Hay'adda UNDB, Oo Shaqooyinkeedii Ka Weecisay Koonfurta Soomaaliya

0
Sunday June 04, 2017 - 13:20:39 in Wararka by
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda UNDB, Oo Shaqooyinkeedii Ka Weecisay Koonfurta Soomaaliya

    Madaxda Hay'adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda Hay'adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Hay’adda ayaa iminka ka Shaqa bilaawday Magaalada boosaso taas oo hirgelisay Wado muhiim u ah bulshada Magaalada Boosaaso islamarkaana y ku baxeyso lcag aad u farabadan.

Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso oo ka hadlayay Goob ay ka dhaceysay Munaasabad xariga looga jarayay dhismahada Wado marta Xaafadaha dhaca dhinaca Xeebta ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,ayaa waxa ay shegen in ay aad ugu amaanayaan Shaqada ay Hay’addu u qabaneyso Shacabka Puntland.



Halkaan ka dhageyso wareysiga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip