WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 27KA DICEMBAR 2016KA

0
Tuesday December 27, 2016 - 10:31:49 in Wararka by
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 27KA DICEMBAR 2016KA

    MAXAY TAHAY SABABTA MAAMUL GOBOLEEDYADA AY U TAGI LA'YIHIIN CAASIMADAHOODA? Madaxweynaha D Xasan Sh.Maxamuud ayaa ka hadlay sababta keentay in qaar ka mid ah maamul G/yada ka jira dalka aysan ku shaqeyn caasima daha loo asteeyay in ay ku shaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAY TAHAY SABABTA MAAMUL GOBOLEEDYADA AY U TAGI LA'YIHIIN CAASIMADAHOODA? Madaxweynaha D Xasan Sh.Maxamuud ayaa ka hadlay sababta keentay in qaar ka mid ah maamul G/yada ka jira dalka aysan ku shaqeyn caasima daha loo asteeyay in ay ku shaqeeyaan. Isagoo ammaanay maamulka Hirshabeelle oo uu sheegay in uu yahay maamulka Kaliya ee ku shaqeeya Caasimadii loo idmaday.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in maamul G/yada ka jira dalka ay hays taan duruufo kala gedisan oo ay ka mid yihiin dagaalka AlShabaab. Wax aa uu sheegay in Caasimada M/ulka J/land ee Bu’aale ay ka gacanta ku ha yaan AlShabaab.

M/ Baraawe oo ah Caasimada K/ Galbeedna ays an la heyn adeegyo ku filan maamulka . M/ Dhuusamareebna ay gacanta ku hayaan ururka Ahlusuna oo kasoo horjeeda maamulka Galmudug

xigasho:radiorisala.com.

DUQEYN IYO DAGAAL KA DHACAY DEEGAAN KU DHOW JUBBADA HOOSE..

Wararka laga helaayo D/Kamjaroon oo 90-KM ujira M/Kismaayo ee G/Jub bada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen Duqeymo. Duqeyntan ayaa waxaa geysay Diyaaradah Dagaal ka ee D/Kenya, sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka Dowladda.

Dadka Degaanka ayaa Risaala u sheegay Diyaaradahan inay Duqeymaha la beegsadeen fariisin Shabaabka ay ku leeyihiin halkaasi. Ilaa iyo hada la xaqiijin karo Khasaaraha rasmiga ah ee ka dha shay Duqeymahan, waxaana Degaanka ay Duqeynta ka dhacday ka jirta cabsi xoogan oo soo waj ahday Dadka Degaan ka. Diyaaradaha Dalka Kenya ayaa dhowr jeer oo hore waxa ay Duqeymo xoo gan la beegsadeen fariis imo Shabaabka ay ku leeyihiin Degaanka ka tirsan G/Jubbada Hoose.

XILDHIBAAN QOONE "LAMA AQBALI DOONO IN SHAQSIYAAD GAAR AH AY KU TUNTAAN XUQ UUQDA GOBOLKA BANAADIR”

Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo ka tirsan xildhibaanada aqalka hoose ee Baar lamanka FS ayaa dhaliilay qaar ka mid ah go’aanadii ka soo baxay shi rkii ugu dam beeyeyhogaam iyeyaasha mad asha wadatashiga Qaan ee lagu soo gebagebeeyey M/ Muqdisho. Xild hibaan Qoone ayaa wax laga xuma ado ku tilmaamay in hogaamiyeyaa shamadasha wada tashiga ay 18 xubnood ku kordhiyeen xubnaha aqa lka sare, taasoo loo qeybiyey maamul gob oleedyada dal ka, iyadoo gob olka Banaadir aysan jirin wax me telaad ah oo laga siiyey aqalka sare.

"Madasha wada tashiga waxaa lagu dhi say xeer siyaasadeed ee la guma dhisin xe er sharci ah, go’aamadda ka soo baxa na ra bitaanka shaqsiyaad gaar ah ayay ku saley san yihiin, dalka iyo dadkana mas la xad u ma ahan” ayuu yiri xildhibaan Qoo ne.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanku in G/ Banaadir ay wada degan yihiin Sooma ali oo dhan uuna ya hay caasimada dalka, in la yiraahdo dadka degan waxba ma leh waa cadaalad daro wixii ka yimaada ay masuuliy adeeda qaadi doonaan cidii ga artay go’aa nkaas oo oo uu ku sifeeyey mid aan sharci ah eyn,dasturka dalka u yaallana khilaafsan.

"Lama aqbali karo in magaalo aysan ku nooleyn boqol kun oo qof la siiyo lix kursi, caasimadii dalka oo saddex milyan ay ku no oshahayna la yiraahdo waxba ma leh, aad ayaana uga xunnahay in xuquu qda G/Banaadir ay ku tuntaan dad danahooda siyaa sadeed ee gaarka ah fiirsanaya, waa ayaan daro, waa sed bursi, mana yeeli doonno Ba arlamanka Soomaaliyeed, wax sharciga aan waafaqsaneyn” ayuu int aa ku daray xildhibaan Qoone.

Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone ayaa sidoo kale ku eedeeyey hogaamiyey aasha madasha wada tashiga Qaran iney qaateen awoodii Baarlamanka iyo xukuu mada, ay na nasiib daro tahay iney soo sa araan go’ aano xaq daro ku saleysan, wux uuna mad axda madasha ugu baaqay iney deg deg isugu laabtaan, xuquuqda gobol ka Banaa dir na meel soo saaraan.

PUNTLAND IYO JUBBALAND OO TAAGEERAYA MUSHARAXNIMADA SACIID DANI IYO CALI XAAJI WARSAME

Xildhibaannada 2-da Aqal ee ka soo jee da maamul goboleedyada Puntland iyo Jub baland ayaa is la gaaray inay taageer aan Murashaxiinta kala ah Saciid C/llaahi Dani iyo Cali Xaaji Warsame oo lab ada ka soo je eda deegaannada Puntland, ka dib kulamo is daba joog ah oo beelahan ay ku yeeshe en Garowe iyo Muqdisho. Kulan ka dhacay hotelka Paradise ee M/ Muqdisho oo ay ka qeyb ga leen xil dhibaa nnada ka soo jeeda dee gannadaasi, oo ay joogeyn Madaxweyn aha Puntland C/wali Maxam ed Cali Gaas iyo Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa fa shil ku dhamaaday,ka dib markii ay xildhib aannadu muujiyeen in Cumar Cabdirashiid laga soo sharraxay deegaannada K/Galbe ed, sidaa darteedna loo baahan yahay mu sharaxiin xambaarsan fikirka dadka reer Puntland.

Kulankii ka dhacay Hotel Paradise ayaa Madaxweyne Gaas uu ka gaabsaday in Xil dhibaanada laga soo doortay Puntla nd uu ku adkeeyo taageerida Cumar C/r ashiid, taa bedelkeed wuxuu carabka ku dhajiyay inay taageeraan meesha danta Puntland ku jirto. Warar lagu kalsoon yah ay oo ay he leyso Jowhar.com ayaa xaqiiji naya in oday aasha iyo xildhibaannadu is ku raaceen in Cali Xaaji Warsame iyo Saciid Dani ay noq daan murashaxiinta mata la Puntland iyo Jubbaland.

Kulan qado ahaa oo uu u sameyay Xil dhi baanada 2da Aqal ee Jubbaland ayuu kaga dalbaday inay taageeradooda siiya an, ba lse Xildhibaanada ayaa si cad ugu sheegay in aanay taageereyn. Is fahan ka ka dhaxee ya Madaxweynayaasha Puntla nd iyo Jub baland ayaa la aaminsan yahay inuu sam eyn ku yeeshay go’aanka xildhi baannada laga soo doortay Jubbaland.

Saciid Dani iyo Cali Xaaji Warsame ay aa saameyn xooggan ku dhex leh xildhi baan nada labada Aqal ee Puntland iyo Ju bal and, waana shakhsiyaad siyaasad aha an, dhaqaale ahaan iyo sumcad ah aanba ku wanaagsan marka laga hadlayo bulsh ada deegaanada Puntland iyo Jubaland.

Horraantii bishan ayey ahayd markii kul an ka dhacay Garowe oo uu soo qaban qaa biyay Madaxwe yne Gaas oo ujeedda diisu ahayd in la taageero Cumar Cabdir ashiid, uu gaashaanka u daruuray C/ra xmaan Faroole isla markaana ay ku kala qey bsame en beelaha Puntland. Cumar C/ra shiid ay aa olole xooggan ka wada M/ Muq disho iyo dalalka deriska oo safaro isda ba joog ku tagay, waxaa loo arkayay inuu ahaa xulash ada 1aad ee Puntland, hase ahaatee wax aa soo baxday in labo mush arax oo kale laga door biday.

Xildhibaanada 2da aqal laga soo door tay maamul G/yada ayaa badankood isu gu xir an kudlad, wax aana ay iska dhex do orteen Guddiyo u gala ololaha doorasha da Musha raxiinta oo ay aadayaan had ba meelaha ay taageerada badan ama lacag ta ugu badan jiro. Ololaha xooggan ee ka socda M/Muqdi sho ayaa 7baadkan laga dareemay, markii Musharaxiinta qaar ay bilaabeen kulamo iyo xod xodasho ku aadan xildhibaanada, waxa ana Musharax walba uu doonayaa inuu a woodiisa xooj iyo, ka hor inta aan la gaarin Tartanka do orashada Madaxweynaha.

Q/MIDOOBAY OO 3MILLION UGU DEEQEY SA QAXOOTIGA SIDA ISKOODA AH UGU SOO LAABANAYA DALKA SOMALIYA

Q/Midoobay ayaa bilowday olale ay kaga qeyb qaadaneyso taakuleynta qoysas ka qa xootiga iskoo da ugu soo laabanaya dalka Soomaaliya oo lagu sheegay inay gaaray aan 1,743 qof waxaana ay shee gtay in ay gaarsiin doonto qoysaskii soo laabtay horaantii bishan December ee 2016 gargaar lacaged.

Q/Midoobay ayaa sheegtay in taageero kala duwan ay siin doonto qoysaska soo la abtay kuwaa oo kusugan magaalooyin ka Muqdisho, Baydhabo iyo kismaayo iyo dee gaano kale oo ka Tirsan xaru maha Maamul Goboleedyada. Mashruucan cus ub ee QM ayaa la sheegay in ay kordhi doonaan caa winaada dheeraadka ah ee la siinayo qax ootiga kusoo laabananaya gurigooda hoo yo,sida ay ku war ameen qa ar ka mid ah Saraakiisha QM..

Taageerada ay helayaan qaxootiga iskoo da ugu soo laabanaya dalka sooma aliya ay aa la sheegay inay ka mid yihiin duulimaad yo dhanka hawada ah iyada oo la filayo in bisha soo socota dib loo bilaa bo safarka dhulka oo sababo roob darto od hakad loo giliyey

UGAAS KHALIIF:"COLAADAHA KUSOO LAABLAABATAY GOBOLKA HIIRAAN WAA KUWA LA SIYAASADEEYAY”

M/Beledweyne waxaa shalay lagu qabt ay kulan balaaran oo lagu soo afjara yay Colaad mudo dhe er u dhaxeysa labo beelo od oo wadda dega Gobolkaas.

Kulanka waxaa ka qeyb galay mas’uu liyi in uu kamid yahay Ugaas Xassan Uga as Khaliif, G/Gobo lka, saraakiisha ciidam ma da dowladda, kuwa howlgalka midow ga Afr Ika AMISOM ee dowladaha Jab uuti iyo Itoo biya iyo odayaal ka tirsan dhinacy ada hishi iska gaaray iyo guddigii dhaxdhaxaadinta 2da dhinac.

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, ugaas bee sha xawaadle oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in cola adaha ku soo lablaa batay G/Hiiraan ee bartamaha dhulka So omaliya ay yihiin kuwa la siyaasadeey ay,islamarka ana ay lug leeyihiin shaqsiya adka si weyn loo yaqaano oo doonayo in la iska hor ke eno bulshada Gobolka.

”Marka la rabo in colaada la huriyo wax aa la adeegsanayaa labo kooxood oo ka ka la tirsan labada dhinac, shacabku ma oga, laakiin iyaga wey is ogyihiin, wey wadda shaqeeyaan, wey showrayaan, xiir Iir ayaa ka dhaxeeya, sidaa ay colaad ku fideysaa, ma oran karaa marka fidnidu miyiga aye ey ka soo bilaabatay”, ayuu yiri Ugaas Xas an Ugaas Khaliif.

Waxaa mudooyinkii dambe G/Hiiraan iyo bartamaha Dhulka Soomaliya ku dag aala mayay 2 Malee shiyo beeleed, waxaa jirey dhaliilo loo jeedinayay DFS iyo Ciida mada Jabuuti ee halkaas ku sugan

R/W KUXIGEENKA DALKA OO GUDOOMIYAY SHIRKII UGU HOREEYAY EE G/QARAN EE ABA ARAHA DALKA

Ra’iisul Wasaare KuXigeenka XFS Md.Maxamed Cumar Carteh oo isbuucii hore loo magicaab ay Gudoomiyaha Gud diga Madaxbanaan ee heer Qaran ee Ab aaraha ayaa shirkii 1aad ee guddiga gudo omiyay. Md.Carte oo warbixino ku saabsa naa same eynta abaaraha ka dhageystay Wasiirada dawlad goboleedyada ee ka mid ka ah gu ddiga ayaa qeybaha kala du wan ee bulsha da ku baraarujiyay in ay ka qeybgalaan caa winta dadka ay waxyee leysay abaaraha.

"Waxa aan baaq u dirayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jooga dalka gud ihi isa iyo dibadiisa oo aan ugu yeerayo in ay caawiyaan dadkeenna Soomaaliyeed ee ay sida daran u saameeyeen abaa ruhu, dhamaanteen waa in aan si degdeg ah u qaadno talaabooyin midho dhal ah oo aan uga gudu bno xaaladda adag oo ku manaan Sooma ali ah ku suganyihiin’’.

Md. Maxamed Cumar Carteh ayaa warfid iyeenada u sheegay in guddigu uu diyaarin doono hal qo rshe oo ay kuwada howlgali doonaan qeybaha kala duwan ee gacan ka geysan doona gargaarkan. "Waxa aan rab naa gargaarkan in uu ye esho hal qorshe si aanay u dhicin in siy aabo kala duwan loo howlgalo; shirkada ha waa weyn, ganacsat ada, bulshada ray idka, iyo hay’adaha caal amiga ah waxa aan ku boorineynaa in ay doorkooda ka qaataan gargaarkan’’. Ugu dambeyn R/ Wasaare KuXigeen ka ayaa dadka Somaliyeed ka codsad ay inay gu di ga gacan ka siiyaan howshan.DHAMAD

MD.CAMEY:" RAG LOOGA SHAKISAN YAHAY INAY KA DAMBEEYAAN DILALKII BOOSAASO AYAA GACANTA LAGU HAYAA”

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland Eng C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) oo shalay shir jaraaid ku qabtay M/ garoowe ka dib markii uu halkaas gaaray ayaa sheegay in hay’addaha amnigu ay gacanta ku hayaan rag badan oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyaan dilalkii M/Boosaaso loo gu geystay xeer ilaaliyihii maxkamada ciid amada qalabka sida Puntland iyo masuuliyi intii ka horeysay.

Inkstoo Md.Camey uu sheegay inuus an hubin in ragga la qabtay yihiin kuwii dilka geystay, hadana wuxuu xaqiijiyay inay qaarkood dhaawacyo qabaan oo lagusoo qabtay howlgal habeen hore ciidamada maamu lka Puntland ay ka fuliyeen M/ Boosaaso. M/Boos aaso ee G/Bari waxaa bishaan gudaheeda lagu dilay xubno kala ahaa taliye kuxigeen ka Booliiska Puntland Jamaac Saxardiid, agaasimihii Mad axtooyada Puntland ee Magaalada Boosaaso Aadan Gaas Haruse, iyo shalay waxaa lagu dilay Xeer ilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Puntland C/kariin Xasan Fardhiye.

DIYAARADAHA DAGAALKA KENYA OO DUQEEY AY SALDHIG ALSHABAAB AY LEEYIHIIN

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in diyaaradaha dowlada Kenya ay duqeyn la beegsadeen Saldhig ay dagaalyahanada Xarakada Alshabaab ay ku leeyihiin deegaanka Kamj aroon oo 90-KM u jira M/Kismaayo.

Dhowr Gantaal ayaa la xaqiijiyay in lala beegsaday saldhig Shabaab ay leeyihiin deegaankaas, inkas too aan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha soo gaaray dagaalyahanada Xa rakada Alshabaab ee halka as ku sugnaa.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyaaraha dagaalka Kenya ay duqeeyeen saldhigaas ka dib markii ay heleen xog ku aadan in dagaalyahano ka tirsan shabaab ay halkaas isku Aruursanayaan si weeraro ay u fuliyaan. Ilaa haatan ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka dowlada Kenya iyo ma amulka Xarakada Alshaba ab ee Gobolada Juboyinka oo loogu hadlayo duqeynta.

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA PUNTLAND OO MASHRUUC LA XIRIIRA ABAARTA KA DAAH FURAY DEEGAANKA TUKARAQ

Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash ayaa shalay deegaanka Tukaraq oo hilaadii 52-km dhinaca bari kaga aadan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka furay mashruuca wax ka qabashada abaraaha.

Shan kun oo qoys ayaa loogu talagalay mashruucan in ay ka faa'idaystaan kaasi oo ay ku deeqday hay'ada cunada aduunka ee WFP (United Nations World Food Programme ) kaasi oo guud ahaan shal ay Laga daah furay deegaanka Tukaraq, furitaanka mashruuca ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka dhanka Puntland gobolka Sool oo ay Tukaraqi u tahay xarun. Wasiirka ayaa hadalo kooban ka jee diyay madasha uu ku daah furay mashruucakan isaga oo sheegay in ku dhawaad lix kun oo qoys ay hay'ada ugu talo gashayshay deegaanada hoos yimaada Puntland hase yeeshee uu maamulku xooga siin doono deegaanada Sool.

' 'Sool waxaan siinay gaar ahaan ku dhaw aad 5000, kun oo qoys markaa dadaal badan ayay dowl adu samaysay saan oga qayb qaadan lahayn abaaraha waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Haa yada' WFP, iyo Masuuliyiin teeda'' sidaasi waxaa yidhi wasiirka arimaha gudaha iyo dawladaha hoose Axmed Cilmi Cismaan. Waxaa halkaas siwayn ugu maahad celiyay odoyaasha Tukaraq waxaana ay aad u bogaadiyeen Wasiirka iyo hayada WFP iyo Ururka Ugaad Daahfurka ay u garteen in maanta la gu qabto Tukaraq, ku waas oo sheegay in abaaraha ka jira gobolka Sool ay saamayn balaadhan ku ye esheen dadka iyo duunyada deegankana ay ku soo xaroodeen dad xoolihii ay dhaafeen.

Ugu danbeyntii, xaalada abaarta ee ka kaj irta guud ahaan soomaaliya ayaa si xoogan u saamaysay gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle taas oo sababtay in dad badan ka fara madhanyihiin Xoolihii ay dhaqan jir een, waxaana xusid mudan in ku dhawaad shan gobol xoolo dhaqto ka soo jeeda gobolada ku hareeraysan gobolka Sool ay u soo naq raaceen deegaanadan ayna abaarta ku hayso haatan dule edka M/Boocame.

C/HI SH.XASAN OO BEENIYAY INUU KA TAN AASULEY MD.SHARIIF XASAN U TARTAMIDIISII MUSHHARAXNIMO EE MADAXWEYNE

Iyadoo si weyn la iskula dhexmarayay in Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ka dib kulan maalmo qaatay oo ka soconayay Magaalada Addis- Ababa uu uga Tanaasulay Mu sharrax nimadiisa Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa arrintaas waxaa gaashaanka u daruur ay Masuuli yiin ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Koofur Ga lbeed C/hi Sh. Xasan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaam ay warkaasi ku aadan Tanaasulka Shariif Xa san. C/hi Sh.Xasan ayaa ku nuux nuuxs aday in uu wax ka wado Ololaha Shariif Xa san Islamarkaana ay yihiin waxba ka ma jir aan wararka la hadal haayo ee in ay ka tan aasuleen ah tartanka doorashada Ma daxti nimo ee dalka.

Waxaana uu ku tilmaamay in dano Siyaasadeed ay ku hoos qarsan tahay hadal heynta arrintaan oo shaqsiyaad ay soo suuq geliyeen sida uu hadalka u dhigay. Saacadihii la soo dhaafay ayaa si aad ah waxaa la iskula dhexmarayay in dowladda Ethiopia ay ku qancisay Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan in uu ka laabto damaciisa Musharrax nimada Madaxtinimo ee Soomaaliya isla markaana uu joojiyo olola ha uu ugu jiro Cabdirashiid Maxamed Xidig uu ugu soo saaro Guddoonka Sare ee Baarlamaanka.

BAROOR DIIQ KA BILLAABATAY RUUSHKA

Waxaa badda madow ka socda dadaallo lagu baadigoobaya maydadka dadkii saara naa diyaardaa si.Waxaa badda madow ka socda dadaallo lagu baadigoobaya maydad ka dadkii saaranaa diyaardaa si. Wadanka Ruushka ayaa waxaa ka billaabatay Maant baroor diiq qaran oo lagu xusayo 92-dii qof ee dhi ntay ee isugu jiray rakaabka iyo howlwadeenada diyaaradii milateriga ee Axaddii ku dhacday Ba dda Madow xilli ay ku sii jeedday waddanka Suuriya.

Ruushka ayaa sheegaya in la soo saaray maydadka 10 qof oo ka mid ahaa dadkii ay diyaaraddu la dhacday. Wasiirka gaadiid ka ee dalka Ruushka, Maxim Sokolov, ayaa sheegay in khalad uu sameey aay duuliyaha iyo cilad dhinaca farsadmaa ah oo ku timid diyaaradda ay sababa u ahaayeen burbur ka. Diyaarad ciidan oo Ruushku leeyahay oo siday 92 qof oo burburtay Waxaa Badda Madow ka socdo dadaallo lagu baadigoob aya maydadka dadkii saaranaa diyaardaasi.

Tacsi Diyaarddan ayaa burburtay wax yar uun ka dib markii ay ka duushay magaalo xeebeedka Sochi ee dalka Ruushka.

Wasaaradda difaaca waxay sheegtay in diyaaradda oo nooceedu ahaa Tu154 ay si day kooxda ugu sarreysa Muustikada ee ci idammadda Ruushka ee lagu magacaabo Alexandrov iyo wariyeyaaal.

HOGAAMIYAYAASHA MADASHA WADATASHI GA OO GO’AAN KA GAARAY KURAASTII LAGU MURANSANAA

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay M/Muqdisho 25 – 26 Dise mbar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socd ay kullankii madasha ee lagu qabtay M/ Muqdisho, taarikhdu markay ah ayd 15-kii24-dii Disember, 2016. Ujeedada kulankan ayaa ahaa go’aan ka gaarista iyo dhameystiridda arrimaha ka harsan dooroshada dadban ee Golaha Sharci dejinta Qaranka ee 2016ka.

Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ)

▪ Ka dib markii ay dhageysatay warbixin ta iyo tallooyinka Guddiga Xainta Khilaafa adka kullankoodii 26 December 2016

▪ Ka baaraandegtay nuxurka iyo duruufaha heeraariyey doorashada kuraasta muranka galey

▪ Fiirogaar ah u yeelatay macluumaadka dheeriga ah ee laga helay xogisweydaars iga MHQ iyo GXK HDD

Sidaas daaraadeed MHQ waxay guddomi say

a. In 5ta kursi ee hoos ku qoran dib loogu celiyo doorasho, laguna qabto mid walba de gaaandoorash adii horey loogu soodoortay, kuwaasi oo kala ah:

1) DRD/0010/PL Ugaar Saleebaan

2) HW/0055/GM Murusade

3) HW/0094/JL Gaaljecel

4) DM/0156/KG Macallin Wayne

5) HW/0208/HSH Jidle

b. Taariikhda dibudoorashada kuraastaas iyo abaabulka doorashooyinka waxaa loo xil saaray guddiy ada Doorashooyinka dadban ee heer federal iyo heer Dawlado Gobol eed;

c. 7da kursi ee kale oo ka mid ahaa 11kii kursi ee horay uu u hakiyey GXKHDD waa la fasaxay, Waxaa na la farayaa Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Fderaal in ay xildhibaanada kuraastan ku guu leystay ay siiyaan shahaadadooda xildhibaannimo.

d. Guddiyada Doorashooyinka Heer Feder aal iyo Heer Dawlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaaf aadka waxaa laga codsana yaa in ay sida ugu dhakhsiyaha badan ee suurtogalka usoo dhamaystiraan hawlaha doorashoyinka weli dhiman ee mid walba hor yaal.DHAMMAAD

XILDHIBAANNADA OO LA FILAYO IN MAANTA LA DHAARIYO

M/Muqdisho, waxa maanta la filayaa in ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada baarlamanaaka cusub Soo maaliya ee lagu soo kala doortay xarruma ha maamul goboleedyada iyo gobolka Bana adir.Waxa sidoo kale uu muran ka taagan yahay xubnaha aqalka sare ee Somaliland ka iman lahaa oo aan wali la soo xu lin.Sidoo kale, madasha wadatashiga qar an, ayaa war murtiyeed ay ka soo saaren kulan ay Muqdisho ku lahaayeen labadii ma alin ee ugu dambeysay isku raacay in xildhi baannadii lagu mursanaa ee 11-ka ahaa, shan ka mid ah doorashadooda dib loogu la abto, halka tir ada kalena ay ayideen xubi nnimadooda baarlamaan.

NISA OO SOO BANDHIGTAY DARAWALKII WAD AY GAARIGII KU QARXAY DEKADA MUQDISHO

Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa soo bandhigay xa lay Maxamed Ibraahim Xasan oo ahaa Dar awalkii Waday Gaarigii dhowaan lagu qarxi yey Afaafka Hore ee Dakadda Magaalada Muqdisho Maxamed oo ka sheekeeyay qa abkii loo soo abaabulay Qaraxaas ayaa she egay in ay ahaayeen Shabakad ka kooban ilaa 6 Qof oo wadatayna laba gaari oo kala ah midka qarx ay iyo midkale oo nooca raa xada ah.

"Waxaan ahaa Darawalkii Waday Gaariga ku Qarxay Dekadda Muqdisho ,waxuuna qo rshuhu ahaa inaan gaariga ku qarxiyo Alba abka Hore ee Dekadda ka dibna gaari kale ee nooca raaxada ah oo ay saaran yihiin 5 Nin oo hubeysan in ay gudaha u soo gala an Dekadda, hase ahaatee Inta aan la gaar in xiliga qaraxa uu dhacayo habeenkeedii ayaan ka laabtay go’aanka ah in aan is dilo ,waxaana same yay si aysan ii fahmin 5 ka le ee howlgalkan ila waday ayaan gaarigii soo waday Habeenkii waxaana dhigay goob ta uu ku qarxi doono subaxii” Ayuu yiri Maxamed

Maxamed oo hadalkiisa siiwata ayaa int aas ku daray in gaariga uu habeenkaasi go obta ku waabar iistay Marka lagaarayna sub axii halkaasi uu ku qarxay. "Gaariga habeen kaasi waxaa uu ku baryay me el aan sidaas uga fogeen oo ah meesha subaxii uu ku qar xi doono, anigoo ka baqaya in la iqabto aya an ka soo baxsaday goobta uu qaraxa ka dhacay waxaasa iga daba yimid Ciidamada Amaanka oo ha da aan gacantooda ku jiro” Ayuu yiri Maxamed Ibraarim Xasan. Taliya ha Ciidamada Nabadsugida Gob olka Banaa dir Maxamed Xasan Faarax oo loo yaqaano (FaranFar) ayaa sheegay in ninkan laga soo qabatay Degaanka Labar Konton Isla markaana ay ku daba jiraan raggii kale ee shabakadaasi qeybta ka ahaa.

"Ciidamada NISA oo Isticmaalaya Tigno olajiyada Casriga ah ee lagu baaro Qaraxy ada iyo dabagal ka ayaa gacanta ku soo dhigay Maxamed Ibaraahim Xasan oo lagu daba jiray waxaana laga soo qabat ay Dega anka Lambar Kontan ee Gobolka Shabe elaha Hoose iyadoo Ciidamada Amaanka ay ku da ba jiraan raggii kale ee kula jiray ho wlgalkaasi kuFashilmay”.

Qaraxan oo dhacay 11/Dec/2016 Xili Su bax Hore ah ayaa sababay dhimashada ku dhawaad 50 qof oo shacab ah iyo dhaawa ca Lixdameeye kale.

KURSI AAN KA MID AHEYN 11 KII HORAY LOO DIIDAY OO DOORASHADIISA LAGU LAABANAYO

Hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashi ga Qaran ayaa ku heshiiyay in dib loogu laabto kursiga Bee sha Murusade ee laga soo doorto degaanada maamulka Galmud ug.Kuriga lagu laabanyo ayaa horay waxaa ugu guulaystay Cabdiqaadir Gaafow Max amuud. Xildhibaan Cabdulqaadir Gaafoow Maxa muud ayaa ku soo baxay Doorashada xub naha baarlamaanka Aqalka Hoose ee ka dhacday magaal ada Cadaado.

Mudanahaan ayaa waxaa la tartamay, Maxamed Maxamuud Guure, Sakariye Max amed Cosoble iyo Cabduqaadir Nuur Cara ale, inkastoo ay tanaasuleen xubnahaan markii danbe.Hogaamiyeyaasha Madasha ma sheegin Sababta keentay in dib loogu la abto kursigaasi.

DOORASHADDA MADAXTINIMADDA SOMALIYA OO MARKII 4AAD DIB LOO DHIGAY, LANA SHAA CIYEY XILLIGA LA QABAN DOONO.

Sarkaal ka tirsan Guddiga Doorashadda ayaa sheegay in dib loo dhigay Doorasha daasi, iyadoo uu Musuqa iyo Handadaada horey u hareysay Doorashadda. Sarkaalka asi oo la hadlay Wakaalada Wa rarka Associ ated Press "AP” ayaa sheegay in Codbixin taasi horey loogu dhawaaqay inay dhacay so bishan December 28ka oo ku beegan maalinta Arbacadda ee soo socota, balse la filayo in la qabto bisha soo socota ee Janu ary 24da ee sanadka soo socda ee2017ka.

Sidoo kale, Sarkaalkaasi ka tirsan GD oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Saxaaf adda ayaa tilma amay in G/ Barlamaanka la dooran doona bisha January 4da ee sann adka soo socda, iyadoo Xil/Barl amaanka cu sub ayaa la filayaa in la dhaariyo maalinta Arbacadda ee soo socota.

Dhinaca kale, Hoggaamiyayaasha Ma dasha Qaranka weli Waqti Cayiman uma qabanin Doora shadda Madaxtinimadda ee Somaliya. Xigasho: AP &radiodalsan.com

TARTANKA GABDHAHA K/KOLAYGA GOBOLEE DYADA OO LAGU SOO GABAGABEEY AY GAR OWE IYO BANAADIR OO HANATAY KOOBKA

Tartan ay ciyaaraha kubbada kolayga gabdhaha ee maamul goboleedyada dalka oo ka socday maalmihii la soo dhaafay mag aalada Garowe ayaa la soo gabagabeeyay. Tartankan oo ay ka qeybgal een kooxo ku ci yaarayay magaca gabdhaha Maamulka go bolka Banaadir,Maamul goboleedka Hir shabeelle,Puntland iyo Galmudug.

Ciyaarahan oo socday muddo shan aalm ood ah ayaa waxa uu ahaa mid aad u xiiso badan iyadoo dadweyne faro badan ay u soo daawasho tegayeen. Kulankii kama da mbaysta ahaa ee tartankan ay aa waxaa isu gu oo haray Banaadir iyo Hirshabeelle ka dib markii ay ka soo kala badiyeen Puntland iyo Jubbaland.

Ciyaartaa oo dhacday shalay ayaa wa xaa ay ahayd mid xiiso badan, maadaama gabdhaha labada dhinac ay soo bandhige en ciyaar xifaaltan ku dhisneyd. Hase ye eshee waxaa ku guuleystey koobka gabdhihii u ciyaarayay gobolka Banaadir ka dib markii ay ka dhaliyeen xulka Hirshabeelle 66 dhibcood halka ay Xulka Hirshabeelle ay keensadeen 46 dhibcod Tarnkaa ayaa wax aa si weyn ay ugu gacan sareeyeen koox da G/K/Kolaygadir

TOBAN SANNO KADIB: QISADA QABASHADII SADDAAM XUSEEN IYO SIRDOONKII BEENOOBAY EE LAGU HALAAGMAY {MAQAALLO..Q/2

CUDUR DAAR:-Maamulka wareyskan Waxuu Akhi r ayaal idinkaga Cudur Daaranayaa in ballaqaadkii Q/2aad ee wareysiga Saadaam Xuseen idiin soo sa ari weynay Axaddii cillad farsamo awgeed haatana idinkoo mahadsan waa kan ka Bogosho wacan …Q/2aad

 

 

 

 

"psychia trists” ee daraaseeyey Saddaam Xuseen iyagoo aan la kulmin waxay she egeen in saba bta uu Saddaam Xuseen bilaa arxanka u yahay ee uu u doona yo hub nukliyeer uu yahay dareen uu ka qaaday garaaciddii mar kii uu yaraa uu ku samayn jiran ninkii hooyadii qab ay Laakiin markii aanu wa ray sanay Saddaam Xuseen wax kasta oo aan ka aa minsanyn khalad buu noqday. Wuxu noo shee gay in nin ka hooyadii qabay uu ahaa ninkii ugu naxariista badnaa ee uu garanayo. ‘Ibraah im Xasan Ilaahow u naxariisto. Sir kasta oo uu hayo aniga ayuu igu aamini jiray. Aniga ay uu ka jeclaa xataa inan kiisa Idham’ ayuu Saddaam yidhi…Ayaamihii wacnaa: Sadda am Xu seen iyo inantiisa Rana Waxan u sheegay in sirdoonka Mar aykanku ay aamin san yihiin in uu dhabarxanuun qabo, in uu iska daayey sig aarkii uu cabi jiray iyo hil ibkii xoolaha ee uu cuni jiray. Wuxu yidhi ‘Anigu ma garanayo cidda wa xaa idi in ku warramaysay. Dhabar xanuuna ma qabo afar xabbo oo sigaar ah ayaan cabbaa maalin kasta, hil ibka xoolahana la igama soo gaadho.

Hay’adda Sirdoonka ee CIAdu waxay Saddaam ku qeexeen beenaale jogto ah, la akiin markii aan la kulmay waxan arkay in uu yahay runsheeg daacad ah. Fikraddii ka le ee aynu haysanay ee ahayd in uu gacan bir ah dalka ku hayey sax maaha. Markii aanu waraysanay waxaanu ogaanay in sannadihii u gu dambe eyey aanu wax badan kala socon wixii dalkiisa ka dhacayey, xataa waxaan ogaa nay in aa nu dejin qorshe uu isaga difaaco weerarkii duufaanka ahaa ee kaga soo socday dhinaca Maraykanka.

Markii aanu wax ka weydiinay weerarradii 11kii September, Saddaam wuxu la soo booday ‘Waa ayo cidda weerarkaa qaadday… Sow Sucuudi Carabiya kamay iman…y uu ahaa Maxamed Caata… ma Ciraaqi buu ahaa? Waa maya. Masri buu ahaa. Ma ga ranayo sabab aad aniga iigu tuhmi kartaan inaan lug ku lahaa.

Saddaam wuxu aaminsanaa in weearkii 11kii September uu isu soo dhawayn do ono Ciraaq iyo Maraykanka oo uu Maraykanku u baahan doono in dawladdiisa cilaam inaga ahi ka caawiso sidii loola dagaalami lahaa argagixisada. Alle ilehe khalad weyn buu fahansanaa.

Intii aanu waraysiga ku jirnay dhawr qarax ayaa dhacay. Wuu ku farxay wux uuna yi dhi ‘Maraykanku waddankan wuu ku guuldaraysan doonaa. Waligii Ciraaq ma maa muli kari doono.’ Taariikhdu way u markhaati furtay Saddaam. Marka aan hadda war aysigiisii dib u xasuusto waxan is weydiiyaa sababtii uu dareenkaa u qabay.

‘Ma garanaysaan luuqadda, taariikh iyo maskaxda Carabta’ ayuu yidhi Sad daam. Wuxu raaciyey "Way adag tahay in aad dadka Ciraaq barato adiga oo aan aqoon u la hayn taariikhdooda iyo cimilada dhulkooda. Faraqa inoo dhaxeeyaa waa sida hab eenka iyo maalinta ama jiilaalka iyo xagaaga. Sab abta loo yidhaa Ciraaqiyiintu way madax adag yihiin waa kulaylka badan ee xagaagii.’ ‘Xagaagan soo socda idinka ayay idinku kici doonaan. Xagaagii 1958 kacaan baa halkan ka curtay. Xagaayadii lixdan aadkii kacaano ayaa curtay. U she eg intaa madax weyne Bush!’ Dhawr sanno ayay qaadatay intii aan xaqiiqadu waxay tahay u sharxilahaa Madaxweynaha annaga foolka fool isku hor fadhina. Markii aan madaxweynaha la kulmay waaba la deldelay oo muu noolayn.

Madaxweyne Bush:2007dii ayaa la i faray in aan madaxweyne George W. Bush ku booqdo xafiiskiisa Oval Office si aan warbixin u siiyo. Madaxwe ynuhu wuxu i weydiiy ey ‘Nin caynkee ah ayuu ahaa Sad daam’. Waxan ugu jawaabay in uu ahaa nin aan hubaysnayn oo aftahan ah.

Waxan dareemay in madaxweynuhu ii soo eegay sidii ay dareen cadho wajigiisa soo galayso. Si da khso ah ayaan faahfaahin dheeraad ah u bixiyey, waxanan idhi: ‘Sadd aamkii dhabta ahaa ee aan soo arkay wuxu ahaa nin qab weyn, cadaawadi ka muuq ato, dadkana ku dheeldheelaya’.

Ka dibna waxa isu sanqaday isaga iyo MadaxweyneXigeen Dick Cheney, wux uu na Bush igu yidhi "Miyaad hubtaa in aanu kuu sheegin halka uu dhigay suntii anthraxxka? Kadibna dhammaantayo wa anu qosolnay. Laakiin kaftankaa mada xweynaha uma an arkayn mid meesha qabta. Waayo, sabata ay ku geeriyoodeen 4000 oo Maraykani ma geli karto kaftan.

Dhawr bilood kadib ayaa haddana madaxweynuhu iigu yeedhay Aqalka Cad. Mark an madaxwey nuhu wuu cadhaysnaa wuxuuna iga dalbaday in aan uga jawaabay sab abta sheekha Shiicada ah ee Muqtada alSadar ee hoggaamiya cii damahada AlMa hdi uu dagaalka halista ah ee kudhofooka dhaq aaqda ah uga laha hor yimid Maray kanka. Waxan ku yidhi ‘Su’aashaas qiimaheedu wa $64,000, mark aasuu igu yidhi maxaad u odhan wayday 74,000 iyo wax kasta oo musha harkaagu yahay…wuxu mu xuu ahaa? Buugga xusuusqorka ah ee uu qoray Bush 2010kii wuxu ku yidhi "Waxan go’aan saday hay ’adda CIAda ee waddanihiinta ah in aanan kuk dhaliilin khaladkii sir doonka ee ay ka galeen Ciraaq. Laakiin dhin aca kale waraysi kasta oo uu bixiyey iya ga ayuu eedreeb ka dhigtay. Khalad kas ta oo uu sameeyey iyaga ayuu isaga reebay wuxuna ku sifeeyey shaqadii ay CIAdu qabteen mid male ku salaysan.

Ujeeddadaydu maaha in aan Saddaam dambilaawe ka dhigo. Wuxu ahaa kalitaliye bilaa arxan ah oo waddankiisii u hor seeday halaag iyo dhiig badan oo qu btay. Laakiin ma aaminsani in saddaam meesha laga tuuray xilkiina laga qaaday ay u qalanto khas aaraha Maraykanka gaadhay, geesiyaasha ragga iyo dumarka leh ee dagaalkaas ku fan waayey, kooxda ISIS ee meesha ka soo dhex baxday iyo dhaqaalaha 2.5 tiriliyan ee Doollar ee ku baxay si dib loogu dhiso ciraaq. Dhammaad share DHAMMAAD

WARBIXIN: MA JIRI KARO XILDHIBAAN QOOTO QOOTO

 

Waxay ahayd sannadkii 2004 magaalada Nayrobi markii Maxamed Cumar Xabe eb, oo ay dadku ugu yeeri jireen MaxamedDheere, uu bil gudaheed isaga casilay kur sigii Baarlamaanka ee uu ku guuleystay. Wuxuu kursigiisii Baarlamaanka u hibeeyay Cali Maxamed Geeddi oo uu Madax weyne Cabdullaahi Yusuf damacsanaa inuu u ma gacaabo Ra’iisal Wasaare. Axdigii KMGka ahaa ee berigaas lagu dhaqmayay ayaa shuruud ka dhigayay in muwaaddinka loo magacaabayo Ra’iisal Wasaare uu ahaado Xildhibaan ka ti rsan Baarlama anka.

Si uu Cali Maxamed Geeddi u buuxiyo shuruuddaas ayay ahayd sababta uu Maxamed – Dheere u gu banneeyay kursiga.Alle Ha U Naxariistee Intii ka dambeysay marar badan ayay dhacday in Xildhiba an geeriyooday uu beddelo wiilkiisa ama walaalkiis. Waxaa kale oo dhacday Xildhibaaniskiis uga tegey Baarlamaanka oo qof uu isagu keenay uu la wareego kursigiisii. Waxaa iyaduna dhacday in laba wala alo ahi ay wad aag ka dhigteen hal kursi oo labadoodu uu mid waliba midka kale u banneeyay ugu ya raan laba jeer tan iyo 2012. Tallaaboyinkaas oo dhan ma ahan kuwo qurxoon, laakiin ma ahayn kuwa Dastuur ka ama Xeerarka Baarlamaanka jebinaya laba sababood dartood. Kuraasta waxaa lagu qeybs aday hayb. Xildhibaanka banneeyay iyo midka uu ku wareejiyayna waa is ku hayb. Marka labaad, Xil dhibaanka cusub wuxuu ku soo galayay Baarlamaanka nidaam u dhigma midka ay ku soo galeen Xildhibaannada kale. 2004 waxaa lagu gelayay Baarlamaanka in Hoggaamiye Kooxeedka Beesha iyo Hoggaamiye Dhaqameedka labadu baay ansixiyaan murashaxa Xildhibaan noqonaya. 2012 waxaa meesha laga saaray Hoggaamiye Kooxeedyadii ay Maxkamaduhu ka adkaadeen oo waxaa awoodda xulid da Baarlamaanka la siiyay Hoggaanka dhaqanka oo keliya.

Doorasho: Hadda 2016 waxaan yeelannay laba Aqal oo mid kastaa uu ku yimid ni daam ka duwan labadii Baarlamaan ee ka horreeyay.Aqalka Sare wu xuu ku yimid in ay soo wakiisheen Dowlad Gobol eedyadu. Isbeddel ka sta oo Xub nihiisa lagu same ynayana waxaa loo mari doonaa isla wadiiqada uu hadda ku yimid. Aqalka Hoose ee Baarlamaanka waxaa lagu soo galay nooc doorasho ah oo Xildhiba an kastaa uu ku guuleystay aqlabiyadda cododka 51 muwaaddin oo jifadi isa ama jifadeeda ah. Ha ddii ay dhacdo in kursi Aqalka Hoose uu bannaanaado ka hor 2020 – sababtu ha noqoto geeri, is casil aad, ka eryid ama gudasho waa’ waajib aadka sabab caafimaad darteed, ama sababo kale oo ay ka mid noqon karto in Xildhi baan loo magacaabo a ma loo doorto uuna aqbalo xil Dowladeed oo aan ah ayn Wasiir Federaal ah, waxaa la fili karaa in buuxinta kursigaas loo maro nidaamka doorasho ee qof ka kursiga bannee yay uu markii hore ku yimid.

Macnaheedu waxay noqoneysaa in la abaabulo doorasho ay u fariistaan 51 ruux iya da oo murasha xnimaduna ay u furan tahay muwaaddin kasta oo jifada kursiga loo qoo ndeeyay ka tirsan oo daneyn aya in uu u tartamo kursiga. Dabcan qoondada haween ka ayaa iyaduna tixgelin u baahan doonta. Haddii Xildhibaanka kurisga banneeyay uu gabar yahay dabcan gabdhaha oo keliya ayaa u tartami doona.

Haddii la doonayo in doorasho laga baaqsado waxaa la qaadan karaa nidaam ah in Xildhibaanka ba nneeyay kursiga dib loo eego doorashii uu marka horeba kursiga ku yimid, markaasna murashaxii gal ay kaalinta labaad uu hadda buuxiyo kursiga iyada oo aan loo tartamin. Waxaa lama huraan ah in arr inkaan go’aan looga gaaro si dhakh sa leh, maaddaama sababaha kor ku xusan awgood ay dhici karto in kursi ama ka bada ni ay bannaanaadaan wakhti aan qofna sii odorosi karin. Go’aanka laga gaaro arri n kan waa in la shaaciyo si ay u fahmaan dadka Baarlama anka dibadda ka jooga ee ku fekeraya in iyaga oo aan la dooran ay marka ay u baahd aan ay qooto qooto uga mid noqon karaan Baarlamaa nka. Sidoo kale waxaa u baahan in ay nidaamka fah maan Xildhibaannada Baarlamaanka ee ay ga cansaarka leeyihiin dadka daneynaya in ay Ba arlamaanka ka soo galaan dariishadda. Xildhibaannad aasi inta aanay kursig ooda iska casilin waa in ay fahmaan in aanay iyagu kursiga siin karin cidda ay doonaan ee ay ta hay in Xildhibaanka iyaga beddelayaa uu isaguna ku soo baxo doora sho.Nidaamka aan ka hadlayo ee iyada oo aan xilli doorasho la joogin haddana door ashada loo aba abulo hal kursi waa nidaamka ka jira dalal badan oo Dimuqraaddi ah. Dalka UK

waxaa doorashada loo yaqaan Byelection Mareykankuna Special Election 

W/Q:YUSUF GARAAD

.XILDHIBAAN KU BAAQAY IN LAGA HADLO XAQUUQDA GOBOLKA BANAADIR

Ka dib markii madashawadatashiga Qaran ku hishiiyeen in kuraas dheeraad ah la gu kordhiyo aqal ka sare oo aan lagu soo hadal qaadin gobolka Banaadir, ayaa wax aa isa soo taraya siyaasiyiinta arin tan ka hor imanaya. Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow [Ducaale] oo ka mid ah mudanyaa sha aqal ka hoose ee baarlamaanka cusub ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Muqdisho aan wax xubno ah laga siin xu bnaha lagu soo kordiyay Aqalka Sare.

Xildhibaan Ducaale, ayaa sheegay in xub nahan cusub ee lagu kordhiyay aqalka sare ee baarlam aanka ay yihiin kuwo aan sharci ah ayn, balse wuxuu intaas ku daray in had dii kuraas xeerjajab ah aq alka sare ee baa rlamaanka lagu darayo ay ahayd in Muqd isho la xuso. "Waxaan isugu yeerayaan dha maan bu lshada ku abtirsata Muq disho iyo xildhibaan nada labada Aqalka ee baarlamaanka ku ji ra in ay isugu yimaadaan shir ballaaran oo aayaha Muqdisho looga hadlayo," ayuu yiri Xildhibaan Ducaale. xildhibaanka oo sii had layay ayaa intaas ku daray." Haddii madax da madasha Qaranka ay ka laaban waaya an go'aankooda ah xubanaha ay ku kordhi yeen aqalka sare ee dalka oo aan Muqdi sho waxba laga siin, waxaa imaanaysa ina an innaguna codkeenna u diidno."

Sidoo kale, xildhibaanka ayaa ugu baaq ay guddoomiyaha gobolka Banaadi in uu ka soo ololaha do orasho lana abaabulo shac abka reer Muqdisho si ay xaquuqdooda u uga hadlaan. "Waa wax laga x umaado in Muqdisho oo dhibaatooyinka dalka ka jira ay intooda badan ka dha caan, haddana ay can shuurteeda dowladda dhexe ku shaqey so in la yiraado xuquuq ma lihidiin. Haddii aanay reer Muq disho

xuquuq lahayn waa in culeyska saaran laga qaado," ayuu hadalkii sa ku daray xildhibaan Ducaale. Ugu dambeyn, horay waxaa arintan u ga horyimid guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Yuusuf Xusseen Jimcaale oo sheegay in jawaab ay ka sugay aan hogaamiyaya asha madashawadatash iga lo oga fadhiyo ayuu yiri xuquuqdii gobol ka Banaadir.

AFDUUB DHAB AH OO BEDELAY FILIM AFDUUB LAGU JILAYAY MALTA

Filim lagu jilayay garoonka diyaaradaha Jasiirada Malta ee ahaa afd uubka diyaara deed ayaa wax aa hakiyay afduub dhab ah ka dib markii garoonka ay ka soo degtey diy aarad laga soo afduubtay dal ka Libya todd obaadan. Duqa magaalada Lija Magda Ma gri Naudi ayaa ku tilm aamay arrintan mid la yaab leh kadib markii afduubkii lagu jilayay ga roonka uu isu bedelay afduub dhab ah. Filinka la jil ayay ayaa ahaa mid ku saa bsanaa diyaar ad hore loogu afduubtay dal ka Uganda ga ar ahaan Entebbe af artan sa no kahor, hase yeeshee waxa uu ahaa mid ka duwanaa afduubka dhabta ah ee diyaa rada la keenay jasiirada Malta.

Afduubkii ka dhacay dalka Uganda ayaa ahaa mid uu ku daatay dhiig faro badan hal ka afduubkii dhabta ahaa aysan qofna ku dhiman. Sanadkii 1976dii ayaa ciidamo Isra a’Iliyiin ah waxaa ay si xoog ah ku sii daa yeen 105 ruux oo la afduubtay kadib markii la diley siddeed ru ux oo afduubayaasha ah aa ayna sidoo kale ku dhinteen 20 askari oo u dhashay dalka Uganda.

Filimka la jilayay ayaa la qorsheynayaa in la daawado sanadka soo socda iyadoo ay ji layaasha ay ka mid yihiin Rosamund Pike, Vincent Cassel iyo Daniel Bruhl. Diyaarada filimkeeda la jilayay ayaa wa xaa saarnaa 250 rakaab ah kuwaasoo badankood ay ah aayeen Yuhuud iyo 12 shaqaale ah, waxay na kooxdii afduubka ka dambeysay ay dal badeen in la sii daayo 54 maleeshiyaad ah oo ku xirnaa afar dal oo Israel ka mid tahay iyo weliba madax furasho gaareysa 5 malyan $

XIRIIRKA SUXUFIYIINTA QAARADDA AFRIKA EE FAJ OO SI BUUXDA U AQOONSADAY HOGAANKA NUSOJ

 

Guddiga Hoggaaminta ee Xiriirka Suxufiyiinta Qaaradda Afrika (Fe deration of African Journalists) oo ay Xaruntiisa Dhexe ku taallo M/ Ab idjan ee dalka Ivory Coast ayaa hadalkaasi ku sheegay Warmurt iyeed ka soo baxay gebagbebadda shirkoodii u dambeeyey oo socday mud do 3 ma almood ee FAJ ay si kulul u cambaareeyeen faragalinta ay Madaxda Xiriirka Suxufiyiinta Caalamiga ee IFJ ku hayaan Ururradda Saxaafad da ee la soo doortay ee ka dhisan Qaaradda Afrika Qoddo badda 3aad ilaa 6aad ee Warmurtiyeedkaasi ayaa loogu baaqay Gu ddoomiyaha Xir iir ka Suxufiyiinta Caalamiga ee IFJ in la joojiyo Faragel inta ay ku hayaan Ururadda Suxufiyiinta Afrika ee la soo doortay iyo Shaqsiyaadka Dab adhilifka ah ee ay IFJ taageerto.

HALKAN KA AKHRISO WARMURTIYEEDKA EE XIRIIRKA SUXUFIYIINTA QAARADDA AFRIKA (FEDERATION OF AFRICAN JOURNALISTS)

faj


faj1

NUSOJ ee uu Madaxda u yahay Maxamed Ibrahim Macallimu. Dhin aca kale, Warmurtiyeedka Mada xda Ururka Suxufiyiinta Q/ Afrika Wa rmurtiyeedkaasi oo ka kooban 15 qoddob, ayaa waxaa Q/kiisa 10-aad lagu xusay in Shaqada laga joojiyey Xoghayihii Guud ee hore ee NU SOJ, Omar Faruq Osman iyo Mas’uuliyiin horey madax uga ahaan jir ey Ururadda Suxufiyiinta ee dalalka Uganda, Moroko, Gini Bisaw, Gini, Kongad da Dimuqraadiga iyo K/Sudan.Q/ka 11aad ee Warmurtiyeed ka Xiriirka Suxufiyiin ta Q/Afrika ee FAJ waxaa lagu xusay in xubnahaa si shaqada laga joojiyey isdifaaci karaan, ka hor Kulanka Guddiga Ax nshaxa ee Xiriirka FAJ.Waxaana wixii hadda ka danbeeya meesha la ga saaray Cumar Faaruuq Cismaan,isla markaana uusan isdifaaci Ka rin Warmurtiyeedka ka soo baxay Xiriirka Suxufiyiinta Q/Afrika ee FAJ waxaa Qoddob kiisa 12aad lagu muujiyey inay aqoonsan yihiin Hogg aan ka la doortay ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka


 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip