Jawaari oo ugu dambeen soo jeediyay in laga wada hadlo Mooshinada iska soo horjeeda (Aqriso)

0
Friday September 04, 2015 - 22:46:31 in Wararka by
  • Visits: 1182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jawaari oo ugu dambeen soo jeediyay in laga wada hadlo Mooshinada iska soo horjeeda (Aqriso)

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ugu dambeen caawa qaraar ka soo saaray Mooshinada iska soo horjeeda, ee Guddoonka Sare Baarlamaanka, uu siyaabooyinka kala duwan kaga kala qabtay Xildhibaanada iska soo hor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa ugu dambeen caawa qaraar ka soo saaray Mooshinada iska soo horjeeda, ee Guddoonka Sare Baarlamaanka, uu siyaabooyinka kala duwan kaga kala qabtay Xildhibaanada iska soo horjeeda. Gudoomiyaha, ayaa waxa uu soo jeediyay in arrimahaasi wada hadal lagu dhammeeyo, iyadoo laga fogaanayo qalqal siyaasadeed oo ka abuurma Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha iyo midka kale, ee lagu difaacayo.                   Gudoomiyaha oo caawa qoraal amuurtaasi la xiriira soo saaray, ayaa ku xusay in arrimaha taagan ay ka wada hadlaan Golaha Shacabka (Xildhibaanada Baarlamaanka) iyo Golaha Fulinta (Golaha Wasiirada), iyadoo ay markaasi kala hogaaminayan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda.

Warqadda uu Jawaari soo saaray:-

 

JawaariJawaari1Jawaari2Jawaari3Jawaari4Jawaari5


XIGASHO:-DHACDO,COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip