WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMED DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA MAY 2017-KA
WARIYE MM MACALLIN OO KU GEERIYO OD AY M/NAYROOBI EE DALKA KENYA.
Alle ha u naxariistee waxaa M/Nayroo bi ee xarunta dalka kenya ku Geeriyooday Wariye Maxa med Maxmuud Macallin oo la yaaqaanay kana tirsanaa warbaahinta Qaranka.