Dawlada Masar oo la wareegtay hanti ay leeyihiin ururo samafal

1
Thursday January 12, 2017 - 20:03:21 in Wararka by
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Masar oo la wareegtay hanti ay leeyihiin ururo samafal

    Maxkamad kutaala dalka Masar ayaa xannibtay hanti ay leeyihiin ururo samafal. Labo urur oo ka shaqeeya arimaha gargaarka iyo dadkii aasaasay ayaa shalay hantidoodii lala wareegay oo dawladu xayirtay. Arinkaa ayaa waxaa cambaareeyay QM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad kutaala dalka Masar ayaa xannibtay hanti ay leeyihiin ururo samafal. Labo urur oo ka shaqeeya arimaha gargaarka iyo dadkii aasaasay ayaa shalay hantidoodii lala wareegay oo dawladu xayirtay. Arinkaa ayaa waxaa cambaareeyay QM.
Labadaa urur ayaa kala ah Nazra for Feminist Studies iyo Arab Penal Reform Organization.

Labada qof ee aasaasay ururadaa oo kala ah Mozn Hassan oo ururka hore aasaastay iyo Mohamed Zarea oo aasaasay Arab Penal Reform Organization ayaa sida lasoo xusay la xannibay hantidooda ayana.

Hayadahaa ayaa lagu eedeeyay isla markaana lagu helay in ay si sharci darro ah qarash uga heleen ajaanib.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip