WAA WARARKA WARGYESKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA JANNAAYOP 2017-KA

0
Saturday January 07, 2017 - 12:07:31 in Wararka by
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGYESKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA JANNAAYOP 2017-KA

    MADAXWEYNE XASAN SH.OO FARRIIN U DIRAY XILDHIBAANADA AQALKA SARE Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sh. Ay aa farriin dardaaran ahayd u jeediyay Xildhibaanada Aqa lka Sare ee Baarlama anka, iyadoona uu ku bogaadiyay in ay isaga fogaadan is qabqabsi. Mad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNE XASAN SH.OO FARRIIN U DIRAY XILDHIBAANADA AQALKA SARE Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sh. Ay aa farriin dardaaran ahayd u jeediyay Xildhibaanada Aqa lka Sare ee Baarlama anka, iyadoona uu ku bogaadiyay in ay isaga fogaadan is qabqabsi. Madax wey naha oo Khamiistii Xildhibaanada kula ha dlaayay Xarunta Aqalka Sare, oo uu xari ga ka jaray, ayaa kula dardaarmay in khil aafaadyada laga gudbo. "Waxaan rajeyn aynaa inay aad iyo aad noo ga yaraan doo nto iska horimaadka ama is qabqabsiga, ee hay'adaha dowladda dhexdooda. Khil aaf aadka inaan yareyno, inaan is qabqab siga yareyno iyo inaan wada hadal ku xa lino Aqalkan iyo Aqalka kalaba, heer fed eraal iyo heer dowlad goboleed intaba." Ayuu yiri Madaxweynaha.

 

Madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud, ay aa yiri "Waxaan ku dardaarmeynaa inay nagu wayn tahay, maskaxdeenana ay ku jirto, arrinta ah marwalba wada ogol in la helo, oo lagu shaqeeyo, lana raa diyo inta la raadin karo.” Isagoo intaa ku daray "Ha ddii marka u dambeyso lagu qanco qady ad gaa ra inaanay ku imaan karin wada ogol iyo in leesla qaato, sida uu qaanuun ka qabo ayaa markaasi la aadayaa.”

JILAAGA CAANKA AH EE OM PURI OO SHA LAY KU GEERIYOODAY M/MUMBAI

Jilaaga caanka ah ee u dhashay Wa danka India, Om Puri, ayaa shalay ku gee riyooday M/Mum bai, ka dib markii uu wad naha istaagay. Xubno ka mid ah qoyskii sa, ayaa waxay xaqiijiyeen in jila agu uu ku geeriyooday hoyga, uu ka deganaa M/Mumbai.

Om Puri oo 66 jir ahaa, ayaa sameey ay aflaan caalami ah iyo kuwa u gaar ah Wadanka India, waxaana uu aad u soo ca an baxay horaantii 1980kii.Jilaaga, ayaa sanadkii 1950 ku dhashay Gobol ka Harya na ee Waqooyiga India. Filimkiisii ugu hor eeyay (Ghashiram Kotwal), ayuu sameey ay san adkii 1976kii.

Xidigan ka tirsanaa Bollywoodka India, ayaa inta badan waxay aflaantiisu ku saa bsanaayeen In dia, Pakistan iyo Britain.

Ompuri Narendra Modi, Ra’iisal Wasaara ha India, ayaa qoraal uu soo dhigay barti isa Twitterka uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Om Puri. Jilaaga Anupam Kher oo Somalidu ay u taqaano (Aw Baska), ay aa sidoo kale ka tacsiyadeeyay geerida Om Puri. Kher waxaa uu Twitterkiisu ku sheegay in jilaaga uu garanaayay 43kii sano ee la soo dhaafay.

TALIYAHA CIIDAMADA MILATARIGA DALKA UG ANDA GEN. WAMALA OO BOOQDAY BARAAWE

Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda Gen. Katumba Wamala oo maalmahaan ku sugnaa dalka ayaa booqasho ku tegay Degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose. Booq ashada Gereral Wamala ayaa waxaa ku weheliyay Taliyaha Howlgalka AMISOM Gen Osman Nur Soubagle,Saraakiil So omali ah iyo kuwa Ugandese ah.

Wafdigan ayaa waxa ay u kuurgalaye en xaaladda Ciidamadda Soomaliyeed iyo kuwa Uganda ee ka howlgala aagas, iyagoo ku dhiirigeliyay kuna amaanay si da ay nabadda iyo xasiloonida ugu soo celiyeen deegaanadaas. Mas’uuliyiintu waxay ka dhageysteen warbixin Saraaki sha Ciidamadda Xo ogga dalka iyo kuwa AMISOM oo ka warbixiyay wada shaqeyn ta Ciidamadda huwanta ah iyo how galada ay ka wadaan gobolka Gobolka shabell aha hoose.

Gen.Katumba Wamala ayaa Ciidamad da Soomaliyeed ku ammaanay sida ay da lkooda u difaa can isagoo ku bogaadiyay inay mar walba xasuustaan inuu dalka So omaliyeed amnigiisa ay si buu xda Soom alidda kaliya ku hanan karto. wuxuuna sheegay in Dowladda Uganda ay mar wa liba taa geereyso sidii Ciidanka Soomali yeed ay u gaari lahaayeen isku filnaasho loogana maarmo joogit aanka Ciidanka AMISOM;"Xalka dalkaan wuxuu ku jiraa gacanta walaalaheena Soomaalida waxa an ku da daleeynaa inaan idin taageerno si walboo ay noqotaba balse waxaana idi nka rajeyn ayaa inaad muhimaad gaar ah dhaaman aad siisaan sugidda amniga iyo xasilinta dalka” ayuu yiri General Katum ba Wama la. Taliyaha Ciidamadda Ugan da ayaa kul amo la qaatay Maamulka de gmada Ba raawe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada wuxuuna qiray horumarka ka muuqda Ba raawe oo ka mid ah degmoo yinka ugu bil icda wanaagsan dalka Soom aaliya iyadoo ku taal xeebta badweynta Hindiya.

AABE RUUSHIYAAN AH OO KU IIBIYAY GA BADHIISA LACAG LAGU QIYSAASAY $1,200

Ciidamada Booliska dalka Ruushka ayaa xabsiga dhigay Aabbe u dhashay da lkaas ka dib markii lagu helay dambi ah inuu iibiyay gabadhiisa, isagoo ku iibiyay lacag lagu qiysaasay $1,200 oo ah lacag uu ku iibsan lahaa Ticket diyaaradeeda.

Laamaha ammaanka dalka Ruushka ayaa sheegay in aabaha uu arintaas u sa meeyay si uu usoo arko xaaskiisa hore oo ku nool M/Munich ee dalka Germany, wa xaa laga qabtay garoonka diyaara ha M/Moscow.

Sidoo kale Aabbaha ayaa la sheegay inuu Bangiyada dalkaas ka dalbaday in ay lacag amaahiy aan balse ay ka diideen wuxuuna gabadhiisa ka iibiyay nin maal qabeen ah oo dalkaas si weyn loo gu yaq aano

GOLAHA AMAANKA OO SOO SAARAY TIRADA CIIDAMADA NABAD ILAALINTA JOOGO WADA MO AY KAMID TAHAY SOOMAALIYA

Ka dib kulan ay si wadajir ah u yeeshe en Xubnaha Golaha Amaanka ee QM ay aa waxa ay ugu horeyn ku cambaareeye en weeraradii ay ku waxyeeloobeen Cii damada Caalamiga ah ee Nabad Ilaalinta u joogo wadamo ay kamid tahay Sooma aliya kaa oo dhacay Horaanta sanadka ani. War Saxaafadeed kasoo baxay kulan kooda ka dib ayee ku sheegeen in ay ugu horeyn Cambaareen du sha kaga tuuraya an weeraro ka dhacay Wadamada Soom aaliya iyo J/Afrikada dhexe.

Golaha amaanka ayaa dalbaday in cad eemo rasmi ah laga keeno qaabka ay u dhaceen weerarad aasi iyagoona sheegay inay jiraan dad ku dhaawacmay weerara daasi oo haatan la xanuunsanaya dhibka soo gaaray. Golaha Amaanka ee QM ay aa war ay soo saartay isla markaana ay qortay wakaaladda Wararka Turkiga u faafisa ee ANATOL ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan Ciidamada Nabad Ilaalinta ah ee QM u diiwaan gashay 60kun oo Askari. G/ ayaa intaasi kusii daray in cii dam adaasi ay haatan ka kala howl galaan wamada:Soomaaliya,Congo(Brazzavi lle), Bosnia iyo Herz egovina,Haiti, Kosovo, JD ah ee Congo,Cote d’Ivoire (Ivery Coast, J/ Bartamaha Afrika, K/Sudan iyo Morocco oo la sheegay inay ku sugan yihiin ciida mo aanan sidaa u badneen sida lagu she egay Xog rasmi ah. QM ayaa taageer ta Ciidamada ku kala howlgalada magaca AMISOM ee ka soc da W/Afrikaan kuwaa oo ku sugan Soomaaliya iyo waliba kuwa ku howl gala (UNka)

MAAMULKA PUNTLAND OO MEEL MARIYAY XEERKA ILAALINTA QAXOOTIGA

Golaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaal inta qaxootiga, ka dib war saxaafaded ka soo baxay shirkoodii 7laha ahaa ee Kha miistii Xeerkan ay isku raaceen gol aha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsankarro qaxoot iga,waxaa ka lo uu caddeynaya cida ay ka reebantahay in loo aqoonsado qaxooti ku dhex noolan kara Puntland.

Xeerkan ayaa soo diyaarisay wasaara da arimaha gudaha dowlad gobolleedka Puntland oo kaashaneysa hay'adda qax ootiga ee QM UNHCR Warka ka soo bax ay G/W/untland ayaa lagu she egay in xe erkan ay isku raaceen uu noqonayo mi dkii ugu horeeyay ee laga howlgaliyo Soo maal iya. Ugu danbeyntii, waxaa ay was iirrada ansixiyeen xeerkan xilli Puntland ay kor dhayaan dadka qaxootiga ah ee ku nool,waxaa ku jira kuwa dalka gudihii ka soo barakacay& u badan Yemen& Itobiyo
AFHYEENKA ALSHABAAB SHIIKH CALI DHE ERE OO KA HADLAYA DOORASHOOYINKA IYO WEERARADA HOTELADA

Afhayeenka guud ee ururka Alshaba ab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Shiikh Cali Dheere) ayaa ka hadlay doorashada dalka isagoo ku tilmaamay doorashada ka dhacaysa dalka inay tahay mid ah xulasho. wareysi uu siiyay Shi.Cali Dheere tal efishinka Aljazeera ayna soo bandhigtey shabak ada Dalsoor ayaa ku timaamay do orash ooyinka dalka ka dhacaya inay yih iin Xul asho.

Sh.Cali Dheere oo la weydiiyay inay do orashada Madaxweynaha ay musharax u soo dirayaan ay aa ku jawaabay; ”Wax sax ah ayaa wax lagu darsadaa oo xaq ah, waxa ka socda meesha waa baa dil, waa xaq daro xaqdarana waxba lagu ma darsado mana noo cunanto wax xaq daro ah inaan wax ku darsano.”ayuu yiri Sh. Cali Dheere.

Sidoo Kale Afhayeenka al shabaab ay aa sheegay in doorasho ahayn waxa ka dhacaya dalka Soomaaliya balse ay tah ay xulasho ”Doorasho kama jirto dalka waa xulasho dadka gaalada ah ama dad ka gaalada ay keensato cida ay rabaan ama cida arimahooda u fulinaya meesha la keenayo umada So mali yeed waxma dooranaysa ee dadka yaan la nabin.”ayuu yiri Afhayeenka

Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay waxa ay ugaga duwan yihiin dowlada ma adaama Am iirada Alshabaab la soo xulo oo aan la dooran ayuu ku jawaabay; "Amii rada Alshabaab dariiq waa faqsan share cada Islaamka ayaa lagu soo doortaa wa xaana uu Alle u sameeyay qawaanin iyo shu ruuc cidda laga helo sifooyinkaa lag una doortaa.”ayuu sii raaciyay.

Afhayeenka Ururka Alshabaab ayaa sidoo kale ka hadlay weerarada Hotelada ay ku qaadaan ururka Alshabaab. Waxa na uu sheegay in Hotelada ay weeraraan ay yihiin kuwo boqolkiiba 95 la shaq eeya dowlada ayna iyagu weerarin hotelada caadiga ah. "Dhammaan hotelada ku yaal wadada Ma ka Al Mukarama ma aha Hot elo caadi ah waxa ay la mid yihiin xeryo ciidan,weli ma weerarin hotela da shacab ku leeyahay ee ku yaal Bakaaraha,Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa.”ayuu yiri Shiikh Cali xigasho:dhacdo.com

D/MARYKANKA OO LIISKA ARGAGXISADA KU DARTAY WIIL UU DHALAY OSAMA B/LADEN

Dowladda Maryakanka ayaa liiska arg agixisada ku dartay wiil uu dhalay hogga amiyihii hore ee AlQaacida Osama Bin Laden,kadib markii lagu tilmaamay in wiil kaas uu halis ku yahay dalka Mar aykan ka. Wiilkan oo la yiraahdo Xamza Bin la den ayaa ah dhowr iyo 20tan jir, wuxuuna noqday xu bin ka tirsan Alqaacida tan iyo dhimashadii aabbihii. Wasaaradda arrima ha dibadda Maraykanka ay aa Xamza ku dartay liiska kooxaha argagixisada waxay na taasi ka dhigan tahay in qof Maraykan ah ay mamnuuc ka tahay inuu wax gana csi ah la yeesho wiilkaasi.

Xamza ayaa ku si rasmi ah ugu biiray ururka alQaaida 2015, isagoo soo saaray warsaxaafadeed uu ku boorinayo weerar ro mustaqbalka lagu qaado Maraykanka, sidoo kale wuxuu ku hanjabay inuu dhimashadii aabihiis uu u aargudi doono.

2015tii ayay alQaeda soo daysay cod uu duubay Xamza, oo ku baaqaya in taageerayaasha Ka bul, Baghdad iyo Qa za ay weerar ku qaadaan, Washingt on, London, Paris iyo Tel Aviv. Wuxuu had da ku biirayaa walaalkiis Saad ee ku jira lii ska argagixisada caalamiga, taasoo ah qof qatar ku ah ammaanka dalka Maray kanka iyo dadkiisa.

C/QAYBDIID: SOMALIYA MARXALAD ADAG BAY MAREYSAA, YAA SAMATA BIXIN KARA?

Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale (Ca bdi Qaybdiid) oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa farriiin dareen xambaarsan u diray Xildhibaanada Labada Aqal. Xil dhibaan Cabdi Xasan Cawaale, ayaa wuxuu Xil dhibaanada 2Aqal kula dardaarmay, inay ka run sheegaan kitaabka Qur’aanka Kari imka, oo ay ku dhaarteen in si daacadn imo ah ugu adeegayan dalka.

"Xubnaha 2da Gole ayaa waxaa laga doonayaa Kitaabka Jaamaca, Qur’aanka Kariimka, ay mar een, qof weliba gacanta saaray, inay aadaan.” Ayuu yiri Xildhiba an Cabdi Xasan Cawaale. Xildhi baan Cab di Qaybdiid, ayaa Xildhibaanada xusuusi yay in Somaliya ay maanta mareyso xaal ad ad ag, loona baahan yahay in ay soo doortaan Madaxweynaha, ay u arkaan in dalka uu xaaladan adag ka saari karo.

"Walaalahey waxaan ugu baaqayaa inay eeggaan Somal iya marxalad adag bay m areysaa, yaa samata bixin kara? Qof wel iba garashadiisa.” Ayuu yiri C/Qaybdiid.

Xildhibaan Qaybdiid, ayaa intaa raaciy ay "Dadku ar agtidiisu waa lagu kala duw an yahay, qofba si buu u ark ayaa, laakiin niyad samidu iyo daacadnimada, Kitaabkii la marayna ka turjumeysa waxay tahay in dadka mu sharaxiinta Somaliyeed, ee ma daxda ah ee tartamaaya qofka, qof weliba uu is leeyahay, maantay marxaladan ad ag wax buu ka qaban karaa ayaa la rabaa in codka la siiyo, ayadoon sharuud laha yn,daniyomasaaliixna lagu xirin.”

D/MAREYKANAK AYAA GAWAARIDA XAM UULKA AH QAARKOOD OO LAGA YAABO IN SHATIYADA DARAWALNIMO LAGALA NOQDO

Darawalada gawaarida xamuulka ah qaarkood ayaa laga yaabaa in shatiyada darawalnimo lagala noqdo gobolka Ohio ee Mareykanka haddii aysan keenin dhal ashooyinkooda Mareykanka ama sha rci yadooda daganaanshiyo. Darawalo bad an oo Soomaali ah ayaa kujira darawala daa. Boqolaal kale oo muhaajiriin ah oo kale ayaa iyana halkaa ka shaqeysta. Ma amulka gobolkaa ayaa sidaa go' aansad ay taasoo ah tillaabo ka mid ah fulinta sha rciyada federaaliga ah ee D/Mareykanka.

Waxaa iyana ku jira darawalada basas ka waaweyn. Bishii lasoo dhaafay ayaa boqolaal darawal oo si tahriib ah kusoo galay dalkaa ayaa loo diray ogeysiis ah in ay keenaan sharciyada ay dalka ku jooga an hadii kale in shatiyada lagala noqon do ono. Waxaa laga dalbay inay ku keenaan muddo 30 maalmood ah.

MOOTOYINKA BAJAAJKA OO LAGA MAMNUC AY HABENKII WADDADA M/AL MUKARAMA

Maamulka G/Banaadir ayaa ka mam nuucay Mootoyinka Bajaajta inay maraan xilliyada habeenkii wadada muhiimka ah ee Maka Al Mukaramma iyadoo hore lo ogaga mamnuucay Bajaajta wadoyin kale

Qaar kamid ah darawalada Bajaajta oo si weyn loogaga isticmaalo M/Muqdi sho ayaa walaac ka muujiyay mamnuucid an cusub ee maamulka gobolka Banaadir ku soo rogay mootooyinka. "Wa xaan bixi naa canshuur waxaan diyaar u nahay ina an ilaalino ammaanka balse ma ahan in mar wa lba mooto bajaajka laga mamnuu co wadooyinka Muqdisho.”ayuu yiri Cali Nu ur oo ka id ah darawal ada mootoy inka Bajaajta.

Maamulka G/Banaadir ayaa ku macne eyay sababta looga mamnuucay bajaajta xilliyada habee nkii inay maraan wadada Maka Al Mukarama in ay tahay sugida ammaanka. Hase yeeshee waxaa hore lo ogaga mamnuucay mooto bajaajta inay maraan qaar ka mid ah wadooyinka M/Muq disho. Kumanaan dhalinyaro ah ayaa nolol maalmeedkooda ka hela shaq ada mootooyinka iyadoo dho wrkii sano ee la soo dhaafay ay Mootooyinka Bajaajta qeyb weyn ka qaateen isgaarsiinta caas

Imada dalka ee Muqdisho.


KU DHAWAAD 10MARKAB OO HABEEN HO RE WEERAR KU QAADAY XEEBAHA PUNTL AND IYO QASAARE AY GEYTEEN

D/Bandarbeyla ee G/Bari ayaa wararaa nu ka helnay xebaha kulaala waxaay sheey aan in ha been hore maraakiib shisheeye oo tiradooda lagu sheegay in ku dhaw 10 markab oo dalal shisheeye la ga leeyahay in ay burburiyeen doonyo ay lahayeen kaluumey sato soomaaliyeed oo ku sugnaa meel aan sidaasi uga fogeen xeebta Degmada banda rbeyla

G/Deg.bandarbayla G/Bari ee maamul ka puntlnad Saciid Adan Cali Sacid Ateen na ayaa Waxa u sheegay in xeebaha ku xe eran degmadaasi ay ha been hore so bux dhafiyeen maraakiib waaweyn kuwa asi oo dhulka la simay dhamaan wixi doonyo ahaa ee ku sugnaa xeebta Deg madaasi waxa na u sheegay in ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta rasmiga ay marakibta shishiye ay u burburiyen donyahan oo kalumeysatada so maliyed ay badda kaga qarab donan jiren xiliyada aysan bada kacsaneyn G/Deg. Ban darbayla G/Bari oo si hadlayay ayaa ugu baaqay dadka ku sugan Degmada bandarb ayla iyo cidwal iba u ku jiro dhig soomaali yeed Inay qataan hubkooda si ay ula dagal aman marakiibta shi shiyaha oo u shegay sida u hdalka u Dhigay in badda som aliya ay ku soo duulaan islamarkana ay cadaw ku hiyin qe radka Dabiicigae ku jra badwe ynta hindiya

Dhacdadan ka dhacaday G/Bari ayaa la amin san yahay inay daba socoto how lgal dorraad ay ka fuliyen cidmada ilalal da bad da buntlan xebaha ay wadagan go bolada nu gal iyo bari gara ahan aga deg mada eeg howlgalkasi oo la gu qabtay af ar donyo oo ay sarnayen ajanib u badan wad amada bar iga dhexe kuwasi u mam ulka buntland ay ku ed eyn in si sharci darro ah ay kaga kal umeysanyen xebaha buntland

SAFIIRKA CUSUB EE UK U SOO MAGACOWD AY SOMALIYA OO MUQDISHO KU SOO WAJ AHAN

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo soc da uu M/Muqdisho soo gaaray Safiirka cus ub ee D/Ingiriiska ee Soomaaliya. Safiirka cusub ayaa qorsha uu yahay sida uu ula wa reegi lahaa xilkiisa waxana soconeyso qa ban qaabada loogu diyaar garoobayo saf iirka cusub. Warka imaatinka saf iirka waxaa cadeysay W/Arrimaha Dibadda ee Dalka In giriis ka oo tilmaamtay in dhowaan Soomaal iya uu imaan doono safiirka D/UK ee Soom aaliya, safiirkaan lagu magacaaba David Co ncar.D/ Ing iriiska ayaa sheegtay in David Concar inuu imaan doono inta la gu guda jiro Bishan, waxaana sha qada uu kala ware ego Safiirka D/Ingiriiska u joogt ay Soomaa liya Harriet Mathews.

Safiirka cusub ayaa ah nin wax badan soo shaqeeyay,waxana D/ingiriis ka ay she egtay in mas ’uulkaan cusub uu wax badna ka soo qabtay xafiiska arrimaha Dibadda ee D/UK, sida lagu sheegay warka soo ba xay W/Arrimaha Dibadda D/Ingiriiska. Dhina ca kale D/Ingiriiska ayaa sheegtay inay diy aar u tahay inay gac an ka gaysato Howlga lada ka dhanka ah Shabaab, si dalka iyo dadka ay u helaan xasilooni waarta.

GABAR KITAAB KU JOGS ATAY OO MUCJISO LA KULANTAY

Wariyaal iyo dad la’aamin karo oo ku sa gan dalka Australiya ayaa habeen hore ide acadda Dal san u xaqiijiyay in gabar, ku jog saatay kitaabka Qur’aanka kariimka ay muc jiso la kulantay.

"Kibaabta Qur’aanka karmiin ayey ku ista agtay, daqiiqad kama soo wareegan markii ay ka barar tay mid ka mid ah lugtii ay saar tay kibaaka Qur’aanka kariim” sid aasi wax aa yiri, mid kamid ah dad kii sawirka kasoo qaaday gabadha oo la geeyay xaruun caaf imaad. Waa mucjiso waxaa weyn aad akeysaan waa hal lug oo ah lugtiii denbiga ay ku gashay oo jasadeeda alle ka abaal mari yey lugta kale marla la fiiroyo mala la arka ayo waayoo waxaa idhu ay qabanayaan lug ta sida daran u wey naatay ee gabdha mucs ida rabbi wey badan tahay waxaayn tahay mid lagu qaato waano iyo tus aale xag rabbi ah ayn wanaagsan tahay inaan lagu xad gu dubin kalaanka allaah iyo….:

CIIDANKA AMISOM OO DILAY 2 WIIL OO WALAALO AH

Ciidamada AMISOM ayaa shalay duleed ka M/Baraawe ee G/Sh/Hoose waxa ay ku dileen 2 Wiil oo walaalo ah sida ay Risaala u sheegeen dadka degaanka. Kolonyo ay la socdeen Ciidanka AMI SOM oo ka amba ba xay M/Muqdisho, kuna sii jeeday D/Baraa we, ayaa la sheegay inay geysteen dhacda an Xanuunka bad an.

Wiilashan oo lagu kala magacaabi jiray C/raxmaan Xasan Burad oo 17 jir ahaa iyo Cabdi Xasan Bar yare oo 15 jir aha a,ayaa dilk oo da waxaa uu ka dhacay degaanka Wareermale, oo hoostagga D/Baraawe. Ruqiyo Xasan Nuur oo ka mid ah Xildhi baa nada B/naanka M/ulka K/Galbeed ayaa xa qiijiysay in dilkaan ay geysteen ciidamada AMISOM.

Xildhibaanada ayaa xustay in falkaan uu yahay mid laga naxo , islamarkaana AMIS OM ay caa deysatay xasuuqa shacabka ku nool gobolka Sh/Hoose.Falkaan ayaa wax aa geystay ciidanka dowl adda Uganda ee qeybta ka ah AMISOM.

C/WELI GAAS OO U BALAN QAADAY XASAN SH. INUU HELI DOONO TAAGEERADA XILDH IBAANADA PUNTLAND…

7/yadii la soo dhaafay waxaa M/Muqdis ho ku sugnaa Madaxweynaha D/G/leedka Puntland C/w eli Maxamed Cali ‘Gaas’, kaas oo soo kaga qayb galayey shirkii mad asha. In tu u Muqdisho jog ay wuxuu qaba nqaabiyey kul an dhexmaray madaxweyna ha waqtigiisu dhamaadey Xasan Sh.Maxam uud iyo xildhibaanadii laga soo doortay Pun tland, kulankaas oo uu Xasan ku codsaday inay codkooda siiyaan xildhibannada reer Puntland maalinta Doorashada,

Markuu hadalkiisa dhammeystay wax aa hadalka qaatay Cabdiweli Gaas oo isna ka codsadey xildhibaannada Puntland iyo kuwa aqalka sareba inay codadkooda siiy aan Xasan Sh.. Xildhibaann adii kulankaasi goobjoogga ka ahaa oo codsaday inaan ma gacyadooda la xusin ayaa sheegay inay aad ula yaabeen hadalka Gaas oo u muuqd ay inuu qeyb ka yahay olalaha Xasan Sh.

Waxaa la yaab noqotay in ka dib markii uu ku laabtay 7aadkaan M/Boosaaso Md. Gaas wuxuu la hadley idaacadaha Puntland isagoo sheegay in xildhibannada Soomaal iyeed aysan codkooda ku iib san lacag.

Xildhibaan si fiican u yaqaan Gaas, kana soo mid ahaa xukuumadiisii haddana ku su gan Muqd isho ayaa noo sheegay in taageer ida Gaas ee Xasan Sh.ay salka ku heyso ar rimo dhaqaale oo uu ka helo madaxtooyada bil walba. Gaas ayaa sida la sheegay lagu qanciyey in haddii uu Xasan Sh. ku guule ysto doorashada 2017 loo magacaabi doo no R/Wasaare, ama uu keensan doono qof, arin kaasi oo Itoobiya ka balanqaadey kul amana ay ku wada yeesheen Xasan, Gaas iyo Gabre M/Muqdisho.

Gaas ayaa sidaas awgeed ka soo horje eda inay doorashada ku soo baxaan Cali Xaaji Warsame, Farmaajo, Cumar Cabdira shiid iyo Sh.Shariif maadaama uu u arko ni man kaga miisan culus si yaasadda gudaha iyo dadka Soomaaliyeed. Haddaba la yaab ma ahan ayuu yiri xildh ibanka noo waram ay in hadallada iska soo horjeeda ee Cabdi weli Gaas uu kaga hadla yo M/Muqdisho iyo M/ Bosaaso.

Dib u xusuusin hore ayaa ahayd markii uu Kismaayo ku saxiixay qaadashada 4.5, haddana markii uu Puntland tagey iyo boo qashadiisii Minneapolis wuxuu dadka u akhr iyey inuusan aqbaleynin qaa dashada 4.5, ka dib 2 maamood markii uu Muqdisho yi mid wuxuu saxiixay wuxuu diidayey maalin ka hor oo aan ognahey inuu hore u sii saxiix

ay.Xigasho:waaberionlilne.com

AADAN CADDE IYO CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN WAA TUSAALAHA HOGGAANKA FIICAN EE AFRIKA

Waxay ahayd madal cilmiyeed farxad leh! Waxaa ina daashaday colaad, abaar, gaajo, qaxooti, ba rakac, musuqmaasuq iyo waxyaabo kale oo laga naxo, oo dheg aheenna ku soo dhaca markiiba So omaal iya la soo hadalqaado. Laakiin madashani way ka duwanayd waxaa lagu soo ban dhigay bu ug xambaarsan bog sharaf iyo qaddarinba leh oo ka mid ah bogagga taa riikhda Soomaaliya. Waa bugga "Africa’s First Democrats: Somalia’s Aden A. Osm an and Abdirazak H. Hussen” ee uu qoray Prof Cabdi Ismaaciil Samatar, dhowaan na la dabacay.

Madasha waxaa soo qabanqaabiyay machadka ISOS ee cilmibaarista Sooma aliyeed ee Jaam acadda Muqdisho, 05/01 /2017; waxaana ka sooo qaybgalay aqo onyahanno iyo waxgarad ka ladu wan. "Maktabadaha ayaan ku arkay maqaallo yaryar oo jaraa`id ku soo baxay lixdam eeyadii oo Soo maaliya wanaag lagaga sheegayo, Dabagalkii hawshaas ayaa bu uggan noqotay!” ayuu yiri Prof Samatar markuu ka hadlayay qorista buuggan oo muddo sannado ah diyaarintiisu ku qaad atay.

Profisoorku wuxuu faahfaahiyay cutub yada uu buuggu ka kooban yahay iyo nu xurka xogta iyo fikradda uu xambaarsan yahay. Wuxuu buuggu tilmaamayaa in ma daxweyne Aadan Cadde iyo R/ wasaare Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ay tusaale fiic an u yihiin hoggaan Afrikaan ah oo dhisay maamul wanaagsan. Soo bandhigiddaas ka dib ayay ka qaybgalayaashu qoraaga la wadaageen wixii su`aalo iyo faallo ah. Jawi farxad iyo raynrayn leh ayuu ku soo dhammaaday kulankan oo ka mid aha barnaamijka "Cilmiwadaag” ee uu sida jo ogta ah u qabanqaabiyo machadka ISOS (www .isos .so) oo xaruntiisu tahay Muqdi sho.

Machadka ISOS (Institute for Somali Studies) waa xaruncilmaariseed ka tirsan Jaamacadda Muq disho kana shaqeeyaa cilmibaarista Soomaalida, ha noqoto Ge eska Afrika ama qurbaha intaba Wuxuuna soo dhowaynayaa aqoonyahannada dana ynaya.

MADAXWEYNAHA OO SONNA UGU HAMBAL YEEYEY SANNAD GUURADA 53AAD

Madaxweynaha JFS, Md.Xasan Sh .Maxamuud ayaa ugu hambalyeey bahda W/W/fafinta gaar ahaan Shaqaalaha iyo Maamulka W/Wararka Soomaaliyeed (SO NNA) Munaasabadda 53aad ee ka soo wareegatay aasaaskii SONNA oo shalay ku beegan. "Maanta /Shalay waa maalinw eyn oo ku began maalintii la aas aasay wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SO NNA) ,Waxaaan hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa dhammaan Umadda Soomaaliy eed gaar ahaan shaqaalaha iyo Maamul ka SONNA” ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa sheegay in tallaaba daan horumarka ah ee ay sameysay Wa kaaladda Wa rarka Soomaaliyeed ee SON NA ay qeyb ka tahay dedaalada lagu soo nooleeyey laguna horumar inayo hey’ada ha dowladda. Madaxwaynaha ayaa ku dhi irigaliyay masuuliyinta Wakaaladda in ay la balaabaan dadaalkooda isla markaana sii kordhiyaan hiigsigooda ah horumarinta Wakaaladda SONNA, islamarkaana ku tilmaamay in ay ka mid tahay Hay’adaha u taagan kor uqaadista iyo soo bandhigg idda Xaqiiqada rasmiga ah ee Soomaa liya. Ugu dambayn, Madaxwaynuhu wux uu si gaar ah ugu ammaanay Wasaarad da, gaar ahaan Madaxda Wakaaladda, ha wl karnimada ay ku xaqii jiyeen soo noola ynta SONNA, taas oo ah guul u soo hoya tay Qaranka Soomaaliyeed.Dhammaad

AKHRISO: MAGACYADA 22 XILDHIBAAN OO ISU SOO SHARAXDAY D/G/BAARLAMAANKA

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay magacyada musharaxiin ta doorashada guddoonka Baarlamaanka oo ay ansixiyeen araajidooda. Li iska Mu sharixiinta oo u badan rag ayaa waxaa ku jira labo haween ah oo kaliya kuwaasoo ka soo je eda Dowlad Goboleedka Hirsh abeelle. Xilka Guddoomiyaha Baarlama anka ayaa waxaa u taagan 4 musharax oo kal ah Cabdirashiid Maxamed Xiddig, Maxamed Sh.Cismaan Jawaari, Cabdifit ax Maxamed Geesey Iyo idiris Cabdi Dhakhtar. Guddoomiye kuxigeenka Baar lamaan ka ayaa waxaa isu soo sharaxay lix xildh ibaan oo kala ah; Jeylaani Nuur Iikar, Cab diweli Shiikh Ibraahim Muud ey, Khaalid Macow Cabdqaadir,Saciid Ma xamed Cil mi,Khadiijo Maxamed DiiriIye iyo Faarax Sh. Cab dqaadir.

Musharixiinta ugu badan ayaa waxaa ay ku tartami doonaan guddoomiye ku xig eenka 2aad ee baarlamaanka waxaana gudbiyay codsiyadooda 12 musharax oo kala ah; C/dir Sh. Cali Baqdaadi, Mahad Cabdalla Cawad, Burhaan Aden Cumar, Cabdulahi Xusen Cali, Cabdiweli Maxa med Qany are, Xuseen Cabdi Cilmi, Cab dulahi Godax Barre, Jamaal Xasan Ism acil, Cabdullahi Cusman Duca ale, Cilmi Maxamed Nuur, Cabdiraxmaan Aden Ibra him iyo Maryan Axmed Harun.

Musharaxiinta ayaa lagu wadaa inay u tartamaan doorashada guddoonka baarla maanka iyadoo 11-ka bishan aynu ku jirno ay bilaaban doonto doorashada;

MICHAEL KEATING OO KORMEERAY SUUQA XOOLAHA EE M/BALEDWEYNE

Amb. Michael Keating, Wakiilka QM qaabilsan arrimaha Somaliya, ayaa korm eer ku tagey suu qa xoolaha lagu iibiyo ee M/Baledweyne. Wakiilka, ayaa waxaa kor meerkiisan suuqa xoolaha oo ku yaala xa afadda Kooshin ku wehlinaayay masuuliy iin uu ugu sareeyay G/M/mulka G/Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan.

Isagoo dareensan in xaalad adag oo dhi naca nolosha ay ka jirto G/Hiiraan, ayuu ganacsatada xo olaha kala sheekeystay xaaladda nololeyd ee ka dhalatay aba ara ha. Ganacsatada xoolaha, ayaa Micha el Keating u sheegay in xoolaha ay xillig an ku iibinayan qiimihii ugu hooseeyay, mud do tob onaan sano ihi.

Amb. Keating, ayaa ganacsatada u she egay QM inay diyaar u tahay in arrimaha abaaraha, ay si dhow ugala shaqayso Ma amulka G/Hiiraan. Keating, ayaa Kha mii stii booqasho ku tagey M/ Bale dweyne ee X/G/Hiiraan, waana booqashadii ugu hore ysay oo uu ku taggo magaaladaasi, tan iyo markii Maamul Goboleed loo yegl eel ay G/Hiiraan & Shabellaha Dhexe.

AFAR MAXBUUS OO KU XIRNAA XABSIGA GUWANTANAMO BAY OO LOO WAREEJIYAY SACUDI CARABIYA

Afar maxbuus oo ka soo jeeda dalka Ye men ayaa la geeyay wadanka Boqortooya da Sacudi Cara biya mid kamid ah talaab ooyinkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Obama uu ku xirayo xabsigaas.

Afartan maxbuus oo Khamiistii la gee yay boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa imanaysa kadib mar kii Aqalka Cad ee Maraykanka uu diiday dalab ka yimid ma daxweynaha dhowaan la doortay Trump oo uu ku doonayay lagu joojiyo xirida xabsiga Guantanamo Bay. Qoysaska afar ta ruux ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee M/Riyadh, waxana uu sheegay afhayeen u hadlay Boqort oyada Sacudi Carabiya inay baaritaan caafima ad loogu sameyn doono raggan Mohamm ed bin Nay ef Centre for Counselling and Care oo ku taal duleedka magaalada Ri yadh.

Boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa shaacisay magacyada raggan afarta ah ee ka soo jeeda dal ka Yemen waxaana ay ka aqbashay codsi ugaga yimid Madax weynaha Dalka Yemen oo ah inay dib u dejin u samayso. Magacyadan raggan ay aa lagu kala magacaabaa Mohammed Rajab Sadiq Abu Ghanim, Salim Ahmad Hadi, Abdullah Yahia Yousf alShabli iyo Mohammed Ali Abdullah Bwazir. Waxaa weli ku jira 59 maxbuus ah xabsiga Gu antanamo iyadoo ay ku xirnaayeen 240 maxbuus markii uu Obam la waregay2009


492 QOF OO SOOMAALI AH OO KA CARARAY DALKA SWITZERLAND

Sida ay shaacisay Waaxda Socdaalka iyo sidoo kale Jinsiyadaha ee dalka Switzerl and waxa la la’ yahay ku dhawaad 492 qof oo ka mid ahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Tiro koob ay sameysay Waaxda Socdaalka ayaa lagu sheegay in dadkaasi Soomaaliyeed ay ka carareen dal ka Switzerland , islamarkaana la aaminsan yahay in galeen dalalka Kale ee Q/Yurub.

Sidoo kale sababta ay dadkaasi uga car areen dalkaasi ayaa lagu sheegay in tahay cabsi ay qab aan in dib loogu celiyo dalka Talyaaniga oo markii hore qaarkood faro lo oga soo qaaday. D/Swizer land ayaa sidoo kale xustay in sanadkii dhamaaday ee 2016 uu ahaa sanadkii ugu badnaa oo Qa xooti Soomaaliyeed ay ka cararaan dalkaasi.

Soomaalida kunool D/Switzerland oo ay soo xiganayso waaxda socdaalka dalkaasi ayaa sheegay in aysan garanaynin dalalka ay galeen dadkaasi Soomaaliyeed ee ka cararay Switzerland. Dalka Switzerland ay aa ka mid ah dalalka ku yaalla Q/Yurub ee qaabila Qaxootiga.

FAAHFAAHIN NINKII SHALAY LAGU DILAY ISGOOYSKA DEBKA EE MUQDISHO

Ninkii shalay lagu Toogtay Isgooyska Debka Ee M/Muqdisho ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Ciidamada Booliska Soom aaliya. Warar ay heshay Kulmiye ayaa shee gaya in Askari Ilaalo u ah Xil dhibaan ka tirs an Aqalka Sare oo lagu Magacaabo Xildhib aan Xuseen Cali Xaaji uu dilay Asak ariga.

Askariga wax Dilay oo lagu Magacaabo Qaasim Ibraahim Aadan ayaa lagu hayaa Degmada Waab ari ee G/Banaadir. Sidoo ka le Marxuunka la dilay ee ka tirsanaa Boolis ka ayaa lagu Magacaabi jir ay Cumar Far eey Cali.XigashoRadiokulmiye.com

DHACDO NAXDIN LEH OO XALAY KA DHACD AY DEGMADA WALAWEYN

Wararka naga soo gaaraya D/ Walaweyn ee G/Sh/Hoose ayaa sheegaya in xalay De gmada ay ka dhacday Dhacdo Xanuun bad an,waxaana halkaas ku dhintay 3Car ru ur ah oo Walaalo ah. Carru urta oo Maalma ha an qandhanaa ayaa la sheegay in Hooy adii dhashay Carr uurta ay siisay Sunta Dhiql aha,ka dib markii Hooyadu ay ku qalada Dhalo ay ugu jirtay Sharoobada Xanuun Ba abi’Iyaha ah.

Mid kamid ah Dadka Degaanka ayaa xal ay Radio Kulmiye u sheegay in Aabaha dha lay Galabta uu keenay Sunta Dhiqlaha iyo Sharoobo Xanuun baabi’iye ah,waxaana Ho yadu ay ku qaladay Dha lada ay ku jirtay Su nta midii Daawada Kaarka Jabisa ay ku jir tay,waxaana halkaas ku dhintay 3dii Can ug Inkasto waxkasta ay ka Qornayen Xag Alle.

MARAYKANKA OO AQOONSADAY DADKII RU USHKA AHAA EE XOGTA KA XADAY

Sirdoonka Maraykanka ayaa macluuma ad la wadaagi doona madaxwaynaha la do ortay Sirdo onka Maraykanka ayaa macluum aad la wadaagi doona madaxwaynaha la doortay D/Maraykanka ayaa aqoonsatay da dkii Ruushka ahaa ee lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen xatooyadii dhanka internet ka ahayd ee dhacday ka hor doorashadii uu ku guulaystay Donald Trump ee dhacday bishii Nofembar ee sanadkii hore, sida ay warbixin sheegtay.

Dadkaas oon wali magacyadooda la sha acinin ayaa la agu eedeeyay inay macluu maad emaillo ku jira oo xisbiga Dimuqraad iga laga xaday ay la wadaageen barta sira ha faafisa ee WikiLeaks si ay isugu dayaan in Trump loo codeeyo. Ruushka ayaa diiday inuu wax lug ah ku lahaa arrintaas, Juli an Assange oo ah ninka aasaasay barta Wiki Leaks ayaa isna sheegay in aysan Mosko ahayn mee sha uu ka helay xogtaas.

Jimcaha ayaa Trump lala wadaagidoo naa eedaymaha sheegaya in Ruushku uu farogalin ku sam eeyay doorashada Marayk anka arrintaas oo uu shaki kaga muujiyay qoraallo badan oo uu Twitterka ku soo qor ay. T7aadka soo socdana waxaa warbixin taas loo soo bandhigi doonaa dadwaynaha Ma raykanka. Asad oo saaxiibtinimo ka fila ya Trump Donald Trump oo ammaanay Ma daxweyne Putin

Biden oo sheegay in Trump uu u dhaqmo sidii qof qaangaar ah Madaxwayne ku xige enka dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u soo jeediyay madaxwaynaha la doortay Do nald Trump in uu isbadal la yimaado wuxuu na dhaliilay weerarka uu ku hayo laamaha sirdoonka Maraykanka. Biden ayaa sheeg ay inay "caqli la’aan tahay” in madaxwayna ha la doortay uusan aaminin laamaha sirdo onka ee dalka Maraykanka.

Madaxwayne ku xigeenka ayaa hadalad an u sheegay warbaahinta PBS oo uu war aysi siiyayay. Biden ayaa sheegay in mada xwynuhu uu sidan iska badalo oo uu qof wa yn iska dhigo Biden ayaa sheegay in madax wynuhu uu sidan iska badalo oo uu qof wa yn iska dhigo Madaxa Sirdoonka Mar aykan ka Gen. Clapper dhanka midid xiga ayaa sheegay in la shaacin doono sidii uu Putin u Image copyrightt EPA/AP Image caption Ma daxa Sirdoonka Mara ykanka Generaal Cla pper dhanka midid xi ga ayaa sheegay in la shaacin doono sidii uu Putin u "dhiirigaliyay” emaillada loo dha cay

BOOLIISKA ISRAAA’IIL OO BAARITAAN MUSUQM AASUQ KA SAMEEYAY GURIGA NETANYAHU

Netanyahu ayaa horay u sheegay in wax caddaymo ah loo waayay eedaymo horay loogu soo jee diyay Booliiska Israa’iil ayaa su’aalo laaluush ku saabsan waydiiyay R/wasaare Benjamin Netan yahu, waana ba aritaankii 2aad ee lagu sameeyo 7dkan gudahiisa. Warbaahinta gudaha ayaa ku wa rantay in uu aqbalay hadiyado sharci darro ah oo ay siiyeen dad caan ah oo Israa’iil jo oga, gan acsiyo caalami ah iyo waliba Holl ywood.Benjamin Netanyahu ayaa si joogto ah ugu celceliyay in uu san wax khalad ah galin.Warbaaahintana wuxuu ku eedeeyay inay yihiin khuraafaad isaga ka soo horjeeda.Booliiska Israa’iil ayaa sheegay in baare yaashu ay ra”iisal wasaaraha su’aalo ku soo way diiyeen guriga rasmiga ah ee uu ka dagan yahay M/ Qudus. Netanyahu oo haki yay qorshe cod loo gu qaadi lahaa deegaam aynta bariga Qudus Israel: Waxaa laga doo dayaa in la dhimo dhawaaqa codbaahiyeya asha aadanka Masaajidyada

Shan saac ayaa la waydiinayay su’aalo la xiriiri eedaymo musuqmaasuq la xiriira iyo arrin kale oo aan la shaacinin. Netanyahu iyo xaaskiisa Sara ayaa marar kala duwan oo hore lagu soo eedeeyay fadeexado ay ka mid yihiin eedaymo la xiriira in ay si xun u isticmaaleen dhaqaalaha dawladda. Mud do sanado ah Netanyahu iyo xaaskiisa Sara eedaymo badan ayaa loo soo jeediyay

MD.CAMEY "20$ AYAA LA SIIYAA DAD KA DIL.

Xilli mudooyinkii la soo dhaafay Dega anada Maamulka Puntland ay ka dhacay een falal amni da ro, islamarkaan Mas’uuli yiin ka tirsan Puntland dhowaan lagu dilay M/Boosaaso ayaa waxaa arr imahaasi ka hadlay Maamulka Puntland.

C/xakiin C/laahi Cumar (Camey) M/yne ku xigeenka M/Puntland oo la hadlay warbaah inta ayaa sheegay shaqsiyaadka dilalka ka geysta Puntland in la siiyo lacag yar, taas oo dhan 20 Dollar. Md.Camey ayaa sidoo kale waxa uu she egay arrintan in ay tahay mid nasiib daro ah. Hadalkan ay uu Md. Camey waxa uu ka sheegay xilli uu ka qeyb gal ayay Munaasa bad lagu furayay Dugsi ga Farsamada gac anta.

TOOGASHO KA DHACDAY GAROONKA FORT LAUDERDALE EE WADANKA MAREYKANKA

Nin hubeysan, ayaa Jimcihii toogasho ka gaystay Garoonka M/Fort Lauderdale ee G/ Florida, iya doona la xaqiijiyay in 5qof ku dhimatay toogashadaasi. Warbaahinta Mar eykanka, ayaa qoreysa nin keligii duul ahaa inuu toogashadan gaystay, ka dib markii bo orsadii uu watay uu kala soo baxay qorigii uu toogashada ku gaystay. Ninkan oo aan heybtiisa si rasmi ihi loo shaacin, ayaa wax aa la le eyahay wuxuu ka mid ahaa rakaab kii Garoonka ka dhoofaayay. Laamaha am maanka, ayaa xaqiiji yay 5ta qof ee togasha da lagu dilay iyo in gacanta lagu soo dhigay ninkii falka gaystay. Ciida mada Booliska, ayaa waxaa la soo sheega ya in ay toga sho ku dhaawaceen ninkaasi, xilli uu ku ha wlanaa togashadii uu Garoon ka ka waday.

Ugu yaraan 8 ruux, ayaa la’ogyahay in to ogashadaasi ku dhaawacantay, kuwaa oo lagula cararay goobaha caafimaadka, si wax looga qabto xaaladooda. Dad badan oo ku sugnaa Garoonka, xilligii ay toogasha du ka dhaceysay, ayaa waxaa la arkaayay Iyagoo cararaaya. Dadka qaarkood ayaa la tilmaamay inay is jiireen. 100/laal qof, ayaa isugu soo baxay halka uu falku ka dhacay ee Garonka, ayaa lagu arkaayo 10/neeyo ka mid ah G/Boolis &Gurmadka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip