XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAY LIX IYO GUURADIISA MAANTA

0
Tuesday November 19, 2019 - 13:50:04 in Wararka by
  • Visits: 1481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    XUSKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PAPER OO 18 /11/2019 LOO DABBAAL DAGAY LIX IYO GUURADIISA MAANTA

    Munaasabad si aad ah u heer sareysa oo ahyed mid lagu maamuus ayey xuska sanadguurada wargeyska Mogadishu times ayaa waxa ay xalay ka dhacday xarunta wargeyska ee M/Muqdisho Munasaada ayaa waxaa ka soo qeygaleen qeybaha kala duwan ee bulshada soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad si aad ah u heer sareysa oo ahyed mid lagu maamuus ayey xuska sanadguurada wargeyska Mogadishu times ayaa waxa ay xalay ka dhacday xarunta wargeyska ee M/Muqdisho Munasaada ayaa waxaa ka soo qeygaleen qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed sida aqoonyahanno, siyaasiyiin,Haween,Dhallinyaro iyo qey baha iyo gaar ahaan saxaafiyiinta soomaaliyeed iyadoo ugu horeyn halkaa Aay adaha Khur'an Karim ah lagu furay xafladaasi uuna akhri yay Sh.C/laahi Sayid Axmed isago ugu horeyn salaamay ka qeyb gal aya asha ayaa halkaa ka akhriyey Aayado Khu r'aanka Karim ah oolagu furi taanka xafladda Wargeyskan waxa uu ka hadlay sida wa naagga muu qdo laga dheehan karo inaan raacno waayoo ummadda waxaa loo hor seedaa wixii ay ku horumari lahaayeen taasoo alle nagu waaj iyey inaan meelah wana aga leh ee lagu dhowro waajibaadka allena faray ee ah in dadka lagu wacyi geliyo wana aga iyo weyneynta diinta islaamka, waxana dhihi lahaa waxa ay ka mid tahay xafala daani mid kul misay dhammaan dadka muhiimka u ah bulshada waayoo intaan oo qof meel haddey isugu timaado waxaa ay tahay mid leh muuqaal wan aagsan, waxaana dhihi lahaa alle raali waa ka noqnayaa haddii wanaag iyo wax isu sheeg dadka kor looga qadayo xagga aqoonta iyo is famah ka ah, waxaan wargeysyada dalka ka soo baxay ay ahaayeen kuwa soo baxay xilli loo baahnaa oo ay dowla dii jirtay ay Burbur tay. Maanta waxaan joognaa xuska wargeyska Mogadishu Times Waxaana dadaal ka u galay dhallinyarada iyo wax garadka hort eyda jooga iyadoo ay ho rmuud ay tahay Maam Biibto waxaan leenahay waa guuleystateen had di muddo dheer aad wadden wacyigelinta bulshada.

        Waxana cad ummadda in dhibaatada looga digo wanaagan la faro waa waajib qofkasta oo islaam ah saaran idina waxaa tih iin kuwa dad aalkaas qaatay idinkoo waliba la kaashaanaya culimada iyo aqoonyah annada Wanaag aad sameeyseenna ama dadaalkiina ayaa keenay oo meel ma gaari laheyn hadaadan ku ku adkeysan lahyen wada jirka idinka muuqdai ,iskaashai ga,daacandimada dhexdiina ha qofka howla haan haya waxaa cad in muddada dheer oo uu wagyeskaan jiray rubuc qanigana ku dhaw inay ku ti mid is xilqaan, is diris iyo watashi dhexd iina ah waana idiin habalyeynaya.

         Dhinaca kale Dr.Cismaan Axmed Jimcaale oo Guddoomiyaha war geyskan ayaa ka hadlay waxaan uu sheegay in wali wax badan ay dhi man yihiin oo uu san dhamman halganka waayoo ayuu yiri wali dalka dagaalbuu ku jirnaa wax aan wargeys ka iyo dhammaan bahada saxaa fadda looga baahan yahay in dagaalka nabad lagu bedelo dadkan co laadda xummaanteeda la dareensiiyo waayoo xilli adag ayey dadka soo mareen waxii dhagahooda ka guuxayana waa in wax wanaasgan oo ay jecleys taan looga baddelo oo hadda nabad baa soo bidhaameysa oo waxaa muuqda ifafaalo wanaagsan kadib markii co laaddii la qabtimey hadan la ogaaday dhibkeeda inaan lagu sii jiri karina ay muuqato waa yoo qofkastaa dhib ay horey u soo gashay in ay gadaal ugu noqto ma rabo waxaana lagu darensiin karaa alladaha warbaahinta oo dalka ka hana qaaday wali xilligii hor war geysyada loogala tacaali jiray in dhibaa tada looga hor tago inta maanta soo gaartay ay yihiin kuwa fara ku tirs ah walow ay haa tan nabadda jirtaa ay ku dhismeen idaacado iyo tv-ya da waliban aaladah electaroncada ay caalmka halgoob isu keenay wa xaan dhihi lahaa waxaa intaas oo aqoon korortay ah 1aad u ahaa war geysada oo ah kaalinta ugu horeyso ee warbaahin wa ayoo waa dhaxal ka jiilashada cusub waxaan laga dheehan karaa isagoon koronto kaaga baahneyn keydki hore in aad kala soo baxdo isgoo warqad ah oo dhowrsan marka waxaan leeyahay hambalyo hambalyonabad,alle ha inagu wada ga arsiiyo sanadkaan kiisa kale .

       Dhinaca kale Tifaaf tir ihii Wargeyska ee ugu horeyey Madaxmuud Axmed Xasan Xuursheay aa hadallo gaaban oo ka soo jeediyeyxafa ladaasi isagoo wax ka bid ha amiyey xilligii wargeyskaan la bilaabay dhibaatooyin badan laga soo mutay laa kiin waxuu sheegay in taa lagu ilaabayo dadaalka wali taagan oo ay maamada hormuud u tahay wa xaana waliba xusuustaa iya doo wargeysyo badan jiraan inuu wargeysk aani maalintuu soo baxay uu ekaa mid sanooyin jiray oo kale waayo waxaa la gel iyey xayeysiin dheer dhagaha bulshada wuxuu ku badnaa waxana uu noqday mid bushada kaalin muhiim ah ugu galay walow W/ Muqdisho uusan ka jirin wargeysk maalinleh ah dadka ay u oomanaay een inay helaan Wargeys baahidooda ka ha qab tiri kara weyna heleen wayna heystaan hadda ee waxaa bogaadinayaa dhammaan bahda wargeyskan aan xalliyo adag oo badan iskula soo jirnay inta inga geer iyootayan alle ha inga samir siiyo inta jirran alle caadimaad ha siiyo Ma amo Biibto da daalkeeda wuu muuqdaa waana na ceeb tirtay waxana bahda u rajeynayaa guul intaa ka badan insha allaah.

      Dhanka kale waxaa munaasabadda ka hadlay Md.Muuse Maxmecd Cusmaan {M.Kiimiko} oo isagoo halkaa ka khariyey hadalo qiimo badan waxaana uu sheegay in dadaal walba oo la galo hadduusan allela jirin uusan meel marno qoneyn ,wax aana dadaalkaan aan soo galanay maanta uu yahay mid muuqda waxa uu ku yimidna waxaa ka hadlay dadkii iga horeey ey waxaan loo baahan yahay in laga dhabe eyo howlahana hor yaal oo ah in wali wageyska uu yahay mid jira ha se yeeshee xi lli adag uu soo wajahay waxaan mahad leh alla SWT "Xilliyadii Colaadda Xafiiskyadiisa 2 ka mid ah ay noqdeen mid madfac ku dhacay iyo mid la bilileystay, waxan u fakaday kaliya hal oo xafiis Wargeyska M.Times ah ka dib markii dagaalka weynaad ay oo laka qaxay.

Waxaa xusid mudan in maamulka Wargeyska uu dadaal badan u ga lay sidii howlaha wargeyska aysan u gelin hakad haba yaraatee wax aan uu ku dadaalay inuu badiyo xaruumaha wargeyska oo meel kala gaar ah lagu samyey taasoo la ogaa inay qa tar marwalba ku imaan ka rto qalabka wargeyska iyo xitaa shaqaalaha si taa looga taxadarro ayaa maama xabiibo axmed jimcaale oo ah qof dhiifoon oo waliba hal adeyg badan walibana ah qof u duuban in howlaha sii socdaan oo ay san marna u hakan wax yaabo yar yar waxaynasameysay in la bad iyo xaruumaha wargeyska 3 ayeyna ka dhigtay oo meelkastaaba qala beys ay , waayoo goob ka mid ah haddi qarax ka dhaco qeybta kale ayaa shaqeyneysa taasina waxaan u leehaya dalka dhiba ato ayaa ka dhacda oo markasta wax uunba dhacay wargeyskan waa mid loo baahan yahay inuu helo meel ammaan ah hadd ana aan an baaqaneyn marka juhdigii iyo daalkii inaga soo gaaray wargeyska waxaan ku ila abeynaa xuska sanadka lix iyo labaatanaad waxana leehaya bulshada munaasbaddan isu timid habalyo hambalyo wargeskan hala taageero maamada iyo wargeys kaba

         Dhinaca Kale Jabriil Maxamuud Nuur ayaa bogaadiyey maa mulka ka dib markii uu dhexda u sii xirtay dadaalka jiritanka wargeyska oo xillg aan soo gaarayisagoo sheegay in uu xusuusto hwoalah adag ee laga soo maray walina laga hayo oo aan is lahaa laguma sii jiri karo in ay maamada wali heyso howsha wargeyska waa mahad ilaaheey wax aana nagu waajib ah aniga iyo intii howlasha soo bilowday in aan gar ab galno maama biibto oo aan aniga naaneys ugu dhigi lahaa..

Hane yda birta ah oo halgankeda muqdo hambalyo ayaan leeyahay sanad guuro wanaagsan iyo guul M.times Daily news pap er

Dhinaca kale waxaa erayo kooban halka ka soo jeediyey Md. Yuu suf Cismaanciil Axmed {Carrabeey} oo ahaa Guddoomiy aha Naadiga Wargeyska Mogadishu Times waxaana uu dhammaan ugu mahad celi yey Maamaulka iyo howladeennada war geyska Mogadishu Times Dai ly News Ppaer doorka nooleynta Isboortiga dalka ay ka qaaten waxaa na uu sidoo kale gud. Car rabeey uu bogaadiyey Guulhihii taxana ah aa ee ay soo hooyeen Ciyaaryahannadii Naadiga WargeskaM.Timesxilligii uu dhis naa isagoo Ciyaartoydii iyo maamulkaba ka qaateen taa bba gelinta howlaha wargeyskan waxuuna ciyaartoydii guulaha ka soo hoysay tartamadii 1998-dii ilaa 2002-dii xafladda uu ku bogaadiyey gul ahaas isagoo u rajeeyey guulo intaa ka badan waxaana dadaalka war geyska uu u galay soo noleynta tartamada cayaaraha qeybha kala du wan ee dalka isagoo yiri sannad guurada 26aad hambalyo iyo salaam diirran haddii aad tihiin maamulka wargeyska iyo kooxhiisaba naga guddooam hadaanu nahay bahada isboortiga naadiga mogadishu times

Sidoo kale Xafladaas 26 guurada wargeyska Mogadishu Times ay aa waxaa halkaa dadkii ka qeyb galeen ku bogaadiyeen Marwo Xabi ibo Axmed Jimcaale Biibtoo hore u aheyd ciyaaryahanad soomaal iye ed ee qeybaha isboortiga dalka kaalin ka soo qaadatay waxana xusid mudan dadaalka xilliyadii adkaa ee dalka inay kaalin ku laheyd soo nooleynta isboortiga dalka ,

Ayna ku kasbatay shahaadooyin sharaf u gaar ah iyo mid wargeyska howlhiisa laguguddoonsiiyeyba. Ayuu yiri Gud. Isboortiga W.M.times

     Dhinaca kale Md. Yuusuf Carrabeey ayaa Yiri waxaan ku dhiiri gel iynayaa inay dadaalkeeda halkaa ka sii waddo, waxaa na bahda saxa afadda soomaaliyeed ay u hambalyeyeynayaa guud ahaan shaqaala ha iyo masuuliyiinta wargeyskan Ha mbalyo sanakaan kiisa kale ku gaara nabad iyo nolo wanaagsan

Wuxuu sheegay guddoomiyaha naadiga isboortiga wargeyskan Md. Yuusuf Carrabeey in kaalimaha ugu horeeya aan ka gala nay tartamada isboorti ee dalka inta uu naadiga dhisnaa waxaan ka sheeghan kartaan sawirada naadiga dhinaca isboortiga uu ku taalabsay e dhinacyada kala duwan ee isboorti




 



 

 

 

 

Dhinaca kale Milkiilaha Wargeyskan ahna tifaaf-tiraha Wargeyska ani Marwo Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} ayaa ha dalkeeda ka bilw oda mahad celin iyo u habalyeyn ka soo qeyb galayaasha xaflada xus ka 26 guurada wargeyskaan wax ayna tiri” Maamulka wargeyska wax aa uu ugu mahad cel inayaa ka soo qeybgalayaasha munaasabadda 26-guurada war geyskaan isagoo bogaadiyo dadkii qeybta weyn ku la haa inuu xilligaan soo gaaro aad iyo aad ayaan ugu mah acelinayaa howladeennada kaalinta lixaadka kale ka soo qaatay iyo macaamiisha sharafta badan oo ku taxnaa xiili fog ilaa kuwa haatanba wargeyska an bilowgiisa ilaa haatan waxaana ka soo qeyb galayaasha xafladaan 26 guurada ka soo waregtay leeyahay hambalyo Inag ula ciida caafimaa dsan iyo adeegii Aad inooga barateen oo muddo dheer inoo soo bilw aday ilaa haatan alla mahadii aad wali inaga daalacaneysaan qeybaha kala duwan ee wargeyska iyowabsedkaba

.WWW.MOGTIMES.COM.

waxaan leeyahay intii aan isla loo dadaalnay oo hore inta haatan inala heysa dadaalka iyo inta inagu soo biiri doontadaba wali waxaan heynaa dadaalkii shalay kii haatan waxaan hiigsaneynaa midka mustaq ablka oo ah inaan heerka aan taaganahay mid ka sii horeeya aan gaa rno hadaanu nahay maamulka iyo howladeenada wargeyskan insha allaah.

 

Sidoo kale waxaa Milkiile Xabiibi Axmed Jimcaale {Biibto}Ugu Tacsi yadeysaydadaalka wargeyska inta la soo gashayey ee alle Oofsaday in Alle u Naxariisto Jannada Alle ugu bishaareeyo Inta Xanuunsaneysa na Alle Cafimaad Taam ah ha Siiyo. Wax a ayna kala yihiin haddii aan xuso inta wargeyskaan ka soo shaqeysay ama dadal u gashay.oo xa nuunsan ama geeriyoo tay waxay kala yihiin sida;- Cali Sh. Cabdi Cali Fareey,Maxamed Xasan Gaarweyn {Jeeri}, C/laahi C/raxmaan C/laahi {Yariisoow-Alif} Cawil Daahir Salaad, Makaraan Xasan Cadoow waxa ana jirran :- dhammaan alle ha u wada naxariisto inta jiirran oo kala
ah C/hi Xuseen Baarbbe Sh.Cali Cumar Maxamud, C/dir Maxamed Calas oow {Calas} yagana dhammantood alle ha caafiyo ayaan leenahay Aamiin

Walaalayaal Haddii aan idinkaga waramo xaaladda wargeyska uu ku bilwday ayaa ah sida tan:- Taariikhda wargeyska ayaa ah sida tan: "in wargeys maalinle ah la sameeyo waxaa fekerkiisa lahaa ugu horeyn walaalaykay iyadoo hore qorshe loogu sameeyey in wargeys Maalinle ha la sameeyo waxaana fekerkaa keenay wiil walaalkey ah oo la dhi hi jiray C/dir Axmed Jimcaale {Boison} kaa oo Geeriyood intaan la sam eyn Wargeys Maalinleha ah alle ha u naxariistee .

Dhinaca kale ka dib markii in la sameeyo la damcay aan iska ka ashanay dhallinyaro feker ahaan dooneysay in la yagleelo iyo aniga oo horeyba ugu taamaayey waxaan is wareysi ka dib dadaalkaas aan ku guuleysanay walow inta badan dhibaatada xilligaa adag aan dhabarka u dhigtay aniga oo aheyd hawenyda kaalin muuqata iyo waaya arabni mo buuxda u lahyed wargeys in la yagleelo walow aan kaalinmo badan aan ka soo qatay wargeyso badan oo dalka ka soo bixi jiray ka dib bur burkii iyo walibana ka hor ba. waana go;aansaday inaan sameeyo warg eys ani goo kaashana dhallinyaradaas xiliga adag ku jirtay oo u baah neyd gacan qabasho xaaga himada ay u hayaan qoraalka iyo in bu lshada dhibaatada heysa to looga digo lagana weeceiyo dhibaatada baaxadda leh oo ay ku jiraan.

 

Iskaashi dhinaca fekerka iyo awood dhaqaale oo xag eyga aheyd ka dib waxaan ku howl geliyey in ay ii keenaan magaca wargeyska iyagoo Magacyo ba dan ii keennee anniga aan ka doortay mid ka mid ah ka di bna kii ugu mudnaa wada tashi iyo isla fa laq eyn ka dib aan isla qaad anay magaca ah Muqdisho , waxaan aniga oo Biibto ah aan kabay magacaa Times oo aan is lahaa dadka ka haqab tir xiisaha ay u qab een xilligaa oo xaalad xun ay jirta dadka aqbaarta ay u omanayeen anigoo qosheyey inaan saacad kastab war cusub u daaabaco waloow ay noqon wey day sida aan qorshyestay xagga kharajka awgeed iyo xiill iga oo adkaaba. {Saacadda Muqdisho} taasoo haatan ay idaacadah iyo Tv-yada ay sameysteen wararka saacadla ha ah.

Marka lix magac oo halkaa leygugu soo badhigay ayaan ka xushay Mogadishu Tim es Sideedaba howl haddii la wajahayo waa inuu qorshe jiraa, markii qorsha ugu hore yey feker, magaca , hantigelin ,u sameyn Xarun, raadinta dadkii howasha wadi lahaa oo is ku aragti ah kana go ’an tahay howsha qibradna u lehu kuur gelid helid Goobo amm aan , yeelasha u raadin taageerayaal howlahasi kugu dhiiri geliya iyowal ibanasuuq-geyn

Alle mahadii inta badan haddaan helnay waxaan heli weyn dhaq aale sidaas dara adeed waxaan anigoo biibto Axmed jimcaale ah aan ku dhiirada inaan qarashka guud bixiyo wargeyskana uu gacan kale iyo is jiid jiidka nabad galo,waxaana qaabilay wixii ad eeg guud ah ee u wargeyska u baahnaa ee dhinac ayada kala duwan waloow gacan weyn aan ka helay aqoonyanada iyo howladeenada oo igu kabay xoogo oda iyo aqoon toda anna aan wixii karaankeyga ah aanan ka hagran, sidii ayaan ku bilownay how shaas maanta 26-jirsatay iyadoo ugu hor eyey in 2sano ka badan igau qaatadatay aan aruurintisa iyo in la he lo wargeys tayo leh qalab kiisana u dhan yahay ayaan u soo maray maa nta waxay ku aaddan tahay 26 sano xiligii uu soo bax ayeyna ay tahay mid shan iyo labaatan jir ah waayoo maadaama18-ka Novembar 1996-dii Uu Soo Baxay Cadadkiisa Ugu Horeyey , howshiisa iyo juhdigiisa 2 Sano ka badan na gu qaadatay in la yagleelo wargeyskan wixii loo bahnaa in la helo xafiisyo dhowr ah oo misna waaweyn oo qe ybo kala duwan ku kala yaala taasina alle ma haddii waan ku guleys anayayey Tiri Marwo Xabiibo Axmed Jim caale Biibto oo ah Milkiilaha Wargeyskaan.

Wargeyskaan waxaa uu soo baxay xilli adag oo dadka qaarkii laga dhaadhicin karin in nabad la helaayo waayoo qofkatsaa dadka maskaxdiisa ay ku qufulneyd qabiil iyo dagaal oo dadka maskaxdooda ka guuxayey awgeed ayaan barnaamijyo ay jecle ystaan kuna hilmaamaan ugu diyaarinay wargeyskaan anigoo kaashanaya rag iyo haweenba oo Aqonyanno Soomaaliyeed ah oo kaalin muuqata ka soo qaatay howla ha wargeyskaan. Waxay sii raacisay in muddada dheer ay loo galay in loo helo wixii uu u baahna oo dhan waxaana jiray dalka oo uu ku jiray marxalad adag oo dhibaato badan oo dadka aqoonta leh ay ku jireen xee ndaab si nafasdooda ay u badbaadsadaan ayna adkeyd in la helo, taasoo mudda 2da sano ka badan ay inagu qaada tay qalab kii iyo aqoonyahanadii iyo goobo ay ku nabad geli karaan in la isku helo alle mahadii waa inoo rumowday riyadeen nii aheyd in la dhidbo wargeys kaan maanta munasadiisaan Mogadishu Times Daily News Paper ayey tiri marwo biibto oo ah lafdhabrka wargeyskaan bilowgiisa ilaa iyo haatan dhexde u xiratay inuu soo gaaro xillgaan.

Waxayna si weyn u bogaadisay dhalliyardai iyo aqoonyahanadii kaalinta ku lahaa inuu soo baxo wargeyskan, Marwa Biibto ayaa tiri "Wargeyskaan jilashii iska daba taxnaa ee heerarka kala duwan lahaa ee soomaray ayaan kaga mahad celisay xilliya dii kala duwanaa ee dhi bka badnaa oo ay isla soo mareen iyagoo danta qura aan lahaayeen ay aheyd inuu meel wanagsan ga aro wargeyskaan waan mahad alle waan joognaa meel wanagsan oo halgankeena wadareed wuu muuq daa oo waliba ifayaa xillgaan ayey tiri Marwo Biibto Axmed .

Sidoo kale Maamada ayaa intaa raacisay maanta waan idinkaga hambalyeynayaa haddii aad tihiin madaalayaashii soo ma ray wargeys kaan in howlihiisa qeybaha kala duwan kala lahaa, sida wariiye, diyaari ye,tirfaaftire farsamaqay qaanada, maqaal iistayaasha, hala buurayaasha murtida iyo madadaalada, qeybaha Bogagga Wargeyska ku kala qor naan ee Diinyadda, Isborti, Arrimaha Bulshada iyo Siyaas addaba la haa wax aana kaalin muqata aad ka ciyaateen muhiimadda wargeyska sharfta iyo karaamadaba leh sidoo kale waxaay uu macaa mishiisa ka aamaantay maanta inay tahay mid aan ku wada faani karo bilow ilaa hadda waan ugu mahad celisay kuwa adeegsada wargeyska iyo kuwa akhriskisa ku taxanba…..

 

Xusuustii Qorayaasha , Farsama Yaaqannadaiyo Howladeennada Soo 

Maray Wargeyskan Kuwii Hore Ilaa Haatan:-}

Qoraal dheerayey intii soo martay iyo intii taageertay wargeyska iyo dhammaan macaamiisha wargeyska ugu ha mbaly ey say iyadoo ku bilowday waxaan idinku gu habalyeynayaa nayaa haddii aad tihiin madaala yaashii soo maray warg eyskaan in howlihiisa qe ybaha kala duwan kala lahaa, sida wariiye, diya ariye, tirfaaf tire,farsamaqayqaanada,maqaaliistayaasha,hala buu raya asha murtida iyo madadaalada, qeybaha Bogagga Wargeyska ku kala qornaan ee Diinyadda, Isborti, Arrimaha Bulshada iyo Siyaasaddaba la haa waxaana kaalin muqata aad ka ciy aateen muhiimadda wargeyska sharfta iyo karaamadaba leh sidoo kale waxaay uu macaa mishiisa ka aamaantay maanta inay tahay mid aan ku wada faani karo bilow ilaa hadda waan ugu ma had celisay ku wa adeegsada wargeyska iyo kuwa akhriskisa ku taxanba…..

       Dhan kale Marwa Biibto oo hadalkeeda sii watada ayaa intaa raacisay "aniga wargeysy ada Aan howlgeliyey iyana waxaay ka mid yih iin wageysyada aan leeyahay ayey tiri Marwo Biibto. waxaana nasiib wanaag ah in wargeyska uu noqday mid dad ku aad u jecleystaan waxa uu soo Bandhigayo wuxuu ka fogaa is ku dirka iyo beenta, waxuna ah aa mid runta ka tur juma oo aan ka baqanin wixii jira oo ma skiin u hii liya ah iyadoo Durba dad badan ku soo xi rmeen xarunta wargeyska uu horseed ay in uu isu soo dhaweeyo siyaasyaasiiyintii loollanka adag ku jirtay ka dib markii afkaarta bulshada laga qoray xummaanta dagaalka iyo wanaag ga nabadda qoray qof kasta oo qalad ku jiray uu dib Isu sax ay kana haray fo wdadii iyo coladiskii dantiisa raacday aqoon yahanna da aqbaar rada bulshada isu soo jiida ayey mark astaba u soo xuli jire en. Bulshado oda dhiba ateysan. Taas ina ay keentay in Wargeyskaani uu Qadkii Cagaaranaa sidii loo furi lahaa kaga qeyb qaatay qoraallo iyo in bulshada ra’yigee da ku soo badhigto wargeyska , iyadoo akhba artii ugu farxadda badneyd ee shacab gaaro laga helay Wargeyskanka dib markii howlade ennada wargeyskan ay dadaal dheeri ah mu ujiyeen si macaamiisha iyo bulshadaba looga haqab tiri lahaa akhbaara adka muhiim ah u ah ee waxtarka leh waxaana aan helnay kula nkii Hoteel Ramadaan ee Md.Cali Mahadi Ma xamed iyo Xus een Maxamed Faarax Ceydiid ay hadda ku kulmayaan waliba subax 3 sa ac xilliga ay tahay{…...}

         Waxaana uu noqday warkaasi mid ku dha cay si sax ah oo ay kulan Hoteel Ramadaan ee M/Muqdisho ku yeeshaan. Wa xaan xas uustaa inqoraalkaasi uu habeen 10 Saac ina soo gaaray uu Waregyska oo diyaarsan inoo suurta gashay inaan mar kale ka sii howl galno haddan aan galnay ina an daabacno war kaasina kuna dhejino Warg eyska kuna Lifaa qnay Bogga Dan be,dadaal kaas oo uu ma amulka sameeyey waxaa kalin muhiim ah ku lahaa Wariiye Cali Muuse Ca bdi Oo Xarunta Soo Gaars iiyey iyo aniga Bii bto ahna inta ka howlbilaabay sidii aan u diya arin lahaa inta ka hartay howshaa si uu u Hirg alo warkaas muh iim bushada u ahaa allena waa inooga dhigay sidaas iyadoo la Bogaadinayo maa

mulka iyo howladeenada wargeyskan

       Dhinac kale waxaan xusuustaa inay Xarunta wixii Wargeys ahaa ee Maalintaa soo baxay inyar ayey ku idlaadeen waxaan dad weyu hu ku soo xoomeen xarunta iyagoo bog aadi naya maamulka wargeyskan waliba na wargeysku wuu Qaaliyoobay dad kiina waliba way badsanayeen iyagoo Koobiyey sanyey waayoo way Faraxsanayeen iyagoo wadadda Xarunta Wareyska hor Marayeen iyagoo Bogga ku heysta Nuqullo Wargeyska ka mid ah ayna ka qeyb galayeen oo una da baaldaga yeen soo dha we ynta Xuseen Ceyd iid oo Hot eel Ramadaan ku la kulmaayey Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed taasoo Maalintaa Qadkii Cag aarnaa laga qaaday mu qdishona la isku furay shacabkana walaalaha ahaa ee lakala hortaagnaana iyagoo isu hi loobay is dhex mareen walibana 2da masuul ee maamulay ey ay yeesheen wada shaqeyn taasoo ilaa haa tan maamulka iyo howladeen ada wargeyska an looga hambalyeeyo walibna loogu ducee yey warkaas muhiimka Bulshada u ahaa ee wargyesku helay auna mal eynaayo in alle inoo aqablay ka dib markii alle inoo fududee yey dhibaatio badan oo uu wargeyska la kul may allena ka badb aadiyey. ayey tiri maama Biibto.

       Dhinaca kale maama biibto oo dhinacyo badan kaga soo qaadatay taariikhda wargeyskan ayey misena dhammaan qey baha kala duwan ugu soo xustay ugana mahad celisay Qeybaha hoose hadab waxyqabadkooda iya doo qoraal ku soo gud bisay "Al Ustaad Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe Tifaaftirihii Wargeyska an ugu hore yey Guddoo miyihii wargeyskaan muddo gaaban hayey xilkaasi oo ahaa Cali Xaaji Maxamed Alle ha u naxariistee iyadoo gud doomiyaha wargeysk aan Dr.Cismaan Axmed Jimcaale ilaahatana howlaha wargeyska qeyb culus ku leh waloow howlo kale na uu leyahay gacan buu ina gu siiyaa si warg eyskan uu u noqdo mid meel sare gaaro, Maxamed Xasan Gaarweyn {Jee ri Alle ha u Naxariistee} oo lagu xusuusto {Qo raaladii Raadi yo Reer Hebel ,MaSheexoow Xaala-Sheegay , sheekooyin jaceyl ah aa iyo Riwaayado Siy aasadeedyo badan oo uu Allif ay}, C/laahi C/raxmaan C/laahi Yariiso ow {Al if} Artiist u ahaa wargeyskaan walibana kii u gu horeyey oo qaaska inoo ahaa, isagana wuu geeriyood ay alle ha u naxariisto,Maxmed Ma xamuud Nuurrey {Jimcaale}, qorayasha waaweyn ah, Qoraa sare Cawil Daahir Salaad oo lagu xus uusto Mataantii Qalbiga sheeka dii ka dibana filinka laga dhigayalla ha u nax ariistee isagoo u geeriyooday qaraxyada mu qdisho ka dhac ayey, Ja briil Maxamuud Nuur {J abra} ,Farsa mayqaanka wargeyska iyo qor aaloba ku la haa wargeyskan Wariiye Cali Muuse Cabdi. oo wargeyskaan kaalin mu uqato ka soo qaatay isagoo Akhbaaraadka guud iyo waliba wareysiyada gaar ka ah wax ka qori jiray, Muuse Maxamed Cism aan oo maamulka iyo howlaha wargeyskan kaaliniyo qoraaladaba ku lahaa,Prof. Yexye Sh. Ca amir oo qoraalki u gu dhee raa ee JUUJ VS WA MAA JUUJ qori jiray ilaa haatan qoraalo ku leh wargeys kan, sidoo kale Alle ha u naxari is tee Cabddalla Nuur addiin Axmed Qore Shee koodii Aniga iyo Jaceyl, Maxamed Shiil Xas an, Qoraa Sa re Saci id C/Salaan Qoraa Maq aalaad, C/ri saaq Axmed Absuge {Waayeel} Faallo Qore, Xasan Maxamed Geseeyey, Ma qaaliiste, Sa cdiyo Sh.Axmed {VIP} qoraal shee kooyin, Falastiin Axmed Xaaji {PLO} qoraa sheeko Jaceyl ah, iyo Maqaalad,Alfannaan Ba shiir Cali Xuseen Bogga Fanka iyo Suugaan ta, Mahad Carabo ow Calika Riporte Wargeys ka, Aadan Saala min Faallo Qore, Maxa med Cali Maxamuud {Mad ka}, qoraa sare, C/hi Maxamed Cumar {Mucjis},C/hi Maxamu ud Jiro ow riports, Ceydiid Abuukar qoraaga Sheeka dii ROOMA, Barre Sh.C/hi {Bangaaladeesh}. {Qoraa sheega dii Guumeystii Geel Badan} , Aadan C/laahi Aa daamo Qore shee ko Gobe ey Maxaa loo Guursan waayey,Cali Maxamed Cismaan {C.Ameeriko},Qoraa sheeko jaceyl ah,Muqtaar Nuur Maxamed {M.Lov y},qora sheeko, Badruddiin Sh.C/hi Maqalis te iyo diy ariye barnaamij Qoro Qoraa Sare C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab} ayaa ah: {Naag Iyo Nasiib Raga Waa Ay Kaa Farxiyaan sheekada Socoto}, C/qdir Maxamed Calasoow {Calas} Wariiye wararka u qaa bil san iyo Maqaalaadyada, allaha caafiyee Qadro C/hi Cali,Riporter, Nuurto Cali Cumar, qoraalda iyo warar ka,Ya aquub C/l aahi Guure Farsamaya qaan Iyo Qo raalada Wargeyskan, Safiyo Cali Sheekh {Safoon} Qoraa Bogga Caafimaad ka,Fowsi yo Sh.Xasan Qoraa Bogga haween ka, Nim co Cali Cumar Qoraa Bogga ila Tali, ,La Yaab ka Adduun ka, Leylo Cali Saalax warar ka, Far xiyo Cali Qaajo Maqalaadka Siyaa sadda, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa} Qor aal ada Ra’yiga dadweynaha iyo Halxira ala ha, C/h Maxamed Xuseen {Baarbe} howlaha ad eeg ga wargeyska, haatana dhibaato loogeys tay darted u gu cuuryaamay lixadkisa oo ku su gan muqdisho alla ha caafiyo,Abshir Cali Wa rsame,{Shire},Aadann dheere, Sh. Xuse en Koofile Qoraa Sh. Cali Cumar, Sh. Maxa med Kulmiye Axmed,qoraalada Diiniyadda ayey mashaa’iiqdaasi qoryeen Md.Axmed C/ lle Xa dhuun {Ax med Shiine Alla ha u naxarii stee} masuul u qaabilsnaa wargeyskan xagga qal abka daabacaadda Stetionryga, Maxamu ud M. Aadan {Kuurdo} oo isagana u qaabisa naa xagga waraaqaha iyo agabka wargeyska soo iibintiisa Maxamed Ibraa hin {Baks itaan}, Cali Muxuddi in {Cali Gaas}, C/hi Maxamed Sala ad {Da lle} ,Najiib Cali Cumar, Daa’uud Maxa med Salaad, C/fiaax Ma xamed Salaad Diy eeshe,Naasir Cali Cumar, dhammaan ays an ka mar eyn fara smada iyo qoraalada War geyska qe ybo ka mid ah inay ka shaqeyn jir een dadka sare ku xusan, Nasro Cali Cumar Maamulka Xafiiska, Maxamed Xasan Xuseen {Anaa leh}.Qey bta isboortiga Raxmo Maxa med Max amuud {La jecel} oo haatan ka ho wlgasha wargeys kan lafdhabraka wargeyska na ah iyadoo ah gabarta ugu yar wargeyska ee xillagaan ka hiwlagasha

       Dhan kale Milkiilaha qeybaha horumarin eed ee Wargeyskani ku tallaabsaday inta uu shaqeynayey iyo dhibaatoyinka la soo gudbonaday. "maamulka Wargeyskani wuxuu sameeyey In tuu Jiray Wargeyso ka farcamay oo xarunta la gu daabaca yey oo ka la ah: Danjire Press oo Todobaadl kiiba 

      2-jeer soo bixi jiray Axad iyo khamiis, Xogwarran Press oo maalinkasta oo jimco soo bi xi jiray, Wargeys ku hadla codka haweenka Ururka hawe enka suxuufiyiinta Soomaaliyeed {SOWPA Press} la yiraahdo, Wargey ska faallooda diiniyadda oo la yiraah do Al-Shareeca Al Islaamiy ah,sidoo kale Wargeysk Arrimaha Bulshada ka Faalooda oo la yira ahdo {Dawo Jaceyl Tifaftire ka tahay Nuurto Cali cumar,} Sidoo Kale Wargeyska Faallooda Dhinaca Ciyaarah Oo La Yira ahdo MOGADISHU SPORTS uu Madaxa Wargeyska ka yahay Naasir Cali Cumar, Sidoo kale Wargeys ka waxaa uu ka qeyb qaatay soo nool eynta isboortiga dalka iyadoo xaalad xun jirtay ayuu Aas aasay Nadiga Mogadishu Times oo ciyaaraha dalka la ga Ciyaaro inta badan kooxo ciyaartooy ah ka sameeyey waliba guulo wax ku ool ah ka soo hooyey tartamada dala laga ciya aro sida K.Cagta, K/Kolyaga Wiilashaa, waaweyn iyo junyerba lahaa K/K/Gacnata Hand-pollka, Kooxda K/ Miiska,Kooxda K/ Teniska dhammaan waxaay ahaayeen kooxahaasi wiilal sababtoo xaalada gabar ku ciyaari kartay way yareyd waxaan abaabu lay in gabdho isugu yimaadaan tartanada kuwaasoo uu qeyb ku lahaa Maamulka Wargeyska oo garoonka wish ee k/koleyga Ex- Lughilo dayactir gaana aanu sameynay si tartamada isboortiga loo dhiirr igeliyo da’yarta jecel maadaama dalka uu ku jiray dagaallo sokeeyo oo faraha looga gubt ay 1998 dii il aa 2001-dii ayaan Naadiga Wargeyska Mogadishu Tim es Tartamada ka qeyb qaadanayeen iyago hantay Koobaba kala ah Jener aal Daa’.uud 2000 kooxda hanatay, kuwa Munaasabahda iyo waliba Ciyaaro Saax ibqeybo kala duwan ee Sbort-iga Soomaaliya ku tartamaan Naadiga Warge yska Mogadishu Times oo dhameystiran Sanad kii 1998dii ilaa 2001dii ay uu jir ay waxaan uu soo Hooyey guulo la taaban karo waxaan kooxda k/koleyga wiilasha ay qaadeen koobka Jeneraal Da’uud, Wiilasha k/miiska wax aay kaalinta 2aad ka galeen tar tan ka Jen,, Daa’u ud,wiilasha k/gac anta ka alinta 2 aan ku guu leysanay Gobol ka Sh/ Dhexe Tartan k/kolyga ee wiilsha .iyadoo tartam ada ay ka kala galeen kaalimaha kala ah wiilsha teeniska kaalinta 2aad kooxda k/gacta sarea C-da ay ka galeen kaallinta 3aad waxa an ugu mahad celinayaa dadaal kooda wax qa bad waxaan macallimiinta Naadiga Mogadish u Times iyo MacaalInka K/Cagta Axmadeey Hilowle, iyo Macallinka k/kolayga Macallin Saacid Baariyoow iyo Macallimiinta kale ee qeyb aha kala duwan Axmed Cali, Anwar, Shiino iyo guud ahaanba dhallinyaradii guulahaas soo hooyeen waxaana leenahay Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiina ee nagula ciida sannad wanaag Guurada Wargeskan sanadkaan kiisa kalena alle ha inagu gaarsiiyo nabad iyo nolol wanagsan aamiin ”
Sidoo kale Maama Biibto ayaa munasabadda ka xustay dhallainyarada iibisa wargeysyada qaasatan waxaaymuujisay in door wanaagsan ay la soo qaateen oo ay ugu mahadcelineyso dadaalkii ay isla soo galeen waxaayan xustay qaar ka mid ah oo  kala ah:-

Sidoo kale dhallinyarada wargeyska Iibgeysa oo uu ugu horeeyo C//dir C/lle Xaaji {Qamarj iga},Qa asin Axmed nucmaan alle ha u naxariisto wuu geer iyooday , Saalax Axmed Numcaan, Maxamed Sh. Ma xamed Aadan Oday Canashuur,Oday Makaraan Xasan Tooxoow alle ha u naxaristee,Yoonis iyo carr uur tiisa, Cabdalle Reer Xaaji, Nuur Xasan Gadaamoow, Cabdi Maxamed Sheekh, Xuseen Talyow, C/hi Cum ar Muudeey,Cali Biyoow, Xuseen Daango,Huutuu, Maxamed Jaceeloow,Yuusuf Xeyle Jimcaale haa tan ah masuul sare ee dowladda soomaaliya, Muuse, Diimoow, Muuse Witik,Cabdi Geeseeyalle ha u naxari istee , Shabeeloow, Axmedeey Sh. Cali, iyo ib badan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxaayan leedahya hablayada sanadguurada wargeyskan ee lix iyo labatanaad nagaula ciida idinkoo mahadsan 


        Waxaa sidoo kale u mahad celinayaa xil liyadii adkaa ee dagaala dagaallada ka dhacayeen ee 2006 il aa 2012 dii xigaa oo aha mi dka u gu adag ee ina soo maray ka dib markii qalabkii iyo deegaanadii aan ku howl geli jirnay ay noqdeen kuwa laga bar akaco dadkii nagu saaci day goob aha aan ku howl galeynay wax aana kala ahaayeen dadkii na saaciday goobaha aan ku how lgaleynay waxana kala ah aayeen Qaasin Xuseen Jimcaale oo muddo gaabaan aan ka helaya goob KMG ah, 2 Ing. Maxamed Cali Nuur oo muddo 2 Bilood ah aan ka helnay Xafiis kaamil ah, 3 Cabdikariin Muxuddi in Cadoow iyo Sahro Maxamuud oo aan kahe lnay dhowr bilood Xafiis kaamil ah, iyo Xasan Maxamed Jimcaale {Gees Diir} iyo Xaaskiisa Hibo Maxamed Faarax oo dho wr sano nagu saacideen xafiis iyo waliba deegaanba , Fowsiyo Sh.Xasan, C/qadir Sh. Xasan iyo waliba Maxamed Sh.Xasan oo iy agana qeyb ku lahaa Saacidaadda Wargeyska Xagga Qalabka iyo ee

       Xafidaadoodaba, Cabdi Cali Xasan Yuubaane, iyo Xaskiisa Shiino Axmed Rooble oo iyaga gac anaan la iloobi Karin nagu siiyeen inaan mark astaab howlaha Wargeyska iyo waliba midda gu ud waxaan leenahay Alle ha idinka ajar siiyo Maamulka Wargeyska wuxuu leeyahay Dhamma an dadkii xilligii adkaa nagu siiyey Gacanta Wargeyskaan Abaalkiina ma Gudi karno ayaan lee nahay waxaanse idikuugu bedeleynaa duco, waxaana la yiri abaal alle ayaa guda dadkusa waa sheegsheegaan ciddii wax tarta marka idin iloobi meyno markasto oo la xusayo qoraalada xuska waad ka muuqatiin dadalkiina alle ajar ha idinka siiyo walaal jira ayaan idin leeyahay waliba an iga qasatan waayoo maam nugul ayaa ahaa idinka ayaan geesi iga dhigteen oo xilligaan warge yska wuu hakan lahaa waxaana idin leeyahay hambalyada iyo farxadda sanadguurada 2aad wargeyska nala qeybsada idinkoo mahadsan. Ayey tiri maama biibto

          Sidoo waxaay halkaa ku bogaadinayaa qoraa sare Amiin Yuusuf Qasaaro Ciise Faarax , Saciid C/Salaan,Axmed Maxamuud Dhicisoow, Maxamed Ibraahin Macllimuu,Faarax Cumar Nuur,Cismaan Maxamuud Niino,Maareyaha WMQ. Maxamuud,Maxamed Juun, Malyun Sh.Xeydar, Ururka {WOMDU} Shariif Mac allin Maxamuud, Muuse M.Cismaan,C/dir M.Calsoow {Calas}, Nuur Maxamed Nuur N/Qamadi, Sh. Xasan, dhammaan dad kdaasi oo ugu dhirigeliya marksta inaan howlah sii wato iyagoo dadaalka iyo dhib kaa aan u galo igala xanuunsado ,Xoghayaha Guud ee FESOJMaxamed Ibraahin Nuur Mac allimmuu

         Dhinaca kale Marwo Biibto ayaa ku tilmaantay Shaqaalaha iyo Ciidanka Hey’adda ADRA SAACID inay yihiin alle ka so koow Badb aadiyayaasha howlahadeena wargeyska oo rag hubeysani weerar aan loo meel dayin oo gaadmo ku qaadeen xilli ay mar ayeen ag agaarka xarunta heyadda Saacid inagoo nala dhameystiri raana naga soo gaaray alle maha diina naga ceyriyeen ma leeshiyadii isla markaana cisbitaal keysaney inoo qaadeen nafsadeyna badba diyeen waxaan leeyahay qaasatan aangoo kala ah, Nasro Cali Cumar, xuseen Cagafeey dhaawac culus lagu gaarsiiye iyo waliba Tifaaftiraha War geyska Md. Maxamuud Ax med Xasan {Xurshe} waan idinkaga mahad celinayaa idina ilaabi maayno abaalkiina koleey aad ne ayaan nahay inaan abaal ga lna alle wuu qadaraa ee alle ha idinka ajar siiyo badbaada aad noo sameyseen kolleey waan idin sheeg-sheegaynaa sandka walba haddii la gaaro inta uu wargeyskan socdo alle ha idinka ajar siiyo walaalayaal

         Sidoo kale Marnaba ma iloobi doono gar-gaarkii gargaarkii ay inoo fidiyeen Dhaqaatiirka ka Shaqeysa Isbitaal Keysaneey amaan ballaaran ayaan u celinayaa ayey tiri marwo biibto.

        sidoo kale waxaay u mahadcelisay Ganacsade Xaaji Muxuddin Yuusuf,Cismaan Xuseen Axmed {waryeen}, Waxana sidoo kale macaamiisha wargeyskaan uu muddad uu jiray u soo qabtay howlaha kala duwan ee adegyadooda waxaan leen ahay walaalayaal nagula ciida sanadka 26aad ee xuska wargeyskaan waana idinkaga mahad celinayaa Macamilnimada joogtada ah een leenahay Waxana Maamulka ay u soo jeedisay heyadaha iyo shirkadaha ka le ee aan wali macaamilka la yeelani nay dad aalkooda wax qabad ama baahineed aan diyaar u nahay iyagana gacan inagu siiyaan sidii ay sida Wargeys yada Dalka ka jira oo kale aan dhankeena uga adeegilaheyn waxaana diyaar u nahay inaan ku soo dhaweyno Wargeyskaani anagoo u sheeg eyna inuu yahay mid weyn oo muddadaas fog jiro haddana Gabar Soma liyed ay leedahay taasoo u baahan in garab lagu siiyo waayo waxaa ay tahay mid ku shaqeysa xaalad xun iyo dalka oo dhibaato ku jira waliba dusha u ridatay inay macaamiishiisa ku taxan Akhrinta iyo Adeegsigana aanay marna ka baaqan Nuquladiisa alle ayaa Mahad leh in tii gacan inagu siisayna waan u mahad celinaynaa inaan iyana soo dhaweyno oo ay ka mid noqdaan Macaamiisheena Gacmo furan ayaan ku soo dhaweyn eyna ayey tiri Maama Biibto

        Dhanka kalena Maamam Biibto ayaa sheegtay una rajeysay dhammaan bahda Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo Taagrayaashaba in sanadkaan kiisa kale ay ku gaaraan Nabad iyo Baraare Dhammaan Qoraalada Munaasbada ay aa waxaa ay yihiin kuwa in ta badan ay ka dhax Muuqdaan dadkii waxgal ka u ahaa Warg eyskaan iyo kuwa Saaciday in taba sanad Guurada 26 Sano oo shaqada Wargeska Qaasatan

       dhana kale waxaana ka Cudur daaranayaa inta uu wareyska socda wixii farsamo xummo ahaa ee lagu arkay inay raali inagaga noqdaan maadaama aanu nahay Aadmi Qaladna uu in aga dhaci karo Ma Qald ame Waa Allaah waxa aan ku shaqey neyno waa Aalad Cilladobi karta, waxayna xustay in wargeyskaan laga dheehan karo wabka www.mog times.comtaasoo maa mulka uu xoogga ku saaray inay helaan maculumaadka ku qoran dadka kala joogo daafaha adduunka waxaayna tiri Guuleysta kuna soo gunaanaday shiribkaan ay tirisay Maama Biibto waan kan:-

SHIRIB

·Muqdisho ma huraankiyey marxabba waad mudan tahee

·Miisaan la saaray Mediyo ow Mogtimes ka Muuqayaa.

·Muqdisho Times muuqa haay Marrin Wacanna Mari haay.

·Madluunya dhib ha Mudanoo Markastaba Maqsuud ahaaw.

·Marwada Muqdisho Leheey Meehaad Tagta ka Muuqahaay.

·Macamisheena Muqdisho Markastaba waa Maqsuud.

·Maqaal Qoran ya Miid Wareed M.Temes ka Muuqataa.

·Wax Mudan Muunad loo Macaan M.Times ka Muuqataa.

·Hadal Macaanya Muunadiis M.Timesey ka Muuqataa.

·masuuliyiinta miir qabkaa aa muqdisho tImes Maamulaan.

·Wax Mudan Ay Macaamishood Marstaba u Meeriyaan.
     
 waxaana soo gunaanaday munaasabada asi maareeyayah guud ee Wakaaladda Madbacadda Qaranka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Maxamed Juun isagoo sheegay in xusasa badan oo wargeyskan loo dhigaayo uu marqaati ka ahaa walibana she egay inuu yahay maareyaha Juun nin si weyn u yaqaan Biibto waayoo wuxuu yiri biibto shaqaalaha wakaaladda madbacdda qaranka ayey ka mid aheyd walibana dadka lagu tashado ayey kow ka tahay walibana howlihii ay heysay ayey walia gacan ta ku heysaa waan qof aqoon durugsan u leh howlaha daabacadda iyo shaqada wargeyska waxaana arki jiriay iyadoo markstaba ku howlan shaqooyin kala geisay waxan ay tahay qof is dirta ee ma ahan qof loo diro howl, marka dadaalka ay heyso waa mid ay abaal gud sare ku mudan tahay waloow aan maqlay inay kaal inta 2aad ee haweenka saxaafada Afrika goo baha Qataraha ah ka howl gala inay ka gashay Tartran loo qabtay sanadkii 2014-kii kaalinta 2aad waxaana ka guuleysatay kaliya gabar ka soc a Dalka Dalka Ruwanda, waxaa na leeyah ay horey u sii wad halgankaaga wuu muuqdaa inagana garab kaaga inaga eeg had day nafta nagu jirto isha allaah ayuu yirk Md. Juun

dhunaca kale waxaan habalyeynayaa mun aasadda qiimaha leh ee aad u dabaal dageysa an Bahada wargeyska Mogadi shu times guul eysat ayaan idin leeyahay Ayuu hadalkiisa ku soo gabagabyey Md.Maxamuud Maxamed Juun Maareyahay W.M.Q.soomaaliya

DHAMMAAD         DHAMMAAD            DHAMMAAD

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip