WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 10-KA JUUN 2017-KA
D/K/TA SUDAN OO 20 WAR IYE OO AJAANIB AH KA MAMNUUCDAY IN DALKEEDA AY SOO GALAAN
Dowladda Koonfurta Sudan, ayaa dalkeeda ka mamnuucday in ay soo galaan 20 wariye oo Ajaa nib ah oo ay ku eedeysay in ay faafi yeen warar been abuur ah iyo buunbuu nin