WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 14-KA MAARSO 2017-KA
R/WASAARE KHEYRE OO CAMBAREEYEY QARAXYADA KA DHACAY MUQDISHO
R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada shalay ka dhacay qeybo ka mid ah M/ Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nacna ca oo fariisin u