggan u cambaareynayaa weerarkii lagu qaaday sa ldhiga ciidan ee ku yaal Afurur, Puntland, waxaana u sheegaynaa Umadda Soomaaliyeed in M/Afrika ay garab taagan yihiin. Waxaa uu sidoo ka le sheegay in AMISOM ay sii waddi doonto dagaalka ay kula jirto tan iyo inta laga cirib tiraayo. AlShabaab ayaa dhawaan We erar xooggan ku qaaday Saldhig C/Puntland ay ku leeyihiin degaanka AfUrur.
XISBIGA TALADA HAYA EE BRITAIN OO LUMIY AY AQBLI YADA UU KU LAHAA BARLAMAANKA
R/Wasaaraha Britain Theresa May ayaa la kulme ysa cadaadis xooggan, ka dib markii uu xisbigeeda uu lumiyay aqlabiy adii uu ku lahaa kuraaasta Baa rlamaanka. There May ayaa ku guuldareysatay in ay xoojiso aqlabiyada xisbigeeda, waxaana mugdi ku yimid mustaqbalkeeda siyaasadeed ee sii heys iga xilka.
Waxaa la saadaalinayaa in xisbigeedu uu heli doono 318 xilhibaan, halka xisbiga Shaqaalahana uu heli doono 261 xildhibaan. Waxaa soo raaca xis biga SNP oo isna la saadaalinayo inuu heli doono 35 xildhibaan. Hoggaamiyaha xisbiga mu caaradka, Jeremy Corbyn ayaa ugu baaqay Theresa May in ay iscas isho, balse waxay sheegtay inuu dalku u baahan yahay ”xasilooni” taasoo uu xisbigeedu ke eni kara.
MADAXWEYNAHA OO KA HADLAY DAGAALKII AFURUR, KANA TACSIYADEEYAY GEERIDA ASKARTII PUNTLAND
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdul laahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Kooxda AlShabaab ay ku qaadeen xarun ay ciida mada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin deega anka AfUrur oo ka tirsan Degmada Galgala ee Go bolka Bari,War saxaafadeed ka soo baxay Madaxt ooyada ayaa waxaa tacsi loogu diray qoysaskii ay ka baxeen askartii ku geeriyooday weerarkan ka dhacay deegaanka Afurur.
"Waxaan aad uga tiraanyeysanahay geerida ku ti mid shacabkeena iyo ciidanka geesiyaasha ah ee ku baxay weerarkii tuulada Afurur ee Degmada Ga lgala. Waxay u dagaallameen si geesinimo leh si ay u difaacaan dalkooda iyo dadkooda iya ga oo cib aadeysanaya bisha barakeysan ee Ramadaan” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
"Weerarkan wuxuu caddeyn u yahay khatarta ay leeyihiin kooxaha cadowga ah ee aan la dagaallam eyno kuwaas oo do onaya inay mar walba dhibaate eyaan shacabka Soomaaliyeed ee nabadda jecel. Waxaan xoogeenna isugu geyn doonnaa sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha argagixisada ah.”
"Waxaan ballan qaadeynaa in Al Shabaab aan lo oga hari doonin falkan foosha xun. Waxaa haatan haraadigooda ku daba jira ciidamada Daraawiishta Puntland. Waan ku kalsoonahay in ciidamadeennu ay soo afjari doonaan falalka burcadnimada ah ee ay kooxdan caadeysatay inay maalin walba ku lay so dad Soomaaliyeed.” Madaxweynaha JFS oo tel efoonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlad Gobol eed ka Puntland ay aa sheegay in FS ay taageero dhinac wa lba ah la garab istaagayso Pu ntland.
CIIDANKA DOWLADDA OO FASHILIYAY QARAX LA DHIGAY DEGMADDA XAMARWEYNE
Saraakiil ka tirsan maamulka degmadda Xamarweyne ee G/Banaadir, ayaa sheegay inay ku guul eysteen in ay Qarxiyaan Miino lagu aasay xaafad kamid ah degmadda. Ma jirto wax khasaara ah oo ka dhashay Qaraxa, sidaasi waxaa sheegay sar aa kiisha amniga ee maamulka degmadda.
"Qaraxa ayaa waxaa la dhigay xaafad u dhow Iskuulka Maclin Jaamac, ciidanka waxaa ay dadka ku wargeliyeen in Qar ax uu ku jiro goobta, ka dibna dadkii ayaa isaga fogaaday, daqiiqado kadibna cii danka waxaa ay qarxiyeen Miinada”, Xuse en Ax med oo ka mid ah dadka degaanka ayaa Hiiraan Saxaafadda u sheegay.
Dhinaca kale ciidamada ayaa sheegay inay su’a allo weydiinayaan laba qof oo ay gacanta ku soo dhigeen. Degmooyinka G/Banaadir, ayaa mararka qaar waxaa lagu aasaa Qaraxyo, waxaana inta ba dan ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dha awac isugu jira. 17ka bishii May, saddex askari oo ka tir san dowladda ayaa dhintay, kadib markii uu ku qar xay gaari ay ka furayeen waxyaabo Qarxa degmad da Wada jir ee Gobolka Banaadir. Al shabaab oo sheegatay Qaraxaasi ayaa sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan ciidanka mina barista dowladda Soomaaliya.
HORMUUD FOUNDATION OO DEEQ RAASHIN IYO DHAR GAARSIISAY XABSIGA DHEXE IYO ISBITAAL MARTIINI
Deeqda la gaarsiiyay xabsiga dhexe ayaa isugu jirtay raashiin, dhar iyo shan halaad oo geel ah taas oo loogu talagalay in lagu afuriyo maxaabiista ku xir an xabsiga dhexe, iyada oo sidoo kale la gaarsiiyay dhar loogu talagalay in ay ku ciidaan max aabiista.
C/llaahi Nuur Cismaan Madaxa hey’adda Hormuud Foundation ayaa saxaafadda u faahfaahiyey Deeq dan iyo waxa ay ka ko obantahay, "waxaan maanta halkan ku wareejineynaa Raashi ka kooban; 200 lo or Bariis ah, 100 Bur ah, 100 Sokor ah, 5 jawaan oo caleen Shaah ah, 10 Kartoon oo Cabitaan ah & dharkii ay ku ciidi lahaayeen dhammaan maxaabii sta ku jirta Xab siga dhexe oo isugu jira Rag & Dum arba”.
Taliyaha ciidamada asluubta ayaa General Xus een Xasan Cismaan ayaa aad u bogaadiyay deeqd an ka timid shirkadda isgaarsiinta Hormuud, iyaga oo ku ammaanay garab istaagga had iyo goor ay shirkaddu u sameyso maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe. Xoghaya joogtada ah ee wasaarada cadda alada Dr.Ismaaciil Jimcaale oo ka mid ahaa mas’u uliyiintii guddo ontay deeqdaasi ayaa u mahad ce liyay shirkadda isgaarsiinta Hormuud isaga oo til maamay in deeqdan lasoo gaarsiiyay xa bsiga dhe xe ay tahay mid ay ugu baahnaayeen maxaabiista ku xiran xabsiga. Sidoo kale hay’adda Hormuud Tel ecom Foun dati on,waxa ay timir iyo deeq lacageed gaarsiisay qoysaska naafada ciidamada xoogga dalka ee ku nool isbitaal martiini ee M/Muqdisho.
Afhayeenka naafada ciidamada xoogga dalkaSh. C/hi ayaa ka mahadnaqay deeqdan Hormuud
TRUMP OO EEDEEYN KULUL U JEEDIYAY QATAR
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa dalka Qatar ku tilmaamay inuu yahay dal weligii ba taageera u fidin jiray Kooxaha argagi xisada ah. Waxaa uu sheegay tilaabada ay qaade en dalalka Khaliijka inay tahay mid wanaagsan. Hadalka madaxweynaha Mareykanka ayaa yimid maal mo un ka dib markii xoghaya arrimaha dibadda ee wadanka Mare ykanka, Rex Tillerson uu ku booriyay dalka Sacuudiga, iyo wadamada khaliijka inay qa daan xayiraada ay ku soo rogeen dal ka Qatar, wux uuna sheegay in go’doominta ay horseeday cunni yari.
Dowladda Jarmalka iyaduna sidoo kale ku baaq day in dadaalo diblumaasiyadeed lagu xalliyo dhiba atada sii kordheysa ee Qatar, taas oo afar dal oo Carab ah ay ku eedeeyeen inay maalgeliso argagi xisada. Sucuudi Carabiya, Isutagga Imaar aatka Car abta (UAE), Masar iyo Baxrayn ayaa Isniintii waxa ay dalka Qatar u jareen xiriirkii socdaalka iyo midkii dibluma asiyadda.
Sidookale wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jarma lka, Sigmar Gabriel, oo hadlayay ka dib markii uu martigaliyay dhiggiisa Qatar, ayaa ku baaqay in la qaado xayiraadaha "badda iyo cirka” ee Qatar lagu soo rogay. Qatariyiinta ayaa diiday eedaha ah inay taageeraan kooxaha xagjirka Islaamiyiinta ah.
Tan iyo markii uu bilowday muranka u dhaxeeyo Qatar iyo dalalka ay dariska yihiin, ayaa Jarmalku waxa uu xoogga saara yay in xal diblumaasiydaeed lagu dhammeeyo arrinta.
FAROOLE OO SHEEGAY IN DAYACAAD LAGU LAAYAY CIIDAMADII PUNTLAND
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ” Faroole” Ha dana ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in la dayacay Ciidamadii dhawaan AlShabaab ay ku xasuuqeen degaanka Af urur ee gobolka Bari.
Faroole ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in AlShabaab ay Xasuuqaan Ciidamada loogu tala galay in ay ilaaliyaan Shacabka Puntland.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in tilaabo deg deg ah laga qaado taliyeyaashii Ciidamadaasi, maadaama dayac lagu dilay Ciidamadaasi.
Waxaa uu ugu dambeyntii soo jeediyay in Guddi soo baara dhacdadii Af urur si deg deg ah loo sameeyo si looga hortago in markale dhibaato loo geysto ciidamada Puntland.
AlShabaab ayaa dhawaan Weerar xooggan ku qaaday Saldhig Ciidamada Puntland ay ku leey ihiin degaanka AfUrur.
AlShabaab ayaa sheegtay in Weerarkaasi ay ku dileen 61 Askari ayna ku furteen Gawaari dag aal.
TIIRARKA SOONKU UU KU DHISAN YAHAY
Soonku wuxuu leeyahay laba rukni ama laba tiir oo uu ku dhisan yahay, haddii midkood la waa yana uu dumayo, labadaa tiirna waxaa kala yihiin:
1) In laga reebtoomo oo aan loo dhowaan waxyaabaha soonka buriya, laga billaabo marka waagu dill aaco ilaa laga gaaro qorrax dhaca.
2) In lala yimaado niyada soonka: sida aan horay u soo xusnayba niyaddu waxay kala saartaa waxyaa baha cibaadada ah iyo kuwa aan cibaadada ahayn, oo aan loogu talagalin in Ilaaheey loogu dhowa ado, sida haddii ruux uu iska daayo maalin dhan waxyaabaha soonka jabiya, isagoo ulajeeda mudahar aadid iyo ashtakoosho, markaa wax ajar ah ka heli mayo soonkaa uu la yimid, cibaadana noqon mayo, laakiin haddii uu u niyaysto inuu Alle SW ugu dhowaado, dabadeedna uu iska daayo waxyaabahaa wuxuu u noqonayaa soonkaa uu la yimid cibaado laga abaal marinayo, Ilaaheey agtiisana giime ku leh.
WAXYAABAHA SOONKA BURRIYA
Waxaa jira waxyaabo la doonayo in soonka laga ilaaliyo oo laga dhawro, oo haddii ay soonka is ku yimaadiin uu soonku burayo, waxyaabahaasina waa shan waxyaabood oo kaliya, wuxuuna soonku shantaa waxyaabood ku jabaa marka si ula kac ah loo sameeyo, laakiin haddii qofka la qasbo ama uu soonka hilmaamo, dabadeedna uu sameeyo oo uu la yimaado mid kuwaas ka mid ah isagoo hilmaan san, soonkiisu ka jabi mayo, isla marka uu ogaado oo uu soonka soo xasuusto ayuu joojinayaa wixii uu ku jiray, dabadeedna soonkiisa ayuu sii wadanayaa, lagamana rabo wax qallo ah, haddii laakiin qofku uu mid shantaas waxyaabood ka mid ah sameeyo, isagoo u bareeray, soonkiisu waa jabayaa, inta ma alintaas ka dhimanna waxaa ku waajib ah inuusan waxyaabaha soonka jabiya u dhowaan, oo uu baaqi ku ahaado una dhaqmo sida dadka sooman oo kale, ilaa qorraxdu ka dhacdo.
Waxaa shantaas ahayn oo soonka jabin karaana kuma jiraan kitaabka iyo sunnada, wax daliil ahna looma hayo, waxaana sida badan muslimiinta diinta ku adkeeya waxyaabo daciif ah, amaba aan asal iyo raad toona diinta ku lahayn, oo mar dambe ku soo kordhay, sida cadhuufta tirada badan oo dhulkeenii lagu hallayn jiray, dadkana dhuunta ka qallajin jirtay, bal fiiri Allaha na hanuuniyee sida ay dadku ugu dhibtoodeen waxyaabaha aan diinta ka tirsanayn, dhulkiina uu ugu wasaqoobay, qofkuna haddii uu shantaas sifiican u fahmo wuxuu aad iyo aad u kala garan karaa waxyaabaha soonka jabiya iyo kuwa aan jabin. Waxayna shantaasi kala yihiin:
1) Galmada (raga iyo dumarka isu tagidooda): haddii arrintaasi dhacdo soonku waa jabayaa, waxaana waajib ah in maalintaas sida xaraanta ah loo afuray la soo qalleeyo, intaana waxaa sii dheer sidoo kal ena waajib ah in ninka soonkiisa sidaa ku fasahaadiyey uu la yimaado, oo uu bixiyo kafaarogud, wux uuna ula imaanayaa sidan soo socota:
(A) Wuxuu xoraynayaa qof addoon ah (sida qof dagaal diineed oo dhexmaray muslimiinta iyo gaalada lugu soo qabsaday), haddii uu awoodi waayo xorayntaas xag dhaqaale awgiis ama wayn iyo jirid la’aan uusan addoonkiiba jirin, waba sida hadda taagan oo kalee, wuxuu u gudbayaa darajada labaad, oo ah:
(B) Inuu laba bilood oo isku xigta, kala go’na aan lahayn uu soomo, haddii uusan awoodi Karin inuu labadaas bilood soomo wuxuu haddana u gudbayaa darajada saddexaad, oo ah:
(C) Inuu quudiyo oo raashin sooyo lixdan miskiin. Haddii uu saddexdaa qaybood uu midna awoodi wa ayo kafaaradii way ka dhacaysaa, sababtoo ah Rasuulka SCW ayaa waxaa u yimid nin falkaa ku kacay maalin Ramadaan, tabar iyo awoodna u waayey inuu kafaarogud sameeyo, wuxuuna markaa ka riday kafaaaro gudkii, isagoona siiyey timir uu reerkiisa siisto, maadaama uu ka cabtay faqri faragoys ah, Ilaaheeyna dadka kuma uu waajibiyo wax aysan awoodin.
Laakiin haweentii soonkeedu sidaas ku fasahaaday iyada lagama rabo kafaarogudka ninka laga rabo, ee waxaa laga rabaa wixii ka soo hara.
2) Ismatajinta: haddii qofku si ula kac ah isku matajiyo, soonkiisu wuxuu noqonayaa mid buray, laakiin haddii mataggu ka awood bato oo isagu uusan iska raadraadin, dabadeedna uu matago soonku ka jabi mayo, waxaa sidaas la mid ah haddii qofku uu rabey inuu cadaysado, dabadeedna uu sidaas ku mat ago isagoon isagu rabin inuu matago, markaas oo kale soonku ka jabi mayo, waxaa Abuu Hurayra (a.k .n) laga soo wariyey inuu Rasuulka SCW yiri "Qofkii mataggu ka awood bato oo sidaa uu uga yimaado wax qalle ah lagama rabo, qofkiise isagu ismatajiya isagoo ula kacaya ha soo qalleeyo soonka”.
34) Cunitaan iyo Cabitaan: haddii qofku isagoo soonka og uu wax cuno ama cabo soonkiisu waa jabayaa, laakiin haddii uu wax cuno ama cabo isagoo la qasbay ama hilmaansan inuu sooman yahay, soonkiisu jabi mayo, sida Rasuulka SCW u yiri "Qofkii sooman oo wax cuna ama caba isagoo hilmaa nsan soonkiisa ha dhamaysto oo ha sii wato, Ilaaheey ayaana wax uu cuno iyo wax uu cabo siiyey”, marka uu soo xasuusto oo ay ku soo dhacdo inuu sooman yahay waxaa laga rabaa inuu raashinka iska joojiyo, dabadeedna soonkiisa sii wato.
5) Imaashaha dhiigga caadada (xaylka) ama dhiigga nifaaska oo yimaada ka dib marka haweenku dhalaan: marka dhiiggaasi yimaado soonku waa jabayaa, waxaana kaliya oo laga doonayaa haween taa muslimadda ah oo dhiiggaasi ka yimid in marka soonku dhamaado ay soo qallayso intii maalmood ee dhaaftay, iyadoo wax dambi iyo daalac ah aan loo raacanayn, sababtoo ah kuma aysan kicin wax dambi ah, ee sidii la faray ayey samaysay.
WQ. Osman Bilad osmanbilad@hotmail.com
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA JUUN 2017-KA
D/K/TA SUDAN OO 20 WAR IYE OO AJAANIB AH KA MAMNUUCDAY IN DALKEEDA AY SOO GALAAN Dowladda Koonfurta Sudan, ayaa dalkeeda ka mamnuucday in ay soo galaan 20 wariye oo Ajaa nib ah oo ay ku eedeysay in ay faafi yeen warar been abuur ah iyo buunbuu nin