WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADIHSU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 6 -KA MAY 2017KA
FARMAAJO OO XEER MADAXWEYNE KU SOO SAARAY XIL KA QAADISTII HANTIDHOWRKA
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray aqbalida xil ka qaadista Golaha Was iirada ku samee yeen Hantidhowrkii Guud ee Qa