WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADIHSU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6 -KA MAY 2017KA

0
Saturday May 06, 2017 - 10:46:18 in Wararka by
  • Visits: 1567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADIHSU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6 -KA MAY 2017KA

    FARMAAJO OO XEER MADAXWEYNE KU SOO SAARAY XIL KA QAADISTII HANTIDHOWRKA Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Was iirada ku samee yeen Hantidhowrkii Guud ee Qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

FARMAAJO OO XEER MADAXWEYNE KU SOO SAARAY XIL KA QAADISTII HANTIDHOWRKA Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Was iirada ku samee yeen Hantidhowrkii Guud ee Qaran ka Dr. Nuur Faarax Jimcaale.

Xeerka Madaxweynuhu soo saaray wax aa uu sidoo kale si rasmi ah xilka uga qaaday Hantidho wrkii Guud ee Qaranka, iyadoo tani ay sii xoojiney so muranka la xiriira sharci ahaanshaha xil ka qaa dista.Golaha Wasiirada ayaa shir deg deg ah oo ay Hbnee hore yeesheen waxay isku raaceen xil ka qaadista Hantidhowrkii, ka dib markii Ilaaladi isa ay dileen Wasiirkii Howlaha Guud Cabaas Sir aaji.

Hase ahaatee Dr. Nuur ayaa ku gacan seyray xil ka qaadista Golaha Wasiirada, isagoo ku tilmaa may in loo maray sifo aan sharci aheyn. Waxaa uu ku dooday in isaga ay xilka ka qaadi karaan Ba arlam aanka oo ay xasaanada kala noqon kar aan, ka dib Madaxweynaha uu digreeto ku soo saar ayo xil ka qaadistiisa.

GOLAHA WASIIRADA OO XIL KA QAADIS KU SAMEEYAY HANTI DHOWRAHA GUUD EE QARANKA


Warar laga helayo Madaxtooyada Villa Sooma aliya ayaa sheegaya in kulan deg deg ah oo albaa bada u xiran uu Golaha Wasiirada Soomaaliyaye esheen ay shir kaasi uga hadlay xaaladaha amma anka Muqdisho iyo dilkii dil loo geystay Wasiir Caba as Siraaji. Waxaa Golaha Wasiirada ay isku raac een in xil ka qaadis lagu sa meeyo Hanti dhowrka Guud Dr. Nuur Faa rax, ka dib markii lagu helay Ila aladiisa in ay ka dambeeyeen dilka Wasiir Cabbaas.
Guddi loo xil saaray baaritaanka dilka ayaa kul anka ka jeediyay warbixin ku saa bsan baaritaankii ay sameeyeen horu dhac ah, iyo sida ay goobta wax uga dha ceen. Tallaabooyinka xilka looga qa ad ay ayaa ka dambeysay, markii Guddiga ay soo bandhigeen warbixinta la xiriirta sida uu falka ku dha cay. Sababaha xilka looga qaaday ayaa waxay kala yihiin sidan:

1Guddiga Baaritaanka waday oo ugu horeyn dalba day in xasaanada laga qaa do, taasoo sababtay in xilka laga qaa do

2-in isagoo Mas’uul ah aanu u gurman markii falku dhacay Was iirkii la dilay, isla markaana marka dhib ka dhacay uu gaari giisa goobta ka dhaqaaqay.

3-Wareysigii uu siiyay Idaacada VOA oo lagu tilma amay inay aheyd mas’uuliyad darro iyo inuu ka hordhacay baaristii soc otay, kuna tilmaamay wixii dha cay inay ahaayeen askar is rasaaseysay, uu na Wa siirka ku dhintay qaab shil, sidaas darteed na Gudd iga baaritaanka waday ay soo ba ndhig een cadey mo muujinaya in hal xab ad kaliya ay dhacday, oo aheyd tan lagu dilay Wasiir Cabbaas.

4in askariga dilka geystay oo ka mid ahaa Ilaalada Hanti dhowrka qoriga uu wax ku dilay uusan aheyn mid sharciyeys naa, isla markaana qorigiisa uu meel kale jiray. La soco wixii warar ee ku soo kordha

MEYDKA WASIIRKII HOWLAHA GUUD CABA AS SIRAAJI OO LAGU AASAY MUQDISHO

Allaha u naxariistee waxaa Khamiistii lagu Aas ay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee M/Muqdisho meydka Wasiirkii Howlaha Guud ee XFS Md.Cabb aas Siraaji, ka asoo Habeen hore lagu dil ay M/ Muqdisho. Aaska oo si heer qaran u dhacay ay aa wa xaa ka qeyb galay R/Wasaaraha XS.Md. Xas an Ca li Kheyre, Guddoomiye kuxigeenka 2aad, Wasiir, Xildhibaano, Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Mas’ uuliyiin kale.

Ka hor inta aan la aasin ayaa waxaa salaad jan aaso ah lagula dukaday masa ajidka Madaxt ooya da, halkaasoo uu kaga qeyb galay salaada janaas ada Madax weyne Maxamed C/llaahi Farma ajo oo soo gaabiyay safarkiisii Addis Ababa. Ma daxda do wladda ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiirkii Howlaha Guud, waxaana ay alle uga baryeen in na xariistii Janno ka waraabiyo.

DFS ayaa lagu wadaa inay ku dhaw aaqdo maa lmo baroor diiq qaran ah, iya doo Madaxweynaha uu shir guddoomin doono shir deg deg ah oo looga hadlayo amniga, iyo dilkii Warii Cabaas Siraaji.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa la wareegtay Kiiska dilkii habeen ho re iyadoo xabsiga u taxaabtay 3ka mid ah Ilaalada Hanti dhowrka Guud oo lagu wa do in si Dhaqsi ah Maxkamad loosoo tago

MADAXTOOYADA QARANKA: "WASIIR CAB BAAS: SHA KHSI MUHIIM AH OO KA BAXAY QARANKA”

Madaxtooyada JeFS waxay ka tacsiy eynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska ee DFS. Marxuum Cabbaas Siraaji oo Habeen hore agu dilay M/Muqdisho. Mar xuum ka waxaa lagu yaqaanay waddaniy ad, karti iyo hu fnaan, waxa uuna naftiisa iyo waqtigiisa u huray dal kiisa iyo dad kiisa. Waxa uu ahaa shakhsi muhiim ah oo ka baxay qaranka Soomaaliyeed oo id il. Ge eridiisa aad bey noo wada taabatay.

Dowladda Soomaaliya waxay u xaqiijineysaa qo yska marxuumka iyo gu ud ahaan shacabkaba in baaritaan dhab ah lagu sameyn doono falkan. Cid walba oo ku lug yeelata waxaa la marsiin doo naa sharciga. Madaxweynaha Jamhuuriy adda iyo wafd iga la socda ee ku sugan magaalada Adis Ababa waxay soo gaabi yeen booqashadii ay halkan ku joo geen, waxa ayna berri dib ugu laaban doonaan M/Muqdisho si ay uga qeybgalaan aaska qaran ee loo sameynayo marxuumka. Wa xaan Alle Subxaa nahu Watacaalaa uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraa biyo, qaranka iyo qoyska uu ka baxa yna samir iyo iimaan haka siiyo. Aa miin Innaa Lilaahi Wa innaa ilayhi raaji cuun

MAXKAMADA CIIDANKA QALABKA SIDA OO KA HADA SHAY KIISKA DILKA WASIIR SIRAAJI

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee CQSi ee Soomaaliya G/le Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ka hadlay di lkii Wasiir Siraaji ayaa sheeg ay in Saddex Askari ay u xiran yihiin dilkiisa, ku waa si oo ku eedeysan in ay ka dambeeyeen.

Waxa uu sheegay Guddoomiye Shuute Askarta dishay Wasiir Cabaas inay ilaalo u ahaayeen Hanti dhowrkii Guud ee Qar anka, Dr.Nuur Faarax Jimca ale oo G/Wa siirada ay xil ka qaadis ku sameeye en, in kastoo uu ka soo horjeestay. Sdioo kale waxa uu sheegay in ay socdaan baaritaa no dhab, oo lagu ogaanayo shaqsiga sida saxda ah ugu dambeeyay dilka Wasiirkii Howlaha Guud, si aysan u dhicn deg deg, lana hubiyo cadaalada.

G/le Sare Xasan Cali Nuur Shuute Gud doomiy aha Makxamadda Darajada 1aad ee CQs ee So omaaliya ayaa sidoo kale Masuuliyiinta Dowladda iyo ilaaladooda u ga digay inay handadaan shacab ka, dhib aatana ay ugeystaan. Waxa uu sheegay Maxkamadda CQS ee Soomaaliya in ay san u dul qaadan doonin dhibaato loo geys to shacabka Soomaaliye ed, hadana iya ga dhibaateysan looga ta go wadada dhex deeda, taasina waxa uu sheegay in loo aq oo nsanayo mid ku talagal ah.

MARKAB SHIINAHA LAGA LEEYAHAY OO PUN TLAND KU SOO WAREJIYAY 3 NIN OO BUR CADBADEED AH

Markab nooca dagaalka ah oo laga le eyahay dal ka shiinaha ayaa shalay Punt land ku soo waree ji yay seddex nin oo burcad badeed ah ,kuwaasi oo la qabtay horaantii sanadkan xilli ay doonayeen inay afduubtaan Markab nooca xamuulka ah oo laga lahaa dalka Hindiya.

3da nin ayaa lagu kala magacaabaa Maxmed C/hi Maxamed,Cabdikariin Saa lax Maxmed, Maxa muud Mahad Yuusuf, waxaana baadigoob loogu jir aa 2nin oo kale oo ka baxsaday gacana Markab kan. Agaasimaha Wasaaradda dekedaha C/ majiid Samatar Jaafaan ayaa sheegay in 2da baxsad ka ah ay ku suganyihiin deeg aano ka tirsan gobol ka Gardafuu ee Punt land ,isla markaana dhawaan sharciga la horkeeni doono.

Soo wareejinta burcadbadeedan ay aa ka dan baysay wadahadalo dhexma ray wasaaradda de ka daha Puntland iyo ciidamada dowladda Shiinaha ee ka howlgala xeebaha Somalia ,waxaaa rag gan la ga soo qabtay meel u dhow jasiiradda Suqadra.

Mid kamid ah ragga maanta la keenay magaalada Bosaaso ayaa cafis ka dal baday madaxda Puntl and ,waxaana uu sheegay in shaqo la'aan iyo duru ufo adag oo dalka ka jira awgood ay badda u qar aab tageen.Ugu danbayn ,warbixino kala duwan oo la soo saaray dhawaan ayaa cadaynaya in koox aha burcadbadeedda Somalida ay dib u soo noq deen sababo la xiriira abaaro iyo macluul daran oo ku dhufatay in badan oo kamid ah dalka.

SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA OO GUDDI U SA ARAY ARRINTA BIYO XIREENKA WABIYADA


Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa Golaha Was iirada warbixin ka siiyay safarkii wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Max amed C/llaahi Farmaajo ee boo qasho ku tagay M/Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxwe ynaha Soomaaliya iyo R/Was aaraha Ito obiya ayaa isku afgartay qodo bo dhowr ah, iyadoo Itoobiya ca dey say inaysan diyaar u aheyn fara gelin ay ku sa meyso Soomaaliya, isla markaana wixii ku saabsan arrimaha dibadda ay uga damb eynayaan Madaxwe ynaha dowl adda Federaalka.

Wasiir Yuusuf Garaad ayaa sheegay in arrima ha wabiyada loo saaray guddi 2da dhinac oo la is ku afgartay,kuwaasoo baa ritaano ku sameynaya xaala daha keenay in wabiga shabelle uu sanadkii 2-da guro. "Waxaa laga wada hadlay arrimaha biya ha, gaar ahaan wabiga shabelle, waxaa la isla gartay in guddi farsamo 2da dhinac u saaraan, , hadii waxq abad u baahan ta hay wax looga qabto, DFS ay ito obiya ka la xaajooneyso wixii arrimahaas ku saab san ee Soomaaliya dhinaceeda qus eeya” ayuu yiri Md.Garaad.

Wabiga Shabeelle iyo Wabiga Jubba oo mara gobolo ka mid ah Soomaaliya ay aa ka yimaada Ito obiya, waxaana 2sano oo isku xigta guray ama biyo yareeyay wa biga Shabeelle oo mara Gobolada Hiiraan,Sh/ Dhexe iyo Sh/Hoose oo ah gobol ada ugu wax soos aarka badan.

Maamulka dowlad deegaanka Sooma alida Itoob iya ayaa sameystay biyo xire eno waa weyn, taasoo keentay inuu guro wabigii marayay goboladaas. Dhinaca kale RWasaaraha Itoobiya ayaa u balan qaaday dowladda Soomaaliya in sanad walba ay Soomaaliya siinayaan deeq wax abarasho 500 ar day, kuwaasoo ay ku jir aan waxbarashada heerar kooda kala duwan, sida PHD.

Si kastaba ha ahaatee D/Itoobiya ayaa la filayaa inay wax badan ka bedesho sidii ay ula macaamil eysay Soomaaliya, iy adoo safarkii Madaxweyne Fa rmaajo uu wax badan ka bedelay fikirka Itoobiya ka aaminsaneyd madaxweynaha, isla mar kaana 2da dal uu haatan u furmay bog cu sub oo xiriir dhab ah.

DONALD TRUMP: OBAMACARE WAA UU KU DAAYAY

Xisbiga Jamhuuriga Xisbiga Jamhuur iga ayaa wacad ku maray in uu meesha ka saarayo Obama care Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Don ald Trump, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in sharciga meesha looga saarayo barnaa mijka dary eelka caafimaad ee Obama care uu me el marin doo no Senateka dal kaa si, kadd ib markii uu qo dob sharci yeedkaasi si dir qi ah ku meel mariyay Aqal ka Wakiil ada.

Mr.Trump ayaa hadlay ay kaddib markii uu u dab aaldegay gu usha uu ka gaaray codbixinta. Jam huuriy iinta ayaa Senateka ku leh aqlabiyad aan sidaa u buurnayn, oo waxaa ka mid ah Senaterrodo on aya in wax badan laga ba delo sharcigan cus ub ee la soo jeediyay. Codadka lagu mari yay hindisahan ayaa ahaa afar cod oo kel iya, ayadoo ay u co deeyeen 217 halka ay diideen 213, waana guushii ugu horaysay ee uu Trump ka ga aray mid ka mid ah ball aanqaadayadiisii ololaha door ashada.

Xubnaha xisbiga dimuqraadiga ayaa sheegay in hindisahan cusub ee loo bixiy ay Xeerka Daryeel ka Caafimaadka Maray kanka, uu caymiska ka qaa di doono ma laayiin qof oo Maraykankan ah. Dib baxayaal diiddan go’aanka lagu ansixiyay hin disaha ayaa mudaharaad ka dhigay afaaf ka hore ee xa run ta Capitol Hill, waxaana ay ku qeylinayeen "ceeb ha idinku dhac do.”Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu meesha ka baxayo barnaamijka Obam a care, oo uu ku tilmaamay mid ay shacab ka rafaad badan ku qabeen.

Hindisahan oo horay loo diiday, ayaa waxaa la gu sameeyay dib u eegis dhowr goor ah, si loo qan ciyo qeybaha uu ka ko oban yahay xisbiga Jamhu uriga. Xisbig aasi ayaa u arka in barnaamijka caaf ima adka ee Obamacare uu kharash badan ya hay, isla markana aanu khiyaar badan siin eyn buk anka.

KUURIYADA WAQOOYI: ‘CIADAA MALEEG TAY SHIRQ OOL LAGU DILAYO KIM JONGUN’

Shirqoolka ayaa ku aadanaa in Kim Jongun la weeraro mar uu fagaare joogo, sida ay saraakiishu joogtay Kuuriyada Wa qooyi ayaa Maraykanka iyo Kuuriyada Ko onfureed ku eedaysay in dad u sh aqeeya ay maleegayaan shirqool ay ku dilaan ho gaamiyahooda Kim Jongun. Kuuriyada Waqooyi ay aa sheegtay in lacag la siiyay qof ay "Kim” bas ah ku sheegeen si uu u gaysto weerar kiimiko loo ade egsaday, sida ay sheegtay wasaaradda amniga gu daha.

Waxay sheegtay in shirqoolkaas la fas hiliyay Waqooyiguna "uu baaritaan sama yndoono oo si aan naxariis lahayn u burb urin doono” dadka ay soo dirsadeen Mar aykanka iyo Kuuriyada Waqooyi. Ma rayk anka iyo Kuuriyada Waqooyi wali kama aysan hadlin eedaymahaas. Kumsusan Palace ayaa ka mid ah goobaha la she egay in ay bartilmaameedka ka ku jirto

Sheegashadan Waqooyigu waxay ku soo aaday saa iyadoo ay sare u sii kacay so xiisadda ka taa gan gacanka Kuuriya. Madaxweynaha Maraykanka Donald Tru mp ayaa ballan qaaday in uu "xallin doo no” arrinta Kuuriyada Waqoyi uuna joojin doono in ay kobciso nukliyeerkeeda.

MAAMULKA HIRSHABEELLE OO QAADACAY QORSHAHA HORMARINTA QARAN

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshab eelle Cali Cabdullaahi Cosoble ay aa sheegay in ay san aqoonsaney Qorsha ha Hormarinta Qaran ee la filayo in dowla dda federaalka la tagto shirka Lond on.

Waxaa uu ku sheegay sababta ay u diideen in ay tahay maamulka Hirshabe elle oo aan dhisneyn waqtigii qorshaha la hergalinayay.

‘’Sababta aan qorshahan u diidnay wax kala ma’ aha Hirshabeelle ma jirin markii qorshaas la sa meynayay, sidaa daraade ed wax tallo ah iyo fikir ah mid na kuma la heyn qorshan’’ ayuu yiri mada xweyne Cos oble. Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ka soo horjeeda hormar ka maamulkiisa go’doomin gaar ah ahna ku haya.

''Marka laga hadlay dekedaha si cad ayuu qorsh ahan u qeexayaa in Koonfur galbeed deked hesho, laakiin marka Hirshabeelle la soo gaaro waxaa uu leeyahay qorshahan Muqdisho dekeda waa ku yar tahay waa in ballaariyo'' ayuu yiri madaxw eynaha maamulka Hirshabeelle. Waxaa uu sheegay in xubnihii ku howlahaan dhis maha maamulkan sheege en in shacabka labada gobol wada tashi kala sameeyeen qorshana hormarinta Qaran.

‘ ’Qolyihii ku howlanaa dhismihii maamul kan ee labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa ku dooday waan tagnay oo si dhab ah ayaan dadka u soo war eysanay, arin taa waxba kama jiraan, dadka ku dhaqan 2da gobol lagama tallo galin Qorshaha ho rmarinta Qaran’’ ayuu yiri Cali C/hi Coso ble. Maali ntii khamiista ayeey aheyd mar kii madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa dib ugu laabteen M/Jowhar ee xarunta u ah maamul gobolleedka Hirshabeelle Xigasho:hiiraan.com.


ALSHABAAB OO SHEEGATAY IN ASKAR MAR EYKAN AH KU DISHAY WEERAR KA DHAC AY SH/HOOSE

AlShabaab ayaa sheegatay in askar Mareykan ah ay ku dishay weerar ka dha cay duleedka deg ma da Afgooye ee G/ Sh/Hoose, ka dib markii Ciidamo Marey kan ah iyo Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ay weerareen saldhigyo AlSha baab lahaay een. Afhayeenka howl gal ada AlShabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in weerar Ha been hore ka dhacay deegaanka daar usalaam ay ku dileen Ciidamo Mareykan ah, hub iyo agabyo kal ena qabsadeen.

"Ciidamo Mareykan ah ayaa Habeen hore weer ar fashilmay ku soo qaaday Da arusalaam, diya ara do ayay ku yimaade en, kadibna dhulka ayay u soo dageen, dharbaaxo ayay kala kulmeen muja ahidiin ta”ayuu yiri Abuu Muscab.

Waxaa uu sheegay in tiro askar Marey kan ah ay dileen, halka kuwa kalena dhaa waceen, hase aha atee ma uusan cadeyn tirada rasmiga ah. Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay in mid ka mid ah as kartooda uu ku dhintay howl gal ka dhan ah AlShabaab oo ka dhacay meel Muqdi sho u jirta 60KM, sidoo kale waxaa ay she egeen in 2 kale ay ka dhaawacmeen. Mar eykanka ayaa bishii la soo dhaafay Ciida mo u soo diray Soomaaliya, si ay u ta age eraan Ciidamada Soomaaliya iyo AMIS OM, una qalabeeyaan.

RAG LOO HEYSTO KUFSI OO GACANTA LAGU DHIGAY

Ciidanka ammaanka DFS ayaa gacan ta ku dhi gay Rag loo heysto inay kufsi ka geysteen D/ Kaxda ee G/Banaadir. Ragga gacanta lagu soo dhigay ay aa ahaa 2 nin, kuwaasi oo ka baxsaday De gmada Kax da, laguna qabtay mid ka mid ah Degma da Sha ngaani, uuna ku xiran yahay xabsi ku yaalla Dhark eynley, halka midka kale na oo doonayay inuu bax sado la qabtay, hadana uu ku xiran yahay xarunta Dambi baarista ee CIDda.

Raggan oo Degmada Kaxda ku kufsa day Gabd ho yar yar ayaa Da’dooda lagu qiya asay in ay ka yaraayeen 12 sano jiro, ka na mid ahaa dadka ka soo barakacay Abaaraha, kuwaasi oo hadda xaal adooda caafimaad lala tacaalayo.Afhayeenka Ma amulka G/Banaadir C/fataax Cumar Xala ne ayaa sheegay Raggan in sharciga la marsiin doono, si dambigoda loogu qaado

Inta badan xeryaha ay ku sugan yihiin dadka Ba rakacayaasha ah ee ku yaalla Duleedyada M/ Muq disho ayaa waxaa ka dhaca falalka nuucaan oo ka le ah, ee kufsiga oo dad wax magarata ah ay kula dhaqaaqaan Hablo Soomaaliyeed.

GUDOOMIYIHII MAAMUL WANAAGGA IYO LA DAGAAL ANKA MUSUQ MAASUQA EE SOOM AALILAND OO IS CASILAY.

Gudoomiyihii Hay’adda Maamul Wana agga iyo la dagaalanka Musuq Maasuqa ee Maamulka Soo maaliland Axmed Mux umed Madar ayaa sheegay inuu iska casi lay Xilkii uu ka haayay Maamulk aasi.

Mr.Axmed ayaa sheegay in dhamma an Soomaaliland xafiisyadeeda ay ka jir aan Musuq Maasuq weyn dadaal badan uu bixiyayne ay ka suurta gali weysay Golayaasha Maamulkaasi sidaas darteed na uu qaatay go’aan ah in uu xilkaasi iska casilo.

Meelaha ugu badan oo ay ka jirto Mus uq Maa suq ayaa waxa uu ku sheegay in Hay’adaha Soom aaliland oo dhan ay ka siman yihiin musuq maasuq iyo wax isda ba marin si gaar ahna ay ugu jirto xafi isya da wasiirada,baarlamanka iyo meelo kale.

MAREYKANKA OO SHEEGTEY IN WARIYAYAAL ALSHABAAB AHAA AY DILEEN

War kasoo baxay Dowladda Mareykan ka ayaa la gu sheegay in Duqeyn iyo wee rar toos ahaa oo Habeen hore ka dhacay Deegaanka Bariire ee G/Sh/ Hoose in la gu dilay wariyayaal ka shaqeynayay Radio Andulus oo ka Hadla afka Xarakada Alshaba ab, islamarkaana la burburiyay qalabkii idaacad da ay ku shaqeynaysay. Waa sida warka lagu yiriye

Mareykan ayaa sheegay in ilaa 5wari ye oo ka tir sanaa Xarakada Alshabaab in lagu dilay weera rka as kuwaasi oo ku sugnaa xarunta radio Andulus oo ka Hadla afka Xarakada Alshabaab, islamar kaana la burburiyay qalabkii idaacadda ay ku shaqeyna ysay Sarkaal ka Tirsan Ciid amada Xoogga dalka Soomaliyeed ayaa dhankisia xaqiijiyay in Ciidamo tababaran ay u gudaha u galeen xarunta idaacadda islamarkaana ayna ku dhex dileen ilaa 5wariye oo idaacadda xiligaan ka howlgala yay islmarkaana b aahinayay warar ku sa absan in Alshabaab ay guul ka gaareen dagaal xiligaas ka socday Deegaanka Bar iire ee G/Sh/Hoose.

GABADHII ‘UGU CUSLAYD ADDUUNKA’ OO IMAARAAD KA LOO DUULIYAY

Haweenay reer Masar ah oo la rum aysnaa in ay ahayd qofkii ugu miisaan ba danaa adduunka ayaa ka soo tagtay Isbit aal ku yaalla Hindiya iyadoo ay dhakhaat iirtu sheegeen inay ka yareeyeen in ka badan 250kg. Eman Abd El Aty ayaa la shee gay in culayskeedu uu ahaa ku dhawaad 500 kg, diyaarad khaas ah ayaana Hin diya lagu geeyay si loo soo daweeyo. Had da waxay u soo duushay Isutagga Imaar aadka Carabta si ay u hesho dawayn dhe eri ah, waxay hadda soo raaacday diya arad rakaab oo ay dad kale la saaran yihi in. Dhakhtarkii qalay oo ku takhasusay ca yil dhimi dda ayaa sheegay inay "khalad” ahayd in la sii qa ado. Joogitaankeedii ma almihii u dambeey Hindiya wa xaa haree yay muuqaal ay walaasheed Shaimaa Se lim soo dhigtay baraha bulshada oo ay ku sheeg tay in walaasheed aysan wali awoo din in ay hada sho ama dhaqdhaqaaqdo isla markaasna uusan ka dhicin hilib bad an sida ay sheegeen dakhaatiirtu.

Isbitaalka ayaa si wayn u diiday eedayn taas.

Dr.Muffi Lakdawala ayaa telefishin Hin diya laga leeyahay u sheegay in Selim ay doonaysay in wala asheed ay isbitaalka joogto tan iyo inta ay ka socon ayso, balse dhakhtar ku takhasusay lafaha iyo mur qaha uu u sheegay in walaasheed Abd El Aty ays an mardambe cagaheeda ku soc on doon in. Wuxuu sheegay in arrintaas ay Selim ku qaaday in ay eedayso isbitaalka oo ay go’aansato in ay wal aasheed u wareejiso Abu Dubay. "Waan ka xu maaday in Em an ay ka baxdo baxnaanintayda la ii na sheego in aanan sii wadi karin dawayntii aan wa jigeeda ku samayn lahaa siddii qo rshuhu ahaa, si kastabase ha ahaatee wa xaan ku rajo waynahay in ay iyadu naftee da xannaanayn doonto markastana si niy ad sami leh ayaan ugu rajaynaynaa wan aag” ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Qaliinka loo yaqanno Bariatric surgery ee dadka cayilka lagaga yareeyo ayaa la maciinsadaa ma rka ugu dambaysa ee da dku ay halis u galaan cayilka xad dhaafka ah iyo baruurta xad dhaafka ah.

MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO SHALAY MUQDISHO YIMID MUQDISHO

Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa booqashadi isii ugu horeysay waxaa uu shalayku yimid M/ Muqdisho. Md.Xaaf iyo xubno uu hogaaminayo oo ba rqanima dii shalay ka soo amba baxay M/Cadaa do, ay aa lagu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde. Ee M/Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug oo Saxaaf adda kula hadlay Garoonka Cadaado, ayaa sheegay inuu M/Muqdisho kula soo kulmi doono Madaxda Qaranka, waxaana uu kulankaasi ku sheegay mid is ba rasho ah. Madaxweyne Xaaf, ayaa Arbacadii ku guuleystay inuu noqdo Madaxweynaha cu sub ee Galmudug, ka dib doorasho ka dhacday M/Cadaado.

Booqashada uu shalay uu ku yimid M/ Muqdisho oo noqoneyso nooceedii ugu ho reysay, ayaa waxay ka dambeysay markii uu ku fashilmay inuu ka deggo M/Dhuusa mareeb. Md. Xaaf, ayaa maa lin ka hor sheegay in uu Khamiista tagi doono M/ Dhuusamareeb, ha yeeshee ay Ahlu Suna

SHIR LOOGA HADLAYAY DHAMEYSTIRKA DHI SMAHA CISBITALKA DEGMADA WARSHI IKH OO LAGU QABTAY DALKA SWEDEN

Shir looga hadlayey dhismaha cisbitaal ka degmada Warshiikh ee G/Sh/dhexe iyo sameynta ma shaariicyo kale oo horu marineed ayna ka soo qey bgaleen Jaaliy adda ka soo jeeddo deegaanno ka tirson G/Banaadir iyo sh/ dhexe oo isaga kala yi mid qaar ka mid ah wadamada Yurub ay aa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee caasimadda 2aad ee dalka Sweden.

Kulankaasi ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay R/wasaarihii hore ee Soomaali ya Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Ca dde ) iyo mas’uuliyiin kale, waxaana la gu soo soo bandhigay waxqabadka guddiyadii u howlgalay dhismaha cisbitaalka de gmada Warshiikh oo iminka gabogabo ah iyo sida lag ama maarmaanka ay u tahay in laga wada

qeybqaato dhameystirka iyo shaqo gal inta Cisbitaalkaasi oo baahi weyn ay u qa baan hooyada iyo dhallaanka ku nool dee gaannada ku xeeran degmada Warshe ekh ee G/Sh.Dhexe. Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) ayaa bogaadiyey waxqabad ka muuqda ee jaaliyadda ee dalka Sweden waxa u una ugu baaqay jaaliyadaha kale inay is abaab ulaan ayna door mug leh ka qaataan dhisma ha cisbit aalka iyo mashaariicda kale ee muhiimka u ah bulsha weynta ku dhaqan deeganna da Muqdisho, Cadale iyo Warshiikh.

Xubno matalayey jaaliyadaha Finland, Denm ark, Norway Jarmalka iyo Uk, oo go obta ka hadlay ayaa ballan qaaday inay ka qeyb qaadan doonaan dhismaha cisbit aalkan, waxa ayna muujiyeen inay si we yn ugu faraxsan yihiin abaabulka iyo isku xir naanta jaaliyadda waddanka Sweden.

Ugu dambeyntii shirka oo socday mud do laba cisho ah ayaa waxaa lagu doortay guddi cusub oo hoggaamin doono 3da sa no ee soo socoto waxa ana loo doortay Sayid Cali Macalin Seerjito

RA’IISUL WASAARAHA ITOOBIYA "MADAXB ANNAANI DA IYO QARANNIMADA SOOMAALI YA MA FARAGELINEYNO”

R/Wasaaraha itoobiya Hailemariam Desaleng ayaa carrabka ku adkeeyay in It oobiya ay aqoons an tahay madaxbanna anida iyo wadajirka dalka Soomaaliya. Wa xaa uu sheegay in Dowladdiisa ay arr ima ha siyaasadda dibadda ee Soomaaliya ay si to os ah ugala xiriiri doonto D/Fsooma aliya .

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa she egay in waligood aysan gacan dhaafin DF S, waxa uuna int aasi ku daray in markas taa oo ay doonayaan inay la macaamilaan maamul goboleedyada ay ruqsad ka qaa dan jireen DFS. Waxa uu sheegay in isa gu laf ahaantiisa uusan u dul qaadan karin in loo gac an dhaafo maamullada dalkiisa, oo iyaga si toos ah loola macaamilo.

”Iyadoo aan oggolaansho ka helin DfF Soomaa liya, Itoobiya iyo waddan kale too na ma ahan inay farageliyaan madaxbann aanida iyo qarannimada Soomaaliya. Wax aan filayaa inay arrintani caddah ay. Ani gu qof ahaan ma aqbali karo in waddanna uu si toos ah u soo fara geliyo arrimaha dalkeyga isagoo aan oggolaansho iga hay san, Soomaaliyana waa sidaas oo kale,” ayuu yiri ra’iisalw asaraaha Itoobiya.

Dhinaca kale Wasiirka arrimaha dibed da ee So omaaliya, Yusuf Garaad ayaa sheegay in dowlad da Soomaaliya ay soo dhoweyneyso horumarinta gob ol kasta oo Soomaaliyeed, wuxuuse sheegay Inay Itoobiya u sheegeen in loo baahan yahay ‘In aan hor umarintaasi aanay noqon mid wi iqi karta Madaxb annaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalka’.

”Socdaalka Madaxweynaha Soomaal iya, MD.Farmaajo, uu ku tegey dalka Itoobiya wuxuu dhabbe u falay wada shaq eyn iyo iskaashi nooc hor leh oo wanaags an oo dhex mara Soomaaliya iyo Itoob iya kaas oo ku qotoma is qaddarin iyo wada faa’iidey si siman”,ayuu yiri Y/Garaad. {Xi gasho:SBC

MALAYSIA OO XIRTAY MUWAADIN U DHASHAY WAD ANKA TURKIGA

Booliska Malaysaia ayaa xiray muwaa din u dha shay turkiga ka dib markii ay ka gashakiyeen inuu cilaaqaad la leeyahay Daacishta ka dagaalanta Syria iyo Ciraaq, xiritaanka muwadinkaan turkiga ah oo ay xirtay Malaysia ayaa sii kordhinayso tirada muwaadiniinta turkiga ah ee u xiran dowla dda Mala ysia.

Sarkaal u hadlay booliska Malaysia ay aa waxa uu shegay inay xireen agaasima ha jaamacada Tur kish university ninka la gu magacaabo Ismet Ozce lik, 2 muwa adin kale oo turki ah ayaa hori ugu xir naa D/Malaysia kuwaasi oo lala xariirinaayo in ay ku lug leeyahiin falal argagixiso oo ay daa cish wa dankaasi ay ka geesatay.

Sarkaalka u hadlay booliska oo mag aciisa la gu soo koobay Khaalid ayaa wa xa uu sheegay in mu waadiniinta turkiga ah ay halis gelinaayeen amniga Malaysia waxuuna sheegay inay gacan bir ah ku qaban doonan. Qareenka Ismet Ozcelik, ha weene yda lagu magacaabo Rosli Dahlan, ayaa war baahi nta u sheegtay in si aan sharciga Malaysia waafaq saneen loo ma ray xiritaanka Ismet oo ay sheegtay inuu u xiranyahay si sharci daro ah D/Malaysia ay aa ninkaan hori u xirtay iyadoo iska sii deysay hora antii bishii janaayo ka dib markii ay dambi ku wey say

WASAARADDA ARRIMAHA DASTUURKA OO KULAN WADA TASHI AH LA YEELATAY URURADA BULSHADA RAYIDKA

W/Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bu lshada rayidka ee SOSECENSA iyo PUN SAA oo ka kala howlgala Koofurta, Barta maha, iyo deegaanada Puntland. Uje edka kulanka ayaa ahaa sidii ra’yi uruurin loo sameeyn lahaa taladoodana loo dha geysan lahaa xubnaha ka tirsan bulshada rayidka si ay uga qayb qaataan Ololaha dib u eegista Dastuurka oo ay Wasaarad du ugu magac dartay Sheeko Qarameed (National Conversation).

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastu urka Avv Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo khudbad ka jeedi yay shirka ayaa sheeg ay in mabaadi’da ay Wasaar addu ku howl galeyso ay yihiin ilaalinta waqtiga oo ah in 2 sano gudahood lagu dhameeystiro Dast uur ka, hore u socod, wadatashi, iyo wad ar ogol.

Dhanka kale, ka soo qaybgalayaasha ayaa talo oyin soo jeediyay si ay wax fik rad ugu darsadaan Dastuurka dalka oo Wasaaraddu ka go’antahay in sida ugu wanaagsan loo dhameeystiro. Ugu damb eyn,Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay aa go’a ansatay in ay dardargeliso Olola ha Geedisocodka dib u eegista Dastuur ka oo ay gaarsiin doonto dha maan Dawl ad Goboleedyada dalka.

GUDDOOMIYAHA JAAMACADDA HORSEED OO QARAX LOOGU XIRAY GAARIGIISA KU DHAAWACMAY

Waxa Shalay qarax loogu xiray gaarigi isa uu ku dhaawacmay Guddoomiyaha Jaamacadda Horse ed oo ka mid ah Jaa macadaha ku yaalla M/Muqdi sho. Qaraxa ayaa ka dhacay Xaafada Taleex ee degmada Hodan, waxaa uu ahaa miinada leh magn ada ee lagu dhejiyo baabuurta, taa soo horay dad kala duwan loogu qaari jiyay.

Guddoomiyaha Jaamacadda Horseed C/kariin Sh. Maxamed ayaa la sheegay in qeybaha hoose ee jirkiisa, gaar ahaan lug aha uu wax ka soo gaa ray, waxaa dhaa wiciisa la geeyay Isbitaalka Da rush ifa. In ta badan qaraxyada lagu xiro baabuurta ayaa lala bartilmaameedsan jiray mas’uul iyiinta dowlad da, saraakiisha ciidamada iyo shaqaalaha dowlad da.

Hase ahaatee waxaa soo badanaya dadka aan lugta ku laheyn siyaasada oo loogu xirayo miin ooy inka, sida wariyeyaa sha,ganacsatada iyo macalimii nta. Iiya doo nin macalin ah qarax hore logu qaariji yey kaasoo ka dhacay degmada dharkeyn leey, si doo kale wariye sawir qaade ah is

na looga xiray ka na badbaaday

ENG. YARISOW "SOOMAALIYA SI FIICAN BEY UGU DIYAARGAROWDAY SHIRKA LONDON EE 11 KA MAY"

Wasiirka Warfaafinta Md/C/xmaan Cu mar Cis maan (Eng.Yarisow) ayaa ka war bixiyey diyaar ga rowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalk aas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caas imada London.

Wasiir Eng. Yarisow oo ka hadlaya diy aar garo wga shirka ayaa yiri "Dfs si aad ah bey ugu diyaa rg arowday shirka Lond on oo ay wada shirguddoomin ayaan Ma daxweynaha Soomaaliya, R/Was aaraha UK iyo Xoghayaha Guud ee QM ayna ka soo qey bgalayaan beesha caalamka."

DFS oo uu hoggaaminayo Madaxwey naha J FS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ka qeybgali doo na. Shirkan ayaa lo oga hadli doonaaarrimo ay ka mid yihiin amniga, siyaasada iyo kobcinta dha qaa la ha Soomaaliya iyo gurmadka abaaraha dalka ka jira.

Wasiir Eng. Yarisow oo hadalkiisa sii wata ay aa yiri "DFS ayaa in muddo ah ka howlgaleysey si dii shirkan u noqon lahaa mid miro dhala, iyadoo guddi loo xilsaaray si joogta ah ula kulmayey saraa kiisha D/ UK iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/M. iyo diblomasiyiinta saaxiiba dala ah Soomaaliya. DFSayaa diyaarisey qorsheyaasha amniga si ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed loo tayeeyo oo ay mustaqbalka dhow amniga dalka ug ala wareegi lahaayeen ciidanka AMISOM.

"Sidoo kale Dowladdu waxey diyaaris ay qorsh ihii maamulka iyo maareynta ma aliyada oo bee sha caalamka siin kara kal sooni buuxda iyo qorshi hii u diyaar garo wga nidaamka dimoqraadiyeynta dalka si 4 sano gudahood loo qabto doorasho hal cod iyo hal qof ah."

Eng. Yarisow ayaa ugu danbeyntii ka codsaday shacabka Soomaaliyeed inay taageeraan shirkan bacdamaa uu noqon ayo shir ka duwan kuwii hore oo DF ay la tageyso qorsheyaasheeda, beesha caala mkana aya nagu taageeri doonto. Shirkan ayaa noqonaya mid ay Soomaali hoggaa mineyso, qor sheyaasheedana ka codsa neyso in caalamku ku taageero.DHAMMAAD

OLOLAHA DOORASHADA FARANSIISKA OO DHAMAADAY

waxaa la soo gebagabeeyay ololihii do orashada madaxtinimada Faransiiska iy adoo maalinta be rito ah ay dadku u da reerayaan codbixinta doorashadaasi. Kooxda ka shaqeynaysay ololaha door ash ada madaxtinimada ee musharax Emman uel Macron ayaa sheegtay in ay dhibane u noqdeen weerar ballaaran oo dhanka inte rnetka kaddib markii dikumintiyo muhiim ah la soo dhigay onlineka.

Waxa ay kooxdu leedahay, dikumin tiyo rasmi ah oo la jabsaday ayaa waxaa lagu dhexqasay kuwo been abuur ah si dadka loo wareeriyo. Ra’yi uruurintii ugu dambaysay ee la sameeyay kaddib dood dii Arabacadii laga sii daayay taleefishin ka, ayaa dhammaan muujinaysa in Emma nuel Macron uu aad oga horreeyo hog aamiyaha midigta fog Marine le pen.

Dhanka kale waxaa aad loo adkeeyay ammaanka guud ahaan Faransiiska, aya doo ay ciida mada dalkaasi ku jiraan feejig naan sare.

TVGA UNIVERSAL OO LAGA MAMNUUCAY DEEGANADA HIRSHABEELLE

Maamulka Hirshabeelle ayaa xabsiga dhigay shalay weriye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo ahaa wakiilka TVga Universal ee Magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulkaas,wuxuuna sidoo kale Maamu lka Amar ku bixiyay in Guud ahaan Telefe shinka laga mamnuuco dowlad goboleed ka Hir shabeelle.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo da lxiiska dowlad goboleedka Hirshabeele M ahad Xasan Ci smaan oo shir jaraa’id ku qabtay shalay xarunta madaxtoyada Ma amulka Hirshabeelle ee Magaalada Jow har ayaa sheegay in war been abuur ah uu ka faafiyay taleefishinka Universal kaa soo ahaa in Madaxw eynaha Hirshabeelle uu qaadacay ka qeybgalka shirka London ka dhacaya 11ka bishaan May ee 2017ka

kaasi oo loogu hadlaayo arrimaha So omaliya. Sidoo kale Wasiirka warfa afinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobole edka Hirshabeele Mahad Xasan Cismaan ayaa sheegay in wakiilka wareedka Tvga ee M/Jowhar weriye Ismaaciil Cabdulle Sa briye loogu digay in uu joojiyo wararka be en abuurka ee uu baahiyo balse uu ka dhaga adeegay wariyaha sidaasna lagu xirey Tvga iyo wariyaha.

INDHA CADDE:"ILAALADDA IYO MADAXDA DOWLADA WADO U GAAR AH HALOO SAMEEYO”

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad indhacadde oo kamid ahaa Saraakiishii Hore ee Ciidamada Dowl adda Soomaliya ayaa ka hadlay dhibaatooyinka lagu qabo ilaalada Madaxda Dowladda Soomaliya xiliyadda ay marayaan wadooyinka Magaalada Mu qdisho.

Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay ida acadda Simba ee Magaalada muqdisho ayaa sheegay xalka arintaas in uu ku jiro in wado gaar ah loo sameeyo Mas’uuliyiin ta DFS iyo Ila aladooda si buu yari shacab ka aysan wax yeelo usoo gaarin xiliyadda ay kala shak iyaan ilaaladda Madaxda Dowla dda. "Runtii way adag tahay in wax laga qabto dhibaatooyinka ilaaladda Mad axda Dowladda Sooma liya ay u geystaan Shac abka isticmaalaya wadooyinka,balse hadii la sameeyo wado u gaar ah ilaal adda iyo madaxda Dowladda Soomaliya xal ayaa la helayaa”, ayuu yiri Sheekh Yuusuf Ma xamed Siyaad indhacadde.

Hadalka Sheekh Yuusuf Maxamed Siy aad indhacadde ayaa kusoo beegmaya xili Todobaadkii ay nu soo dhaafnay ilaalad da Hantidhowrihii qaranka Soomaliya Dr Nuur Faarax Jimcaale ay toogteen Ala Ha U Naxariistee wasiikii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaliya Cab aas C/la ahi Shiikh Siraaji.

HAY’ADAHA AMMAANKA OO BAAQ LOO DIRAY

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaali ya ayaa baaq u diray Ha y’a daha Ammaanka w ladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tah ay in ay muujiyaan kaalintooda ku aad an xaqiijinta Amma anka. Waxaa uu xusay in laga doonaayo in ay ilaaliyaan Shacab ka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiinta dowlad da Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in la ga doonaayo Hay’adaha Ammaanka in ay ka shaqeeyaan sidii loo baajin lahaa dilal ka qorsheysan ee ka dhacaya Muqdisho

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MAURITAN IYA OO GEERIYOODAY

Waxaa geeriyooday Madaxweynihii ho re ee dalka Mauritania Cali Walad Max amed oo ahaa 64 sano jir, Ma daxweyna ha ayaa istaag ay wadnaha ka dib na sidaa si ayuu ku dhnit ay sida ay sheeg tay wak aaladda wararka ee dalkaasi.

Madaxda ugu sarreyso dalka ayaa wa xay ku dhawaaqeen baroor diiq Sad dex maalin ah taasi oo ka bilaabanayso maan ta. Madaxweyne Cali Walad Maxam ed ay aa xilka la wareegay sanadkii 2005tii ka dib markii la afgambiyay Madaxwey nihii xilka haayay markaa oo lagu magaa cibi ji ray Mucaawiye .

Madaxweyne Walad Maxamed ayaa waddanka Mauritania waxa uu xukumaa yay muddo dhan La bo sano, waxa uu ah aa Madaxweynihii ugu horreeyay oo Muri taani ah oo xilka si nabadgalyo ah ku wareejiyo. Maanta ayaa lagu wadaa in dalka asi aas qaran loogu sameeyo, iyadoo ay

ka qayb galayaan madaxda dalkaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip