Dowladda oo Maxkamad ciidan ka hirgelineysa Gobolka Gedo
Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa faah faahin ka bixiyay safar gelinkii dambe ee shalay uu ku gaaray Gobolka Gedo. Guddoomiye Shuute oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkiisa Gobolka Gedo uu la xiriiro arrimo…
