TACSI MAAMULKA WARGEYSKAM.TIMES IYO BAHDA SAXAAFADDA OO TACSI TIINAANYO LEH OO U DIRAYAAN EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO SHALAY

0
Tuesday April 23, 2019 - 22:28:02 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI MAAMULKA WARGEYSKAM.TIMES IYO BAHDA SAXAAFADDA OO TACSI TIINAANYO LEH OO U DIRAYAAN EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO SHALAY

    Maamulka Iyo Howladeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper Iyo Bahda Saxaafadda oo kala ah :-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Iyo Howladeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper Iyo Bahda Saxaafadda oo kala ah :-

Marwo Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}  Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey} Muu se Maxaqmed Cismaan, Naasir Cali Cumar, Dr.Cusmaan Axmed Jimcaale, Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Muuse Maxamed Csmaan, C/aadir Maxamed 

Image result for ruqiyo cali cabdulleCalsoow {Calas} C/laahi Maxamed Cumar {Mucjis}, C/Laahi Maxamed Salaad {Dalle} C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, C/qaadir Cabdulle Nuur {Qalbi Dahab}, Nuurto Cali Cumar,C/qaadir Bacool, Nuur Maxamed Cali N.Qamadi, Macallin Xasan,Qadro Cabdullaahi Cali {Khadro{Hag reey}, Xamdi Cumar Xasan, Xaawo Axmed Jimcaale, Raxmo Maxa med Maxamud,{Lajecle}, Maxamed Xasan  Fowsiyo Sh. Xasan, Madiino Axmed Jimcaale, Maxamed Cali Maxamuud {Madka} iyo dhammaan reer axmed jimcaale Cigalle  Wax aay Ta csi U Dirayaan Caruurtii Iyo Walalaha Marxuumad Quqiyo Cali Cabduule {R.Cali Jeeddo} Oo 22-Ka Abriil 2019-Ka Ku Geeriyootay M/Muqdisho Waxaayan Alle Ugu Barayayaan In Uu Naxariistiisa Janno Ka Waraabiyo Ehelka Iyo Axsaabta Ay Ka Geeriyootayna Samir Iyo Iimaan Saadaq Ah Ka Siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAJICUUN




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip