Maqaallo

MAQAAL XIISO LEH: WAXAAN KU DHAX JIRNAA FUUSTO SHIDAAL AH OO HOLCEEYSO

0 Visits: 1203 | Tuesday July 11, 2017 - 22:07:05
WAXAAN KU DHAX JIRNAA FUUSTO SHIDAAL AH OO HOLCEEYSO. Araar: Ha u qaadan in aan cid gaar ah u dan leeyahay,waa qoraalo aan soo xigtay si dhalin yarada somaaliyeed ee cumrigoodii lala qeeybsaday, mustaqbalkoodiina la dilay, iyadoo meel kale farta loogu fiiqayo, ay u arkaan wixii ajaanibtu naga qortay…

Read More »

M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI (Dhambaal ku socda Madaxweynaha Soomaaliya)

0 Visits: 909 | Friday July 07, 2017 - 12:17:26
M/WEYNE FARMAAJO DADKA & DALKA BADBAADI Sida aad ka warqabto waxaa Somnaliya ku soo fool leh dhibaato aad u baaxad weyn oo ay soo wadaan Sacuudiga & Imaaraatka taasoo saldhigeedu yahay inaan la collowno dowladda Qadar oon waxba naga halleyn, wax dhibaato ahna aysan naga soo gaarin xageda marna. Waxaa…

Read More »

kacaanku waxa uu necbaa qabyaalada, waana aasay qabyaaladii! ma xaa ka jira arrintaas.

0 Visits: 1278 | Friday July 07, 2017 - 12:11:36
kacaanku waxa uu necbaa qabyaalada, waana aasay qabyaaladii, xilalkana kuma magacaabi jirin qabiil.!!!!!!.ma xaa ka jira arrintaa.? .su'aashaa ka jawaab adiga oon hab qabiil u fakarin.adiga oo aan kacaan diidnimo iyo guulwade nimo midna kaa muuqan.

Read More »

Maxay Aheyd Sababta Rooboow Uga Fogaadey Al-Shabaab.? Warbixin

0 Visits: 1113 | Saturday July 01, 2017 - 22:40:19
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins. Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii Axmed Godane oo dhacay bishii September ee sannadkii 2014-kii, kooxda ayaa qiratay dilka Mukhtaar…

Read More »

''Soomaaliya'' iyo waa kuma Black water

0 Visits: 1773 | Friday June 30, 2017 - 07:25:26
Erik Prince,Aas aasihiiBlack water wuxuu aamin san yahay in adduunka laga tiriro Muslimiinta iyo Caqiidada Islaamka, waa ninkii sameeyay shirkaddii Xasuuqa ka gaysatay Ciraaq iyo Afqaanistaan , haatanna ka dagaalanta Soomaaliya laakiin magic kale wadata, waxaa haattan uga fuliyay Soomaaliya dilalka…

Read More »

Maxay tahay maslaxadda Soomaaliya ugu jirta go'doominta ay Sacuudiga iyo Imaaraadka ee Qadar ?

0 Visits: 1078 | Wednesday June 21, 2017 - 22:18:12
Inta aanan ka jawaabin su'aasha aan cinwaanka uga dhigay qormadeena ee oroneysa: Maxaa maslaxad oo Soomaaliya uga jirta taageeridda go'doominta ayImaaraadka iyo xulafadiisuku sameynayaan dalka Qadar ee muslimka. Aan marka horewaxoogaa ka warammo dowrka muuqda eeQadar ayku laadahaysaaxada dowladiga,…

Read More »

Dhulkii Dowladda Waraaqo ayaa loo samaystay.

0 Visits: 862 | Wednesday June 21, 2017 - 21:25:51
Dowladda maxaa la Gudboon? Markii ay dhacday Dowladdii dhexe ee Soomaliya horraantii 1991-kii waxaa Soomaaliya oo dhan ka dhacay qax aad u balaran gaar ahaan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo ay ku jirto Magaalada Muqdisho, Qaxaas oo marba marka ka dambaysa soo badanyey oo wada camiyayey dadka intiisa…

Read More »

Nabad Darro iyo Nolol Xumo ayay Ugu magac dareen (*Nabad iyo Nolol*)

0 Visits: 985 | Wednesday June 21, 2017 - 11:26:43
(Nabad Darro iyo Nolol Xumo ayay Ugu magac dareen(*Nabad iyo Nolol*) Qormadaydan kooban ayaan jeclaan lahaa in'aad ila wadaagtaan taasoo aan uga hadlayo qormoiyin aan uurka jirin ee afka uun ay ka sheegaan kooxda aan ugu maga daray (been sheegayaasha isku been abuurtay) si ay isugu aqoonsadaan Astaantan…

Read More »

Siyaasadda Somaliya oo wajahaysa weji cusub (Warbixin)

1 Visits: 995 | Wednesday June 21, 2017 - 10:20:50
Siyaasadda Somaliya, ayaa waxaa la fillayaa in weji cusub ay yeelan doonto, ka dib Ciidul Fitriga, oo Xildhibaanada Labada Aqal ay fasaxa ka soo laaban doonaan. Xildhibaanada waxaa iminka gebagebo ka ah fasixii labada bilood.

Read More »

Todobo Qodob Oo Uu Ku Fashilmay Shirkii Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Muqdisho lagu qabtay (Akhriso)

0 Visits: 881 | Tuesday June 20, 2017 - 20:22:18
Shirweynahii Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho waxaa ka soo baxay war murtiyeed, dadka ka qeyb galay oo wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ah iyo maamul goboleedka dalka ay soo xuleen waa ka mahadceliyeen wixii dhacay…laakin ha la iska xisaabtamo…

Read More »

Ma aha in amnigu la siyaasadeeyo ? By Shador Haji

0 Visits: 894 | Monday June 19, 2017 - 20:10:28
Amnigu waa shaqada muwaadin kasta oo Soomaaliyeed, qof yar iyo qof weynba, ka shaqeynta amnigu maaha, mid masuuliyadiisu ku kooban tahay kaliyah, maamullada deggaanka,, kuwa heer dowlad gobolleed iyo midka heerka Qaran.

Read More »

Khilaafka Qatar iyo Isbaheysiga Sacuudiga, Dowladda Soomaaliya oo isku khilaafsan go'aanka (Warbixin)

0 Visits: 1011 | Tuesday June 13, 2017 - 22:25:51
Todobaad ayaa ka soo wareegay markii dalalka uu Sacuudiga hoggaamiyo (Imaaraadka, Baxreyn, Masar iyo kuwa kale) ay xiriirka u jareen dalka, wax cunaqabateyn u egna ay saareen dalka yar ee carbeed ee Qatar, labada dhinacba waxa ay raadiyeen isbaheysiyo.

Read More »

Xildhibaan Si Adag ula Hadlay Farmaajo Mudane Madaxweyne Halkey Somalia u socotaa ?

0 Visits: 930 | Saturday June 10, 2017 - 21:54:43
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii…

Read More »

Faallo: Lixda gaashaan ee dowladda Qadar

0 Visits: 1486 | Saturday June 10, 2017 - 10:47:03
Dowladda Qadar waxa ay heysataa lix Gaashaan oo ay uga hortegi karto Cawaaqib xumada ka dhalan karta Xayiraadda ay kusoo rogeen dhowr Dowladood oo Carab ah kuwaa oo ku eedeeyay Qadar in eey Maalgeliso Argagixasada, Dowaladda Qadarna waxa ay si is daba joog ah u beenisay eedeymaha loosoo jeediyay.

Read More »

DAALAA DHACA QATAR DAN UMA AHA SOOMAALIYA WQ Muxyadiin Ciid

0 Visits: 991 | Friday June 09, 2017 - 20:10:36
In badan oo naga mid ah ayaa ku baraarugay 04-06-2017, markii qaar ka mid dowladaha gacanka iyo Masar xiriirka u jireen dowlada Qatar, maalin ka dibna ku biireen dowladaha Yemen, Libiya iyo Maldivis oo ayaguna maray wadadii saaxiibadood. Hadaba waxaa isweydiin mudan maxaa qoonsiga keenay? Maxaa ku qasbay…

Read More »

MAQAAL: SOOMAALIYA: QATAR MISE?

0 Visits: 949 | Friday June 09, 2017 - 19:49:36
Soomaaliya waxay walaac ka muujisay khilaafka dowladaha Khaliijka, haddana ma ayan ka jarin xiriirkii dawladda Qatar sida: dawladaha Sacudi Carabiya, Imaraadka Carabta, Masar, Baxrayn, Yemen, Liibya, Meldevis iyo Mouritaniya, iyadoo Jabtuuti ay tiri waxaan hoos u dhigay xiriirkii Qatar (Iyadoo aan jarin…

Read More »

Garaadaha saraakiisha waxaa ugu fiican kuwii hore,dalkana khayaani maayaan: NASASHADA JIMCAHA-Q. 47aad.

0 Visits: 1138 | Friday June 09, 2017 - 17:43:21
1-Axmadeey ayaa markii gabadhii lagu mehriyay ku yiri: Shiikhii ku mehriyay, Meeqaan ku siiyaa? Shiikhii ayaa asaga oo kaftamaya ku yiri: lacag u dhiganta gabadha quruxdeeda i sii. Axmed 10$ ayuu siiyay. Shiikhii oo lacagtu la yar tahay ayaa ku yiri: bal i tusi Gabadha sawirkeeda ,si uu u weeydiisto…

Read More »

LOOLANKA DUNIDU MAANTA WAA OIL & GAS!

0 Visits: 1058 | Thursday June 08, 2017 - 10:25:53
Maqaalkani waxa uu sharaxayaa sababta qaybo badan oo ka mid ah Dagaalada ku saleysan dhaqaalaha Saliida Xiriirka Caalamiga iyo hindisaha xiriirka tamarta,si aan u ogaano sababaha dagaallo adag oo horey u dhacay in la joojin-waayo iyo dagaalada cusub ee ka qarxi-doona geeska Afrika.

Read More »

Maqaal: Dhulkii qaniga ahaa oo ay lahaayeen dadkii faqiirka ahaa…

0 Visits: 1240 | Wednesday June 07, 2017 - 23:43:50
Waxaan ahay wadani soomaaliyeed oo ah indheer arag fiqi ah.Waxan maanta inyar xusayaa si kooban macaluusha iyo gaajada abaareed ee xaaqday dalkeenii dad iyo duunyaba,tanoo saamaysay tuulo, dagmo iyo gabolkasta oo soomaaliyeed.waxaan illaahay ka baryayaa in uu naga cafiyo danbiga aan ka galay dalkayaga…

Read More »

Wasiirka Maaliyada oo ka war bixiyey waxii u qabsoomay

0 Visits: 897 | Wednesday June 07, 2017 - 11:35:04
MA 3 BIL OO KELIYA? Markii aan akhriyay warbixintan ee Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa waxaa iga timid illin, jirkoo dhan iyo xaaddaa i dhaqaaqday. Warbixintan wuxuu ugaga hadlayaa wixii u qabsoomay wasaaraddiisa muddadii saddexda bilood ahayd ee la soo dhaafay, waxaanse aad…

Read More »