WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMED DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA MAY 2017-KA

0
Sunday May 14, 2017 - 10:37:40 in Wararka by
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMED DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA MAY 2017-KA

    WARIYE MM MACALLIN OO KU GEERIYO OD AY M/NAYROOBI EE DALKA KENYA. Alle ha u naxariistee waxaa M/Nayroo bi ee xarunta dalka kenya ku Geeriyooday Wariye Maxa med Maxmuud Macallin oo la yaaqaanay kana tirsanaa warbaahinta Qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARIYE MM MACALLIN OO KU GEERIYO OD AY M/NAYROOBI EE DALKA KENYA. Alle ha u naxariistee waxaa M/Nayroo bi ee xarunta dalka kenya ku Geeriyooday Wariye Maxa med Maxmuud Macallin oo la yaaqaanay kana tirsanaa warbaahinta Qaranka.

Wariye MM Macallin ayaa ka mid ahaa muddo dheer Saxaafadda Soomaaliya wa xa uuna ka shaqeeyay qeybaha Warbaah inta isagoo markii ugu danbeysay uu ka shaqeynaayay warbaahinta Qaranka gaar ahaan Radiyo muqdisho iyo SNTV waxa uuna ka mid ahaa wariyayaasha loogu je cel yahay Aqrinta wararka.

Agaasimaha Telefishinka Qaranka Md .liibaan Cabdi Cali ayaa xaqiijiyay in Geer ida marxuumka isagoo sheegay inuu u dhi ntay xanuun mudooyinkaan uu la jiifay wa xaana la sheegay inay ka liyaha ka fariis teyn oo ay gabeen shaqadii taas oo sabab tay geerida marxuumka.

AKHRISO:MAGACYADDA IYO XILALKA AY HA YAAN WAFUUDA KA QEYB GALAYSA SHIRKA MADASHA DOHA

Akhriso Liisaska magacyada iyo xilal ka ay hayaan wafuudda Soomaaliya iyo Norway uga qeybgaleysa Shirka 17aad ee madasha Doha kaasoo looga hadlayo arrimo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka qa xootiga,xasillinta Bariga dhexe iyo horum arinta.

Shirkaas Doha Forum ayaa ka furmi do ona Hoteelka Sheraton Grand Resort Do ha 1415 may 2017.

Haddaba dadka Soomaaliya ugu qeyb galaya ayaa kala ah : sida soo socoto ee

Aqriso magacyada wefdiga Somalia ume talaya shirka iyo Xilalkooda.

Wefdiga Soomaaliya oo ka kooban 10xubnood waxaa hogaaminaya R/wasaara ha dalka Md .Xasan Cali Khaire.

Xubnaha wefdiga R/Wasaaraha.

1.Marwada R/Wasaaraha dalka Aisha Nemo Mohamed Ismail

2.Mohamed Abukar islow {Duca le},Wasiirka Amn iga Gudaha.

3.Abdulkadir Mohamed Khair Abdi W.do wlaha wasaaradda arrimaha Dibadda

4.Mohamed Xersi Keynaan Xoghayaha jo ogtada Xafiiska R/wasaaraha

5.Musdaf Adam Mustafa Dagaal Agaasi maha Waaxda Carabta ee wasaaradda arrimaha dibadda

6.Samira Ahmed Gayed La taliyaha Rwa saaraha ee arrimaha Amniga

7.Omar Abdirizak Xuseen Hab maamuus ka xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya

8.Mohamed Cabdullahi Saciid Sawir qaa de iyo 9.Ayuub Cali Xasan Sarkaalka am niga R/wasaaraha.

WefdigaDalka Norway uga qeybgal aya shir ka Doha Forum waxaa hogaami naya wsiirka arrimaha Dibadda Norway 1.Børge Brende Jens Eikaas Safiirka saf aaradda Boqortooyada Norway ee Abuu dabay

2.Vebjorn Dysvik Agaasime ku xigeenka guud ee wasaaradda arrimaha dibadda Norway

3.Tone Elisebeth Baekkevold Allers Aga asime ku xigeenka guud ee arrimaha dib adda Norway

4.iyo Liv kristensen Qunsulka arrimaha di badda Norway.

Booqashada R/wasaare Khayre ee M/Dooxa ayaa ah tii ugu horreysay ee uu dalka kaga baxo tan iyo markii uu la ware egay xafiiska

NIN CADAAN AH OO LABA SOOMAALI AH KU TOOGTAY DALKA MARAYKANKA

Anthony jury ayaa qirtay inuu ka dan beeyey dilka laba soomaali ah, kuwaasoo cibaado u socday masaajid si ay u soo cib aadeystaan. Anthony oo 26 jir ah dagana ana Minnessotta ayaa maalintii Khamiistii falkaasi irtay horayna waxaa loogu heys tay sagaal kiis oo kale, taasoo ay ka mid tahay dil qof heer jaamacadeed ah.

Dilka soomaalida ee iminka loo heysto Mr Anthony ayaa ka dhacay Dinkytown oo u dhow jaamacada minnesotta,

Sawina oo saaxiib la aheyd laba soom aalida ayaa sheegtay inay arkeysay, mar kii xabadaha la gu furayey waxayna ku dar tay in si arxandarro ah Anthony uu falkaa si u geystay sidaasna wax ay ka dhax she eg tay gudaha maxkamadda.

Ninkaan ayaa kiisas kale loo heystay, waxaana aad loogu tirayaa dadka islaam naceb, iminka ayaa maxkamada loo badi nayaa inay go,aan ka dhan ah soo saarto.

AGAASIMIHII WAAXDA CILMI BARISTA IYO DHAQAALAHA W/MAALIYADDA OO GEERIYOODAY

Wasiirka Maaliyadda XF Soomaaliya Md.Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa ta csi tiiraanyo leh u direy qoyska, ehelka, shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda iyo guud ahaan Ummadda Soomaal iyeed ee uu ka baxay Marxuum Abuukar Cali Abii kar (looxow) .

Wasiirka ayaa sheegay inay Wasaarad da Maaliyaddu tabi doonto Marxuum Abu ukar looxow, oo ahaa Agaasimaha Waax da cilmi barista iyo dhaqaalaha.

"Marxuum Abuukar Looxow wuxuu ah aa aqoon yahano mudo badan la soo sha qaynayey dowla dihii dalka soo maray 40kii sano ee ugu danbaysay. Wasaaradda maaliydda wuxuu u qaabilsanaa Agaasin ka Cilmi Baarista iyo Dhaqaalaha. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan shaqaal aha Wasaaradda Maaliyadda waxaan ha lkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qara abada, Ehelka, Shaqaalaha Wasaarada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ge eridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaal keen, waxaan Eebe uga baryayaa marx uumkii inuu janaddiisa ka waraabiyo, shac abka Soomaaliyeed ee uu ka baxayna ka siiyo samir iyo Iimaan”.

Marxuumku waxa uu xilal kala duwan ka soo qabtay qaranka Soomaaliyeed isa ga oo la soo shaqeeyey wasaarado kala duwana sanadihii ugu danbeeyeyna wux uu ahaa khabiir dhanka dha qalaha ah ee ka howlgala Wasaaadda Maaliyadda.

DOWLADA TURKIGA OO SHAACISAY XILL IGA AY FUREYSO SALDHIGEEDA MILATARI EE MUQDISHO

Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in ay kordhineyso taageerada ay siineyso DF Soomaaliya. Ra’Iiusl Wasaaraha Dal ka Turkiga, Binali Yıldırım ayaa waxuu sheegay in Turkiga ay kordhin doo naan ta ageerada ay u Fidiyaan Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageero dhanka Militariga, si looga adka ado Xarakada Al Shabaab.

Ra’iisul Wasaare Binali Yıldırım ayaa waxuu qeexay in Saldhig Militari ay ka dhiseen M/Muqd isho, kaasi oo uu sheeg ay in la furi doono Bisha September ee Sa nadkan.

Dowladda Turkiga ayaa ka mid ah Dow ladaha sida dhow u taageera DF S oo Da gaal xoogan kula jirta Xarakada Al Shaba ab.

RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO GAA RAY M/ DOHA EE DALKA QATAR

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xa san Cali Kheyre ayaa gaaray M/Doha ee dalka Qatar, halka asoo uu uga qeyb gal ayo shira Doha Forum oo Maanta ka furm ayo Hotelka Sheraton ee M/Doha.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa wax aa ku soo dhoweeyay garoonka diyaarad aha Hamad International Air Port, mas’uu uliyiin ka tirsan dowladda Qatar.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray inuu nabad tagay Doha, isagoo xusay in kulamo muhiim ah oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya la yeelan doono madax kala duwan.

Shirka Doha Forum oo ah mid sanadle ah oo ay ka qeyb galaan siyaasiyiin, aqo onyahano iyo madax kala duwan ayaa sa nnadkan waxaa looga hadli doonaa dhaqa alaha, maalgashiga, amniga iyo arrimaha qaxootiga.

Waa safarkii u horeeyay ee Ra’iisul Wa saaraha dibadda ku tago, tan iyo markii xilka loo magac aabay bishii February.

BOOLISKA SOOMAALIYA OO GACANTA KU DHIGAN NINKII DILAY AGAASIMIHII MAX KAMADDA SARE EE DALKA

Afhayeenka ciidamada Booliska Soom aaliyeed Qaasim Axmed Rooble, ayaa sheegay in ciidam ada Booliska ay gacan ta kusoo dhigeen nin horay Muqdisho ugu dilay Agaasimihii Maxkamadda Sare ee dalka.

"Iskaashi ay sameeyen ciidanka Bool iska ka dib, waxaa ay gacanta ku soo dhi geen Faarax Cali Nuur Xeyle, oo dilay Ag aasimihii Maxkamadda Sare ee dalka, sida ugu dhaqsiyaha badan ay aana cada aladda loo horgeyn doonaa”, sidaasi wax aa yiri Qaasim Axmed Rooble.

Afhayeenka Booliska, ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu saxaafadda kula hadla yay M/Muqdi shu ee caasimada dalka Soo maaliya. Agaasimihii maamulka Maxkam adda sare ee dalka Marxu um Mursal Cu mar Cismaan, ayaa waxaa la dilay 9kii bi shii 5aad ee sanadkan.

Dhinaca kale horraantii bishan ayeey aheyd ka dib, markii ciidamo ilaalo u ahaa Hantidhowraha Guud ee Qaranka rasaas ay fureen uu ku geeryooday Wasiirkii How laha Guud iyo dib u dhiska ee DFS Marxuum Cabbaas Siraaji.

RUUX LA SOCDAY NIN QARAX ISMIIDA AMI N AH KA GEYSTAY KISMAAYO OO LA QABTAY

Saraakiisha ammaanka mamulka Jub baland ayaa gacanta ku dhigay nin ay she egeen inuu bix inayay macluumaadka Qar ax uu ruux naftii hure ahaa ka fuliyay me el u dhaw xarunta mad axtoyada M/kisma aayo.

Ruxaan ay ciidama ammaanka maamu lka Jubbaland gacanta ku dhigeen ayaa waxa ay shee gen inay arkeen ciidama nin kan oo ku hadlayay Talefoon uu kaga war bixinayay qaraxa qabka uu u dhacay

Dhanka kale sharkiisha maamulka ju bbaland aya waxe ay sheegeen inay jir aan rag kale oo donayay in ay qaraxyo is midamin ah ka fuliyan gudaha M/kismaa yo. Muqtar Cabdi Maxamed oo kamid ah sarakiisha nabad sugidda maamulka jubb aland oo la hadlay idaacada simba ee M /Mu qdisho aya faah faahin ka bixiyay rux aan ay ciidama ammaanka maamulkaas gacanta ku dhigeen iyo rag kale uu sheeg ay inay ku dhax dhumaleysanayaan guda ha M/kuwaa oo uu shegay iney doo nayan in qaraxyo ay fuliyaan.

Inta la xaqiijiyay qaraxii ismiidaminta ah aa ee doraad ka dhacay meel ku dhow xa runta madaxt ooyada maamulka jubaland aya la shegay in ay waxyeelo kaso gartay ciidamada qaraxa lala eeg tay, Mas’uuliy adda qaraxana waxaa sheegtay dagaalay ahada Xarakada Alshabaab.

WASIIRKA QORSHEYNTA OO SHEEGAY IN LALA SOCON DOONO MASHAARIICDA DALKA LAGA FULIYO

Wasiirka wasaarada qorsheynta, ma algashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xu kuumada So omaaliya Md.Jamaal Maxa med Xasan ayaa hadalkan ka sheegay ta babar ku saabsanaa daba galka iyo qiime ynta mashaariicda horumarineed ee hay’a daha caalamiga iyo dowladaha caalamka ay ka fulinayaan dalka, kaas oo loo qabt ey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarad daha xukuum ada Soomaaliya iyo kuwa maamul gobaleedyada.

Wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS oo taba barkan qabatey ayaa ujeedkiisu yahay in la tayeeyo aqoonta iyo xirfada shaqaalaha dowlada iyo in dabagal iyo bar ista lagu sameeyo mashaariicda dalka soo galayo.

Xoghayaha Joogtada ah wasaarada qo rsheynta XFS Md.Cabdi Ciise Diirshe, ay aa goobta ka sheegay in uu rajaynayo in natiijo fiican ka soo bixi doonto Shaqaalah an ka faa’ideysanaya tababarkani.

Wasiirka wasaarada qorsheynta, maa lgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soo maaliya Md.Ja maal Maxamed Xasan, ay aa sheegay in tababarkan wax badan ka tari doonto aqoonta iyo xirfada shaqaala ha dowlada, isagoo sheegay in looga ba ahanyahay shaqaalada dowlada tababar kan ka faa’ideysanaya inay la socdaan deeqaha iyo mashaariicda dalka soo gal aya iyo in sidii la rabey loo fuliyey.

"Tababarkan aad qaadaneysaan wax aan ra jaynayaa in wax badan ka qabto la socodka mashaa riicda dalka laga fuliyo sidii loogu talagalay loo fuliyo, wax badan ayaan aragnay iyadoo la leeyahay 2 Mil yan ama 3Milyan ayaa ku baxday Sooma aliya inta badan ma heyno, hadda ka dib waxaan rabnaa in la sameeyo warbixinno sheegaya waxa ummadda Soomaaliyeed magaceed lagu qaada nayo meesha ay aadaan” ayuu yiri wasiirku.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusey in had dii aan dabagal lagu sameynin dhaqaala ha dalka ay ugu deeqaan dowladaha Caal amka isla markaana loo soo dhiibo hey’a daha ajnabiga ah ay dhici doo nto in Soo maalida ay yihiin kuwo musuq maasuq ah oo aan wax lagu aamini karin.

"Andinka ayaa wax badan ka bedeli kara warbixinada (reports) aad keentaan sida naloola dhaqmo, waxaan jeclaan lahaa in aad xil gaar ah iska saartaan sida aan u dabagali la heydeen u xoojin la he ydeen xiriirka idin ka dhexeeya wasaaradaha ka le ee DFS, xiriirka idin kala dhexeeya maa mul goboleedyada iyo inay howshan ay ta hay mid loo qabaneyo ummadda Soomaa liyeed,” ayuu markale sheegay wasiirka.

Tallaabadan ayaa wax badan ka tari do onta haddii sida ay tahay loo dhaqan gel iyo in dhaqa alaha faraha badan ee maga ca Soomaaliya lagu bixiyo aan meel khal dan loo adeegsan.

TALISKA CIIDANKA XOOGGA OO SOO BAN DHIGAY ASKAR ISBAARO DHIGANEYS AY OO HO WGAL LAGU SOO QABTAY

Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa shalay xarunta Wasaaradda Gaashaan dhigga ku soo ban dhigay 5 askari oo hub eysan, kuwaasoo isbaarooyin dhiganayay inta u dhaxeysa degmada Afgo oye iyo de egaanka N0 50, ka dib howl gal ay sam eeyeen ciidanka xoogga dalka.

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen. C/llaahi Cali Caanood oo wariyeyaa sha kula hadlay Xarunta Wasaaradda Ga ashaandhigga ayaa sheegay in raggan ay ahaayeen kuwo dadka dhaca yay, isla ma rkaana ay fuliyeen amarkii Madaxweyna ha ee ahaa in lala dagaalamo kooxaha ca ade ystay inay dadka jidgooyo u dhigtaan.

"Waxaan shacabka Soomaaliyeed u sheegaynaa burcad kasta oo hubeysan ama magac ciidan ha wadato ama magac shacabka ha wadatee inaan loo saamaxe ynin in dib dambe shacabka Soo maaliye ed u dhibaateyso,” ayuu yiri abaanduula ha ciidanka xooga dalka.

Sidoo kale Abaanduulaha ayaa sheeg ay in howlgaladan ay qeyb ka yihiin am markii madaxda dalka oo ahaa in ragga isbaarooyinka dhigta loola dagaalamo sida Alshabaab loola dagaalamo, isa goo na xusey in dhowaan sidoo kale 11 nin oo lagu soo qabtay howlgal isbaaro la dagaa lan ah ay u gudbiyeen xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Sidoo kale, howlgallo lagula dagaalla mayay burcadda dhigata isbaarooyinka ee laga sameeyay deegaanno ka tirsan G/Sh/Dhexe lagu diley 4 ka mid ah burca ddaas oo hubeysaneyn.

"4 casho ka horna G/Sh/Dhexe gaar ahaan degmada Cadale,waxaan ku dilney 4 nin oo burcad ah oo hubeysan oo ay la dagaalamay ciidamadii,” ayuu markale sheegay abaanduulaha.

Jan.C/laahi Cali Caanood abaanduula ha ciidanka xooga dalka ayaa sidoo kale waxaa uu intaa ku daray in howlgalka lagu diley 4ta burcadda ah ay sidoo kale goob ta ka baxsadeen 12 nin oo ka le kuwaas oo hadda ku dhuumaaleysanaya dhulka howdka ah. Ugu dambeyn Abaanduulaha ayaa sheegay in lala dagaalamayo cid kas ta oo dadka dhibaateysa, haddii ay diid aan inay is dhiibaan la dili doono.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SAFARKII 8AAD DALKA KAGA BAXAYA

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa lagu waddaa in todobaa dkaan Gudihiisa in uu taggo M/ Qaahira ee Caasimadda dalka Masar.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Cas uumaad rasmi ah ka helay Madaxweyna ha dowladda Masar Cabdulfitaax Alsiisi.

Labadda Madaxweyne ayaa lagu wad daa inay ka wada hadlaan xiriirka ka dhax eeya labadal iyo sidoo kale taageerada dowladda Masar ay siiso dowladda Soo maaliya.

Waa safarkii ugu horreeyay ee uu ku ta gaayo dalka Masar tan iyo markii loo door tay xilka Madax tinimada Soomaaliya 8 Bi shii February ee sanadkaan. Madaxweyna ha Soomaaliya ayaa horay safarro ugu ta gay dalalka Urdun, Imaaraadka Carabta, Kenya, Sucuudiga , Turkiga , Itoobiya iyo UK.

DUQA MUQDISHO OO LA KULMAY TALIY HA CIIDANKA XOOGGA IYO SARAAKIISHA AMISOM

Duqa Magaalada Muqdisho Md.Taabit Cabdi Maxamed, ayaa shalay kulan wux uu la qaatay Tali yaha ciidanka Xooga dal ka Somaliya Generaal Maxamed Axmed Jimcaale {Cirfiid}, Saraakiil ka tirs an ciida mada Amisom iyo Saraakiisha Booliska.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Dowla dda hoose ee Degmada Xamar weyne, ayaa looga hadlay sidii dhinacyadan ay uga wada shaqeyn lahaayeen ammaanka Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha G/Banaadir Md.Taabit ayaa wuxuu ka dalbaday Taliyaha ciidan ka Xooga dalka Somaliya, Saraakiisha Amisom iyo Taliyaha qaybta Booliska G/Banaadir inay si wadajir ah uga qayb qa ataan suggida ammaanka caasimada.

5 gabdhood oo bokohaaram hesatsy oo diideen in ay reerkooda ku laabtaan Saraakiishii kulankaasi ka qayb gash ay, ayaa dhankooda muujiyay sida ay diya arka ugu yihiin ka shaqeynta ammaanka caasimadda Muqdisho, Maamulka Gobo lka Banaadirna ay ka gacan siinayaan arintaasi.

Maamulka G/Banaadir ayaa dhawaan wuxuu maga caabay Guddi isku dhaf ah oo ka shaqeynaya amma anka caasimada Muqdisho oo dilal ay ka dhacaan. Dowlad da Somaliya ayaa isku dayaysa inay xak ameyso ammaanka Muqdisho oo qaraxyo iyo dilal Shabaab ay ka gaystaan.

CIIDAMADA DOWLADDA OO QABTAY WAL XAHA QARXA

Ciidamada Ammaanka dowladda Soo maaliya ayaa shalay Qarax ku qabtay M/Baardheere ee G/Gedo. Qaraxaan ay aa ahaa mid lagu soo dhex riday caag jiri gaan ah ka dibna lasoo dhigay Su uq ku yaalla M/Baardheere.Qaraxa waxaa la dhi gay goob aad u ma shquul badan , sida ay Risaala u sheege en Saraakiisha Ciida mada Ammaanka do wladda Soom aaliya. Sarkaal lagu maga caabo Timajilic oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada dowl adda Soomaaliya ee G/ Gedo ayaa warba ahin ta u sheegay in AlShabaab Qaraxa asi ay meesha geliyeen , islamarkaana ay do onaayay in ay dadka Shacabka ah ku dhibaateeyaan.

DIYAARADAHA DOWLADDA KENYA OO DU QEYN KA FULIYAY G/ GEDO

Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa lasoo sheegayaa inay shalay duqeyeen deg aan hoos yimaada G/Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Diyaaradaha ay aa duqeyay degaanka Kedis oo 25km u jira M/Garbahaarey, sida mas’uuliyiinta de gaanka ay sheegeen. Lama shaacin khas aa raha ka dhashay duqeynta, mana jiraan war kasoo baxay dowladda Kenya iyo maamulka Jubb aland ee Soomaaliya.

Degaannada la duqeyay ayaa waxaa saldhigyo ku leh Al Shabaab. Axaddii la soo dhaa fay,dagaalyahannada Al Shaba ab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldh iga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyi hiin duleedka degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Tarako oo qiyaastii 50km galb eed kaga bee gan M/Baardheere. Ciidanka KDFta dalka Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM, ayaa waxaa saldhigyo cii dan ay ku leeyihiin K/Soomaaliya gaar ah aan G/llada Jubbooyinka iyo Gedo.

Dhinaca kale 30kii bishii, April, Dow ladda Kenya ayaa sheegtay inay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, ka dib howlgallo ay ciidanka do wladda Kenya ay ka fuliyeen degaan no ka tirsan G/Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

GABDHO DIIDAY INAY BOKO XARAAM KA TAGAAN

Qaar ka mid ah gabdhihii Chibok ee sa wirkooda la shaaciyay bishii May 2014, waxyar un kaddib markii la afduubtay Uru rka Boko Xaraam ayaa baahiyay muuqaal ay ku sheegayaan inuu yahay afar gabdh ood oo ka mid ah gabdhihii iskuulka Chi bok oo diiday in ay kooxda ka tagaan, iya doo sii deyntooda ay qeyb ka aheyd he shiiskii ay la galeen dowladda Nigeriya. Muuqaalka ayaa muu jinaya afar gabdh ood oo xiran xijaab madow, oo mid ka mid ah oo hadlaysa ay gacanta ku hayso qori.

Waxa ay ku dhawaaqaysaa inay daacad u tahay Boko Xaraam oo waxa ay leedahay waxaan diiday inaan ku laabto guriga waa lidkeed sabatoo ah waxa ay diideen inay diinta Islaamka qaa taan.7aadkii la soo dhaafay 82 gabdhood oo ka mid ahaa gabdhihii la afduubtay ayaa la sii daayay ka dib markii la haystay mud do 3 sano ah. Afhayeen xilligaas u hadlay dowladda Nigeriya ayaa xaqiijiyay in gab adh ay diidday inay ka soo tagto Boko Xaraam.

Gabdhahan waxa ay ka mid ahaayeen in ka badan 200 oo gabdho iskuulay ah oo 2014 laga afdu ubtay Magaalada Chibok ee waqooyi bari Nigeriya.

SOMALILAND OO RUUSHKA KA RAADIN EYSA AQOONSI

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire, ayaa la kulmay Ku­ xigeenka Qunsu liyada Ruushka ee fadhig iisu yahay Jabuuti Mr. Yury Kourchakov, Waana markii u horreysay ee muddo 38 sannadoodah diblomaasiyiin Ruush ahi yi maadaan Somaliland weftigani waxay ka wadahadleen Wasiirka Khaarajiga sidii loo balarin lahaa cilaaqaadka labada dal.

Wasiirku wuxuu u sharraxay halganka ay ugu jirto dalkeeda caawimo la’aan, isla markaana ay tahay meel dimuqraadiyadu ka tisqaaday oo guul weyn oo aan la dafiri karin ka gaadhay, halka dalka la jaarka ah ee Soomaaliya ay ka jirto xasilooni darro.

Wasiir Sacad waxa uu sheegay in Som aliland ay heli doonto aqoonsiga caalami ga ah oo ah mid u qalanto. Waxa kaloo uu intaas ku daray in ictiraafka Somaliland ay maslaxadi ugu jirto caalamka sababta oo ah nabadda iyo xasiloonida mandaqada.

Wakiilka Somaliland u fadhiya Jabuuti, oo waday Ku­xigeenka Qunsulka Ruushka, ayaa kulanka Wasiirka ka hor,la yeeshay shir miro­dhal ah Wakiilka Somaliland oo arrintaas ka hadlayay wuxuu yidhi;

"Waxaan filayaa inaad arki doontid na badda iyo xasiloonida Somaliland ku naal oonayso, waxaynu u socdaali doonaa Ber bera iyo meelahakale ee taariikhiga ah ee Somaliland.”

Diblomaasigan Ruushka ayaa u mahad celiyay Wasiirka Khaarajiga Somaliland sida diirran ee uu u soo dhaweey ay,wax aanu sheegay inuu booqasho kale ku im aan doono Somaliland,”ayaa lagu yidhi qoraalka Wasaaradda Arrimahadibadda.

Dhanka kale kalena booqashada diblo maasigani waxay ku soo beegantay xili So maliland ay saldhig millatari ka siisay Daw ladda Isu­tagga Imaaraadka carabta Mad aarka Berbera oo Ruushku dhisay xiligii uu socday dagaalkii qabobaa ee addunka

WASIIR KHADIIJO OO LA KULANTAY DHALI NYARADA QABA BAAHIYAHA GAAR KA AH

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Marwo.khadiijo Max amed Diiriye ayaa Shalay M/Muqdisho waxa ay kulan kula yeelatay dhalinyarada Soomaaliyeed ee qaba baahiyaha gaarka ah.

Kulanka ayaa kusaabsanaa in wasiira ddu ay u kuur gasho xaaladda ay ku sug an yihiin dadka nafaada ah Waxayna she egtay wasiirka in kulankaan uu dabo joo go kulamo soo socday maalma haan oo ay laqaadanaysay dhallinyarada Somaliyeed.

Waxaa ay xustay inay dhallinyarada nafaada ah ay helayaan xuquuq dhamey stiran siyaasad dana ay kaqayb qaadana yaan . Wasiir Khadiijo ayaa tilmaamtay in siyaasada R/Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ku aaddan dhallinyarada inay tahay si dii ay u heli lahaayeen nabad iyo nolol .

Wasaaradda dhallinyarada DFS ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dadaallo kala duwan oo lagu hormarinaayo dhallin yarada Soomaaliyeed

UGANDA OO KU DHAWAAQDAY DAGAAL KA DHAN AH ALSHABAAB

Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay muhiim tahay in dalalka Caalamka ay u soo jeestaan dagaal ka dhan ah dagaal yahanada Xarakada AlShabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Uganda ay aa sheegay in Soomaaliya caqabadda u gu weyn ee maanta hortaagan ay tahay dagaalka AlShabaab. Waxaa uu ku hanja bay in dowladda Uganda ay ka go’an tah ay in ay laba jibaarto Ciidamada ka joog ga Soomaaliya si ay dagaal ula galaan AlShabaab.

Yoweri Museveni Madaxweynaha dowl adda Uganda ayaa sidoo kale tilmaamay in madaxda Soomaalida laga doonaayo in ay dhisaan ciidan Qaran oo hanankara Ammaanka Soomaaliya. Do wladda Ugan da ayaa xusay in ay ka mid tahay dalalkii ugu horreeyay ee gurmad Ciidan u soo dir ay Soomaaliya ,islamarkaana ay sii wadi doonaan taageerada Ciidan ee ay Sooma aliya siiyaan tan iyo inta ay ammaan noqo nayso.

Yoweri Museveni ayaa ugu dambeyntii Sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Soomaaliya ay cagaheeda isku taagto ,isl amarkaana ay ka maaranto gacmo shishe eye.

CIIDAMMO GADOODSAN OO XIRAY WADDO OY IN MUHIIM AH

Ciidamo gadooday ayaa xiray maga alada 2aad ee ugu weyn dalka Ivory Coa st, ee Bouaké, ka dib markii ay rasaas kor u rideen, arrintan waxa ay qeyb ka tahay muran soo socday oo ku salaysan gunn ooyin aanan la bixin. Jimcihii askar gado oday oo ku sugneyd dhowr magaalo ayaa waxa ay dowladda ka dalbadeen inay bixi so qeybtii 2aad ee lacagta ay u ballanqaa day bishii Jannaayo, markaa oo badelkee dana ay soo afjaren kacdonkii ay wadeen.

Dowladda ayaa waxa ay sheegsaa in aanay awoodin inay bixiyo wax ka badan 8 kun oo doolar oo ay siiso askarigiiba ku waas oo ka kooban kumannaan qof, sa babo la xiriira qiima jabka ku yi mid miraha cocoa, oo ah wax soo saarka ugu ballaar an ee dalka Ivory Coast.

Askar badan ayaa sheegay inay go’aan kooda ku adk aysanayaan inkastoo afhay een u hadlay uu Khamiistii taleefishinka ka sheegay inay codsigoodii ay ku dalba nayeen in kharashkoodii lagu siiyo ay xill agan haki yeen.

Magaalada Bouaké waxa ay ku taal wa qooyiga dalka waxa ayna udub dhexaad u aheyd gado odkii goor hore dalkaasi Ivory Coast ka dhacay.

SHIL KHASAARO GEYSTAY OO KA DHACAY DULEEDKA M/ BOOSAASO

Shilkan oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo war amayaa inuu ka dhacay Duleedka M/Bo osaaso ee Xarunta G/ Bari.

Shilka ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen Gaari nuuca xamuulka qaada iyo mid kale oo ay la socdeen Dad Rakaab ah. Ugu yaraan Ruux oo dumar ah ayaa ku dhimatay, 11 kalena dhaawac ayaa soo gaaray, sida uu u xaqiijiyay Warba ahinta Taliyaha Laanta Nabad Galyada Waddooyinka ee Maamulka Puntland Ma xamed Faniin Yuusuf.

Shilalka inta badan ka dhaca Dalka Soo maaliya ayaa loo aneynayaa Dareewala da qaarkood ku waasi oo aan wax qibrad ah u la heyn ka xeynta gawaarida iyo Wa ddooyinka oo ah kuwa burb ursan isla mar kaana aan wax dayactir ah lagu sameyn tan iyo markii ay meesha ka baxday Dowl addii Dhexe.

XIISAD DAGAAL OO SAAKA KA TAAGAN GALG ADUUD

Wararka naga soo gaaraya degaanka LabiCaano oo ay Shalay ku dagaalame en Maleeshiyo Beeleed ,ayaa waxa ay sheegayaan in Saaka halkaasi ay ka taa gan tahay Xiisad dagaal. Malee shiyaadkii dagaalamay ayaa isku horfadhiya Miyiga degaanka Labi Caano.

Wariyaha Risaala ee Galgaduud ayaa kusoo waramaya in Saaka degaanka laga dareemaayo xaalad kacsanaan ah. Odaya asha dhaqanka G/ Galgaduud ayaa wad da dadaallo kala duwan oo lagu xallinaayo dagaalka Galgaduud.

Inta ka badan 6 qof ayaa ku dhimatay 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen daga al culus oo shalay ka dhacay degaanka LabiCaano oo 45 KM ujira M/Dh/mareeb

LABA WIIL OO WALAALO AHAA OO ISKU DILAY BAABUUR AWGIIS

Wararka ka imaanaya M/Jowhar ee Caa simadda Maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in 2 ruux oo isla dhashay ay is ku dileen dhaxal ka dhexeeyey duleedka degmadaasi.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Simba ee M/ Muqdisho ayaa sheegay in dhacdaan ay tahay mid ilaa haatan ay la yaaban yihiin shacabka M/Jowhar islamarkaana 2 wiil ay isku dil een dhaxal ka dhexeeyey.

Wuxuu sheegay in muran 2 wiil u dhaxe eyay uu keenay inay is dilaan isla markaa na uu soo jirey mudooyinkii ugu dambee yay balse ay xalay ay keentay inay is dil aan haatan meydkooda uu yaalo Saldhiga Magaalada Jowhar.

"2 wiil oo walaalo ahaa ayaa isku dilay duleedka Degmada Jowhar,waxa ay isku dileen dhaxal ka dhaxeeyay oo ahaa gaari kuwa Raaxadda ah waxay ku murmeen waa la gadayaa iyo mala gada ayo,toorey ayaa isku adeesadeen 2da Wiil, way dhint een,jowhar arintaan ayaa laga hadal hay aa”, ayuu yiri qofka deegaanka.

KUURIYADA WOQOOYI OO GANTAAL TIJAABO AH RIDDAY

wararka ka imaanaya K/Kuuriya ayaa sheegaya in K/Woqooyi ridday gantaal loo malaynayo in uu yahay nooca ballisticga ah.Gantaalka waxa laga ganay gobol u dhaw xeebta galbeeed ee dalkaa, waxaa na sidaa ku soo warantay wakaaladda wararka ee Yonhap.

Kuuriyada Woqooyi waxay sanadkan samaysay tijaabooyin isku xig xigay oo ay gantaalo ku gantay, arintaasina waxay sii kordhisay xiisadda u dhaxaysa iyada iyo Maraykanka. Pyongyan ayaa dardar geli say barnaamijkeeda nukliyeerka iyo ganta alaha sannadihii u dambeeyey in kasta oo ay soo food saartay cambaarayn caalami ah iyo cuna qabatayn Qaramada midoob ay ku soo rogtay.

Hase ahaatee 2 gantaal oo la tijaabiy ey bishii hore ayaa 2diiba fashilmeen

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KU DHAWAAQAY IN LA KORDHIN DOONO TIRADA BAARLAMAANKA PUNTLAND


Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in la kordhinayo tirada xubnaha baarl amaanka Puntland, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay isa soo tarayeen hadal heynta ku saabsan arrintan.

C/wali Gaas ayaa hadalkan ka sheegay xaflad ka dhacday London oo ay qaban qaabiyeen Jaaliyadda Pun tland, isagoo ka dhawaajiyay in Guddoomiyaha Baarlam aanka Puntland ka dalbaday in la furo Baarlamaanka, si xubno lagu kordhiyo.

"Waxaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland in lagu kordhiyo 7 xubnood, maadaama dadku ay 50% ay ka maqan yihiin, qabiilada qaarna waa ku jiraan, kuwana waa ka maqan yihiin”ayuu yiri C/wali Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Baarlamaanka Puntland uu 19sano uu ahaa sidii lagu aas aasay oo aheyd 66 Xildhibaan, is agoo balan qaaday Xi ldhibaanada ka maqan xuquuqdooda u raadin doono.

Baarlamaanka Punt land ayaa ah kan ugu yar ee Baarlamaanka dowlad goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Baarlamaanka ugu badan uu yahay kan Koofur Galbeed, waxaa ku xigay Baarlamaanka Hirshabeelle, halka Baarlamaanka Galmu dug uu yahay midka 3aad.

Hadii la kordhiyo tirada xubnaha Baarlamaanka Maa mulka Puntland ayaa waxay noqon doonaa 73 Xildhibaan

HEYADDA UNICEF OO KUU HEYSA OGEYSIIS MUHIIM AH

Request for Proposals


UNICEF Somalia is soliciting proposals from qualified firms/institutions with relevant expertise and experience for the provision of the following services as per the Terms of Reference included in the Request for Proposals (LRPS):

Document No. Description Closing Date

LRPS20179131036

Design and Supervision services for the construction of Health Centre’s and Offices: To identify a Firm, to establish an institutional contract for the provision of design and supervision services for various health construction works as part of Support to Strengthening Health Systems in Puntland (SSHSP)

11.00 am on 22nd May 2017

Pleasevisit ourwebsitehttps://www.unicef.org/somalia/about_18906.htmloremailbmann@unicef.orgto obtain copies of the bidding documents.

The reference LRPS Number must be referenced in the email subject line. Requests for bidding documents must be from10thApril2017and notlater than 11.00am15thMay2017.These LRPSareopen to Local Firmsin Somalia.

The proposals must be submitted by 11:00am on22th May 2017or before the closing date. Proposals received through email or with incomplete documents will not be entertained. For further information in this regard, please contactbmann@unicef.org.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip