Siyaaradii caalimkii Soomaaliyeed weligii ilaaheey oo lagu…Magaalada Göteborg(Gothenborg) ee Caasimadda labaad ee Waddanka Sweden

0
Monday November 09, 2015 - 13:28:26 in Wararka by
  • Visits: 1010
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradii caalimkii Soomaaliyeed weligii ilaaheey oo lagu…Magaalada Göteborg(Gothenborg) ee Caasimadda labaad ee Waddanka Sweden

    Waxaa habeen hore Saqdii dhexe lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Göteborg(Gothenborg) ee Caasimadda labaad ee Waddanka Sweden Siyaaradii Caalimkii weynaa ee Soomaaliyeed Weligii Ilaaheey 1-Sheekh Cabdi Ow Cumar Celi iyo Wiilkiisa Sheekh Maxame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa habeen hore Saqdii dhexe lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Göteborg(Gothenborg) ee Caasimadda labaad ee Waddanka Sweden Siyaaradii Caalimkii weynaa ee Soomaaliyeed Weligii Ilaaheey 1-Sheekh Cabdi Ow Cumar Celi iyo Wiilkiisa Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi Ow Cumar Celi
 oo labadabalagu Siyaarto Magalada Cilmiga Diinta Islaamka ku caan baxday ee Warsheekh

Siyaarada oo aay soo qaban qaabiyeen Bahweynta Ahlusunna waljamaaca ee Magaalada Göteborg , ayaa waxaa ka soo qayb galay Culumaa´udiin Caan ka ah Waddanka Sweden iyo Bahweynta ku Abtirsata Ahlusunna waljamaaca oo ka kala yimid Dhammaan Gobollada Sweden iyo Waddamada Jaarka la ah.

Culumada halkaas ka Muxaadareysay kana sheekeysay Marxaladihii Islaamku soo maray iyo weliba Doorka aay ka soo qaateen Culumada la Siyaaranayo Fidinta Diinta Islaamka , ayaa waxaa ka mid ah 1- Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxyadiin Celi 2- Sheekh Cabdiraxmaan Mire Jimcaale 3- Sheekh Cabdullaahi Saadaq sheekh Sheekh Cumar Sheekh Axmed Xaaji Mahdi 4- Sheekh Cabdullaahi Salaad 5- Sheekh Maxamuud Macallin Xasan 6- Macallin Xasaneey iyo Culumo kale oo aanaan halkaan ku soo koobi karin iyada oo siyaaraduna ku dhammaatay jawi Deggen oo Fafxadi ku dheehan tahay.

image-c78c1a5988fc924b4164ce04a0b8ee5c89677cb69bc273338ac4ffb0dabdefc1-V


  image-ecf7612e1f29e13596f8afe32c0aa2b64d0c076f7fbafbe7126f5f038928079d-V

image-bde5e2be65f3091c9ad8f17f3328518bb6c848eddd316a5c241f05aa7afd5624-V

 

 image-3920f4bf6334a592552f4daac7e1d778b3d94b4921df3f0cf6938dd9991fea50-V

image-624fab7fc2b0cea71d959e89d65e086f4737af8dcb7fe861d7babf89da1e105c-V

 image-450f610c3ecfd32da67e3ada4e6748a7401f79cb01d23051b3217cc03c102c74-V

image-071cc004f5bc391fb5ee5119e38d61f6fac0ed90440c4ebe212248512359e8a0-V

 image-22c9f95b2c906430673b5b7f2833825bba4aa3f1267d4eb0a1cced943f4cb0bf-V

 image-9af0069d58325e7b1412c51dbd24f8c08c03140fa3e43917988320042d722cb8-V

image-1e9d38b4583a6ed32fb12424aa869f3c908127f104fc5c6203d28260ac63fbc3-V

Waxaa noo soo diray
Abdi Ali Fidow


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip