Hay'adda UNDB, Oo Shaqooyinkeedii Ka Weecisay Koonfurta Soomaaliya
Madaxda Hay'adda UNDB,ee ka howlgei jiray koonfurta Soomaaliya aya haatan bilaabay in Shaqaooyinkoodii ay u weeciyaan deegaanada uu Maamulo maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.