
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 14-KA JANNAAYO 2017-KA
Musharixiinta ku tartamaysay xilka G/ku xigen ka ayaa waxa ay u kala heleen codadka sidan;
1.C/qaadir Sh. Cali Baqdaadi. 51 cod
2.Mahad Cabdalla Cawad. 71 cod
3.Burhaan Aadan Cumar. 26 cod
4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla) 8 cod
5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi. 14 cod
6.C/wali Maxamed Qanyare. 12 cod
7.C/laahi Goodax Barre. 18 cod
8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur. 12 cod
9.C/raxman Ibraahim Aadan(Ibbi) 36 cod
10.Maryan Axmed Haaruun 10 cod
XILDHIBAAN CABDWELI IBRAAHIM MUUDEEY OO LOO DOORTAY G/KU XIGEENKA 1AAD EE BAA RLAMAANKA
Xildhibaan C/weli Sh Muudey ayaa ku guuleystey doorashada G/ku xigeenka 1aad ee B/manka ka dib markii uu wareegii 2aad ee tartanka doorasha da uu helay codad gaaraya 163 halka musha rixii la tartamayay Faarax Sh. C/dir uu helay codad gaara ya 93 cod halka uu 1 cod uu xumaaday.
Wareegii hore ee doorashada ayuu xildhibaan helay codad gaaraya 111 cod, waana markii 2aad ee uu noqdo guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Ba arlamaanka Soomaaliya. Sanadkii 20102012 ay uu noqday guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baar lamaanka. Tartanka doorashada G/ku xigeenka 1a ad ee B/maanka Soomaaliya ayaa waxaa ku tar ta may lix musharax iyadoo afartii musharax ee ugu horeysay ay 2 ka mid ah ay ka tanaasuleen inay ta rtamaan wareega 2aad.
TAARIIQ NOLOLEEDKA XILDHIBAAN C/WELI SH. IBRAA HIM MUUDEY OO KOOBAN
waxaa uu qoryooley ku dhashay 196 4tii, Waxaa uu ka qalin jabiyay Machadka SIMAD 1988dii, shaqadiisa waxaa ugu muhiimsanaa 2004tii waxaa uu ka mid noqdey Xildhibaannada dowladdii KMG ah eyd, 20102012 waxaa uu ahaa G/kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka 2012kii Xil dhibaan ayuu mar kale noqdey, waxaa kaloo uu qa btey Wasiirka W/shaqada & shaqaalaha Soomaaliya
MD.MAHAD C/LLA CAWAD OO MARKALE LOO DOORTAY G/KU XIGEENKA 2AAD EE BAARLAMAANKA
Md.Mahad Cabdalla Cawad ayaa noqday mar ka le G/ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka dalka, ka dib markii uu ka adkaaday C/qaadir Sh.Baqdaadi wareegii u dambeeyay doorasho khamiista ka dhacday M /Muqdisho. Xilka guddoomiye ku xigee nka 2aad ayaa waxaa u tartamayay 10 Mushar rax iyadoo 4 Musharax ay u soo ayaa gudbeen waree ggii 2aad. Hase yeeshee 2 ka mid ah mush arrixiin tii wareegga 2aad u soo gudubtay ayaa ka tanaasu lay inay tartamaan wareegaas, Sidaa awgeed wax aa u tartamay Mahada C/lla Cawad iyo C/dir sh. Baqdaadi. Xildhibaanada Baarla ma anka Somaliya ayaa soo gabagabeeyay Doorashada G/ku xigeen ka 1aad ee Golaha Shacabka Somaliyeed iyo G/ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka dalka.
Shir GuddoonkiiBaarlamaankii hore ayaa waxaa xilkiisii waayay guddoomiye ku xigeenkii 1aad Md. Jeylaani Nuur Iikar ka dib markii uu wareegii hore ku haray. Hase yeeshee illaa iyo hadda aya an la sheegin xilliga la qaban doono doorashada guddo onka Aqalka Sare.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa arbacadii doort een G/Baarlamaanka dalka, waxaana loo door tay Md.Maxamed Sh.Cismaan Jawaari, iyadoo khami istiina la doortay G/ku xigeennada Baarlama anka dalka Soomaaliya ee 10aad.
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA IYO R/WASARE KU XI GEENKA DFS OO SI KALA GAARAGAAR AH UGU HAMBALYEEYE G/ KU XIGEENNADA BAARLAMAANKA
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Maxamuud ayaa hambalyo diirran u diray gudoonka cusub ee Baarlamanka Soomaaliya, isagoo u rajeeyay inay howshooda u gutaan si hufan. Madaxweyna ha ay aa ammaanay qaabki ay u dhacday doorashooyin ki lagu doortay gudoonka Baarlamanka ee arbaca dii iyo khamiistii kala dhacday xarunta golaha shac abka ee Muqdisho.
Wuxuu sidoo kale u hambalyeeyay guddiga qab anqaabada doorashooyinkaasi iyo gudoomiyihii KMG ahaa ee baarlamanka. Wuxuu kula dardaar may gudoonka cusub ee Baarlamanka in 4ta sano ee soo socota ay toosiyaan howsha Baarlamanka 10aad, isagoo ku tilmaamay in Mas’uuliyiin ta loo doortay guddoonka Baarlamanka inay yihiin hogg aan waayo arag ah.
Sidoo kale R/Wasaare KuXigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Md.Max amed Cumar Carteh ayaa hambalyo u diray 2da Gud oomiye KuXi geen ee Baarlamaanka oo dor raad lagu doortay Xarunta Golaha Shacabka. Md. Cart eh ayaa Md.C/iweli Ibraahim Sh.Muudey iyo Md.Mahad C/lla Cawad kula dar daarmay inay si hufan u gutaan masuuliyadda la saaray. "Gud oomiye KuXigeenka 1aad iyo Gudoomiye KuXigeenka 2aad ee G/Shacabka ee ku guuleystay inay helaan kal soonida Xil dhibaanada, waxa aan kula dardaar mayaa inaanay dayicin codka Xildhiba anada oo si daacadnimo ah u gutaan waajibaadkooda”.
Ugu dambeyn, Md.Carteh ayaa dhammaan Xubn aha Baarlamaanka uga mahad celiyay sida ay uga go’antahay in doorashooyinka dalka ay si xasiloon ku soo dhamaatoDHAMAAD
ASKAR TABABAR DIBADEED LOO DIRAAYO
15 Sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soom aaliyeed ayaa u duuli doono Dalka Suudaan, si hal kaasi ay ugu soo qaataan Tababar iyo sidoo ka le waxbarasho ku aadan dhanka shuruucda iyo Qa anuunka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gene ral Maxamed Sh. Xasan Xaamud oo la hadlay war baahinta ayaa sheegay 15ka Dhalinyaro inay Dal ka Suudaan ku maqnaan doonaan ilaa 4 sano.
Waxa uu sheegay inta halkaasi ay joogaan inay soo qaadan doonaan Tababaro kala duwan, sidoo kalena ay soo baran doonaan kuliyada sharciga iyo Qaanuunka.
Taliye Xamud ayaa sheegay mar haddii uu wad anka is bedelayo inay diyaar u yihiin inay wax ka bedelaan dabeecadaha Booliska, si loo helo Ciidan u adeegi kara bulshada, lana dhaqmi kara. Dalka Suudaan ayaa ka mid ah dalalka garabka siiya So omaaliya, gaar ahaan ka taageera dhina ca Tababa rada Ciidanka iyo inay siiyaan Qalab Millatari.
WARSAXAFADEED M/YURUB KU AADDAN DORASHADA HOGAANKA G/SHACABKA SOOMAALIYEED
M/Yurub waxay soo dhoweynaysaa doorash ada hogaanka G/Shacabka Soomaaliyeed. Waa tal laabo muhiim oo ku aaddan kala guurka siyaasade ed ee Somaliya una sahlayaa sidii loo so afj ari hab ka dadban ee doorashada Baarlamaanka bilaab may 2016. Xildhibaanada cusub ee la door tay hadda, iy aga ayaa laga rabaa in ay soo jiitan kalsooni da shacabka Soomaaliyeed oo inta ba dan ku xira an wax qabadkooga. Mi/Yurub iyo wadam ada xub na ha ka ahba waxay aqoonsan yih iin hor umarka la gaaraymuddadii geedi socodka doora shooyin ka. Wuxuna geedi socodku ahaa mid nab ad ah iya doo xaalada amniga aynan wanaagsan eyn hadda na waxaa ka qeybqadanaye en tiro badan oo cod bixiyeyaal ah, kana dhacaysay Soomaal iya oo idil. Wal ow laga soo hoos dhacay %/30?
Balanqaadyadii dhanka siyaasadda, haddana guulo ayaa laga gaaray dhanka qoondada haw een ka. Waxaase tan loo fasiran karaa inay jirto fursad weyn loogu sii dadaali karo haweenka iyo dhallinya rada dhanka siyaasadda iyo arrimaha Bulshada.
Hase ahaatee, geedi socodka doorashooyinka waxaa hareeyey handadaad, cagajugleyn, musuq
Maasuq iyo isdaba maryeyn ay sameeyeen dadka howsha waday, iyadoo guddiga loo xil saaray xallin ta kuraasta muranka ka jiro ay awoodi waayeen in ay u gutaan waajibaadkii loo igmaday.
Duruus ayey tahay in laga barto doorashadan si ay dadka Soomaaliyeed ugu suuro gasho inay ga araan mustaqbalka xuquuqdooda dimuquraadiyad oo buuxda u helan. Mashaakil ma ahayn in aan Dadka Soomaaliyeed dhamaantood wada helin fur sad ay ku codeeyaan, balse, ma aysan ah eyn inay dhacdo cagajugleyn, isdaba maryeyn, musuq ma asuq, iyo sharicga oo laga saro maro. Soomaaliya waxay u baahan tahay hayado madax bannaan si loo gaaro xaqiiqada iyo rajada la qabo.
Midowga Yurub iyo wadamada xubnaha ka ah ba waxay u rajeynayaan hoggaanka siyaasade ed ee imaandoona ee waddanka rajo wanaagsan inay diirada ku saaraan caqabadaha hadda taa gan:
dib u heshiisiin, wada tashiyada is afgaradka loo baahan yahay, dejinta nidaamka dowladnimada, adeega iyo amniga dadku u baahan yahay, dhisi da hatada amni oo lagu kalsoonaan karo, lanaad keeyo dastuurka kaasoo u noqon karo tiirka ay ma shariicda dgismaha dowladnimadu ku istaagi ka ran
BF waa dhawraha dastuurka. Waxaana ugu baa qaynaa xubnaha baarlamaanka cusub inay u gutaan waajibaadkooda si sharaf iyo wanaag leg. Ha ddii aan nahay MY waa sii wadi doonaa taa geerida Soomaaliya oo ku salaysan hormarinta qiimaha iyo sharafta binaadanimada, gaarsiin ka rana musta qbal wanaagsan dadka Soomaaliyeed.
3 DHALLIYARO OO SOOMAALI AH OO LAGU DILAY DALKA K/AFRIKA
Dalka K/Afrika oo ay ku nool yihiin Soomaali ba dan ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal loo geysto Dhalinyarada Soomaalida ah ee halkaasi ku gan acsada. 48dii saac ee la soo dhaafay ayaa Degaanada Soomaalida ay ku ganacsto ee ku yaalla K/ Afrika waxaa lagu dilay 3 Dhalinyaro soom aali ah, kuwaas oo dilalkooda ay ka dambeeyeen burcad Koonfur Afrikan ah.
Dhalinyarada la dilay oo Da’dooda ay ka hoos eyso 30sano ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Yuusuf Macalin, Maxamed Xuseen Cabdi iyo Aad an Maxamed Siyaad, sida uu sheegay wariye ku sugan dalkaasi. Booliska Dalka K/Afrika ayaa wa da baaritaano iyo Howlgallo lagu raadinayo burca dii sida arxan darrada ah u dishay dhallinyarad an, waxaana ay sheegeen in gacanta ku soo dhigi do onaan. Soomaalida ku nool K/Afrika ayaa cabsi ba dan ka muujiyay dilalka loo geysto dhal inyarada Soomaalida ah ee ku ganacsata dalkaasi, waxaa na ay sheegeen inay si aad ah uga soo horjeedan.
GALMUDUG OO GACANTA KU DHIGTAY DAMBIILAYAAL
Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay kooxo hubeysan oo Dagaal beeleedyo ka hurin ayay Degaano hoostaga Gobolka Galgaduud, halk aasi oo dhowaanahan ay ku dagaalamayeen xubno ka tirsan Maleeshiyo beeleed. Wasiir ku xigeen ka shaqada iyo shaqaalaha ee Mamulka Gal mudug iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo ga aray Degaanka Gadodon oo 30KM u jira M/ Dhuusamareeb. Xubnahan ayaa u jeedada ay u ga areen Dega anka Gaddoon waxa ay tahay sidii loo xalin lahaa Dagaal beeleedyada, sidoo kalena gac anta loogu soo dhigi lahaa kooxaha Dagaal adan hurinaya.
Maxamed Nuur Diini (Afweyne) Wasiir ku xigeen ka shaqada iyo shaqaalaha ee Mamulka Galm udug oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa waxa uu sheegay Ciidanka ammaanka inay gacanta ku dhigeen rag hurinayay Dagaal beeleedyada.
WAR – MURTIYEED MADASHA HOGGAAMIYEYAASHA QARAN (MHQ)
Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ay qadka telefoonka ah ku yeelatay 1112 Janu ary 2017da. Kulanka waxaa shirguddoominayay Ma daxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay GBFS.Md.Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, R/Wasaaraha XFS, Md. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, R/Wasaare Kuxigeen ka XFS,Md M/xed Cumar Carte, Madax weynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas, Madaxwey naha Jubbaland Axmed Maxamed Isl aam, Madaxweynaha KGalbeed, Md. Shariif Xasan Sh. Aad an,Madaxweynaha Galmudug, Md. C/kariin Xuseen Guuleed iyo Madaxweynaha Hirshabeelle, Md. Cali C/hi Cosoble.
Shirkan ayey madaxda Madashu kaga wada ha dleen dhawaqii ka soo yeeray xubno ka mid ah Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug. Ma dashu iyadoo qiimaynaysa marxaladda uu dal ku haatan ku sugan yahay ee dhinaca abaaraha baah san ee dalka guud ahaan ka jira iyo marxa ladda ka la guurka ah ee la xiriirta doorashooyinka dalka ka socda, sidoo kalena ahmiyad gaar ah siinaysa xasi loonida guud ee dalka ayey ka digtay talaabo kasta oo dalka guud ahaan ama gaar ahaan maamul go bolleedyada u horseedi karta xasillooni darro siy aasadeed iyo mid amniba.
Madasha ayaa sheegtay inaan xiligaan la aqbali karin talaabo sharcidarro iyo fowdo huwan oo qal aalaase siyaasadeed ka abuuraya dowlad Gobolle edka Galmudug, waxayna Madashu ku ba aqday in la ilaaliyo lana dhawro Dastuurka iyo Habraaca B aarlamaanka Galmudug. Ugu dambeyn tii Madashu waxay ku baaqay in la texgeliyo daruufaha gaarka ah ee ka jira degaana da Galmud ug, sida abaaraha iyo dagaalka lagula jiro Kooxaha Nabad diidka ah. Dhammaad
BALWAAN OO DHOWAAN SOOMAALIYA IMAAN DOONA
Aflaanta Hindiga waxaa ay ka mid yihiin kuwa ay aadka ay u daawadaan Soomaalida, meel wal ba oo ay ku nool yihiin. Sunil Shetty oo Soomaal ida ay u yaqaanaan (Balwaan) ayaa waxa uu she egay in markii hore uusan u heysan Soomaalida in ay taageeraan, balse hada uu ogaaday. Waxa uu sheegay Balwaan in loo bixiyay filimkiisii ugu horee yay ee uu jilo, waxaana u bixiyay filimka nin kii iska lahaa oo soo saaray, waxaana Balwaan micnah eeda la yiraahdaa (awood). Balwaan oo wareysi siiyay BBCda ayaa shee gay Soomaalida inay yihiin dad jecel Musikada, Shaleemooyinka iyo Filimada, waana dad faraxsan oo leh wadan qurux badan. Waxa uu sheegay Soo maaliya dho waan in uu booqan doono, sidoo kal ena uusan aheyn kaligiisa oo ay jiraan Aktaro ba dan oo dan eynaya in ay booqdaan Soomaaliya. sunil Shetty oo Soo maalida ay u yaqaanaan (Ba lwaan) ayaa sheegay inuu ogyahay dad badan oo taageera, maadaama mar walba oo uu safro uu ar ko dad badan oo sawi aradiisa wata.
MADAXWEYNAHA JABUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO KA HADLAY DOORASHOOYINKA DALKA SOOMAALIYA
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ka mid ah ciidamada AMISOM ay yihiin kuwa ugu yar balse ka howlgala deegaanada ugu adag uguna ballaaran dalka Soomaaliya. Madaxweyne Geelle oo wareysi gaar ah siiyay laanta Afka Soomaa liga ee idaacada Codka Maraykanka ayaa sheegay in ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee ku sug an Soomaaliya ay yihiin labo batalyan. "Ciidamade ena marti kuma aha dalka Soomaa liya wad ankooda oo kale ayay joogaan waxa ay ka qeybgalaan sugida amniga,gurmadka iyo weliba xa lin ta khilaa faadka ka dhex jira dadka Soomaaliye ed.”ayuu yiri Madaxweyne Geelle.
Sidoo kale Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa ra jo ka muujiyay doorashooyinka dalka Soomaali ya ka dhacay isagoo xusay in shacabka Soomaaliye ed ay muddo dheer duruuf adag ku soo dhex jireen. Dalka Jabuuti oo kamid ah dalalka Afrika ay aa waxaa ka soconaya mashaariic kala gedisan iyadoo wadamo badan ay mashaariic ka hirgeliyen dalka Jabuuti.
K/GALBEED OO KORDHINEYSA HOWLGALADA SHABAAB
Maamulka K/ Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay kordhinayaan Howlgalada ka dhanka ah ee Shabaab, kaas oo ka socda guud ahaa dalka gaar ahaan Degaanada K/ Galbeed. Ku sim aha Madaxweynaha ahna Wasiirka Beeraha iyo waraabka Maamulka K/Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheeg ay inay kordhinayaan Dagaalada Sha baab lagula ji ro, si looga saaro D/nada ay ka joogaan K/Galbeed
Waxa uu Mas’uuliyiinta iyo shacabka K/ Galbe ed ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan amn iga, si loo adkeeyo amniga guud. Maxamed Xasan Fiqi Ku simaha Madaxweynaha ahna Wasiirka Beeraha iyo waraabka Maamulka K/Galbeed ayaa sidoo ka le waxa uu sheegay Shabaab in ay weeraro geyst aan waqtiga Doorashada, sidaasi darteedna ay ku dadaalayaan sidii amniga loo adkeyn lahaa.
BEESHA CAALAMKA AYAA KA HADASHAY WARKII KA SOO YEERAY QAAR KA MID AH XILDHIBAANADA BAARLAMAANKA DOWLAD GOBOLEEDKA GALMUDUG,
Q/Midobay,M/frika,M.Yurub,IGAD, Talyaaniga, Bel gium, Netherlands, Sweden ayaa war saxaa fadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay ku sheege en inay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhaxeeya xubnaha xildhibaanada iyo M/weynaha Galmudug.
Beesha Caalamka ayaa waxa ay Madaxda Maamulka Galmudug ugu baaqdayin ay xaliyaan khil aafaadka qarxay horraantii 7kan, sidoo kalena ay wa da hadal hoose ku dhameeyaan madmadow ga jira.
Sidoo kale Beesha Caalamka ayaa waxa ayugu baaqdaydhammaan dhinacyada ay khuseyso ee Galmudug, shacabka, Ciidamada ammaanka in ay bilaabaan falkasta oo lagu joojin karo colaad, sidoo kalena looga hortagi karo rabashado. "Muranka hadda ka jira Galmudug ee u dhaxeeya xubnaha xildhibaanda iyo Madaxweynaha, waa muhiim in si dhaqsi leh loo dhameeyo, si aysan u abuurin xaa lad amni darro ah” Ayaa lagu yiri war ka Qoraalka ah ee ka soo baxay Beesha Caalam k a. Madaxwe ynaha Galmudug Cabdkariin Xuseen Guuleed ay aa si degdeg ah ugu laabtay M/ Cadaado waxaa na uu wadahadalo la leeyahay qeyba ha kala duw an ee bulshada iyo xildhibaana da mooshinka ka ke enay waxaana wararka ay sheegay aan in Madax weyne Guuleed uu xal u helo xubna ha baarlamaan ka ee ka soo horjeeda,
AKHRISO: MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO XILKA KA QAADAY WASIIR
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xilka ka qaaday W/Arri maha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee M/ulka Galmudu g Jaamac Xasan Salaad. Md. Guuleed ayaa xilkan u magacaabay Maxamed Xayir Nuur. Warqadan waxaa ku saxiixan Madaxweynaha Maamulka Gal mudug C/kariin Xuseen Guuleed. Warqada Digree tada ah ee ka soo baxday xafi iska Madaxweynaha M/Galmudug ayaa nuqul ka mid ah Warbaahinta Shaaciye.com.
Xeer Madaxweyne Lr.130 Tr.jan 12.2017
Xilka Qaadis iyo Mgacaabid Cusub Madaxweyna ha D/G/ Galmudug .
Markuu Arkay: Qodobka 50-aad Farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad G/ka Galmudug:
Markuu Aarkay: Ahamiyadda ay leedahay Wasaaradda Arri/Gudaha iyo D/daha Hoose;
Markuu Aarkay: Imaansha la'aanta Goobta Sahaqda iyo ka qeyb qaadasho la;aan ta shirarka Gola ha Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug'
Markuu Aarkay: Xilgudasha la'aanta iyo ammar diiddada uu ku kacayo wasiirku
Markuu Aarkay: Ma daxweynae ku xigeen ka D/G/ Galmudug
Q.1AAD :WUXUU XILKA QAADIS KU SAMEEYEY
1-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoo se Md. Jaamac Xassan Salaad.laga bilaabo ha an tan oo ayaay taariikh du tahay 12ka Jan.2017.
Q/2AAD:WUXUU MAGACAABAY
1-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoo se Mudane Maxamed Xayir Nu ur.Xeerkaan wuxuu dhaqan galayaa mar ka uu sxiixo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana ku saxi ixnaa warqadda Madaxweynaha Dowlad Gobole edka Glamudug iyadoo timbaraha madax weynaha dowlad gobileedka galm udug uu sarnaa Madaxto yada galmudug. Cadaado .Email: cos@galmudug. gov.so
WASIRKA XILKA LAGA QAADAY EE GALMUDUG OO KA HOR YIMID XILKA QAADISTA
Md. Jaamac Xasan Salaad oo ahaa wasiirkii wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose xilka qaadista lagu sameeyey shalay oo ka hor yimid
Md.Salaad xilka qadistii madaxweynaha galmud ug uu ku sameeyey ayuu ku tilmaamay inay tahay mid sharci darro ah.
Wasiir salaad ayaa ku macneeyey inaysan waafaqsaneyn xilka qadista uu sheegay madaxwey ne guuleed midaan waafaqsan eyn sharciga maadaa ma madaxweynaha uusan heysan kalsooni da golaha shacabka oo isugu yah ay nin aan heyn masuuliyad mana aha sharic qof aan xil heyn inay xil qof ka qaado.
BELEDXAAWO: QARASHKA AROOSKA OO LA JAAN GOOYEY
Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyli yeen qarashka ku baxa xafladda Arooska. Wax ay go’aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qara shka xafladaha iyo guurkaba. Mul/Degmada B/xaawo ee G/Gedo ayaa waxa ay sheegeen qiimaha guurka in lagu jaangooyay 600 $, gabadha marka ay ugubka tahay, isagoo sidoo kale sheegay gab adha meherkeeda inay iyada leedahay oo aysan shaqo ku laheyn.
Waxa ay sheegeen arrintan inay timid, ka dib ma rkii ay bateen caruurta sida sharci darada ah lagu dhalo, sidoo kalena guurka uu noqday mid culees la isaga dhigo.G/D/Beledxaawo Maxamuud Xayid Cusmaan oo la hadlay BBCda ayaa waxa uu sheegay xilli xun in lagu jiro, Abaaro iyo shaqo la’a ana ay jirto, loona baahneyn la isku adkeyo xilliga
ISMAACIIL CUMAR GEELE OO RAJO KA QABA IN MAAM ULKA TRUMP UU AFRIKA WAX TARI DOONO
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa sheegay in madax badan oo Afrikaan ah ay qabaan in madaxweynaha Mareykanka ee dhawa an la doortay Donald Trump uusan dareen siin do onin Afrika. Md. Geelle ayaa ka rajo qaba sida uu sheegay in dawlada Jabuuti adkeyso xiriir ka kala dhaxeeya Mareykanka, gaar ahaan waqtiga uu madaxweynaha yahay Trump,
"Laakiin annaga ka Jabuuti ahaan xiriir wanaag san ayaan la leenahay Mareykanka kaa soo aan ka rajo qabo inuu sii socon doono'.ayuu yiri Isma aciil Cumar Geelle. Dalka Jabuuti ayaa waxaa ku yaala saldhig ciidamada Mareykanku leeyihiin.
Sanadkii 2014, Mareykanka iyo dawlada Jabuuti ayaa kala saxiixday 10 sano ah oo salka ku ha ya saldhiga ciidamada MareykankaCamp Lemonnier, dalkaasi Jabuuti Xeradaa ayaa waxaa dagg an ilaa 4,000 oo ah ciidamo Mareykan ah.
DAB KHASAARO NAFEED U GEYSTAY SOOMAALI OO KA KACAY TALYAANIGA
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa ku dhintay, la bo kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii Dab xooggan uu ka kacay Xero ku taalla M/Sesto Fiorentino ee Dalka Talyaaniga. Dabkan ayaa wa xuu ka kacay sida la sheegayo Xero ku taalla Dega anka Florence, halkaasi oo ay ku sug naayeen ku dhawaad 80 Ruux oo muhaajiriin Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo dhamaantooda magan galyo doon ah.
Taliyaha Ciidamada Booliska ee Degaanka Flor ence ayaa waxuu sheegay in Dabka uu ka kac ay Shirkada Qalabka lagu sameeyo oo laga guuray balse ay Muhaajiriintan Soomaaliyeed ay ku nooly ihiin.Taliyaha ayaa waxuu tilmaamay in qiiqa ka dhashay dabka uu caburiray Ruuxa dhintay, wax uuna xusay in haatan Saraakiisha Caafimaadka ay wadaan dabiibida labada kale.
Dalka Talyaaniga ayaa waxaa ku sugan Soom aali badan oo Dalka ka soo galay dhinaca Dalka Liibya, si ay halkaasi uga sii gudbaan Dalalka kale Yurub ku yaalla.
MADAXTOOYADA GALMUDUG OO BEENISAY WARQAD LAGU BAAHIYAY BARAHA BULSHADA
Madaxtooyada Galmudug ayaa beenisay war qad been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada, taas oo ku aadaneyd in Madaxweynaha Maa mulka Galmudug uu aqbalay xilka qaadistii la gu sameeyay. Afhayeenka Maamulka Galmudug C/laahi Xaashi Roob Da’ay oo la hadlay Idaac adda Risa ala ee M/Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in been abuur ay tahay warqadaasi, Maa mulka Galmudug na aysan ka soo bixin.
Waxa uu sheegay warqadan inay soo saareen dad diidan dowladnimada, nabada iyo hormarka ka jira Degaanada Maamulka Galmudug. C/laahi Xaa shi Roob Da’ay Waxa uu saxaafada ugu baaqay in aysan qaadan warqad aan ka soo bixin Maamulka Galmudug, si aysan ula kulmin isla xisaabtan ad ag. Dhinaca kale Afhayeenka Maamulka Galmud ug Md. Roob Da’ay ayaa sheegay in uusan waxba iska bedelin mowqifkii Madaxweynaha ee ku aad anaa diidmada go’aankii B/maan ka ay gaareen.
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO FARIIN U DIRAY DAACISH
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max amed Cali Gaas oo ka hadlayay ammaanka Degaa nada Puntland ayaa sheegay Puntland inay dagaal kula jirto kooxo argagixiso ah oo isbah eystay.
Waxa uu sheegay shacabka iyo Ciidanka Puntland in ay diyaar u yihiin la dagaalanka kooxaha argagixis ada ah ee isbaheystay, isaga oo tilmaamay in la sii labo jibaarayo Wada shaqeynta u dha xeysa Ciida mada Puntland iyo Shacabka. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay soo dhaweynayaan cidkasta oo ka soo goosata ama ka soo baxda Daacishta ku sug an degaano ka tirsan Puntland, isagoo sidoo kale u gu baaqay xubnaha Daacish ka tirsan in ay ku soo biiraan Puntland.
Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland ayaa 11kii bishan gaaray Degmada Qan dala ee G/Bari oo ay horay ugu dagaalameen Ciid anka Puntland iyo Rag ka tirsan sida la sheegay Kooxda Daacish.
BAARLAMAANKA NIGERIA OO TAAGEERAY IN MEGELNGELYO LA SIIYO MADAXWEYNAHA GAMBIA
Mr.Jammeh waxaa lagu eedeeyay inuu xadg udubyo geystay Xildhibaanada Nigera ayaa codko oda ku taageeray in madaxweyne Yaxma Jammeh la siiyo megengelyo, haddii uu aqbalo in awo odda uu si nabad ah ku wareejiyo.
"Saacadda si xowli ah ayey ku socotaa”, hadaba dadaalka lagu xallinayo qalalaasaha Gambia waa in la xoojiyaa, ayey sheegeen xildhibaanada.
Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari ayaa shalay oo Jimcaha gaaray dalka Gambia. Nigeria oo u jawaabtay maamulka Gambia Hogaa miyaha Gambia oo diiday natiijadii doorashada
Dadaalkiisa ayaa loogu talagalay in lagu fududee yo heshiis lala gaaro Yaxya Jammeh, si dalkaasi uusan qalalaaso uga dhicin.
Madaxda Galbeedka Afrika shalay ku sii jeeday Gambia Xafiiska madaxweyne Buhari weli ka mu usan hadlin codeynta baarlamaanka. Hogaamiya ha mucaaradka ee xilka ku guuleystay, Ada ma Barrow, wuxuu ku adkeysanayaa in 19ka bishan uu noqonayo madaxweynaha dhabta ah.
Buhari iyo Jammeh oo bishii la soo dhaafay kulmayBuhari iyo Jammeh oo bishii la soo dhaaf ay kulmay Si kastaba, Yaxya Jammeh wuxuu sheegay inuu xafiiska sii hayn doono illaa maxkama dda sare ay go’aan ka gaareyso.
Wuxuu doonayaa in natiijada doorashadii Dece mber la laalo, wuxuuna ku dooda yaa in wax is dab amarin la sameeyay. Madaxway naha Gambia oo qirtay in laga guulaystay Dalalka galbeedka Afrika oo ka arrinsanaya xaaladda Gambia Aqalka wa kiil lada Nigeria wuxuu madaxweynaha ku boorinayaa in Jammeh uu u ballan qaado in gabaad amni ah
laga siinayo Nigeria.
Waxay doonayaan in is hor taagnaanta si nab ad ah xal looga gaaro. "Arrintan ayaa waxay ka wa naagsan tahay in ciidamo loo diro Gambia si ay xo og awoodda uga qaadaan Jammeh, Iyo in la arko shacab qaxooti ku ah dalalka deriska”, ayuu yiri gu doomiyaha aqalka, Yakubu Dogara.
FAARAX SHIIKH C/DIR LAGAMA GUULEYSAN EE WAA UU GUULEYSTEY!!
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waa gu baryey igu qabtey Jidka Ma k AlMukarama mar kaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey Jawaabtee da bal se aan ka fusan waayey inaan uga jawaabo, waxaa uu I weydiiyey 2da Xildhi baan ee isugu soo harey Doorashada Xilka G/ku xigeen ka 1aad reer aha ay ka soo jeedaan ama qabiilkoda? Markaas baa ku iri "maxaa ku faleysaa reerahoo da ama Qabiilkooda "
Inta ii soo dhawaadey ayuu yiri walaal fadlan ii sheeg Ciidda ay yihiin " mar kii aan muddo ka me er merayey ayaa waxaa markii dambe ku iri "Waa 2 nin Ila ma adeer ah waana qabiilka reer Ow Xasan "markii uu intaa iga maqaley ayuu haddana ii raaci yey " Waayahay reer Ow Xasan yey gal aan ?
Waa Su’aal kale oo aan aad ula yaabey marka as baan ku iri maxaa mee shaas u gaarsiiney saa "maya maya waxaan rabaa in aan ogaado Beesha ay ku sami qaataan" waxaan ku iri "markii hore Ha wiye ayey ahaayeen hase ye ehee hadda waa qol ada Isbaheysiga ama Shanaad " inta qosley ayuu yiri " Aleylahe waa Qolo aad u aqli badan waxay ogaayeen inaysan Hawiye wax ba ka heleyn , mida asna waan ku taageersanahay”
Waxaa uu I weydiiyey adeer Dwladda Wasiiro ma ku lahayeen ?
Waa Su’aal kale oo haddana Jawaabteeda aan dhibsadey haddana waxaan Go’aansadey inaan uga jawaabo ma garanayo Ujeedka uu ka leeyahay Weyd iimahaas " waxaan ku iiri Ninka Faarax ka guuleystey ayaa Wasiir ahaa "intay Kore u boodey oo madax luxay ayuu yiri” ma Wasiir iyo Xil kaas miyey isku dar sadeen "markaas baan ku iri " Haa” waxaa dhab inay yihiin qolo aqli badan oo Daanah ooda yaqaan Waxaa uu sii Hadley oo waxaa uu yiir " Adeer qolooyinkii wadankaan dagaalka u horse dey maxay Aqaligaan ugu shaqeyn waayeen , waa kuwaa iyaga oo aan qofna dagaal uga dhimman Xillalkaas Muhiimka ah heley marka waxay ahayd in sida ay u xisaabtame en Beeshaa in loo xisaabta mo,waxaana ku Tilmaami lahaa Reer ku dayasho Mudan .
Waan soo dhaqaaqyey nin kale oo odey ah aya a isna I weydiiyey Su’aal ku saabsan maxaa ka aga baxay Loolankii Faarax iyo Muuddeey markaas ba an ku iri " Adeer Faarax lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey " inta uu ii soo dhawadey ayuu yri "Iskoor baa looga adkaadey sidee ayuu ku guuleys tey? Waxaan ku iri"hadda ka hor ayaa Cayaaryahan kii la oron jirey Maradoona ay aa inta aysan Bilaa bay Ciyaar uu guul ku doonayey waxaa uu saaxi ibadii ku yri
"Haddii aad Guul rabtaan aniga ma weerar tag ayo oo kooxda iga soo hor jeeda ayaa igu mash qu uleysa marka adinka Shaqeysta sidii bay noqotey Mar adoona ayaa kooxdii ku mashaquu shey sidaa ayey Guul ku gaareen marka sow uma eka Sheek adii Muuddey uu ku guuleystey oo Xildhi baanadii oo dhan ayaa waxay ku Mashqquuleen Faarax Sh. C/dir waayo Kor iyo Hoos wax aaa Guuleystey ina adeerkii uu Kubadda u Salaxay
Mida kale Faarax xaqiiqda ma rabin Xilkaas wa ayo Mashraxnimadiisa gad aal ayey ka timid waa na mid ay Taageerayaasha Xasan Sh. ay ku kala ogaan ayeen Codowgooda Saaxiibkooda iyo inay ka qiyaas qaataan Guusha Xasan sh/ Doorashada Madaxweynaha taana waxaa ka garen ayesa 2dii wareeg ee Faarax waxaa uu heley 94 oo Xitaa intii lagu maqnaa Fasaxa ama Salaada Faarax isku ma deyin inuu Xotxoto Xildhibaanada marka 94 Cod ee uu heley Faarax waa Guul weyn oo u soo hotey Xasan Sh. marka loo fiiriyey Tirada Musharx iinta ee u tartameysa Kursiga Madaxweyna kuwaa oo gaaraya 25 Xubnod bal adiga u qaybi inta soo hartey mid waliba waxa uu heli karo.
Xildhibaan Faarax Sh.Cabduqaadir inuu guuleys tey waxaa ka garaneysaa Khudbadiiisii uu jeediyey isagoo sheegey in Xilka uusan meel Dheer uusan ka aadin, marka waxaa kuu Cad inuu ahaa Faarax Maskaxdii ka dambeysey inuu Muuddeey Guuleys to,dadka u kuur gala Siyaasada ay aa waxay leeyi ihin Ha ddii Faarax uu Guuleysan lahaa waa loo yaabi lahaa Xasan Sh. waayo waxaa sii Kordhi lah aa Naceybka Taageerayaasha Xasan Sh. marka Faarax lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey nin kale oo Taageersan Faarax Sh Cabduqaadir ay aa ku Tilmaamey Faa rax "Hogaamiyaha Ruuuxi ga
”W/D:AmiinYuusuf Khasaaro EMail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk EMail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk
FAALLO: MAXAY KA DHIGAN TAHAY DOORASHADA C/WALI MUUDEY IYO MAHAD CAWAD
Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aaddan doorashada G/Kuxigeenada Baar lamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha Muddey iyo Mahad u sahashay inay guuleysta an iyo siyaasadaha ku xeeran tartanka doorash ada Baarlamaanka Soomaal iya.
11kii January 2017 waxaa la doortay Gudd oomiye Maxamed Sh. Cus maan Jawaari, dor raadna oo ah 12kii Janu ary waxaa la door tay Gudd oomiye ku xigeenada 1waad iyo 2aad oo loo kala doortay Cabdiweli Sh. Ibraahim Muudey iyo Mahad Cabdalla Cawad oo 2daba horey u soo qabtay xilalka loo door tay. Mudey waxuu horey u soo noqday Guddoo miye ku xigeenka 1aad ee Baa rlamaanka sanadihii 2010 – 2012, had dana waxuu uu ahaa wasiirka Wasaa rada Shaqada & Shaqaalaha ee DFS. Mahad Cabdalla Cawad ayaa isa gana Janaayo 2012 loo magaca abay Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Iska ashiga Caalamiga ah ee X C/iweli Gaas, ka dibna August 2012 waxaa loo do ortay G/Ku xigeenka Baarlamaanka oo haddana dib loogu doortay xilkaas. Ar rintan waxey na tuseysaa marka la fiiriyo Jawaari, Muddey iyo Mahad in Xil dhibaan ada Baarlamaanka ay markan doorbidayaan dad shaqo soo qabtay oo waayo arag ah lehna khibrad ay horumarka dalka ka jira horey u sii dardargel iyaan.
Hase yeeshee dhanka kale waxaa iyadana jirta arrimo badan oo siyaasad ah oo ku xeernaa doorashadii maanta oo la mid ah tii guddoomiyaha ee shal ay. Haddaba arrimahaas maxaa ka mid ah?
Xulashada Cabdiweli Sh. Ibraahim Muuddey waxaad moodaa in kooxo isbii rsaday ay u xusheen si looga guuleysto Faarax Cabdulqaadir oo ahaa musha rax lagu tuhunsanaa inuu codad badan heysto. Cabdirashiid Xidig oo arbacadii markii laga guuleystay qiray inuu doonayo inuu hormuud ka noqdo isbedel ay aa aad u ololeeyey oo musharaxiin u tartamayey xilka Madaxweyne ay fursad u noqotay ay isku biirsadaan iyagoo u arkayey in Muuddey uu yahay shaqsiga ay uga hortagi kar aan joojinta Faarax inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka 1a ad ee Baarlamaanka. Intaas waxaa sii dheeraa Khadiija Maxamed Diiriye oo markii ay tanaasuleysay hadashay ayaa iyadana baaq cad u dirtay xildhiba an adii codka siiyey, tanoo keentay dhammaan codadkii kale ee musharaxiinta kale ay wada aadeen Muudey wareegii ugu danbeeyey. Arrimaha kale ee cul eyska lahaa ayaa ahaa in Faarax Sh. Cabdulqaadir loo arkayey tijaabo doorashada Madaxweynaha, abuurtayna cadaadis iyo ga shaanbuursi ku dhis naa joojinta Faarax. Waxaana muuqata in Faarax codadka 94ta ah ee uu hel ay ay ahaayeen kuwo si rasmi ah uu isagu haleyn karo, hase yeeshee ku guu leysan waayey mudadii nasashada u dhaxeysay 2da tartan in uu gaaro xildhib aanada aan codadka siinin wareega hore, tanoo keentay inuu wareegii ugu danbeeyey ku negaado 93 cod halka hal cod oo halaabay la aaminsanyahay inuu ahaa kii 94aad.
Mahad Cabdalla Cawad oo horey u soo ahaa Guddoomiye ku xigeen ka 2aad ee Baarlama anka ayaa dib loo doortay. Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 2aad bacdamaa ay jireen 12 mu sharax waxaad moodaa inaan culey s weyn loo arag oo sida uu tartanka ku xigeenka 1aad u xama asad badnaa u ma xiiso badneyn. Si kastaba kala doorashada Mahad iyo Bakhdadi ee war e egii ugu danbeeyey ayaa isagana la oran karaa in Bakhdadi lagu xaglinayey dhanka Faarax, tanoo ke entay in Mahad oo saaxiibo badan ku dhex leh Baarl amaanka, khibradiisa iyo galgalkiisa siya asadeed ka sakow uu helay taageero la mid ah kan uu helay Muuddey.
Dhanka kale waxaad moodaa in doorashadii khamiistii iyadana aad lo ogu ilaaliyey nidaamka aan qorneyn ee awood qeybsiga siyaasada. Bacda maa ay jireen musharaxiin ay ka mid yihiin Qanyare iyo Godax haddana wax aa la isla fahamsanaa in kursiga uu u asteesnaa beel, oo marka ad fiiriso war eegii ugu danbeeyey 2dii ku tartantay baa tusaale kuugu filan.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa xaqiiqo ah in Jawaari, Muddey iyo Ma had ay dhammaantood yihiin shaqsiyaad khibrad leh, soo shaqeeyey, xilalka ay u tartamayeena soo qabtay, tanoo no qoneysa markii ugu horreysey taarii khda oo aan la doorbidin shaqsiyaad ku cusub siyaasada. Ma had Cabdalla Cawad ayaa arrinkan ka marag kacay oo khudbadiisii mahad celinta ku sheegay in xildhibaanada cusub ay ku wareeriyeen su’aalo ah maxaad soo qabatay iyo maxaad soo kordhin? Tanoo ku tuseysa in Baarlamaanka cusub uu doonayo in horumarka jira la sii joogteeyo, shaqsiy aadka xilalka Qaran qabanayana noqdaan kuwo leh khibrad, waayoaragnimo iyo in xilalka ay u tar tamayaan la gu soo tijaabiyey.
Ugu danbeyntii, doorashada Guddoonka Baarlamaanka waxey ka dhi gan tahay in lagu tarta mo waxqabad, horumar iyo isla xisaabtan noo horseeda in dalka laga hirgeliyo doorashooyin hal cod iyo halqof ah sanadka 2020ka.
BY.ABDIRAHMAN OMAR OSMAN (ENGYARIISOW)
HAANEEDKA MURTIDA ::: KADUUDIYE KADEEDMARIYAY 11 ODAY OO AROOS AH !
Tolmoon, waa gabar joogdheer, muuqeeda la weheshado. Laguma cuno oo lagu ma cawryo iga dheh!
Waa gabar tolla’,sanado badan nin la’aan ku hoyatay aqal hoori ay biyuhu ku hoora an, waxa ay ku dhowdahay da’ da khuusashada oo ah inay gablanto.
Tolmoon, kuma noola jawi huur leh,aqalkeeda waxaa ku yaalla 2 geed oo midkood uu yahay Gob ay quudato, kuna qubeysato, halka kan kale ay harsato xilliyada Aba araha iyo cadceedu kulushahay,inta badan waxa ay heshaa cimillo leh neecaaw iyo nafa xaat.
Tolmoon waxa ay habeenkii gashaa Riyooyin hurda beeliyay, waxa ay isk ula hadashaa in Dayaxa ay u dirsatay sahan soo hubiya halka negaansho iyo deegaan ay ka dhigan laheyd !
Tolmoon waxa ay caan ku tahay socod wanaag, socodkeedu waxa uu ku Arooraa deriska iyo dunida oo dhan, saanqaadkeedu waa mid saameyn leh, waxaase ay la daalaa dhacdaa dabinnada loo maleego ee nasiib xumada u horseeday ee u diiday inay hesho gacaliye gayaankeeda ah oo duceysan, waxa ay ka cabataa marada duugga ah ee booreysatay ee ay huwato.
Tolmaan, waxaa lagu tilmaamaa sida geedka loo yaqaan higlo, oo ah geed weyn oo aan qodax laheyn,weligiisa cagaaran Aaran iyo Abaar, la heyna miro la quuto.
Tolmoon, waxaa u soo martiyay seddex nin oo u baratamay si muuqata iyo si aan muuqan guur keeda ,waase guuraan loo aayin !
3-da nin waxaa loogu yeeraa
Dhaansade ,
Malafsade iyo
Kaduudiye.
Dhaansade, oo dadka qaarkii ay ugu yeeraan "Banki – mariye” waa dhaqa aqjoogle ,socod ya roo hadba kol istaaga, kolna dhaqaaqa, hunguriweyn !
Dadka qaarkii waxa ay ku sheegaan nin dhaqaaqilyo ah oo si dhibbadan lagu arki karo, lagulana kulmi karo, nuuxnuuxsigiisu iyo dhaqaaqa howl qabadkiisu yahay mid kooban.
Waaga hadduu bidhaamo,waxa uu ku fikiraa inuu mariyo,baabi’iyo wixii u harsanaa Tolmoon.Ismaoga, waxa uu isku heystaa ninTolmoon ka ilaaliyay deyro, diihaal iyo dayac, waa ma qane jooge, hoos u dhaadhaca ,dhanaansade ah ! Malafsade, oo dadka qaarkii ay ugu yeeraan "Gooslaqe” waa catuuti ku cayilay malafsiga gub gubka digsiga looga kala tagay jikada, waa nin aan lagu aqoon dabacsanaan, waxauu jecel yahay in Malagii dili lahaa u soomartiyo! Waa sida dan fadhi oo ah xoolo aan xera laheyn !meel waliba waxa uu la dangi igsan yahay xil sheegadaan mag ac dhaaf siisneyn.
Malafsade,waxaa niyaddiisa ka guuxa qabweyni, waxa uu la hiraan hiraa xaasidnimo, socodka ayuu gabaa, waase uu kuf kufaa.
Ka duudiye,oo dadka qaarkii ay ugu yeeraan "Caananuug” waa ka deed ummadda loo soodi ray, wax aala gula dagaalamaa qubeys badan iyo saliid macsaro oo la iskuduugo, waa digniine ha isku mudin cirbad.
Kaduudiye, waa cudur gaaf mareebaan ah, jilbaha dhulka u dhiga da’ yar iyo da’weynii ntaba . Kaduudiye, waa sida qofaan caqlil aheyn ,dabbaal ah ,dhareerku ka daato, dad la dhaqankiisu xun yahay, gan fuurtaag badan , cuqdad le ah.
Kaduudiye, waa sida qof aan dhugl aheyn ,waxaase hore loo yiri dhug u ye elo: "Guuleed ma joogaa ma aha hees !”.
Kaduudiye, wa sida qof isku arka inuu yahay ninka ugu caqliga badan dunida ,balse dhex mu shaaxa god gudcur ah oo masasku deegaan sadeen.
Kaduudiye, waa sida qof col moogeah,dhex qotoma goob goraygu ka ha daafay !
Kaduudiye, waxa uu ka deedmariyay 11 oday oo aroos ahaa oo oo dwada ag la ah Tolmoon, midkoodna waxauu u itaal waayay inuu loodiyo xaaskii uu guursaday !
Odayaasha waadhibanayaal, qaarkood waxa ay guurguurad ku salaama an, kuna dhunka daan Kaduudiye !
Odayaashu waxa ay gacanta u geliyeen Kaduudiyewixi iagab ah oo ay ku sha qeynayeen, iskuna difaacilahaayeen, taasi oo ka dhigtay in uu kufushado dan ihiisa gaarka ah, xitaa caruurta naas nu ugga ah iyo haweeen ka umula ayuu ka ooysiiyay,iskaba daa waayeel iyo walaal yar oo soo kor aya!
Tolmoonoo ah edegga ay fadhiistaan dadka muhiimka ah ee waxgalka ah waxa ay la dhibtoon tahay seddexdaasi nin ee socod baradka ah ee u soo mar tiyay oo midkoodna aan istaahilin inuu la hoydo, waxa ay si hoose isula hada shaa oo naf sasabid ah " isma dhigan! Hiil baan tebayaa”.
WAA HINQAASTII :ALI ABDI ALI HOSHOW
ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA OO QORSHEEYNAYA DHIS MAHA WADO ISKU XIRI DOONTA LABADA DAL
Raysul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in Itoobiya iyo Sooma aliya ay tixgelin siinayaan sidii ay u ambaqaadi lahaaye en mashaaric lagu soo celinayo kaabayaa sha dha qaalaha, sida waddo isku xiri doonta labada dal.
Isagoo hadal ka jeedinayay kulan ay maalintii Khamiista M/Adisababa ku yeesheen baarlaman ka dalkaasi, ayuu sheegay in xiriirka dhinacyada siyaa sadda iyo Militariga ee u dhexeeya 2da dal uu yahay mid wanaagsan, isagoo xusay in Itoobiya ay sa meyn doonto wax walba oo ay awoodo si ay dib u gu soo celiso nabaddii iyo xasiloonidii Soomaaliya.
R/W/ Itoobiya ayaa sheegay in madaxda 2da dal ay hore isula meel dhigeen in la bilaabo ma shaariic lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha, kuwaa oo uu xusay inay daaha ka rogi doonaan marka ay soo idlaadaan doorashooyinka ka socda Soomaa liya.
Wuxuu xusay in ciidamada Itoobiya oo qeyb ka ah howlgalka nabad ilaalinta M/Afrika ee Soom aaliya (AMISOM) ay dagaallo kula jiraan kooxda Alshabaab ee Soomaalya, isagoo intaa ku daray in Itoobiya ay kala shaqeeyneeyso IGAD, AU iyo Q/ M. sidii ay u caawin lahayd dalka ay deriska yi hiin ee Soomaaliya si ay dalka uga dhacaan doorasho oyin xor iyo Dimuqraadi ah.
Heilamariam ayaa sheegay in xaaladda Sooma aliya ay soo hagaageeyso, isagoo rajeeyay in dal ku noqon doono mid isku filnaasho gaara must aqbalka dhow. Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa qorsheeynaya dhismaha wadooyin isku xiri doona 2da dal, maadaama Soomaaliya ay leedahay Dakado waaweyn, kuwaa oo qeyb ka qaadan doona isku xirka ganacsiga labada dal.
Dowladda Itoobiaya ayaa hore ula lahayd dalal ka ay deriska yihiin, sida Jabuuti, Sudan, Suudaan ta K/reed, wadooyin Caadi ah iyo kuwa ay maraan Tareennada.
99 XILDHIBAAN OO DOONAYA INAY DOORTAAN HOGGAAN CUSUB
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ku guu ldareystay hoggaanka baar lamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xilligaan ku dhawaad 100 mudane ay u diyaar garoobeen in isbadel uu ku yimaado ho ggaanka Sare ee dalka Xilliga doorashada.
XildhibaanXidig ayaa sidoo kale sheegay in xild hib aanada Midoobay ay doona yaan in ay doortaan hoggaan cusub marka la gaaro xilliga doorashada.
Xildhibaan Xidig ayaa sidoo kale xusay in Isbadel ku yimaada Madaxda Qaranka uu ya hay mid wax tar uleh dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
IMMISA BILOOD AYSAN MUSHAAR QAADAN SHAQAALAHA DOWLADDA?
Wasiir dowlaha W/arimaha dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo la hadlay Warb aahinta ayaa sheegay in sha qaalaha dowladda iyo sidoo kale cii danka DS ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin mushaar la’aan. Khaalid ayaa sheegay in shaqaa laha iyo ciidanka xoogga aysan mushaar qaadan mu ddo ku dhow 7 bilood.
Liiska W/Maaliyadda ayuu sheegay inay ku cad dahay inaysan mushaar qaadan shaqaalaha dowl adda. Inta badan ciidanka xoogga dalka iyo sidoo kale shaqaalaha dowladda oo ah xubnaha ugu mu hiimsan shaqada Dowladnimada Soomaaliya ayaa la sheegaya in mushaarka ay ku shaqeeyaan uu ka maqnaado muddo badan.haatan oo lagu jiro kala
Guur
MADAXWEYNE SHARIIF OO DHALIIL LOO JEEDIYAY
W/Amniga M/ulka K/Galbeed Cabdifitaax Ibr aahim Geeseey ayaa sheegay in abaaraha ka jira K/Galbeed ay kordheen waxaana uu u tacsiyeeyay dadkii ku dhintay abaarahaasi. Md.Geeseeyv ayaa sheegay in la dayacay dadka kunool degaanada maamulka K/Galbeed waxaana uu mas’uuliyad da rro uu ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka K/ Galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan.
Waxaa uu xusay in Md.Shariif uu ku guul dareys tay inuu ka qeyb qaato gurmad loo fidi naayo dad ka ku dhibaateysan degaanada maamu lka k/ Galb eed. Madaxweynaha K/Galbeed ayaa horay waxaa loogu eedeeyay inuu dayacay shaqada Maamulka K/Galbeed ,islamarkaana uu ka doortay inuu noq do Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtini mada Soomaaliya.
XUBNO KA MID AH MAAMULKA TRUMP OO HADALKIISA DIIDAY
2 xubnood oo ka mid ah maamulka cusub ee Trump ayaa si adag u taageeray baaritaannada sirdoonka Mareykanka. Hadalkoodan ayaa imaa nayo maalin ka dib markii Trump uu dhalle eceey ay laamaha jawaasiista. Mike Pompeo, oo ah ninka uu Trump u magacaabay madaxa CIA ayaa sheegay inuu tixgelinaayo qiimaha shaqaalaha iyo dada alkooda ay ku xaqiijinayaan ka gungaar iida siyaa siyiinta. Trump oo casuumay Obama walaalkiis Miy ay tahay in laga cabsado gu usha Trump? Janaraal James Mattis, oo loo magacaabay xoghayaha waa xda difaaca ayaa ku nu ux nu uxsaday "inuu si weyn ugu kalsoon yahay sirdoonka iyo saraakiishooda”.
Talaadadii, Donald Trump wuxuu sheegay in diku miintiyada ay warbaahinta u dusiyeen sirdoonka oo ah eedo ka dhan ah asiga ay yihiin been.
QARAX KA DHACAY CAWA WDADA EXKONTOROOL BALCAD
Wararka inaga soo gaaraya Exkontorool Balcad ee D/Heliwaa ayaa waxa ay sheegayaan shalay ga labnimadii in halkaasi uu ka dhacay Qar ax khasa are geystay. Qaraxan ayaa ahaa nuuciisa Miinada dhulka lagu Aaso, waxaana lala eegtay Gaari ay saarnaayeen dad shacaba ah Inta la xaqiijiyay 2 Qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay Qarax an,sida ay sheegeen Dad Goobjoog ayaal ah. Dad kii ku dhaawacmay Qaraxan ayaa waxaa loola car aray Isbitaalada M/Muqdisho, si halkaasi loogu dab iibo.
Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma oga cida lala da macsanaa Qaraxan, waxaana halkaasi gaaray Cii danka ammaanka, oo wada baaritaano.
DIL XALAY KA DHACAY DEGMADA DHARKEYNLEY OO LOO GYSTEY NIN HUBEYSNAA
Wararka laga helayo Degmada Dharkeynley ee M/Muqdisho gaar ahaan agagaarka Ajabka shi daa lka ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay dil. Dilkan ayaa la sheegay inay geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado, waxaana ay u geysteen nin ku hubeysanaa Hub, oo aan wadan dareeska Ciidanka, sida ay sheegeen Dadka Dega anka.
Kooxihii dilka geystay oo goobta ka baxs aday ayaa waxa ay qaateen Hubkii uu watay ninkii ay dileen, waxaana daqiiqado ka dib halkaasi gaar ay Ciidanka Dowladda. Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa baaritaano ka wada Ciidanka ammaan ka, waxaana ay ku raad joogaan raggii ka da mb eeyay dilka.
SAFIIRKA CUSUB EE BRITAIN OO TAGAY MAGAALADA CAASIMADA AH EE MUQDISHO
Safiirka cusub dowladda Britain dhawaan u mag icaawday Soomaaliya David Concar ayaa safarkii sii ugu horeeyay ku tagay M/Muqdisho isaga oo ka shaqo bilaabaya safaarada UK ay ku leedahay M/ Muqdisho. David Concar ayaa badalaya danjirihii ka horeeyay ee Harriet Matthew oo mudo kooban ahaa safiirka dowladda Britain ee Soomaaliya, laak iin hada u wareegaya howlo kale oo oo dibloma asiyadeed.
Imaashiyaha Muqdisho ee safiirka cusub ayaa ku soo beegantay xili Soomaaliya ay ku jirto marx alad doorasho, isaga oo ka dhageystay shaqaala ha safaarada warbixin la xiriirta hormarka uu sa meynayo dalka oo wajahaya doorashada madaxwey naha oo la filayo in la qabto bartamaha ama dhamaadka bishan Janaayo.‘’Soomaaliya waxaa ay ku jirtaa xili doorasho, mudnaanta koowaad waxaan siin doonnaa in aan hubino sii socoshada taageera da iyo wada shaqeynta Britian la lee dahayo Soom aaliya si loogu guuleysto hormarada la sameyna yo’’ ayuu yiri safiirka cusub. Safiir ka cusub ee dha waan Britain u soo magacaawday Soomaaliya Da vid Concar ayaa noqonaya da njirihii saddexaad ee UK tan iyo markii dib loo furay safaarada Britain sanadkii 2013ka.
MAAMULKA G/ DHEXE OO RAJO KA QABA BAARLAMA ANKA CUSUB EE SOOMAALIYA
M/ulka G/dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca ay aa si diiran u soo dhaweeyay habkii ay u dhac day doorashadii maalintii khamiistii ee lagu soo dhame ystiray guddoonka baarlamaanka Sooma aliya.
Cali Baashi Aadan Faarax oo madaxweyne kuxigeen ka ah M/G/Dhexe ee Dhuusamareeb, ayaa sheegay in siweyn ay u soo dhaweeynayaa habkii ay u dhacday doorashadii guddoomiye kuxigeen nada baarlamaanka, isaga oo si gaar ah diirada u saaray doorashadii guddoomiye kuxigeenka 1aad ee looga adkaaday xildhibaan Faarax Sh. C/qaa dir.
Cali Baashi ayaa sheegay in baarlamaanka 10 aad ee Soomaaliya rajo badan ka qabaan bulsha da, isaga oo rajeeyay in doorashada tan xigta ee madaxweynaha xildhibaannada horseedi doona an isbadal ku dhaca sida uu yiri hogaanka sare ee dalka. ‘’Fariinteena waxey tahay inaan ugu baa qeyno guddoonka sare ee baarlamaanka in ay hoos u eegaan rabitaanka bulshada, waxaan u raje yney naa mustaqbal wanaagsan iyo in ummada u horse daan isbadal, ayuu yiri'' Cali Baashi. Ugu danbeyn tii, waa markii ugu horeysay oo maamulka Ahlu Su nna uu soo dhaweeyo doorashada dalka ka socta, waxaana xusid mudan in dhawaan M/G/Dhexe uu yeeshay Baarlamankii ugu hore eyay.
GABADH MARKAY DHALATAY LA XADAY OO LA HELAY 18 SANO KA DIB
Kamiyah Mobley markii ay dhalatay iyo haw eenayda loo xiray xatoo yadeeda Gloria Will iams
Gabadhla xaday markii ay ku dhalatay isbitaal ku yaalla G/Florida ee dal ka Maraykanka ayaa la helay iyada oo nool 18 sano ka dib, sida ay shee geen bo oli ska gobolka South Carolina.
Kamiyah Mobley, oo la xaday bishii July ee sa nadkii 1998 ayaa la hel ay ka dib markii la helay til maamo wax ku ool ah sida ay booliisku sheeg een.
Masuuliyiinta magaalada Walterboro, ee G/South Carolina ayaa xiray Gloria Williams, oo 51 ah oo la la xiriiriyay afduubka gabadhan. Gabadha la xaday oo magac kale loo bixiyay ay aan wax fikir ah ka haysanin xaaladdeeda waxay na aamin sanayd in Gloria ay tahay hooyadeed
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 14-KA JANNAAYO 2017-KA
JAKHRISO:NATIIJADA WAREEGA 1AAD EE DOORASHADA GUDDOOMIYE KU XIGEENKA 1AAD IYO 2AAD EE BAARLAMAANKA Doorashada guddoonka B/maanka Soomaaliye ed oo maanta gashay maalin tii labaad ayaa waxaa loo tar tamayay guddoomiye ku xig eenka 1aad iyo kan 2aad