
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 14-KA MAARSO 2017-KA
R/Wasaaraha ayaa sheegay inay tah ay wax laga xumaado inay jiraan weli ko oxo nabadda diidan isla markaana u ooman daadinta dhiiga shacabka.
"Waxaan aad uga xumahay falalkan qaraxyada ah ee lagu dhibaateynayo shacabka Soomaaliyeed, waxaana ball an qaadayaa inaan xoogeena isugu ge yn doono sidii aan gacan adag ugu qab an laheyn kooxahaan u ooman daadinta dhii ga shacacabka ah” ayuu yiri Md. Kheyryre oo xusay in xukuumadiisu ay muhiim ad gaar ah siin doonto sidii looga hortagi lahaa falalkan inay sii socdaan, lana xasi liyo dalka guud ahaan.
Gabagabadii, R/Wasaaraha ayaa ta csi u diray qoysaska iyo ehelada ay ka geeriyoodeen dadkiishalay ku dhintay qarxyadaasi, wuxuuna alle uga baryay inuu janadiisa geeyo. DHAMMAAD.
NIN LOO QABTAY QARAXYADII LAGU WE ERARAY HOTEELKA WEHLIYE EE M/MUQDISHO
Ciidamada amaanka DFS ayaa gac anta ku dhigay nin da’diida lagu qiyaas ay 30 ilaa 35jir oo loo mala ynayo in uu ha gayay ragii ful iyay 2dii qarax ee lagu weeraray Hoteelka Wehliye ee M/muqdi sho. Ciidama da ayaa ninkaan qabtay qar axyadda mark ay dhaceen ka di b,waxay na Ciidamada ka xireen indhaha, waxaa loo malaynayaan inuu ahaa ninkii haga yay Ragii waday 2da Gaari ee mid uu ku qarxay afafka hore ee Hoteelka, halka midka kale lagu dhuftay gaari ka ka dha waa Hoteelka ee uu lahaa wasiirka kulu umaysiga iyo Kheyraadka Badda Xuk uumadda Soomaliya Maxamed Cumar Ceymood inkastoo xiligaas ay wateen qaar kamid ah ilaaladiisa sida wasiirka idaacadda Simba uu u sheegay.
Inta la xaqiijiyay qaraxyadii ka dhacay meel ku dhow Hoteelka Wehliye ee M/Muqdisho waxaa ku dhintay dad kor u dhaafaya 15ruux oo shacab u bad naa, Mas’uuliyada qaraxyada waxaa sheeg tay dagaalayahada Alshabaab.
Muqdisho waxaa shalay oo kaliyah ka dhacay 3qarax Gaari Homey oo wa xya abaha qarxa laga soo buuxiyay waxaa lagu weeraray Warshadii Hore ee Nacnaca ee Degmada Wadajir.
NIN MADAXA LOOGA JIRAY OO XAASKIISA KU GOWRACAY DEGMADA GURICEEL
Dhacdo naxdin ah oo aad looga arga gaxo ayaa shalay subaxdii ka dhacday degmada Guriceel ee G/G/gaduud, ka dib markii nin mad axa loogu jiro uu gowr acay xaaskiisa.
Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ayaa bire eyay xaaskiisa oo la sheegay inay isku dhaleen illaa 7 carruur ah. Xaaska la go wracay ayaa magaceeda lagu sheegay Canab File, waxaana markii dambe ciid amada maamulka Ahlusuna ay gacanta ku dhigeen ninkan falkan geystay.
Dadka deegaanka Guriceel ayaa dhacdadan ku noqotay mid argagax iyo anfariir leh, iyadoo ay tahay dhac dadii u horeysay ee nooceeda ka dhac da deegaanka.
CIIDAMADA ILAALADA WASIIRKA KALLUUME YSIGA OO KU DHAAWACMAY QARAX KA DHACAY IRIDKA HORE EE HOTEL WEHLIYE
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyra adka badda XFS Maxamed Cumar Cey mooy, ayaa sheegay in mid ka mid ah ilaal adi Isa uu ku dhaa wacmay qarax shalay ka dhac ay iri dka hore ee laga gallo Hot el Wehl iye ee magaaladda Muqdi shu.
Wasiirka ayaa sheegaya in askarta dhaawacmay ay ku jireen fasax, sida ha dalka uu u dhigay. Warar soo baxayay ayaa sheegayay in wasiirka garigiisa uu qaraxa la kulmay. Ugu yaraan shan ruux ayaa ku geeryooday qaraxa, halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen. Dadka uu khasaaraha kasoo gaaray qaraxa, waxaa laga dhex aqoonsaday ciidamadii ilaalada u ahaa Wasiirka Kall uumey siga iyo Kheyraadka badda XFS, Md. Ceymooy laamaha ammaanka ee dowla dda ayaa soo gaaray goobta qara xa uu ka dhacay. Hotel wehliye, waxa uu aad ugu dhow yahay, Hotel Dayax oo bishii January lagu dilay 28 ruux, ka dib markii weerar ay ku qaadeen Al Sha baab.
KA BIXIDA BRITAIN EE EU OO LA ANSIXIYE
Baarlamaanka Ingiriiska ayaa ansi xiyey sharciga qabyada ah ee ay Britain uga baxay somido wga Yurub. Tal aabad an ayaa dhabbaha u xa araysa in xukuu ma ddu ay billowdo hir galin ta qodob ka 50aad, si UK ay uga baxdo mid owgaYurub.Mudaneya asha aqalka sa re (Ho use of Lords) ay aa ka haray arrimaha la xiriira xaqa deg ganaanshaha ee Midow ga Yurub iyo cod bixin waxkuool ah oo ku saabsan heshiiska kama dambaysta ah ee ka bixitaanka.
Arrintan ayaa waxaa yara cakiray ku dhawaaqidii ay xukuumadda Scotland ku dhawaaqday inay qorshaynayso qab ashada afti 2aad oo ay madax banaani kaga qaadanayso UK. Sharciga qaby ada ah ayaa la filayaa in boqoraddu ay si rasmi ah u saxiixdo si uu sharci buuxa u noqdo Talaadada.
Xukuumadda ayaa iminka qorshayn aysa inay billowdo tallaabooyin rasmi ah oo ay uga baxayaan midowga Yurub, wi xii loo gaaro dhamaadka bishan.
SOOMAALI LAGU XIRAY S/DAANTA/KOFURED
Ayadoo dalalka Reer Galbeedka ay adkeeyeen xeerarkooda socdaalka ayaa qolyaha dadka tahrii biya ee Afrikada Ba ri waxay isku dayayaan inay helaan qa abab kale oo ay ku soo jiitaan dadka do onaya inay tahriibaan.
Dalka Suudaanta koofureed ayey u ist icmaalayaan inay marin ka dhigtaan, hal kaasoo lagu sam eeyo dukumentiyo be en abuur ah oo ah dukumentiyada dalal ka qaarkood, si ay tahriibayaasha u gaa rsiiyaan badda Mediterraneanka.
Dhowr qof oo la sheegay inay mu khallasiin yihiin ayaa lagu xiray Su uda anta koofureed, kuwaa soo ay Soomaali na ku jiraan. Safiirka Soomaaliya u fa dhiya Juba Xuseen Xaaji Axmed ayaa sheeg ay in dadka la qabtay ay ku jiraan labo qof oo Soomaali ah.
ARDAYDA JAAMACADDA MUQDISHO OO SALAAD ROOB DOON KU DUKADAY XARUMAHA JAAMACADDA
Waxaa shalay xarumaha Jaamcadda Muqdisho lagu tukaday salaad roob do on ah oo Alle lagu waydiisanayay inuu raxmadiisa ugu deeqo dadka abaaraha iyo biyo la’aanta ay haystaan ee ku nool gobolada dalka.
Ardayda iyo Macalimiinta ayaa Alle we ydiistay in dhibaatadan ka soo saaro um adda Soomaaliy eed, isla markaana Alle raxmadiisa uu haleelsiiyo dadka abaarta daran ay sameysay. Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr.Ibraahim Maxam ed Mursal Cali ayaa 7aadkii hore iclaa miyay in dhamma an bahda Jaamacad da isu tagaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka deg dega ee la ga arsiinayo dadka Soomaaliyeed ee abaar ta ku dhifatay.
G/Guddiga gurmadka abaaraha ee J/ maadda Muqdisho ahna G/ kuxigeenka Jaamacadda ee dhan ka xiriirka Prof. Ma xamed Xuseen Ciise (Liibaan) ayaa she egay in salaada roob doonka ee shalay la dukaday ay daah fur u tahay hawshii lagu ballamay, isagoo ardayda kula dar daaramay inay guntiga dhiisha isaga dhigaan
Waxaa uu sheegay in mar kasta iyo xaalad kasta loo baahan yahay in la bad iyo ducada inuu Alle dadka roob u kee no. Guddiga gurmadka abaaraha ee Ja amacadda Muqdisho ma ahan markii u gu horaysay ee ay hawlahaan oo kale ka qayb qaataan, waxa ay hore gargaar u gaarsiiyeen fatahaadihii ka dhacay gobolka shabeelaha dhexe sanadkii 20 06, abaarihii dhacay sanadka 2011 iyo 2013ka. U gu dambayn Jaamacadda Muqdisho waxa ay ugu baaqaysaa dha mmaan maamulka, macalimiinta, arday da dhigata jaamacadda iyo kuwa ka qal an jabiyay shaqaalaha iyo saaxiibada ja amacada dha maantood inay u istaaga an sidii walaalhood dhibaataysan ay kaa lmooyin ugu fidin lahaayeen.
Fadlan ardayda ka qalin jabisay Jaa macadda iyo kuwa haatan dhigta, sax iibada jaamacadda iyo inta khayrka jacel ee soomaaliyeed in ay adeegsan karaan akoonadaan hoos ku qoran ayna kusoo di ri karaan qofwalba waxa uu awoodo ee karaankiisa ah.:
halkaan hoose u dir
Dahabshil Bank:MOG0008555
Salaam Bank:30032889,
Premier Bank: 020300017008,
EVC:618454111,/ 618454114
MAXKAMADDA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO 3 RUUX XUKUN KU RIDAY
Maxkamadda Darajadda 1aad ee CQS ee dowladda Soomaaliya ayaa sha lay Xukuno iskugu jira dil, Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey 7 nin oo ku eedeysnaa iney ka danbeyeen Qaraxi san adkii 2016dii ka dhacay Suuqa Beerta ee degmada Waabari.
G/Maxkamadda Darajadda 1aad ee CQS G/le Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Xukunka Maxk amadda ku Dhawa aqey kadib markii bishaan Gudaheeda la dhageystay Eedaha loo soo jeediyay 7daasi nin.
7daan nin ayaa mid ka mid ah oo la gu magacaabo Cabduqaadir cali xasan xeer ilaalinta maxkam adu ku eedeysay asna Maxkamadda ka hor qirtay inuu ka tirsanyahay shabaab , waana Darawal kii Waday Gaarigii ku qarxay suuqa be erta, waxaana lagu xukumay dil Tooga sho ah. Sidoo kale Max kamadda ayaa 2 nin oo ayagana lagu kala magacaabo Maxamed Cabdullahi Nageeye iyo Cabd ina asir Cumar Xasan oo ayagana lagu soo eedeyey iney ka tirsanyihiin shaba ab Gaariga Hoomeyda ah aa ee qarxay in Midna keeney Xamar Midna ku hayey Geerash ku yaala BlackSii waxeyna ma xkama du ku xukuntay min 15sanno oo xabsi Ciidan ah. halka Maxkamadu siid eysay 4kale oo danbi lagu waayey.
RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO SHALAY KORMEERAY XARUNTA ISKU XIRKA GURMAD KA ABAARAHA EE Q/M
Ra’iisul Wasaaraha XFS.Md. Xasan Cali Kheyre ayaa shalay kormeer howll eed ku tagey xarunta Isku Xirka Gurm adka Abaaraha u qaabilsan QM, wuxuu na warbixino ka dhageystay qaar ka mid ah Hay’addaha gacanta ku haya xogur uurinta xaaladihii ugu danbeeyey ee Ab aaraha ka jira dalka. Md.Kheyre ayaa ka la hadlay Hay’addaha QM in la mideeyo Isla markaana la isku dheeli tiro habka gargaarka loo gaarsiinayo deegaanada abaaruhu ka jiraan, lana wadaago mac luumaadka ku saabsan meelaha ugu da ran ee u baahan gargaarka degdegga ah, gaar ahaan dawladda iyo QM, maa daama ay jiraan dadaalo kale oo gurm ad ah oo ay fidinayaan Guddiga Qaran ka ee Gurmadka Abaaraha iyo hay’ad do kale.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale kulan gaar ah la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qa abilsan Sooma aliya Mr.Michael Keating, waxayna isla soo qaadeen sidii QM.ay gurmadku de gdeg u gu gaari lahaa goobaha ay sida daran u sameysay Abaartu DHAMAAD.
QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY KISMAAYO
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya M/kismaayo ee Xarunta M /ulka KMG ee Jubbal and, qarax Ismiid aamin ah ayaa Xalay ka dhacay Ruux waxyaabaha qarxa ay ku xirnaayeen ay aa ku qarxay xaafadda Farjano, gaar ah aan Isgoyska Xaaji Jaamac, xilli uu hal kaasi maraayay qofka waxyaabaha qa rxa ay ku xirnaayeen.
JUBALAND OO SOO BANDHIGTAY MACLUU MAADKI QOFKI ISKU QARXIYEY SHALAY KISMAAYO
Maxamed Axmed Sabriye oo ah ma daxa xiriirka dadweynaha ee xafiiska ma daxweyne Axmed Madoobe aya bartiisa Twitterka ku qoray in qofka is qarxiyey lagu magacaabi jiray C/Laahi Axmed Jil ac oo ku magac dheraa (Baashaal)
Sabriye ayaa sidoo kale bartiisa ku soo bandhigay sawirka Baashaal oo u muuqda wiil dhalinyaro ah . Qaraxi sha lay oo aan geysan qasaare ayaa qofka is qarxiyey waxuu ku socday sida xoga ha ay shegayaan deegaanka Masaajid ka Xaaji Jaamac.
Kismaayo ayaa amaankeedu yahay mid her sareeyaa waxana badanaa aan an dhicin qaraxyo yo dilal qorsheysan
ODEY 90SANO JIR AHAA OO LAGU DILAY M/MUQDISHO
Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkinley ee G/Banaadir ayaa ku war amaya in kooxo hube ysnaa Bastoolada ay agagaarka Saldhiga degmadaas ay ku dileen nin odey ahaa oo 90sano jir ahaa. Ninka la dilay ayaa lagu magicaa bi jirey C/qaadir Macalim Cali, waxayna kooxaha hubeysan ay ku dhufteen dho wr xabadood.
Goobjoogayaal ku sugan Degmada Dharkinley ee G/Banaadir ayaa warba ahinta u sheegay in odeyga la dilay si weyn loogu yaqaanay degmadas.
Lama oga in Ala Ha u Naxariistee C/ qaadir Macalim Cali, uu kamid ahaa odo yaashii soo xulay Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya, xili beegsi lagu hayay mudooyinkii dambe.
Dhanka kale warar lagu baahiyay ba raha Alshaabab ayaa lagu sheegay in rag ka Tirsan Alshabaab ay toogteen C/ qaadir Macalim Cali oo kamid ahaa mas ’uuliyiinta Waxbarashada islamark aana ka mid ahaa 153kii oday ee soo xulay
BF.Soomaliya.
GOLAHA WASIIRADA HIRSHABEELLE OO SHALAY LA DHAARIYEY
Waxaa shalay M/Jowhar ee xarunta G/Sh/Dhexe lagu dhaariyay Golaha Wa siirada ee M/mulka Hirshabeelle, ka dib markii dhowaan ay meel mariyeen Baarl amaanka Maamulkaasi.Munaasabadan oo ka dhacday xar unta B/M/Hirshabee lle ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ma daxweyne Cosoble, G/yaha aarlamaan ka iyo xubno kale.
G/Wasiirada ee shalay la dhaariyay ayaa waxa ay tiro ahaan gaarayaan 52, kuwaasi oo isugu jira Wasiiro, Wariiro ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal, sida uu sheegay G/Baarlamaanka Hirshabeelle.
Anisixinta Golaha Wasiirada Hirshabeel le ayaa Xildhibaanada qaar ee Maamul kaasi waxa ay ku sheegeen in ay ahayd sharci darro kadib markii ay ku andacoo deen in ajandaha lagu soo daray ans xi nta oo aanay ka mid aheyn.
Sheekh Cusmaan Barre Maxamed G/B/M/mulka Hirshabeelle ayaa kulank an ka shaagay maali nkaas in 70 Xildhib aan ay u codeeyeen Wasiirada cusub si daasna ansax ku yihiin.
Dhanka kale Madaxweynaha Maamul ka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble, ay aa sheegay hadafka guud ee xukuum a dda in ay tahay Abuurista dhammaan qe ybaha kala duwan ee waxbarsahada.
Qaar ka mid ah xildhibaanada Baa rlam aaka Maamulka Hirshabeelle ayaa Madaxweyne Cosoble horey ugu dhaliil ay qaabka uu u soo xulay Golaha Wasii rada, iyadoo weli uu jiro khilaaf ku aad an arrintaasi.
WASAARADDA AMNIGA OO KA HADASHAY QARAXYADA MUQDISHO KA DHACAY
Wasaaradda amniga ayaa ka hada shay qaraxyadii ka dhacay M/Muqdisho ee khasaaraha kala duwan ka dhashay, kuwaasi oo masuuliyadooda ay sheegte en Ururka Al Shabaab.
Afhayeenka Wasaaradda amniga gu daha C/kaamil Macalin Shukri ayaa u sheegay Warbaahinta in qaraxa 1aad ay fashiliyeen ciidamada dowladda, kadib markii askari ka tirsan ciidanka dowlad da oo ku sugnaa Koontaroolka Warsh ada Nacnaca Degmada Wadajir uu rasa aseeyay gaarigaasi.
Gaariga Qarxay, ayaa la sheegay inu u ka yimid dhanka Shabellaha hoose, waxaana halkaasi ku dhaawacmay 3 ru ux oo la socday gaari Cari gadis ah.
Qaraxa 2aad ee caasimada ka dha cay ayuu sheegay Afhayeenka W/amn iga gudaha in Shabaab ay la eegteen Hotelka Wehliye, halkaasina ay ku laaye en dad shacab ah.Afhayeenka W/amni ga ay aa sidoo ka le sheegay maalmihii dambe inay jireen rag badan oo ka tirs an Ururka Al Shaba ab oo is ku soo dhii bay dowladda Somal iya, kuwaasi oo ka faa’iideysanaya baa qii Madaxweynaha Somaliya iyo Ra’iisal Wasaaraha dalka.
Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliya da qaraxa ka dhacay Hotelka Wehliye, waxayna sheegeen inay halkaasi ku dil een Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dowla dda sida ay hadalka u dhigeen.
WASIIR HADLIYE OO KA TACSIYADEYNAYA GEERIDII DIBLOMAASI SARE AXMED MAX AMUUD IBRAAHIM
Wasiirka W/Arrimaha Dibadda iyo Dh/nta Maalgashiga ee JFS H.E. Dr. Ab dusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowla ha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxige enka H.E. Ahmed Ali Mohamed " Kadi ye” Xoghayaha joogtada, Agaasimayaa sha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada gu ud,Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dha mmaan Saraakiisha W/Arrimaha Dibad da iyo Dhiirigelinta M/gashiga waxa ay tacsi u dirayaan ehellada, asxaabta iyo Ummadda Soomaaliyeed geerida ku ti mid Allah u naxariistee Diblomaasi sare Axmed M/mud Ibraahim, Agaasime kuxi geenka Waaxda Carabta ee Wasa arad da oo March 13, 2017 ku geeriyooday Is bitaal ku yaalla M/Stanbul ee dalka Turk ey,waxaanu u geeriy ooday xanuun mud dooyinkii dambe uu la dhibanaa.
Marxuum Ahmed Mohamud Ibrahim oo muddo 29 sano ku soo jiray howlaha diblomaasiyadda, ayaa waxa uu si rasmi ah kaga mid noqday howlwadeennada Wasaaradda sanadkii 1988. Axmed Ma xamuud oo ahaa diblomaasi aragti dhe er oo fikirro cusub curiya ayaa sanadkii 1986 ka qaatay Shaahadada "Bachelor degree” ee kuliyadda Xiriirka caalamiga ee Jaamacadda "Sidi Mohamed Ben Abdellah University” ee Magaalada Fes ee dalka Morocco, kahor Jaamacadda wa xa uu ka qalin jebi yay dugsiga sare ee Sh. Sufi ee Muqdisho, waxa uu sidoo ka le ka mid ahaa dufcaddii ugu dambeys ay ee ka qalinjebisay Akadeemiyadda daraasaadka diblomaasiyadda ee W/ Ar r imaha Dibadda Soomaaliya kahor bil ooyin kooban inta aaney burburin Dowla ddii Milatariga ee uu hogaaminayay M adaxweyne Maxamed Siyaad Barre.
Sanadihii 2008 iyo 2010 waxa uu koo rsooyin diblomaasiyadeed ku soo qaat ay machadka daraas aadka diblomaasiy adda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Masar. Marxuum Axmed ayaa Waaxda Carab ta ka noqday howlwadeen, kadib Madax qeybeed illaa uu ka gaaray dar ajada Ag aasime kuxigeenka Waaxda.
Marxuum Axmed Maxamuud Ibraahim oo ku dhashay Caasimadda Muqdisho sanadkii 1957, waxa uu ka mid ahaa diblomaasiyiinta lagu tiriyo tiirarka udub dhexaadka ee Wasaaradda Arrimaha Diba dda gaar ahaan waaxyaha siyaas adda iyo amniga.
Haddaba, annagoo ka murugeysan , ka na tiiraanyeysan geerida Marxuumka , ayaa waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariisto,qabrigiisana nuur iyo neeca aw udgoon ku siiyo,hoygiisana ka dhigo Jannada sare ee Alfardows , qoyskiisa , ehelladiisa iyo asxaabtiisana Samir iyo iimaan ka siiyo – Aamiin.Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
G/BAARLAMAANKA GALMUDUG OO SHEE GAY IN DHAWAAN LA QABAN DOONO DORA SHADA MADAXTINIMO EE G/MUDUG
G/B/Galmudug Md. Cali Gacal Casir ayaa sheegay inay dhawaan qabanaaya an doorashada mad axtinimada Maamul G/Galmudug oo uu dhawaan iska casi lay Md. C/kariin Guuleed.
Gudoomiyaha ayaa meesha ka saar ay inay jiraan wax qilaaf ah oo u dhaxee yo Xildhibaanada Maamul G/Galmudug asagoo sidoo kale xusay in ay diyaarsan yihiin mashaariic lagu dhisaayo xar unta B/M/mulka Galmudug.
Md.Casir ayaa dadka deegaanada Galm udug ka codsaday inay la shaqeeyaan isla markaana ay si buuxdo u garab ista agaan waxaana uu sheegay in maamul ka Galmudug uu taaganyahay hormarin ta dhamaan deegaanada hoos tago ma amulka.
MAMULKA AHLUSUNNAH OO XUKUNNO DIL UU KU JIRO KU RIDAY XUBNO KA TIR SAN XARAKADA LOO YAQAN TAKFIIRKA
Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa ka hadlay xu kun ay maxkamad ku taalla Degmada Guriceel ay ku ritay eedeysanayaal la horkeenay maxkamadaasi.
Sideed eedeysane oo ay Dumar ku jiraan ayey maxakadu ku riday xukuno isugu jira Xabsi iyo Dil,waxaana Ahlusu nna Dadkaasi ay ku eedeysay inay dhib aato ku hayeen Dadka,dalka iyo Diinta sida uu Radio Dalsan u sheegay sarkaal ka tirsan garsoorka.
Sh.Xasan Muxumed Geyrte oo ka mid ah saraakiisha maxkamada degma da Guriceel ayaa ka war may xukunka Maxkamadaasi ay riday iyo sida uu u dhacay kuna sheegay mi sax ah oo wa
Afaqsan Sharecada Diinta Islaamka.
MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA MASAR, XUSNI MUBAARAK OO XABSIGA LA SII DAYN DOONO.
Mr.Xusni Mubaarak oo Kacdoon Da dweyne talada looga tuuray sannadkii 2011kii ayaa la filayaa in laga sii daayo goobta uu ku xiran yahay oo ku dhex taalla Isbitaal Milliteri. Qareenadiisa iyo ilo dhin aca Garsoorka ayaa sheegay in Madaxweynihii hore oo da’ noqday la sii dayn doono berri oo Tala ado ah ama wa qti dhow oo ku xiga, lana filayo inuu dib ugu laaban doono gurigiisa.
Xusni Mubaarak oo Dacwadiisa ugu dambaysay la qaaday bishan ayaa wax aa laga tirtiray Demb igii Dilka ee loo ha ystay. Mubaarak waxaa sannadkii 2012kii lagu xukumay Xabsi Daa’im, iyado ol agu soo oogay dilkii 239 Dibadbaxayaal muddadii ay socdeen 16kii maalmood ee Kacdoonka ee lo oga tuuray talada dalkaasi.
Dhinaca kale, waxaa maanta oodda laga qaaday 203 Dhallinyaro oo horey uga qeyb galay Diba dbaxyo ka dhan ah Dowladda Madaxweyne C/Fataax Alsisi. Wakaalladda Wararka Bariga Dhe xe ee MENA ayaa sheegay in dadka la sii daayey qeyb ka ahaayeen Cafis uu Madaxweynaha fidiyo dhowr bilood ka hor
BUHARI OO SHALAY DIB UGU LAABTAY XAF IISKIISA
Buhair Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa shalay dib u gu laabtay xafiiskiisa oo uu muddo 2 bil ood uga maqnaa sababo caafimaad.
Mr Buhari ayaa ku laabtay dalkiisa Ji mcihii ka dib 7aadyo uu fasax ugu maq naa UK iyadoo xaal addiisa caafimaad aad loo hadal hayay. Lama shaacinin fa ahfaahin ku saabsan xanuunka madax weynaha taasoo horseeday hadalhayn badan oo ku aadan caafimaadkiisa.
Masaajiddada iyo kaniisadaha Nigeria ayaa looga duceynayay madaxweyna ha. Madaxweyne ku xigeenka Yemi Os inbajo ayaa dalka sii hogaaminayay m uddadii madaxweyne Buhari uu maq naa. Dadweynaha Nigeria qaarkood ay aa ammaanay Osinbajo iyo qaabka uu dalka u hoggaaminayay dalka intii uu Buhari maqnaa.
QARAXYO XALAY KA DHACAY MUQDISHO
Wararka inaga soo gaaraya Isgoyska Jidmareexaan ee Degmada Wartanab adda ee G/Banaadir ayaa waxa ay shee gayaan in xalay Bambo gacmeed lagu tuuray Ciidamo ku sug an halkaasi. Koo xo hubeysan ayaa Bambo gacme ed waxa ay ku tuureen fariisin Ciidanka DFS ay ku leeyihiin Isgoyska Jidmare exaan, saraakiisha Ciidanka D/F/S ayaa Warbaahinta muqdisho qaar ka mid ah u sheegay in weerarkaasi uu ku dhin tay Qof shacab ah oo halkaasi marayay, si doo kalena uu ku dhaawacmay Hal As kari oo ka tirsan NISA.
Dhanka kale Daqiiqado kadib waxaa Bambo gacmeed lagu tuuray Ciidamo ku sugnaa Isgoyska Howlwadaag ee G/Banaadir, wararka qaar ayaa sheega ya in uusan khasaare ka dhalan Bambo gac meedkaasi. Bambo gacmeedyadan ayaa xalay waxaa si aad ah looga maql ay Degmooyinka qaar ee G/Banaadir, waxaana si weyn u hadal dad shacabka ah.
Ciidamo ka tirsan NISA ayaa ku ba xay weeraradan waxaana ay xalay Ho wlgallo ka sameeyeen ayeen xaafadaha Degmooyinka Wartanabadda iyo How lwadaag, iyaga oo ku raadjooga raggii ka dambeeyay weraradan. M/Muqdisho shalay waxaa ka dhacay 2 Qarax oo Is miidaamin ah, kuwaasi oo geystay khas aare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ay u badn aayeen dad shacab ah.
WARBIXIN: BRITAIN OO SHAACISAY INAY £16 MILLION POUND KU TAAGEERAY AAN DADKA KU MACLUULSAN SOMALIYA.
Sida lagu soo daabacay Websaytka Golaha Qaxootiga Norway (NRC) waxay Dowladda Britain she egtay inay 16 millin oo Giniga Istarliinka ku maalgelinayso dhowrka bilood ee soo socda Barna amijka looga hortegayo Macluusha Som aliya.
Kharajkaasi ayaa la sheegay in lagu taageeri doono in ka badan 450,000 oo qof oo nafbadbaadin ah, kuwaasi oo lo ogu iibin doonto Cunto iyo Biyo. Khara jkaasi £16 million Pound ayaa qeyb ka ah Kaalmaadda ay Hay’adda UKAid ee ay ugu talagashay in wax loogu qabto Abaaraha iyo Macluusha ka jirta So maliya, waxayna Lacagtaasi guud aha an dhan tahay 110 million oo Gini (£110 million Pound).
Warbixinta ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsaha badan Lacagta dhan 16ka million ee Gini loogu wareejin doono 7 Hay’addo Aan Dowli ahayn (NGO), ku waasi oo koox ah aan uga dhex shaqe eya gudaha Somaliya. Hay’addahaasi N GOyadda waxaa ka mid ah: Norwegian Refugee Council, Action against Hung er, Cesvi, Concern Worldwide, Danish Refugee Council, Int ernational Rescue Committee iyo Save the Children.
Kharajkaasi ayaa la filayaa in isbuuc yadda soo socda wax loogu qabto 331,000 oo qof oo lagu siinayo Taageer adda Gurmad Cunto, iyadoo in ka ba dan 125,000 o okalena lagu gaarsiin do ono bi yo nadiif oo ammaan ah.
Xaalladda Samafalka Aadminimo ee Somalia ayaa meel xun taagan, iyadoo kala bar 6.2 million oo ka mid ah 12 mill ion ee dadka Soomaalida haysto amma anxumo dhinaca cuntada ah, halka 363, 000 oo Carruur ahna yihiin kuwo na gafoxumo hayso.
DHALINYARO LAGU WAAYAY BURCADBADE EDNIMO OO DALKA LAGU SOO CELIYAY
Dowladda Seychelles ayaa dib ugu soocelisay Mu qdisho 5 Mu waadin oo So omaali ah, oo mud hal sano kuxirnaa dal keeda, kadib markii ay ku waysay dembiyo la xiriira burcadbade edni mo.saarada Arrimaha Gudaha dowl adda Seychelles ayaa sheegtay in Max kama da sare ee dalkaa si fasaxday sha nta qof oo dhalinyaro Soomaali oo bishii June la gu xukumay 12 sano ee xabsi ah.
Raggan ayaa shalay laga soo dejiy ay Garoonka Diyaaradaha M/Muqdisho, iyagoo saaran diyaa rad gaar ah, oo kas oo qaaday Jaziirada Seychelles oo dho wr sano ku xirnaa, waxaana lagu wareej iyay ciidamo katirsan dowladda Soma liya.
Xafiiska Daroogada iyo dembiyada QM ee loo soo gaabiyo UNODC ayaa gacan ka geystay dib usoo celinta Muw aadiniinta Soomaaliyeed, ee laga soo daayay xasbiyada dalka Seychelles.
Dhalinyaradan ayaa lagu eedeeyay I nay afduubteen Markab laga leeyahay dalka India sanadkii 2014 biyaha gaca nka cadmeed, sidoo kalena ay la hayst iyaal ka dhigteen Madmaaxiyaasha mar kabka.
Bishii December, ayay racfaan ka qa ateen xukun lagu riday oo 20 sano oo xabsi ahaa, waxaana Maxkamada sare baaritaan dheer kadib ogaatay in dhlin yaradan aysan lahayn wax dembi ah, wax ayna amartay in dalkooda lagu celiyo. Dalka Seychelles waxaa wali ku xiran 15 qof oo Soomaali ah, oo lagu ha ysto dembiyo Burcadbadeednimo ah,
kuwaasi oo qaarkooda la xukumay.
ISU SOO BAX ROOB DOON AH OO MAANTA KA DHACAYA MUQDISHO IYO AMAANKA OO LA ADKEEYAY
Maanta oo Talaado ah waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacaya isu soo bax roob doon ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowladda Federaalka Soomaliya, iyo qeybaha kala duwan ee bulsha da ku nool Magaalada.
isu soo baxa roob doonka waxaa Todobaadkaan ku dhawaaqay madaxweynaha Soomaliya Madaxweynaha Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), kadib markii uu la kulmay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Culumada Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed ay laabta isu furaan si Eebe uga dulqaado colaadaha iyo abaaraha soo noqnoq day.
Amaanka magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa saakay si weyn loo adkeeyay waxaana lagua arkayaa wadooyinka magaalada Ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaliya oo sugaya amaanka.
WIIL UU DHALAY GUDDOOMIYE HORE OO WEERAR LAGU QAADAY, IYO WIILKII OO LA LA’YAHAY
Xalay fiidkii ayaa Kooxo la sheegay inay wateen Gaari nuuca raaxada ah waxay weerar qasaare gey sty ay ku qaadeen Goobo ganacsi iyo xarumo ciidan oo ku yaalla gudaha degmada Afgooye ee Gob olka Shabeelaha hoose.
Weerarka ayaa ka dhacay goob ganacsi oo la sheegay inuu lahaa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee degmada Afgooye C/llaahi iideey,waxaa dadka deegaanku ay sheegayaan in weerarka ay ku dha awacmeen tiro dad ah oo la sheegay inay ka ag dhawaayeen goobta uu weerarku xalay ka dhacay.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Idaacadda Simba in weerarka kooxaha hubaysan ay ku qaadeen xalay Afgooye ay ku dhaawacmeen ku dhawaad shanruux oo ka mid ah dadka ku nool degmada Afgooye.
Goobta weerarku ka dhacay ayaa waxaa durbaba gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo gabi ahaamba la wareegay xarunta ganacsi ee uu lahaa wiilka uu dhalay guddoomiyihii hore ee degmada Afgooye.
Illaa Hadda ayaa lagu waramayaa in la la’yahay wiilkii goobta ganacsi ee la weeraray nolol iyo geeri midna.Waqtiyadii ugu dambeeyey ayaa waxaa soo badanayey weerarada joogtada ah ee lagu qadayo xarumaha maamulka ee ku yaalla gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose,waxaana sidoo kale barbar socotay arintaa dilalka iyo dhaca ddka rayidka ah ee magaalada Ku nool
WARAABE DADOOW SOMALI AH..
Waa jimco. Waxa aan iska joogay guriga,waxa aan goostay in aan akhtiyo dhowr file oo i hor till, waxaan aqriyay 16 file oo ku saabsanaa musuqa ( corruptionka) xubna beesha caalamka ah iyo shaqsiyaad Somali ahi ay isku baheeysteen,waan dhameeyay aqriskii, waxaan arkay indhaheeyga oo ilmo ka socoto, waxaan u maleeyay in ay indhuhu iga daaleen, bacdamaa aanan xasuusan markii iigu dambeeysay ee aan ooyo.
Waxaanse ogaaday in ay ilmado aheed ooyin dhab ahoo ka dhalatay qoraalkii aan aqrinayay. Waxa badanaa aan ka walwali jiray musuqa madaxda sare ee qaranka .waxaanse la yaabay madaxda dhexe ee wasiirada, taliyayaal, agaasimayaal, gudoomiyayaal, ganacsato iyo wakiilo beesha caalamka ah dowrka ay ka qaateen musuqa oo 10 jibaar ka badan kan madaxda sare, dhibka ka dhashana uu quus ku galinayo marka aad ka fekerto xalkiisa.
Waxan ka sii naxay sida dadweeynuhu u arkaan shakhsiyaadkaas ,in ay yihiin dad nadiif ah,xalaal quudata ah.
Waxaan mar kale soo xasuustay mar aan arday xamar jamacada ka dhigta aan u diray cilmi baaris sanadkii 2014, in ay qiimeyaan wasiiradii dalka soo maray 8dii sanno ee ugu dambeeysay. Waa ay soo saareen qofkii ugu musuqa badnaa oo noqday wasiirkii /wasiiradii….. oo aniga iyo dadka intiisa badan aan u heeysanay qofka ugu nadiifsan in uu yahay laakin noqday qofka ugu xun,anigii ayaa aamini waayay, koox kale oo arday ah ayaan u diray, isla qofkii ayeey soo saareen. Waxaan ku iri tan lama daabici karo oo qof aaminayo ma jiro.
Sidaa ayaan ku joojinay.
Waa dad waraaba dadoow ah,waxaan soo xasuustay 1975tii galab ayaan tagay Magaalada Qansax dheere ee Gobalka Baay. Waxaan la joogay galabtaa Md.Maxamad Ibrahim warsame "Hadraawi” oo halkaa maxbuus ku ahaa,waxa doodeena ugu badan aheed markii uu ku adkeeystay in uu jiro” waraabe dadoow” dad waraabe noqda waxaan ku iri ma anigaad i cabsiinee, see dad waraabe ku noqdaa ? xageed iyo sideed ku ogaatay? Waxa uu igu yiri: Suudaan.
Waxaan ku iri: kaama aaminayo.waxaa uu igu yiri: walba mid iga aamin. Waxaan ku iri: waa maxaay? Waxa uu igu yiri: alaabta aad heeysato halkan dhigo anigaa ku heeynayo, saacadan laga bilaabana ogoow in aad maxbuus tahay. Waxaan ku iri: waan yarahay dambina ma galin. Waan ka ta gay, laakin maxaa dhacay! Isla Habeenkii xabsi ayaan ku jiray.
Taasi runtii ayeey noqotay.Tii kale maanta ayaan ogaaday 10/3/2017, in ay jiraan dad som aliya oo waraabe dadood ah laakin jirkoodu uuna is badalin.
Allow dadkan adigaa kala yaqaane, inta waraabe dadoowga qalbiga ka ah, qalba hanuun u gali. Aamiin.
NB. Sawiradu waa Abwan Hadraawe,Yaxya iyo WD. QORE: YAHYA AMIR
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 14-KA MAARSO 2017-KA
R/WASAARE KHEYRE OO CAMBAREEYEY QARAXYADA KA DHACAY MUQDISHO R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada shalay ka dhacay qeybo ka mid ah M/ Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nacna ca oo fariisin u