
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 31- DICEMBAR 2016-KA
Dhinaca kale, Hooyo Samiira Axmed Kheyre waxay Wareysigeeda ku sheegtay in loo diiday inay Ehelkeeda soo booqdaan, waxaana laga xayir ay inay la kulanto Ehelkeeda iyo Asxaabteeda.
"Mas’uuliyadda ilmahayga ayey igala wareegeen, waxaana qabsaday Qareen si la iigu soo celiyo Ilmahayga” ayey tiri Samiira Axmed Kheyre.
Mar wax laga weydiiyey xilliga ay tegtay dalka Norway, waxay xustay inay Qaxooti ahaan ku gashay sannadkii 1996dii oo haatan laga joogo 20sanno.
MEYDADKA SHAN ALSHABAAB AH OO DEGMADA AFGOOYE LAGU SOO BANDHIGAY
Taliyaha Ciidanka Birmadka G/Shabe ellaha Hoose Col. Nuur Xayir Cali Gaas oo la hadlay Idaa cadda Kulmiye ayaa she egay in Dagaalkii habeen hore ay soo qa adeen Dagaalameyaasha Al-sha baab ay ku Jabiyeen sida uu hadalka u u dhigay.
Col. Nuur Xayir ayaa sidoo kale shee gay in M/Afgooye ay ku soo bandhigeen Meydadka Shan Shabaab ah oo Dagaal kaai looga dilay,waxaana uu ugu baaqay Dhalinyarada u dagaalamaya Sha baab in ay Dolwadda isku soo dhiibaan oo ay ka soo laabtaan Fakerka Alshabaabnimada.
Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose hab een hore waxaa ka dhacay Dagaal u dhe xeeya Ciidamada Dowladda iyo Dagaala meyaasha Alshabaab ka dib markii Xar akada Alshabaab ay soo weerartay M/ Afgooye.
BANKI MOON OO U SOO JEEDIYAY BAARLA MAANKA CUSUB INUU DURBA DHAMMEEYO HANNAANKA DOORASHADA
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki Moon ayaa u soo jeediyay baarlamaanka cusub inuu durba dha mmeeyo hannaanka doora shada. Wuxuu kaloo usoo jeediyay inuu hirgasho dastuur joogto ah ama rasmi ah. Bayaan shalay xafiiskiisa kasoo baxay ayaa sidaa lagu xusay. Ban Ki Moon ayaa ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeey ay guusha ay ka gaareen dhaarinta xildhi baanada cusub ee dhacday 27kii bisha an.
Wuxuu sheegay inay taasi tahay tillaa bo loo qaaday dhanka doorasho hal cod iyo hal qof ah oo lagu talo jiro inay dalka ka dhacdo 2020. Xoghayahaguud ee QM Ban Ki Moon ayaa sidoo kale amm aanay dadaalka ciidamada ammaanka ee Soo maaliya iyo AMISOM ay u galeen sugidda ammaanka waqtigaan doorashada caas imada iyo meelo badan oo kale oo dalka ah.
AHLUSUNNA OO SHEEGTAY IN CIIDANKA JA BUUTI IYO KUWA GALMUDUG AY WEERAR KU SOO YIHIIN DEGAANADOODA
Maamulka Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegay in ay heleen Xog ah Wee raro ay Qor sheyneyaan Ciidamada Jabuu ti iyo kuwa Galmudug ee ku sugan Ca daado islamarkaana ay Weerar ku soo yi hiin Degaanada ay hadda Maamulaan.
Idaacad ku hadasha Afka Maamulka oo ka taala Dhuusamareeb ayaa laga baa hiyay in Ciidamo ka tirsan Howlaglka AMI SOM oo ka socda Dowladda Jabuuti iyo kuwa Maamulka Galmudug ay We erar ku soo yihiin Degaanada ay hadda Maamu laan Ahlusunna.
Ahlusunna ayaa intaa ku dartay in ay ka warheleen Duulaan Ciidankaas ay ku soo yihiin Degaano uu ka mid yahay Mareer gur islamarkaana ay u diyaar Garoobeen.
Galmudug iyo Saraakiisha Jabuuti weli ka ma hadlin Warka ka soo yeeray Ahlusu nna Waljamaaca.
Xigasho:Radiokulmiye. Net
GA’AANKII LAGU HAKIYAY 18KA KURSI EE LOOGU KORDHIYAY AQALKA SARE OO LA SOO DHAWEEYAY
Ururada iyo wakiilada dalalka danbee ya arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii 29kii bi shan ka soo baxay mad asha wadatashiga Qaran, kaas oo ku aad anaa in dib loo dhigay doorashada 18-ka kursi ee lagu kordhiyay xubnaha aqalka Sare ee dalka.
Saaxiibada daneeya arrimaha Soom aaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika,Midowga Yu rub, IGAD,Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa si wadajir ah waxa ay u soo dhaweeyeen go ’aanka ay madasha Qaran ku hakisay do orashada 18ka kursi ee lagu kordhiyay aqalka Sare.
Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabils an Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa horay u she egay muhiimada in dib u eegis lagu sameeyo kordhinta kuraasta xubnaha Aqalka Sare, maadaama dastuurku dhigayo 54 xubnood oo aqalka Sare ah, iyadoo aan wax ka bedel lagu sameyn waxba la gu kordhin karin.
Madasha ayaa dib u dhigtay kuraasta dheeraadka ah ee lagu kordhiyay aqalka sare, ka dib markii baarlamaanku sheeg ay inay dib u eegis ku sameyn doonaan sharciyada qodobkan, madaama das tuur ka dhigayo in 54 xubnood oo kaliya ka ko obnan karaan xildhibannada aqalka sare.
MARAYKANKA OO ERYEY 35 DIBLOMAASI OO RUUSH AH
Madaxweyne Obama ayaa amar ku bix iyey in la eryo 35 diblomaasi oo Ruush ah,taasoo jawaab u ah wax uu ku tilmaam ay bahdilka ay xukuumadda Ruushku ku hayso saraakiil Maraykan ah iyo arri mihii weerarka xagga Internetka ee xilligii ay doorashadu socotay.
Mr.Obama ayaa ku tilmaamay tallaaba daas inay tahay jawaab ku haboon juhdi ga ay Ruushku galiyeen inay ku waxyee lleeyaan danaha Maraykanka.
Laba dhisme oo Ruushku leeyahay ay aa la xiray, waxaana xayiraad la saari doo naa shakhsiyaad la magac dhebey. Waax da arrimaha dibadda ayaa ku dhawaaqd ay in 35 diblomaasi oo Ruush ah dalka la ga eryey, kuwaasoo ka hawl galayey saf aaradda Ruushka ee Washington iyo qun suliyadda Ruushka ee San Francisco, wa xaana iyaga iyo qoysaskooda loo qabtay inay 72 saacadood uga ba xaan Maray kanka.Talaabooyin kale oo dheeraad ah ayuu sheegay Mr Obama inay xigi doon aan, ku waasoo aan dhamaantood la shaa cin. Afhayeen u hadlay Kremlinka ayaa xayiraadaha ku tilmaamay kuwo aan sha rci ku fadhin, wuxuuna intaa ku daray in madaxweyne Vladimir Putin uu ka baara an degayo inuu qaado tallaabooyin kuwa as la mid ah.
MEYDKA QOF LOO MALEYNAYO SAFIIRKII GRE ECE EE DALKA BRAZIL OO LA HELAY
Saraakiisha Booliska dalka Brazil ayaa sheegay in ay heleen gaari gubtay oo uu ku jiro qof meyd ah oo loo maleynayo in uu yahay safiirkii dalka Greece u fadhiyey Brazil. Kyriakos Amiridis ayaa la la’ aa sad dexdii maalmood ee la soo dhaafay, waxa ana gaariga safiirka oo gubtay laga helay gudaha xaafadda Nova Iguacu oo ka mid ah xaafadaha ay ku nool yihiin dadka sab oolka ah ee magaalada Rio.
Wararka ayaa sheegaya in danjire Kyri akos Amiridis uu booqanayey qaar ka mid ah asxaabtiisa oo degan xaafadaasi. Bool iska ayaa sheegay in safiirka Greece u fa dhiyey Brazil Kyriakos Amiridis la waayey habeenkii isniinta, markii dad ugu war da mbeysayna waxaa lagu arkay xaafada Nova Iguacu, isagoo wata gaarigiisa.
Ugu danbeyntii, Safaarada Greece ee dalka Brazil wali maysan xaqiijin geerida Danjire Amiridis, waxaana socda baarita ano lagu xaqiijinayo in meydka gubtay ee laga dhex helay gaariga uu isaga yahay iyo in kale.
SHACABKA MUQDISHO: DOWLADAHA CAAL AMKA HANAGA DAAYO FARAGELIN TA SIYAAS ADEED
Xili dhawaan ay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho baahisay xog ku saabsan in Doorashooyinka ka dhacay Dalka ay fara gelin ku hayaan qaar ka mid ah Dowlaha Caalamka oo kuwaas oo dano siya asade ed ka leh Dalka, ayaa Shacabka M/Muqd isho waxey ka hadleen fargelintan siyaas adeysan.
Shacabkan qaarkood ayaa ku tilmaam ay in arintaasi in ay tahay gumeysi lagu hayo Madaxda Dal ka iyo Umadda Soom aaliyeed, islamarkaana shaaciyay in loo baahan yahay in laga daayo Dalka fa ra gelinta lagu hayo. Waxaa Shacabkan si doo kale ay ka dalbadeen Xildhibaanada cusub ee Baarla maanka in ay doortaan shaqsi aan u hogaansameynin amarada ka yimaada Madaxda Dowladaha Caalamka. Dowlado ay ka mid yihiin Imaaraadka , Mareykanka, Itoobiya, iyo Turkiga ayaa la aamisan yahay in ay faragelin ku hay aan siyaasada Dalka Soomaaliya
Xiga sho: Shabeellenews.com
CUMAR C/RASHIID OO LA KULMAY XILDHIBA ANADA LAGA SOO DOORTAY GALMUDUG
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaaKhamiistii kulan la qaa tay Xildh ibaanadda labada Aqal ee dhaw aan laga soo doortay deegaanadda Galm udug, Kulankan ayaa ka qeyb ka ahaa kul amada Musharaxiinta Madaxweynaha ay la qaadanayaan Xildhibaanada labada Aq al ee laga soo doortay deegaanada maa mul goboleedyada.
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid aya a ka codsaday Xildhibaanada laga soo do ortay Galmudug inay taageeraan barn aa mijkiisa Siyaasadeed, maadama uu ka mid yahay Murashaxiinta u taagan xil ka Madaxweynaha
Qaar ka mid ah Xildhibaanadda laga soo doortay Galmudug oo ka mid yihiin C/ Waaxid Cilmi Cu mar (Goonjeex), Cab di Xasan Cawaale (Qaybdiid), Axmed Ma ca lin Faqi oo dhammaantood ka mid ah Xu bnaha labada Aqal oo madasha ha dallo ka jeediyey ayaa taageeray barnaamijka siyaasade ed ee murashax Sharm a’arke.
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ayaa u hambalyeeyay xildhibaanada la soo do ortay, isagoo hoo sta ka xariiqay in dalka horumar ballaaran gaarsiin doono, hadii uu heli kalsoonida Xildhibaanada.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in how li hii kala duwanaa ee uu soo qabsoomay in tii xilka hayay ayuu balan qaaday inuu dh ameystiri doono, isagoo la tashi guud iyo aragti mideysan kala sameyn do ono dhi nacyada siyaasada iyo bulshada Soom aaliyeed.
Cumar C/rashiid oo ka mid ahaa Mush araxiinta ugu xooggan xilka Madaxweyna ha ayaa maalm ihii la soo dhaafay hoos u dhac ku yimid ololihiisa doorashada, ka dib markii la sheegay in dowladihii uu ka sugayay taageerada ay kala laabteen si da Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya oo di idan in Mad axweyne loo doorto.
SWEDEN OO DIGNIIN U DIRTAY MUWAAD INIINTA SOMALISWEDISHKA AH
Dowladda Sweden ayaa shaaca ka qa aday in ay wadaan baaritaano ku aadan haddii ay jiraan Muwaadiniin SoomaaliSwedish ah oo ku howlan musuq maas u qa hareeyay doorashooyinka ka so cda qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya.
Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya M.Muqdisho, Mik ael Lindvall ayaa waxuu sheegay in sharciga u dagan Dal kiisa la gu qaado doono haddii Soomaalida heys ta dhala shada Dalkaasi lagu helo musuq maasuq.
Danjire Lindvall ayaa waxuu carrabka ku adkeeyay in haatan ay baaritaan ku aa dan amuurahaasi uu socdo. Had alkan ka soo yeeray Safiirka mid la mid ah ayaa maalmo ka hor waxuu ka soo yeeray Do wladaha Britain iyo Marey kanka, kuwaasi oo sidan oo kale digniin u diray Muwaadi niinta heystada dhalashada dalalkooda.
GUDOOMIYAHA G//SH/ HOOSE: XABBAD U JOOG AYAAN NAHAY
Gudoomiyaha Maamulka G/ Sh/Hoo se, Ibraahim Aadan Cali (Najax), ayaa ka hadlay weerar aan buurnayn oo gelinkii dambe ee Khamiistii, ay Shabaabku ku soo qaadeen Degmada Afgooye ee G/Shabellaha Hoose.
Gudoomiyaha, ayaa marka hore she egay in Ciidamada Dowladdu ay difaace en gacan ku haynta Degmada Afgooye, is agoona meesha ka saaray in maleeshiya da Shabaabku gudaha u soo galeen degmadaasi. Gudoomiyaha oo la hadlay BBC,ayaa dhinacooda xaqiijiyay in sad ex askari kaga dhaa wacantay weerarkaa si, halka ay Shabaabku uga dileen laba nin oo meydadkoodii ay ka carareen, lix kalana ay kaga dhaawaceen.
Iyadoo 18kii bishii October ay Shaba abku weerar ballaaran ku soo qaadeen Degmada Afgooye, ayaa Gudoomiyaha wax laga weydiiyay weerarada ku soo noq noqday Afgooye iyo in iyagu ay yihiin xabad suggayaal, waxaana uu ka dhawaa jiyay in rasaas u joog ay yihiin.
"Xabad u joog ayaan nahay anaga, si da rasmiga ah. Sababtoo ah shacabka ay aan difaaceynaa, oo marwalba difaacoo da ayaan u taaganahay. Ciidamada wax ay hubka u wataan waa in shacabka ka badbaadiyan al shabaab.” Ayuu yiri Ibra ahim Aadan Cali.
Najax, ayaa intaa ku daray "Gobolka Sh/Hoose wax la dafiri karo maaha, Shab aabka meelaha u gu xoogga badan yahay weli uu ku dambeeyay, ayuu ka mid yah ay gobolka. Inay Shabaab ku soo weerar an wax laga yaabo oo laga naxo haanta oo Somaliya ah maaha, laakiin inay meel qabsadaan ayaa ah wax laga naxo.”
SAFAARADDA SOOMAALIYA EE NAYROBI OO KULAN U QABATAY ILHAAN CUMAR IYO …
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ken ya ayaa shalay isu keentay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku no ol M/Nayrobi, qurbo joog iyo Ilhaan Cum ar oo ah xubin ka tirsan golaha wak iillada gobolka Minisota ee dalka Mareykanka. Kulankan oo ka qeyb galeen ku dha waad 30 dhallin yaro ah oo ka kala socday ururrada bulshada iyo kuwa dhallinyarada ee ka shaqeeya arrimaha Soo maalida Ke nya, ayaa loo hadlay kaalinta dhallinyar adu ay ka qaadan karaan horumarinta bu lshada iyo siyaasadda, waxaana la isku dhaafsaday aragtiyo, tusaalooyin iyo wa ayo aragnimo la xiriirta xaa ladaha ay ku sugan yihiin dhallinyarada, fursadaha iyo u banaan iyo sida ay horumarinta uga qe yb qaadan karaan. Xoghayaha 1aad ee safaaradda Soo maaliya ee Kenya, Alm aas Elman oo fur tay shirkaan ayaa tilma antay in dhallinya rada Soomaaliyeed ay kaalin muuqata ku leeyihiin horumarinta bulshada, nabadda iyo waliba siyaasad da. Waxa ay sheegtay in iskuxirka dhal linyarada iyo inay hadaf yeeshaan ay qe yb qeyn ka qaadan karto horumarinta dad kooda iyo dalkooda.
"Dhallinyarada waxa ay leeyihiin awo od ballaaran, Waa kuwo wax beddeli ka ra haddii ay midoob aan, guulaha ay siyaa sadda iyo arrimaha bulshada ka gaareen ayaa tusaale u ah inay hoggaamin karaan dadkooda”ayay tiri Almaas."Kulankani wa xa uu naga saacidi doonnaa in dhallin ya rada aan ku baraarujinno in ay horay u so cdaan iyo in aan helno fursad ay xildhib aan Ilhaan Cumar nagula wadaagto waa yo aragnimadeeda, waana u mahad celin ayaa” ayay sii raacisay.
Ilhaan Cumar, oo ah gabar Soomaaliy eed oo sanadkaan 2016-ka ku guulaysat ay kursiga xildhi baannimo ee aqalka wa kiillada gobolka Minosoota ee Mareykan ka, ayaa sheegtay in awoodda kujir ta dhallinyarada ay wax badan ka beddeli ka rto xaaladda uu dalku ku sugan yahay, sidoo kalena ay dhallinyaradu wax hogg aamin karaan.
"Dhallinyaradu ma ahan kaliya hoggaa miyeyaasha mustaqbalka, sidoo kale waa hoggaamiyeyaa sha mar kasta. Waa ina an qaadannaa kaalinteenna oo aan bulsh adeena wax tarnaa. Caqabadaha kaa hor imaanaya ma yara laakinka hanka iyo da daalka ayaa muhiim ah si aan u gaarno ujeeddad eena” ayay tiri Ilhaan. "Dhallinya radan oo howlo muhiim ah u haaya bulsh ada in aan la kulmo fursad ayay ii tahay, oo qaarkood aan howlahooda internetka kala socday. Safaaradda Soomaaliya iyo Da njire Jamaal oo suurta galiyay aad ay aan ugu mahad celinayaa.
Dhallinyarada ka qeyb gashay kulan kaan ayaa soo jeediyay khudbooyin ku aa ddan waxya aba ha la gudboon dhall inya rada si ay bulshooyinkooda u horm ariya an. Qaarkood ayaa soo ban dhigay tusaa looyin iyo waxbixinno muujinaya in dhallin yarada Soomaaliyeed ay kaalin muuqata ku leeyihi in isbeddellada wanaags an ee ka dhacaya dalka Somaliya iyo gobolkaba
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGGA KA JARAY ISBITAALKA MARTINI
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khamiistii xariga ka jaray isbitaalka Ma rtini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee M/Muqdisho. Wasiirka Gaashaandi ga, wasiir ku xigeennada Caafimaadka iyo Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidanka XDS iyo Guddoomiya ha Gobolka Banaadir ay aa ka mid ahaa mas'uuliyiintii ka qey bgashay munaasabada xarig jaris taa si.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale dorra ad soo kormeeray qeybaha cusub ee la gu kordhiyey Isbit aalka iyo qalabka casri ah ee la keenay Isbitaalka, tanoo dabooli doonta baahida dhanka caafimaad ka ee baahida weyn loo qabo. Isbitaalka Martini oo ah mid qadiimi ah oo magac weyn ku leh dalka ay aa waxaa uu si siman ugu ad eeggi doonaa shacabka Soomaaliyeed iyo ciidammada Qalab ka Sida guud aha an.
Madaxweynaha JS, Md,Xasan Sh.Max amuud, ayaa u mahadceliyey ciidamma da XDS, Hay'adda Iida, hey'adihii gacan siiyey iyo dowladda Talyaaniga, sidoo ka le waxa uu sheegay madaxweyne Xas an Sheekh in muhiim ay tahay isku tashiga bulshada. Madaxweynaha JS, Xasan She ekh Maxamu ud, ayaa sheegay in mudna an gaar ah la siiyo ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa yiri "Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan dadkii kaalinta we yn ka geystay in Isbitaal Martini dib loo dayactiro oo uu lahaado qa lab casri ah si loogu adeego bul shada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan naafada cii damada Dowladda. Isbitaalku waxuu leey ahay ma gac weyn oo marka la maqlo Mar tini waxaa la soo xasuusnayaa taariikhdii Soomaaliyeed, sidaas dar aadeed waa ina an magacaas sidiisa u dhowrno si taarii khda ummadda loo ilaaliyo. Dhismaha Is bit aalka waa qeyb ka mid ah horumarka dalka ka socda waana inaan ku dhiirinaa hay'adaha iyo shaqsi yaadka suurtogeli yey dhameystirka iyo qalabeynta Isbitaal ka sida Hay'ada Iida, Taliska Ciidanka X DS iyo Dowladda Talyaaniga oo dhamma antood suurtogeliyey inaan maanta heys ano Isbitaalkii Martini oo u adeegaya sha cabka Soo maaliyeed."
Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii Hay'adda Iida, gud doonsiisay Billad Shar af ku aadan kaalintooda weyn ee qab soomida dhimsaha iyo qalabeynta Isbitaalka Martini.Dham maad
MAAMULKA AHLU SUNNA OO 45 MAALMO OD KADIB XAYIRAAD KA QAADAY RADIO GALGADUUD
Radio Galgaduud oo ah Idaacad Ma dax banaan oo ka howlgasha Magoolooy inka Guriceel iyo Dhuu so mareeb ayaa ha wada dib ugu soo laabtay kadib markii la xiray 14kii November 2016 oo 45 maalm ood kasoo wareegatay.
Dib u furitaanka Radio Galgaduud ay aa timid kadib wadahadal dhexmaray Ma suuliyiinta Maamu lka G/dhexe iyo Maa mulka Radio Galgaduud taasi oo ugu dan beyn keentay in laisku fahmo dib u fur itaanka Radio Galgaduud.
Madaxa Warfaafinta Maamulka G/ dhe xe muxuyadiin Cali Jimcaale Jakuula ay aa sheegay in ku faraxsanyiihiin in Maa mulkooda ay dib u fasaxaan Radio Gal gaduud ayna si dhaw ula shaqeyn doo na an Idaacadda.
Agaasime ku xigeenka Radio Galgadu ud C/qaadir Guure Barre ayaa sheegay is na in Maamulka Idaacada ay diyaar u yih iin in dhaqan galiyaan wadahadalka laba da dhinac dhexmaray si wada sha qeynta u wanaagsanaato.
Radio Galgaduud oo ah Idaacadda lo ogu dhageysi badanyahay Magaalooyin ka Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaa wa xa durba soo dhaweeyay dib u howlgalke eda, dhageystayaashii ku xirnaa Wa rarka iyo Barnaamijyada ka baxa Idaacada.
GAARI DIREES CIIDAN U WADAY SHABAAB OO GOBOLKA GEDO LAGU QABTAY
Ciidamada DF/Somaliya ee ku sugan Go bolka Gedo, ayaa waxa ay gacanta ku dhi geen gaari sida la sheegay siday direes iyo dawooyin loo waday Ururka Al Shaba ab.
Saraakiisha Ciidamada ayaa shegay gaarigan in laga shakiyay markii uu mara ayay Degmada Lu uq, baaris markii lagu sameeyayna in laga dhex helay Direes cii dan iyo Dawooyin.Baabuurkaan ay aa wux uu ka soo ambabaxay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, waxaana la sheegay in uu ku sii jeeday Degmada Baydhabo de egaano hoostagga.
Darawalka gaarigan oo lagu magic aabo Cali Afartan, ayaa Xabsiga la dhig ay, wuxuuna sheeg ay rag ganacsato ah inay u soo dhiibeen, balse uusan ogeyn waxa ku jiray kartoomada. Waxa uu she egay in lagula soo heshiiyay alaabtaan in uu geeyo deegaano ku dhaw M/ Baydh abo, markii la qaba naayayna uu halkaasi ku sii jeeday.Wararka waxa ay sheegayaan ciidama da Itoobiya ee ku sugan Degmada Luuq inay la wareegeen Direeskii iyo Daawoo yinkii saarnaa gaarigaasi ay qabteen cii damada ammaanka.
MADAXWEYNAHA BURUNDI OO KU HANJAB AY INUU CIIDAMADIISA KALA BAXAYO DALKA SOOMAALIYA
Dowladda Burundi ayaa ku hanjabtay in ciidamo ka tirsan kuwa ka jooga Soomaaliya ay kala bax eyso howlgalka Midowga Africa AMISOM ee ka socdo dalka Soom aaliya. Madaxweynaha dalka Bur undi Pie rre Nkurunziza ayaa sheegay in 5,500 oo ka mid ah askarta AMISOM ee ka socoto dalkiisa inuu kala baxayo dalka Soomaali ya.
Madaxweynaha wuxuu cadeeyay in sa babta ciidamooda uga saarayaan Sooma aliya ay tahay in aysan helin mushaarko oda iyo gunooyin ay lahaayeen dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay. Ururka Mid owga Afrika ayuu ku eedeeyay inay ka gaabsad een bixinta mushaaraadka ciidamada dowladda Bur undi usoo dirtay dalka So maliya ee qeybta ka ah Howl/ AMISOM.
Dhinaca kale madaxweynaha Burundi ayaa sheegay in ciidamadiisa ay la kulma an dhibaatooyin joogto ah, sida weeraro kaga yimaada Alshabaab iyo mushaar la’aan. Wuxuu ku hanjabay in ciidam adi isa uu kala bixi doono Soomaaliya haddii mushaarkooda aan si deg deg ah loo bixi n, sida uu sheegay.
Ugu dambeyntii wuxuu carrabka ku ad keeyay in loo baahan yahay in khilaafka u dhaxeeya dow ladda Burundi iyo Midow ga Yurub uusan saameyn ciidanka ka jooga Soomaaliya.
BAARLAMAANKA SOOMAALIYA OO MAANTA KULAN YEELANAYA
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kalfa dhig ooda labaad. Kulanka ay yeelan doonaan xildhibaanada Labada Aqal ayaa waxaa lagu magacaabi doonaa Guddiyo ka shaqeeya arrimaha Doora shada iyo xilliga ay dhaceyso Doorasha da Guddoon ka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha.
Sidoo kale xildhibaanada cusub ee Baa rlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waddaa in ay shaaciyaan waqtiga ay dha ceyso doorashada labada Gudoon ee Baarlamaanka iyo sidoo kale ku xigee nadooda.
27-kii Bishan ayaa Muqdisho lagu dh aariyay 283 Xubnood oo ka tirsan labada Aqal ee dalka, wax aana dhiman xubno kale kuwaas oo aan qaarna wali la do oran halka kuwana lagu eedeeyay in ay ku soo baxeen qaab aan waafaqsaneyn sharciga Doorashada dibna loo celiyay.
NASASHADA JIMCAHAQ. 24 aad
1Macalimiin jaamacad ayaa koray dayaarad, markii irida la xiray intii ayna day aaradu duulin ayaa loogu bishaareeyay in da yaaradan uu sameeyay mid ka mid ah ardayda jaamacada. Dhamaan waxa ay isku wada maqiiqeen iridii si ay uga dega an,hal macalin ayaa ku haray oo si walwal la’aan ah is aga fa dhiyay. waxaa la yiri: Adigu ma xaad u hartay?. wuxuu yiri: waxaana qaan ardaydeena ,kuwani dayaarad ay sameeyeen maba kace eyso.
(Ha ka walwalin in dhibaato kaaga timaad horuumar ay sam eeyeen madaxda 2017. Inta madaxda maamul gobaleedy ada ee Adis ku xiran lagala tashanayo Go’aannada heer qaran).
2 Nin taajir ah ayaa Yaxaasyo ka buuxiyay barkada dabaa sha ee gurigiisa. Waxa uu ahaa Aabe dhalay hal gabar oo 20 jir ah aadna u qurxooneed .Habeenkii qalin jabinteeda jam icadda ayuu xaflad weeyn ku dhigay gurigiisa ,waxa uuna casuumay dad badan.wuxuuna yiri: marti sharafeey waxaan ragga halka jo oga u hayaa balan qaad aan ka dhabeeynayo, oo ah 10 Million Dollar ama Gabadheeyda ayaan siinayaa ninki ku dhex dabaa sha Barkadan Yaxa as yadu ku jiraan,
Kana soo baxa isa goo aan waxba gaa rin. Isla markii uu had alka dhameeyay ay aa waxa la maqlay shanqarta qof biy aha galay,si xoowli ahna u dabaala nayo yaxaasyaduna ay eryan ayaan, dadkii waxa ay bilaabeen inay dhiirigaliy aan una sac biyaan si uu u guuleeysto. Ugu damb eyntii ba naan ka ayuu u soo baxay isagoo aynan waxba gaarin.
Taajirkii oo la dhacsan geesinimadiisa ayaa ku yiri: waxaa ta hay Geesi cajiib ah, ma fileeyn in tan la sameey karo. Ballan te eydiina waan fulinayaa ee . Ma gabadheyda ayaan ku siiya mise 10 Million USD?. Nin kii oo weli neef tuuraya ayaa yiri: Dhag eyso, ma rabo gabadhaada. Mana rabo lacag, Waxaan rabaa in la i tuso xaasidka, Doqonka, Saqajaanka ah ee Barkadda igu tuuray!!. Fiiri: sawirka 1aad.
( Doorasha kuu roone,horta yaa ku yiri: is sharax).
3Nin ayaa saaxiibkii wee ydiiyay ma aragtaa tisxigaa far as ka saar an,wuxuu ku jawa abay: haa ee ma midka indha ha fur an, mise midka in dhaha xiran. Wuxuu yiri: weligaa ge ed qare ma aragtay,wuxuu yiri: Mar ka an yaraa ayaan maalin koray geed qare waana ka soo dhacay oo jilibka ay aa wax iga gaareen. Fiiri: sawirka 2aad & 3aad .
( siyaasi somaliyeed ha ka sugin, inuu ku yiraa: waxaa ma ogi ,ma arkin ee walaaloow ii faa’iideey )
4Naag ayaa saaxiibadeed u timid oo ku tiri :walaaleey ma run baa waxaan maqlay in ninkaa gii baabuur dardaray oo uu dhi ntay? Waxa ay tiri: Haa wa run…lakiin Alxam du lil aah,mushaarkii oo dhameeyst iran ay aan jeebkiisa ka helnay. (Ma runbaa in door a shadii laga aga guu leeys tay? Haa.laakin Alxamdu lilaah, jeebkaa ii buuxa, kii aan la tartamayay ee aan darawalka u ahaa ayaa ii horm ari yay 6 bil mushaarkeeygii illeyn is ku qabiil ayaan nahaye,,, la badiinuba taga isbitaalka daaweey nta qa byaalada ee Dr. Jey.. fiiri sawika 4aad). 5Qaali ayaa dhowr su’aalood we eydiiyay nin dambi lagu tuhamyo. Su’aaha 5aad ayaa ahe ed.Xaas ma lleed ahay? Ninkii ay aa ku jawaabay Haa oo Naag ayaan qab aa! .qa aligii ayaa ku qo slay oo ku yiri: oo ma qof Nin guurana yaa ayaa jira? . Nin kii ayaa ku jawaab ay Haa. Qaaligii oo wajiga kad uudaya ayaa ku yiri: yaa wa aye? Ninkii ay aa ku jawaabay:Hooyadeey. Markaa ayuu qaaligii qoslay. ( iska hubi su’aasha aad weeydiineeysid iyo talada aad bixineeysid. Waa ka duwanaa kartaa jawaabta aad sugeeysid, waana lagaa saxnaa ka raa). fiiri: sawirka 5 aad.
6 Saddex nin oo ganacsato soomaali ah ayaa tagay Magaa lda Ku wa lalumpur ee dalka Maleesi ya,waxa ayna wada dageen hal qol oo sad dax sariir taalo oo ku yaal da baqa 60aad ee Hote lka, ,Ha been habe enada ka mid ah ayeey hotelka yimaadeen sa acad dambe, waxaana loo sheegay in wii shku ciladeeysan ya hay. waxaana khasab noq otay in jaranjarada la raaco illaa da baqa 60 aad. Far ax cawish ayaa soo jeeday talo oo yiri: 20ka da baq ee ugu horeeysa midkeena ha ka sheekeeyo ,sheekooyin qo sol leh,si aan daalka iyo waqtiga isku dhaafino, kadibna 20 ka dabaq ee xiga mid kale haka she ekeeyo sheekooyin Murti iyo waaya aragnima leh. kadibna 20 ka dabaq ee u damb eeya kan saddaxaad ha nooga sheekeeyo sheekooyin muraga leh, waana la isku raa cay soo jeedintiisa.
Kii 1aad ayaa bilaabay aad ayeeyna u qosleen. Kii 2aad sid oo kale murti iyo xik mad badan ayaa laga faa’iiday. waxaana la joogaa dabaqii 40aad ,kii 3aad ayaa lagu yiri: waa markaagii ee bilaaw she ekooyin muruga leh oo ku soo maray ama aad maq ashay.
Wuxuu yiri: walaalayaaloow inta aanan sheekada bilaa bin, wax aan ka xu mahay inaan idiin sheego in furihii qolka aan wada daganahay aan ku soo hilmaamay maqaayadii hotelka hor tiisa aheed. Mid ayaa ku qayliyay TORTOROW Hotel ayaa ii dha may. Fiiri sawirki 6aad :
( haddii aad 1960kii aan xuriyad qaadany, dib waaba loo noq dee!!! yaa furihii guusha naga soo hilmaamay?). fiiri: sawirka 7aad.
Qore: Yahya Amir.
HOGGAAMIYAHA BOKO HARAM OO SOO HADLAY
Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau ayaa kasoo muuqday cajalad video ah, isaga oo inki riyey sheegashada do wladda ee aheyd inay maleeshiy aad kan ka xaaq day key mah a Sambisa.
Shekau oo ku hadlayey luuqad aha xoowsaha iyo Carabiga ay aa shee gay in muuqaalkan uu soo duubay 25ki bishan December oo ku beegneyd maa linta ciida masiixiga, balse ma uusan she egin halka uu joogo. Wuxuu sheegay inay nabad qa baan oo aysan dowlada ka bix in juqda Sambiza.
Madaxweynaha Nigeria Muhammadu Buhari ayaa 23ki bishaan December she egay in milatariga Nigeria ay maleeshiya adka Boko Haram ka qabsadeen saldhig ay ku lahaayeen keymaha Sambisa oo ah saldhiga ugu weyn ee kooxdan
DONALD TRUMP OO AMMAANAY MADAXW EYNE PUTIN
Madaxweynaha la doortay ee Marayk anka Donald Trump ayaa ku ammaanay talaabada u qaaday madaxweynaha Ruu shka Mr Putin ee ah inuusan ku dayan dowlada Maraykanka oo horay u ceyr isay diblomaasiyiin Ruush ah.
Kuwaasoo loo haysto inay ka dambee yeen faragalin lagu sameeyey do or ashadii Maraykanka ka dhacday. Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa hore u sheegay in uusan musaafurin do onin diblumaasiyiin ta Mareykanka.
Mr Putin wuxuu sheegay inuu sugaayo illaa Donald Trump uu xilka kala wareegaayo bisha January, ka hor inteys an go’aan gaarin. Wuxuu xaqiijiy ay in car uurta diblumaasiyiinta Mareykanka lagu casuumaayo aqalka Kre mlinka oo da baadegga sanadka cusub ay kaga qeybg ali doonaan.
TALIYIHII MILLITERIG PAKISTAN OO LATALIYE U NOQON DOONA ISBAHAYSIGA SACUUDIGA EE LADAGAALANKA ARGAGIXISADDA.
Jeneral Ra xiil Shariif oo dhawaan Haw lgab ka noqday Ciiddamad da ay aa dhawaan tegay Sacuudiga, isagoo la socday diyaarad Khaas ah oo ay Bo qortooyada Sa cuudiga u dirtay. Wa rbaahinta Pakistan ay aa sheegtay in la filayo inuu Lataliyedhina ca Difaaca u no qdo Isbahaysig a Sacuudiga ee ay xubnaha ka yihiiun 39 Dow lado od,kuwaasi oo ka mideysan Ladag aalan ka Kooxaha loogu yeero Argagix isadda. Isbahaysig aasi oo la asaasaysan nad kii 2015kii, waxaana xubno ka ah dala lka Somaliya, Saudiya, Jordan, United Arab Emirates, Pakistan, Bahrain, Banglad esh, Benin, Turkey, Chad, Togo, Tunisi ya, Djibouti, Senegal, Sudan, Sierra Le one,, Gabon, Guinea, Palestine, Comor os, Qa tar, Co ted’Ivoire, Kuwait,Lebanon, Libya, Maldives, Mali, Malaysia, Egypt, Morocco, Mauritania, Niger, Nige ria iyo Yemen.
SOOMAALIYA OO SUUQ CUSUB U HESHAY GANACSIGA LO’ DA KADIB XAYIRAADII XOOLAHA EE SACUDI CARABIYA
Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa mar kan suuq cusub uga helay ganacsiga Lo’ da dalal ay ka mid yihiin Cumaan iyo Yaman ka dib xayiraadii xoolaha Soomaaliya ay ku soo rogtay dowlada
Boqortooyada Sacudi Carabiya.
Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dhoofiyay xoologa araya 2,400 oo neef oo lo’ ah kuwaasoo loo qaaday dalalka Yemen iyo Cumaaniy adoo dalalkaasna ay yihiin wadamo su uq u ah xoolaha Soomaaliya.
Labo markab oo ay saaran yihiin xoo lahan ayaa ka shiraacday dekeda Muqd isho iyadoo dalka Cumaan la geyn doono 1,900 oo neef halka wadanka Yemen la geyn doono suuqyadoodo lo’ gaarey sa 500. Dhawaan ayeey aheyd markii boqort oyada Sacudi Carabiya joojisay xoolihii u ga iman jirey dalka Soomaaliya kadib mar kii ay ku sheegeen in caafimaadka xoo laha Soomaaliya uusan wanaag san ayn.
Ugu danbeyntii, xarumaha lagu baaro caafimaadka xoolaha isla markaana lagu sii hayo inta laga dho ofinayo ayaa laga sameeyay magaalooyin badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah iyadoo xoolahaas na laga dhoofiyo
dekedo ku kala yaal dalka Soomaali ya.Arintan ayaa waxaa ka faa’ideysan do ona ganacsatada Soomaaliyeed oo markii hore ku jahwareersanaa warka ka soo yeeray dowladda Sacuudi Carabiya ee la gu dhaliilay caafimaadka xoolaha Sooma aliyeed.
15-RUUX OO SOOMAALI AHAA OO LAGU DIL AY EE MAGAALOOYINKA DALKA KOONFUR AFRIKA
Jaaliyadda Soomaliyeed Woqooyi Galbeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheeg tay in sedexdii bil ood aynu soo dhaafnay magaalooyinka dalkaas lagu dilay in ka badan 15ruux oo Soomali ahaa kuw aasi oo siyaabooyin kala duwan loo dilay.
Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaliyeed Woqooyi Galbeed ee dalka Koonfur Afrika C/raxman ShiiI kh Cumar oo la hadlay ide acadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la diiwaan gal iyay 3dii bi lood aynu soo dhaafnay kiisaska dilal ga araya 15ruux oo Soomaliyeed kuwaasi oo ganac si kala duwan ku lahaa mag aalooyinka waa weyn ee tuulooyinka dal kaas.
"Dadka Soomaliyeed ee 3bilood aynu soo dhaafnay dalka koonfur Afrika lagu di lay tiri ahaan waxa ay gaarayaan 15ruux waxaa ugu naxdinta badnaa dil loo geys tay aabe Soomaliyeed oo isaga oo caruur tiisa la joogo la dilay, waxaa sidoo kale ji ra dhalinyaro Soomaliyeed oo lagu gubay goobah ooda ganacsi, kuwa la dilay waxa u badan dhalinyaro Soomaliyeed oo gana csiyo waa weyn ku lahaa magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas”, ayuu yiri Gudo omiyaha jaaliyadda Soomaliyeed Woqoo yi Galbeed ee dalka Koonfur Afrika C/rax man Shiikh Cumar.
Sidoo kale Gudoomiyaha jaaliyadda Soomaliyeed Woqooyi Galbeed ee dalka Koonfur Afrika C/rax man Shiikh Cumar waxa uu sheegay in taageero dhinac wa lba ah ka heleen Safaaradda Soomaliya ee dalkas islamarkaana dowladda Koon fur afrika ay kala hadashay sidii wax loo gu qaban lahaa dhi baatooyinka loo geys to Soomalida.
12 QOF OO KU GEERIYOOTAY GOBOLKA TOGDHEER
Wararka naga soo gaaraya gobolka To gdheer ayaa waxa ay sheegayaan in hal kaasi cudurka shu ban biyoodka ay ugu geeriyoodeen 12 qof. Gudoomiyaha Deg aanka Coodaanle Gobolka Tog dheer Ca bdi Maxamed Cali ayaa u sheegay war baahinta in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaac ay gobolka Togdheer.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xusay in ilaa iyo hadda ay u dhinteen cudurka shu ban biyoodka 12 qof qaarkalena ay la ild aran yihiin. Ugu dambeyntii Gudoomiyaha ayaa baaq u diray maamulka Som aliland oo uu ka codsaday in ay lasoo gaaraan dadka ku dhibaateysan degaanka Cooda anle ee gob olka Togdheer daryeel Caaf imaad.
SOMALI JAGO SARE LOOGA MAGACAABAY UNHCR
Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Ax med Shire Warsame ayaa dhowaan loo magacaabay inuu no qdo Agaasimaha LaTacaalidda Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Qaxootiga Q/Midoobay ee UNHCR.
Waa ninkii ugu horreeyey ee Soomaali ah jago sare ka qabta hay’addaas.Sida uu arko magacaabi stiisa iyo hawsha hor taalla ayuu khadka Telefoonka ee Nayroobi ugu warramaya Voa-da
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 31- DICEMBAR 2016-KA
DOWLADDA NORWAY OO HOOYO SOMALIYEED KALA WAREEGTAY UBADKEEDA. Hooya Somaliyeed oo dalka Norway ku noolayd tan iyo sannadkii 1996dii ayaa iminka ka cab anaysa ubadkeeda oo ay kala waregtay Dow lada Norway. Samiira Axmed Kheyre oo la hadashay Rad