Ciidamada Jubaland iyo kuwa Kenya oo weerar ku qaaday Xoogaga Al Shabaab

0
Monday December 26, 2016 - 23:19:39 in Wararka by
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Jubaland iyo kuwa Kenya oo weerar ku qaaday Xoogaga Al Shabaab

    Dagaal Culus oo ku bilowday Weerar ay Ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya qaadeen aya ka dhacay deganka Cabdalle biroole ee Duleedka Magaalada Kismayo halkaasi oo ay ku sugnaayeen Dagaaliyahanada Xarakada Al-Shabaab iyadoo laga maqlayo Degaanka Rasaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Culus oo ku bilowday Weerar ay Ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya qaadeen aya ka dhacay deganka Cabdalle biroole ee Duleedka Magaalada Kismayo halkaasi oo ay ku sugnaayeen Dagaaliyahanada Xarakada Al-Shabaab iyadoo laga maqlayo Degaanka Rasaas iyo Madaafiic Culus.

Wararka aya sheegaya inay Ciidamada Kenya Duqeymo ku garacyan degaanada Cabdle Birole, Kaajaroon oo 65-km u jirta kismayo halkasi oo Ciidamada Kenya loog gubay 2-ka mid ah gadiidka Dagaalka iyadoo an si dhab ah loo Xaqiijin Qasaaraha uu geystay Dagaalkasi,

Xarakada Al-Shbaab ayaa Ciidamo Xoogan soo Gaarsiiyay Galinkii dambe ee Maanta Degaanadaasi oo ka mid ah Goobaha ay Dowlada Kenya horay u sheegtay inay Weerarada ka soo Abaabulan Al-Shabaab.




Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Degaanada Weerarka lagu qaaday uu Diyaarad ku tagay Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip