Doqon Fariida!!!=Faallo=
Waa Musharax Xil sare Beesha u soo doontay. Hanti ayuu leeyahay, Dhoowr Shahaado ayuu heeystaa, Joog iyo Jamaal Allaa ugu deeqay. Deegaan, Deris, Dal, Dad iyo Diin in uu wax u qabro Qorshaha uguma jirto.
Beni Aadam dhameeystiran ma jiro, Ciladiisa ugu weyn waa in uu Doqon yahay. Naaneysta loo qariyo waa in uu yahay ” Doqon Fariid ah”.
Haddii aad taqaan Qoraalka dhameeystir.
Qoraalka oo aad u dheeraa intaa ayaan ku soo koobay, Masuuliyad Doonaha ah "Doqon Fariida”.
Qore: Yahya Amir