XALAY FIIRSO:- NIN ODAY AH OO MEYD OO HELAY XEEBTA JAZIIRA {DAAWO- SARIKIISA}

0
Thursday January 26, 2017 - 23:55:21 in Wararka by
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XALAY FIIRSO:- NIN ODAY AH OO MEYD OO HELAY XEEBTA JAZIIRA {DAAWO- SARIKIISA}

    Meydka Oday lagu qiyaasay 70 jir ah oo Baddu soo tuftay ayaa lagu arkay Galabta Xeebta Jasiira gaar ahaan dhanka Abaay-dhaxan Ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meydka Oday lagu qiyaasay 70 jir ah oo Baddu soo tuftay ayaa lagu arkay Galabta Xeebta Jasiira gaar ahaan dhanka Abaay-dhaxan Ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Mid kamid ah Dadka Degmada Wadajir ku nool oo tagay Goobta lagu Arkay Meydka Ninka Odayga ah islamarkaana halkaas Meydka ka soo qaaday ayaa KWarbaahinta u sheegay in loo maleynayo in Badda ay soo Tuftay Ninka Odayga ah ee Meydkiisa la helay Xalay,mana jirto Cid weli Aqoonsatay.

  •  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip