Maqaallo

Imaaraadka oo laba dal ka dhigaaya wadanka Yemen

0 Visits: 1490 | Saturday October 21, 2017 - 22:52:20
27-Sano kaddib Midowgii Yemen ayaa la sheegayaa in hadda mar kale la filayo in Dalka Yemen oo u kala qeybsamo laba dal. Dowladda Imaaraadka oo taageero Maaliyadeed,Ciidan iyo xoog kaleba isugu dartay Qabaa'ilka Koofurta Yemen ayaa la filayaa in ay qaadaan afti ay Yementa koofureed ku noqoneyso Dal…

Read More »

14-KII OKTOOBAR MAALINTII MADOOBEYD!!

0 Visits: 947 | Saturday October 21, 2017 - 20:56:14
MAXAA DOWLADDA IYO SHACABKA SOOMAALIYEEDBA LA GUDBOON!? Waxaa xaqiiqo ah in qof kasta oo Soomaali ah uu baahi weyn u qabo ISBEDDEL laga sameeyo dhinacyada SIYAASADDA, AMNIGA IYO DHAQAALAHABA. Haddana Rubac Qarni iyo ka badan Isbeddelkaas la rabay in la sameeyo sidii la rabay wuu noqon waayay oo waa…

Read More »

21-Oktoobar Dhinaca kalena ka fiiri.

0 Visits: 836 | Saturday October 21, 2017 - 20:42:32
1-Maanta oo kale 21 oktobar 1969 waxaa dalka ka dhashay kacaan aan dhiig ku daadan, dadkii ugu horeeyay oo uu dhiig ka daadiyo waxa ay ahaayeen isla xubnihii kacaanka. Kacaankii waxa uu ku dhamaaday dhiig badan oo daata.

Read More »

21-ka October waa la Mahadiyay, Mana Haboona In Lagu Caasiyo Kacaankii Barakaysnaa.

0 Visits: 1097 | Friday October 20, 2017 - 21:42:44
Waa cusub ayaa u baryay ummadda Soomaaliyeed xilligii uu curtay Kacaankii 21-kii Oktoobar, hannaan ku dhisan cilmi iyo waaya aragnimo ayaa loo suuliyay Qabiilkii, Musuq-maasuqii iyo Caddaalad-daradii jirtay, Sharaftii, Wadajirkii iyo Heybadii ummaddnimo ayaa loo soo celiyay, nabadgelyo iyo sinnaan ayaa…

Read More »

Kabaabya la'aan ma lagu qalay?.Isku soo wada duub dhacdadii aagga Zobe!!! NASASHADA JIMCAHA.Q-66aad.

0 Visits: 942 | Thursday October 19, 2017 - 22:55:09
ARAAR. Ma ihi Taageere jadbaysan ee Turkiga, mana ihi Maucaarad macangag ku ah Turkiga.laakin waxaan cabirayaa aragtidayda xaaladda jirta sida ay iigu muuqato, qayb ahaan waan khaldami karaa,waana saxnaa karaa,waxaan ahay muwaadin ka mid ah shacabka magaalada Mogadishu ku nool. DOORKII TURKIGA. Daawadii…

Read More »

XASUUQII ZOOBE SU'AASHII GURMADKA KA DIB NOOGA DHIG!!

0 Visits: 903 | Wednesday October 18, 2017 - 11:43:13
XASUUQII ZOOBE SU'AASHII GURMADKA KA DIB NOOGA DHIG!! Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliishaXil. Mahad Salaadee aan waqtigeeda la joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka aan saxiibka nahay la garab…

Read More »

Yaa ka dambeeyay qarixii Soobe?

0 Visits: 1020 | Tuesday October 17, 2017 - 20:35:35
Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo dabcan sidoo kale baaritaan la xiriira sidii ay wax u dhaceen iyo ciddii ka dambaysay.

Read More »

Midowga Afrika Oo Dalbaday In La Xoojiyo Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya

0 Visits: 831 | Saturday October 14, 2017 - 11:08:08
Ku Simaha Xoghayaha Ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Donald Yamamoto ayaa waxuu ka hadlay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka socda Soomaaliya. Donald Yamamoto ayaa waxuu sheegay in la socdaan in Mareykanka uu dhawaan uu dhimay dhaqaalahii la siin…

Read More »

Taariikhda Calanka Soomaaliya Iyo Calamadii Soomaalida ee jiray Boqolaal Sanno ka hor.

0 Visits: 1424 | Friday October 13, 2017 - 14:47:40
Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada qurumaha ayaa ogolaatay in talyaanigu xuriyad gaarsiiyo Somalia , waxaa dusha ka eegayay in xuriyada nala gaarsiiyo Masar, Filibiin iyo kolombiya (Egypt, the Philippines and Columbia)…

Read More »

Ar maxaa Bakhayl iyo Siyaasiba ay been u daliishadeen diidmada wax aan rabno,oo ayna rabin in aan rabnoNasashada jimcaha.Q-65ad.

0 Visits: 918 | Friday October 13, 2017 - 14:29:24
1-Nin bakhayl ah iyo xaaskiisa oo lugeeynaya, ayay xaaskii ku tiri: Xaajiyoow waan haraadnay ee maad cabitaan qabow Coke ama Bebsi noo soo qaadid. Xaajigii Masjid u dhawaa ayuu ku leexday ,oo baraakta weeysa qaadka ayuu uga soo qaaday biyo ay cabto, isaga oo ku leh: kuwaan ayaa billa lacag ah, barakeeysana…

Read More »

WARBIXIN:- Golaha Kismaayo iyo go'aan qaadashada Farmaajo

0 Visits: 869 | Thursday October 12, 2017 - 21:13:27
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si taxadar leh loogaga hadlay shirkii ku soo idlaaday Kismaayo, kaa oo lagu dhisay gole ay ku mideysan yihiin madaxda shanta maamul goboleed ee Soomaaliya.

Read More »

Xuquuqda dowlad goboleedyada iyo Dowladda dhexe ee Federaalka sharcigaa qeexaya

1 Visits: 1031 | Tuesday October 10, 2017 - 21:54:44
Soomaaliya waxaa ka jirta dawlad fadaraal ah.waxaana hogaaminaya hada madaxwayne shacabka soomaaliyeed dalka gudihiisa iyo dibadiisa ay ku qabaan kalsooni buuxda.waxay shacabka soomaaliyeed ka soo kabanayaan dagaaladii sokeeye iyo dagaal oogayaashii qab qablayaasha ahaa oo shacabka soomaaliyeed isku…

Read More »

KISMAAYO : FASHILKI MADAX GOBOLEEDYADA?

0 Visits: 815 | Tuesday October 10, 2017 - 11:23:33
Waa nasiib darro aad u weyn oo dalkaan ku habsatay maalintii la sameeyay Madaxweynayaal ka taliya gobollada dalka Somaliya. Marka loo fiirsado dadka loo doortay jagooyinkaas waa dad isku mida oo uusan ku jirin mid mid dhaama. Markaad fiiriso waxaa kuu soo baxaya inay yihiin dad aan waxba soo baran oon…

Read More »

SHIRKA KISMAAYO:-GUUL EMAARAAT MIYAA! MISE GUUL SOMALIYEED

0 Visits: 813 | Monday October 09, 2017 - 20:03:13
Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la baajiyey! Yuu guul u yahay? Yaa ka danbeeya? Maxaa ka soo baxaya? Khatar iyo Faa'iido intee la eg ayuu Samalida u leeyahay….?.

Read More »

FAALLO:- Duufaanta Siyaasadda Ka Jirta Somalia Oo Saamayn Ku Yeelatay DFS Iyo Inta Badan Maamul-Gobaleedyadda

0 Visits: 850 | Monday October 09, 2017 - 10:53:28
Xaallad aan caadi ahayn iyo Gilgil Siyaasadeed ayaa maalmahan maasheeyey Geeddi-socodkii Shaqo ee DFS iyo Maamullada hoos yimaada, waxaana figta sare gaartay Muran-siyaasadeedka ka dhashay Ismaan-diidka iyo Faragelinta dhinaca Maamulka iyo Hawlaha kale. Xiisadda Taagan ayuuna Mas'uul kasta ku saleeyaa…

Read More »

Soomaaliya oo laga bIlaabay Hirgelinta Tiknoolajiyad cusub

0 Visits: 1035 | Monday October 09, 2017 - 10:34:42
Soomaaliya ayaa bilowday tiknoolajiyad cusub oo loogu talagalay in lagu bixiyo xalal farsamo si looga hortago qaar ka mid ah caqabadaha hortaagan dalka.

Read More »

Wasiir Diaspora muxuu Shaqaalihiisa oo aan 7-da Bilood Mushaar Qaadan u sheegay?=Faallo=N/JIMCAHA.Q-64aad.

0 Visits: 889 | Sunday October 08, 2017 - 16:32:39
1- Wiil ciyaalka xaafadda ah oo gabar la socda ayaa nin oday ahi ka soo hor baxay. Gabadhii ayaa tiri: hoogayeey Alla waa Aabaheey. Wiilkii ciyaal xaafadda ahaa ayaa ku yiri: Macalimmada isdaji noooh,hadduu ku dhaho xariifkaan yaa waaye? Waa walaalkeey dheh nooh. 2-Macallin reera marqaan ah ayaa loo…

Read More »

Afkeenu waa isku amaan! Soomaaliyeey Caliga deriska ah naga ilaaliya!! NASASHADA JIMCAHA.Q-63-aad.

0 Visits: 931 | Friday October 06, 2017 - 23:21:44
1-Wiil ayaa habeen isaga oo ka sii baxay guriga reerkooda, hooyadiis weeydiisay, waqtigaan XAGEED U SOCOTAA? Isaga oo aan u jawaabin ayuu iska baxay,waddada ayuu Taxi ku joojiyay isaga oo rabo inuu sii raaco. Taxsiilihii ayaa weeydiiyay : XAGEED U SOCOTAA?.

Read More »

Maqaal: Col cusub oo Cadaado lagu casuumay! AMISOM!

0 Visits: 968 | Thursday October 05, 2017 - 22:08:42
AMISOM looga ma baahna Cadaado, ee Bariirre iyo baraha Alshabaab ha geeyaan Formaajo iyo Kheyrre. Waa ayaandarro weyn runtii, in Cadaado la geeyo ciidamo Amisom ah.

Read More »

Siyaaradii CaarifKii Cilmiga & Dariiqada Qaadiriyadda Sheekh C/Raxmaan Celli oo lagu soo gabagabeeyay Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 1053 | Thursday October 05, 2017 - 01:42:52
Xarunta Dariiqada iyo faafinta dacwada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxaa Habeen Hore oo Talaado Ar Arbaca soo galaysa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Siyaaraadka Mashaa'iqda iska dhaxashay cilmiga iyo dariiqada Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar "Sheekh Cabdi Celli" iyo Sheekh Muxumed Sheekh…

Read More »