Maqaallo

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Aqalka Sare Ee Diiday In Laga Hadlo Qalbi-dhagax, Kuwa Ogolaaday iyo Inta Ka Aamustay

0 Visits: 1067 | Monday September 11, 2017 - 19:10:05
Xildhibaannada Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ku kala qeyb-samay ka doodista arrintii ku saabsaneed sida ay xukuumadda Cali Kheyre ku dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax.

Read More »

Wax Ka Ogow Qaraxyadii 11 September Ee Daaraha Mataanaha New York (Warbixin)

0 Visits: 1877 | Monday September 11, 2017 - 18:44:45
Hadaynu yara milicsano Dhacdada Sspt. 11, ee sannadkii 2001-kii waxaa la sheegay inay 19 Djallinyaro ka tirsan Ururka Alqaacida oo Tababar Duuliye Diyaarad lahaa si xoog leh ku qafaasheen 4 Diyaarado Rakaab oo ay u adeegsadeen Weerarkaas lagu hoobtay. Kooxihii weerarkaasi fuliyey oo tiradooda dhamayd…

Read More »

Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?. W/Q: Proff Yahya Sheekh Caamir

0 Visits: 1187 | Thursday September 07, 2017 - 11:04:07
"Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?. A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24 sanno. Muxuu sameeyay?.

Read More »

Falanqeyn : Yaa Mudan Muwaadin soomaaliyeed.?

0 Visits: 1185 | Monday September 04, 2017 - 12:21:16
Inta badan Madaxda Dawlada Faderaalka Somaliyeed ayaa waxaa ku badan kuwo sannooyin badan Qaxootinimo ku joogeen dalalka Reer Galbeedka una suurto-gashay inay helaan Aqoonsiga Dhalashadda iyo Muwaadinnimadda dalalka Qaxootiga ku joogeen.

Read More »

3 Qeybood oo Bulshada Soomaaliyeed ah oo Siyaabo kala duwan uga faa'ideysanayo Arrinta Qalbi Dhagax

0 Visits: 1072 | Monday September 04, 2017 - 00:01:32
Horta dad baa Mooda qofkii Dowladda ku Canaanta arin Qalbi Dhagax in uu mucaarad yahay.

Read More »

ONLF MA JABHAD XAQ U DIRIRAA MISE USC OO KALE ?

0 Visits: 1023 | Sunday September 03, 2017 - 23:36:42
Jabhad waxaa lagu qeexaa dad Hubeysan, isku Jaal ah ooleh deegaan, isku Midab iyo isku dhaqan leh oo tirsanaya dulmi ay kala kulmeen maamul ay wada wadaagaan oo isku hal Ummad ah, sidaa waxaa isku waafaqsan Khubarada Caalamka ee Siyaasadda wax ka qora.

Read More »

Maxaad Ka Taqaan Lacagihii Kala Duwanaa Ee Soo maray Dalka?

0 Visits: 1033 | Sunday September 03, 2017 - 10:53:00
Marka laga soo tago bilowgii aadanaha ee habkii bidaa'iga,waxaa xigay nidaamkii dhulgoosiga oo bulshada dunida ay u qeybsantay xoolo dhaqato,beeraleey iyo kuwo deegaan ku nool ah,kuwaas oo mar kasta ahaa kuwo isku xiran oo wadaaga xagga nolosha iyo adeegyada kale ee lagama maarmaanka u ah wax kala…

Read More »

"Safarkii Alle doonka, Curis cilmiyeysan!W/D:Xasan Cabdulle Calasow, Shiribmaal.

0 Visits: 988 | Thursday August 31, 2017 - 22:02:43
Oday ayaa wiil yar dhalay, dabadeed wuxuu siiyo ayow waayay, oo hugi ama hunguri ah "xoola ma qabin" "Beerna ma tacban jirrin" Hanti kalena haba sheegin! Odaygii talo ayaa ku caddaatay, Adduunkiina waa kusoo idlaaday, raashin iyo biyo ow wiilkiisii yaraa siiyo ma haayo, fikir ayuu galay,…

Read More »

Maxaad Kala Socotaa Maalqabeenadda Ka Soo Jeeda Soomaaliya Ee Ugu Taajirsan (Warbixin)

0 Visits: 937 | Wednesday August 30, 2017 - 13:05:41
Somalia oo lagu sheego Dal Fashilmay, kana soo kabanayso Dagaalladii Sokeeye waxaa lagu ammaanaa dadaalkooda ku aadan noocyadda Ganacsiga. Maalqabeenadda Ganacsatadda ah ayaa waxay u kala qeybsamaan dhowr dabaq, waxaa jira kuwa dakhligooda hooseeyo iyo kuwo uu dakhligoodu sarreeyo oo asaasay Shirkado…

Read More »

Faallo: Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay

0 Visits: 965 | Wednesday August 30, 2017 - 11:04:26
Ugu horreyn waxa aan Eebbe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay ciidamada ka sameeyeen Bariire ,runtii waa dhacdo aad u xanuun badan ,balse akhristoow ila eeg qoraalka hoose si aad u ogaato in dhibaatada ka jirta Sh/hoose in ay ka baaxad…

Read More »

FAALLO: XUKUUMADA KHAYRE & WARBAAHINTA BULSHADA MAXAA KALA HAYSTA!

0 Visits: 946 | Monday August 28, 2017 - 22:39:13
Saameynta Warbaahinta ee Bulshada ayaa lagu tilmaamaa awooda ugu sareysa ee ay adeegsadaan dawladaha caalamka ka jira maanta si ay u helaan taageerada Bulshada ugana hortagaan mucaaradka iyo dhaliilaha dadweynaha.

Read More »

Dhacdadii Bariire oo Abuurtay Qalalaase Xiriika Warbaahinta (Communication Crises)

0 Visits: 954 | Sunday August 27, 2017 - 11:05:26
Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo la soo dhigo baraha bulshada oo dib looga saaro, eedeyn dhanka saxaafada la isku marsiiyo mararka qaarna wasiiro iyo shakhsiyaad xilal culus ka haya dowlada dhexdeeda…

Read More »

Dal Beec ah Iyo Dadkiisoo Gaajeysan (Faallo)

0 Visits: 1026 | Saturday August 26, 2017 - 11:09:25
Burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya waxaa laga joogaa muddo ka badan 27 sano. Intaa wixii ka dambeeyey Soomaaliya waxay soo martay marxalado kala duwan. Dagaal sokeeye oo daba dheeraaday, kala qeybsanaan, abaaro is daba jooga iyo xag jirnimo xambaarsan fikrado diinteena ka baxsan. Hase ahaatee shacabka…

Read More »

ISTICMAALKA TALEEFANKA (Faallo Kooban)

0 Visits: 1124 | Wednesday August 16, 2017 - 17:58:27
ISTICMAALKA TALEEFANKA Isticmaalka taleefanka iyo adeegyada loogu tala galay in lagu fuliyo ma ahan wax ay dadka badankiisu wada yaqaaniin waa marka la fiiriyo Somalida sida ay u adeegsato aaladaan ILAAHEY ugu deeqay dadweynaha adduunkaan ku nool. Waxaa aan isku dayay inaan garto sababta aan uga gaabinay…

Read More »

Waa Nin Ceynkee Ah Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta? Warbixin Dhammeystiran

0 Visits: 1049 | Wednesday August 09, 2017 - 23:04:41
Madaxweyne Uhuru kenyata ayaa ah siyaasi & Ganacsade saamayn weyn ku leh dalkiisa Kenya & guud ahaan Afrika. Uhuru waxaa dhalay madaxweynihii ugu Horeeyey dalkaasi. Jomo Kenyatta. magaca "Uhuru" micne ahaan waxa uu noqonayaa "freedom" waxa uuna dhashay xilligii lagu jirey dagaalka gobonimo…

Read More »

Dumarka Suudaan oo is caddayntii is cayilin ku daray

0 Visits: 1222 | Wednesday August 09, 2017 - 10:29:34
Dalka Suudaan waxaa caan ka ah isticmaalka waxyaabaha dumarka jirkooda ku caddeeyaan ama ay midabkooda ku dooriyaan, balse waxaa hadda aad usoo kordhaya in ay isticmaalaan kaniino lagu cayilo.

Read More »

Akhriso:-Taariikhda Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Gabriel Mugabe

0 Visits: 1237 | Monday August 07, 2017 - 20:47:58
Robert Gabriel Mugabe waa Madaxweynaha Wadanka Zimbabwe hadii aynu taariikh nolaleedkiisa ku bilaabno waxa uu dhashay 21 Bisha Febraayo 1924, waxa uuna madaxweyne wadankaasi u yahay lagasoo bilaabo 1987 ilaamaa haatan, waxaase xasuus mudan in Mugabe uu horaan usoo ahaa Gudoomiyaha Urur siyaasadeed la…

Read More »

WRBIXIN: Bangiga Adduunka Oo Farmaajo Hordhigay 8 Qodob Oo Lagu Kordhin Karo Dhaqaalaha Soomaaliya

0 Visits: 1009 | Sunday August 06, 2017 - 21:53:13
Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar ahaanna dakhliga xukuumadda iyo siyaasad la'aanta heysata dowladda federaalka ah, waxaa uu dowladda hordhigay qorshe illaa 3 weji ah oo fulintiisana u baahan…

Read More »

XOG: Ma jirto Lacag cusub oo la soo daabacayo Somalia

0 Visits: 1209 | Thursday August 03, 2017 - 12:14:30
Qof kasta waa jecelyahay in uu ubad dhalo, laakin ma jecla Dhicis aan loo heeyn dhala lagu koriyo, lana hubo in uu saqiirayo marka lagu rafaado kadib. A-Taariikhda Bangiga dhexe.

Read More »

NOLOSHA AFRIKA, TAN FIICAN IYO TAN XUN (QALINKII AYAAN MAXAMED CALI)

0 Visits: 1407 | Monday July 31, 2017 - 12:45:30
Wanaag iyo xumaan Afrika waa gurigayga mana jirto meel aan ku badalanaayo, Waan jeclahay Africa meel la mid ahna ma jirto noloshayda labaadna hadaan fursadaas helo ayada ayaan dooranayaa, waan jeclahay shakina kuma jiro inay ayadana I jeceshahay, dadka qaar ma fahmi karaan, waxay la tahay inay yaqaanaan…

Read More »