WAA WARARKA WARGETYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 17-KA DICEMBAR 2016-KA

0
Saturday December 17, 2016 - 10:45:12 in Wararka by
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGETYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANT OO AH SABTI 17-KA DICEMBAR 2016-KA

    HOGAAMIYAYAASHA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO MAANTA KU KULMAYA M/ MUQDISHO Shirka Madasha Wadatashiga qaran oo ay isugu imaanayaan Madaxda do wladda federaalka Soo maliya iyo ku wa Maamul goboleedyada ayaa maan ta ka dhacaya M/Muqdisho ee caasi ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HOGAAMIYAYAASHA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO MAANTA KU KULMAYA M/ MUQDISHO Shirka Madasha Wadatashiga qaran oo ay isugu imaanayaan Madaxda do wladda federaalka Soo maliya iyo ku wa Maamul goboleedyada ayaa maan ta ka dhacaya M/Muqdisho ee caasi mada Soomaliya.

 

 

Shirkaan waxaa furi doona Madax weynaha Soomaliya Md. Xasan Sh. Waxaana ka qeyb galaya Guddoomi yaha Baarlamaanka Soomaliya Max amed Jawaari, Raisul wasaaraha XS Cumar C/ra shiid Cali Sharmarke , R/w . kuxigeenka Maxamed Cumar Carteh Madaxweynayaasha Koofur Galbe ed, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntla nd.

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah sidii loo cadeyn lahaa sida laga yeela yo xubnaha aqalka sare ee ka imaa naya Gobolada Sool iyo Sanaag oo ay ku muransan yihiin Maamulada Pun tland iyo Somali-land.

"Madashu waxay guddoonsatay in shir ay u wada dhan yihiin Madaxda Madasha lagu qabto Muqd isho, si arri nka saamiga ay 2an gobol ku yeelana yaa Aqalka Sare laysula meeldhigo”, ayaa lagu yiri kulankii ugu dambeeyay ay yeeshaan madaxda madasha wad atashiga qaran ee Muqdisho ka dhac ay.

QARAX XOOGGANOO KA DHACAY AGAGAARKA GURIGII HOOYOOYINKA

Qarax xooggan ayaa dorraad ka dhacay aga gaarka Gurigii Hooyooyinka ee ka soo hor-jeeda Xarunta Tiyaatarka Qaranka, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo Sida ay sheegayaan war arka qaraxa oo ahaa mid aad u weynaa ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah M/Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa baabuur waxyaab aha qarxa laga soo buux iyay, wax aana uu saameeyay qeyb ka mid ah Maqaayada The Village ee ku taal Guriga Hooyooyinka.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay inuu wadada marayay, waxaana la sheegay in inta uusan qarxin uu rogmaday Goob jooga yaal ayaa ku soo waramaya in gaa riga uu isku da yay inuu xoog ku maro wadada laamiga oo ay ku hor-go’an yihiin askari jiifa oo ah dha gxaan bartamaha laamiga shub loog a dhigay, si aysan baa buurta xowli ugu marin. Maq aayada The Village ayaa la she egayaa inay qe yb ka mid ah ayduntay derbigeeda, waxa ana halkaas gaaray gawaarida dab dami ska oo ku how lan daminta dabka qaraxaa ayaa geystay dhimo ruuxuu is qarxiyey iyo dhaawacyo soo gaaray qaar ka mid ah wariiye iyo ilaada idaacadda kukiyee m.muqdisho. Waan 3 qof inta dhaacantay Maqa ayaddan ay aa 3dex jeer oo hore qarax lala eegtay, waxana ay ku taalaa meel faras magaalo ah oo dad u badan wariyeyaal ay isugu yimaadaan. afhayeenka Gobolka Banaadir iyo taliye Maxam ed da ahir oo isaga marayey waddada ayaa sheegay in alle ka badbaadiyey

FAAH FAAHINTA KULANKII DHEXMARAY R/WASAARAHA IYO MADAXWEYNE GAAS

Warar ayaa sheegaya Habeenjii jim cahii in M/Muqdisho ay kulan gaar ah ku yeesheen Ra’iisul Wasaaraha DFS. Cumar C/rashiid Cali Sharmaar ke,Madaxweynaha Maamulka Puntl and C/wali Ma xamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Cam ey. Madaxweyne ku xigeenka Maamul ka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Ca mey ayaa horey Muqdisho u joogay, Ra’iisul Wasaaraha oo safar hal ma alin ah Imaaraadka ugu maqnaa ayaa dib Dalka ugu soo laabtay, halka Mad axweynaha Puntland uu shalay M/Mu qdisho soo gaaray. Kulanka oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxa ay ka ga hadleen wada hadalada Madasha Wadatashiga Qaran ee ka furmaya M/ Muqdisho iyo arrimo kale oo la xiriira jadwalka Doorashada.

Sidoo kale Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay arrimaha ku saleysan Aqalka Sare ee G/Waqooyi oo ilaa ha da aan la soo dooran, muran badana uu ka taagan yahay. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng.Camey oo hor ay u joogay Muqdisho ayaa wafdiga Madaxweyne Gaas faah faahin ka sii yey xaaladdaha kala duwan ee la soo maray iyo ilaa hadda in aysan jirin wax horumar ah oo laga gaaray arrim aha Doorashada.

Sidoo kale qorshaha Doorashada Soomaaliya ay ka leedahay Puntland ayaa ka mid ah arrimaha laga wada hadlay iyo sidii Hogaamiyeyaasha Do wlad Goboleedyada kale loola kaash an lahaa lo ona arki lahaa fikradaha ay qabaan. Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Ga as ayaa si gaar ah ula kulmi doona Mada xweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlam aanka, isagoo kala hadli doona arrimo la xiriira Doorashada Soomaaliya iyo is qab qabsiga xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

DOWLADDA KENYA OO GANACSATADDA SOOMAALIDA ISLII KA DOONAYSA INAY KU TAAGEERAAN DOORASHADA DALKAASI KA DHICI DOONTA SANNADKA SOO SOCDA

Mudanaha Aqlabiyadda ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa u olo leynayo sidii uu Ga nacsatadda Soomaalida ee Xaafadda Islii uga iibin lahaa Ajendada Isbahays iga Dowladda Kenya ee Jubilee, si ay taageero uga geystaan Doorashadda Madaxtinimadda ee Kenya ka dhici doono 8 bilood kadib.

Aadan Barre Ducaale ayaa la filay aa inuu Qorshahaasi ku soo bandhigo Shirweynaha Labaad ee Ganacsatad da Suuqa islii oo la filayo inuu maanta ka furmo islii. Siyaasigaasi oo ka soo jeeda Soo maalida deggan W/bari Ken ya ayaa la filayaa inuu ka mid nqodo Shir-guddoonka, si uu Ganacsat adda ugu qanciyo inay taageeraan Isbaha ysiga Jubilee si loogu guuleysto Doora shadda Madaxtini madda ee soo soco ta.

Ilo ku dhow Mudanahaasi ayaa u sheegay Wargeyska The Star inuu wa da hadal kula jiro Mada xweyne ku xig eenka Kenya, William Ruto iyo xubna ha kale ee Xisbiga si ay uga soo qeyb galaan Shirka Ganacsatadda Soomaa lida ee Suuqa Islii.

Dhinaca kale, ugu yaraan 300 Ergo Ganacsato ah ayaa la filayaa inay ka soo qeyb galaan Shirko oda Sannadla ha, oo la filayo inay uga wada xaajoo daan qaababka loo xoojin karo Maal gashiga, Jawiga Ganacsiga iyo in la soo bandhigo inuu Suuqa Islii yahay Ganacsi sii kordhaya iyo Maalg elinta Ganacsiga Kenya iyo dalalka kale ee Bariga Afrika.

RAASHIIN DHACAY OO LAGU GUBAY MAGAALADA KISMAAYO

Maamulka Jubbaland ayaa M/ Kis maayo ku gubay raashiin dhacay oo waqtigiisa uu dhamaaday. Agaasima ha waaxda fayadhowrka ee Wasaraad da Caafimaadka Maxamed Muxumed Xiirey oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay raashiinka la gubay in uu ahaa mid Wasaaradda Caaf ima adka ay ka soo qabatay Dekada.

Waxa uu sheegay W/ Caafimaad ka Maamulka Jubbaland in ay go’aan ku gaartay in ay ka horta gto waxyaa baha caafimaad darada u keeni kara bulshada, si loo ilaaiyo fayadhowrka.

Maxamed Muxumed Xiirey ayaa sidoo kale dadweynaha ugu baaqay in ay iska fiiriyaan raashiinka iyo cabitaana da ay iibsanayaan tayadooda.

Waxa uu sheegay Wasaaradda Caafimaadka hada kadib in ay xoogga saari doonta sidii ay uga hortagi lah eyd ganacsatada dalka soo gelisa ra ashiinka aan tayada laheyn. Ganacsa tada Soomaa liyeed ayaa inta badan waxa ay Dekedaha dalka ka soo dejist aan badeeco, iyaga oo aan iska fiirin tayada bagaashka u soo degaya inta uu la egyahy.

AVV.ILKA XANAF OO KA HADLAY XUBNA HA AQALKA SARE EE G/WAQOOYI

Abuukaate Ceydiid Ilka-xanaf oo horey u soo noqday Gudoomiyihii Ma xkamadda Sare ee Dalka ayaa waxa uu sheegay khilaaf in uu ka taagan 11 -ka xubnood ee Aqalka Sare u meteli lahaa Gobo lada Waqooyi.

Ceydiid Ilka-xanaf ayaa waxa uu sheegay khilaafka inuu ka dhashay xu bnaha qaar Aqalka Sare in lagu soo xulay si musuq maasuq ah, oo dano gaar ah laga leeyahay. Sidoo kale Ab uukaate Ceyd iid Ilka-xanaf ayaa waxa uu sheegay isaga iyo siyaasiyiin kale oo ka soo jeeda G/Waqooyi inay gudb iyeen dacwad arrintaasi la xiriirta.

Waxa uu sheegay natiijada dacwad ooda inay ka sugayaan Hoggaamiye yaasha Madasha Wada tashiga Qaran oo la filyo maalmaha soo socda in ay shir ku yeeshaan M/ Muqdisho.

SARKAAL KA TIRSAN MADAXTOOYADDA KENYA OO LAGU QABTAY ISAGOO LACA GO BAAD KA QAADANAYO SOOMAALIDA KU NOOL XAAFADDA ISLII EE NAYROBI.

Labo Sarkaal oo ka tirsan Boliska Kenya ayaa lagu qabtay Xaaf adda Islii, kadib, markii lagu he lay inay laca go baad ah ka qaadayeen Soomaali da aan Sharciga lahayn ee ku nool Islii. Qabash adooda ayaa timid, ka dib, markii ay qaar ka mid ah Dadka Deeg aanka sheegeen inay Saraakiisha asi qabteen 54 qof oo lagu soo oogay inaysan wax Dukumenti Aqoonsi ah haysanin.

Mid ka mid ah Saraakiisha la qabt ay ayaa la sheegay inuu ka tirsan yah ay Aqalka Madax tooyadda Kenya, iya doo Sarkaalka kale ka tirsan yahay Dugsiga Tababarka Ciiddanka Boliska ee GSU. Ma aha marki ugu horreysay oo la qabto Askar lacago ka qaadana ya Soomaalida Ganacsat ada iyo kuwa Qaxootiga ee ku nool Xaafadda Islii ee Nayroobi.

La yaabna ma laha inay Boliska Ke nya dadka ka qaataan Lacago Laalu ush ah, waxaana had iyo jeer dhega haaga ku soo dhacayo Hadalka Askar ta Kenya ee ah Keen Lacag ama Aqo onsiga Kab aandhaha Letta Bessa ama Letta Kabandha.

MIDOWGA YURUB OO DHAQAALO KU BIXI NAYA XASILOONIDA GEESKA AFRIKA

Ururka Midowga Yu rub ayaa meel mariy ay qorshe wax badan looga qa banayo arim aha la xiriira Qaxooti ga iyo xasilooni darida Dalka Soomaaliya iyo Wadamada kale ee dariska la ah.

Madaxa Xiriirka Caalamka iyo Hor umarka ee Ururka Midowga Yurub, Na ven Mimica ayaa waxuu sheegay in qorshan cusub uu ku kacayo lacag dhan 170 milyan oo yuuroow. Mas’uul kan ay aa waxuu shaaca ka qaaday in lacagta wax badan looga qaban doo no arimaha Qaxootiga iyo Xasi loonida Geeska Afrika.Dhaqaalahan ayaa Dal alka ka faa’ ideysan doona dalal dho wr ah oo ka mid tahay Dalka Soomaa liya. Ugu da mbeyn, Lacagtan ayaa si doo kale la doonayaa in looga hortaga dhalinyar ada naftooda ku biimeeya biyaha u dhaxeya Dalalka Liibya & Talyaaniga

GUDDIGA XALINTA KIHILAAFAADKA OO IS ADAG UGA JAWAABAY EEDEYNTA GUDD IYADA HEER DOWLAD GOBOLLEED

Guddiga xalinta khilaafaadka doo ras hooyinka dadban ee heer federaal ayaa war-saxaafadeed ka soo baxay si adag lo ogu jawaabay qoraal wadda jir ah oo ay soo saareen guddiyada he er dow lad gob olleed oo ku gacan –se yray go'aankii la gu laalay 11 kursi oo natiijadoodii la baa bi'iyay.

War-saxaafadeedka ayaa lagu she egay in gudiyada doorasho ee heer dow lad gobolleed ku kac een falal ka baxsan waajibadkii shaqo ee loo idma day, iyaga oo ku kacay sida qoraalka ku dhigan'' Isdaba marin iyo wax ka badal lagu samey ay ergooyinkii sax da ahaa oo ay soo gud biyeen odayaa sha dhaqanka'' U olale ynta, iyo ganac siinta musharixiin gaar ah oo la soo sa aray si ay u helaan co dadka ugu bad an ergada'' Iyo guud ahaanba in ay la wareegeen awoodii odayaasha oo loo baah naa in ay soo xulaan ergooyinka islamarkaana go'aan ka gaaraan sida ay beelaha kuraasta ugu tart amayaan.

Qoraalka ka soo baxay guddiga xal inta khilaafaadka ayaa lagu sheegay in dood da adag ee laga keenay liiska kuraasta la laalay macnaheedu yahay sida ay hadal ka u dhigeen boor isku qarin iyo in la doo nayo in lagu baabi' iyo khaladaadka doo rasho ee la gal ay oo la siyaasadeey nayo.

Guddiga ayaa ugu danbeyntii ugu baaq ay madasha-wadda-tashiga in ay ka dhab eeyaan ballan-qaadyadii ay horay u gall een, gaar ahaan hishiiskii ahaa in guddi ga loo madaxbanaane eyo qaada shada go'aamada la xiriira doorashada. Marka la eego khilaafkan culus ee ka taagan qora alkii ka soo ba xay gudiga xallinta khilaafa adka 14, bishan maalin ka hor ee lagu jo ojiyay natiijadii doora sho 11 xildhibaan ay aa u muuqda mid siyaasadeed oo salka ku haya olalaha doorasho ee dhinacy ada ku loolamaya awooda dalka, wax aana jira durbaba eedeymo soo baxa ya oo dhi gaya in gudd iga xalinta khil aafaadka doo rashada laftirkooda ka weecdeen inay liiska ku soo daraan xil dhiba anno la shee gay in aysan ku soo bixin hab waafaqsan nidaamka door ashada, waana tan keen tay in guddiya da heer dowlad gobolleed ku tilmaa maan go'aankan soo baxay mid la musuq-maasuqay.

WAFDI KA SOCDAY Q. M. QAABILSANA MII NOOYINKA OO GAARAY CADAADO

Wafdi ka socday QM. (UN) ka Ga ar ahaan kuwa Qaabilsan Dhanka Mi ina Ba arista iyo Qalab eynta Ciidanka Booliska ayaa Gaaray shalay M/ Cada ado ee G/ Galguduud, kuwaasi oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeen ka Galmudug Ma xamad Xaashi Cabdi iyo qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Galmudug.

Wafdiga ayaa loo soo Bandhigay in ta uu kulanka socday Muuqaal ku saa bsan dhibaatata shac abka ay u gees teen Hara adiga miinada Dagaaladi u dhaxeeyay So omaaliya iyo Etoobiya sanadkii 1977-kii iyo kuwii sokeeye oo ay wali degaana ka tirsan Gobolada Galgaduud iyo Mudug ay ku aasan yihiin. Wasiirka W/amniga Galm udug Cismaan Ciise Nuur Taar-dhuleed ay aa kulanka ka dib warbaahinta qaran ka la hadlay, isagoo sheegay in Deg aano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Ga lgaduud ay wali ku aasan yihiin Har aadiga wal xaha qarxa, waxaana xus ay inay jiraan dad badan oo ay mina do la kacday isla markaaana kala noqd ay kuwa dhintay iyo kuwa naafaaysay.

TRUMP OO DANJIRE KA DHIGAY NIN TAAGEE RSAN HAYSASHADA DHULKA FALASTIINIYINTA

Madaxweynaha la doortay ee dalka Ma reykanka, Donald Trump, ayaa u magic aabay David Friedman inuu n oqdo safi irkiisa Israa’iil. Friedman oo ah qareen 57 sano jir ah, ayaa Trump kala tali nyay arri maha Israa’iil intii uu ku guda jiray ololaha doorashada.

War qoraal ah oo uu soo saaray Don ald Trump ayuu ku sheegay in aqoon ta uu Friedman u leehay gobolka ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka Marey kanka iyo Israa’iil.

SHIMON PERES QOF NOOCEE AH AYUU AHAA?

Dab ka kacay qeybo ka mid ah Isra a’iil Magacaabidda madaxa ciidamma da Isra a’iil oo maxka madi hakisay Fri edman ay aa sheegay inuu daneynaya inuu ka shaq eeya "safaaradda Marey kan ka ee caasi madda Israa’iil ee Qud us”. Tallaabadaasi ayaa ka careysiin doonta Falastiiniyiinta oo bariga Qu dus u arko inay tahay dhul ay iyagu le eyihiin.

QM. uma aqoonsano Qudus inay ta hay caasimadda Israa’iil, safaaradda Mar eykanka-na waxaa sanado badan xarun u ahayd Tel Aviv. Balse Trump ayaa ballan qaaday intii uu ololaha ku jiray inuu caasimadda Mareykanka uu u wareejin doo no Qudus. Ra’iisal Was aaraha Israa’iil, Benjamin Netan yahu oo aan xiriir wanaag san la lahayn mad axweyne Obama ayaa soo dhaweey ay doorashada Trump.

Diyaaradaha Israa’iil oo duqaymo ka gaystay gudaha Suuriya Maxka mad da ICC oo booqaneysa Israa’iil iyo Falastiin

KEATING:-"GUDDIGA XALINTA KHILAAFA ADKA DOORASHOOYINKA SHARAXAAD HAKA BIXIYAAN KURAASTA LA LAALAY”,

War qoraal ah oo ka soo baxay xafi Is ka ergeyga gaarka ah ee QM u qaa bilsan Somalia Michael Keating ayaa lagu she egay in shir ay wakiilada bee sha caal amka la yeesheen guddiga madaxa bana an ee xalinta khilaafaad ka Doorashooy inka Somaliya ay ka da lbadeen inay bix iyaan faahfa ahin la xi dhiidha diiwaanka kuraasta la sheeg ay in lagu muransan yahay oo ay gudi du soo celisay.

Warkan ka soo baxay xafiiska Mr. Kea ting ayaa lagu sheegay in gudiga xalinta khilaafaadka do orashooyinku ay hore beesha caalamka ugu gudbiy een diiwaan ay ku qoran yihiin 24 xil dhibaan oo khilaaf ka taagan yahay doorashadoodii xub inimada Aqalka Hoose ee baarlamaanka Somalia, ha se ahaatee ay gudidu dha waan si ras mi ah warbaahinta ugu faafi say liiska 11 xildhibaan oo khilaaf ka taa gan ya hay oo kaliya, taasina ay keentay in wakiilka QM Soma liya iyo wadamada beesha caa lamka ee daneeya geedis oco dka doorashoyinka Somlia ay fa ahfaahin dheeraad ah uga baahdaan gudiga xal inta khilaafaadka sida ay 24 kii kursi ee ay hore u sheegeen uga soo reebeen 11 kursi oo kaliya.

Waxaa warsaxafadeedkan lagu she egay in gudiga looga fadhiyo sharax aad la xidhiidha jidkii loo maray hadii la xal iyay khilafkii ka taagnaa 13 ka mudane ee aan lagu darin diiwaanka cusub, hadii aan xal loo helin kuraasta asina ay faahfaahin ka bixiyaan sabab ta ay uga reebeen liiisk an ay dhaw aan ta soo saaren.

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu shee gay in hadii aan lagu darin kiisaska khi la afku ka taagnaa ga ar ahaan kuwii muran koodu aadka u cuslaa ay boqon goynay so guud ahaanba habsami u socodkii doorashada. Waxaa warqadd an loo kala diray Madaxwaynaha DfS, G/Baarlamaan ka, R/wasaa raha iyo ku xigeenkiisa iyo sidoo kale madaxway ne yaasha maamul goboleedyada So malia ee kala ah Punt land, Jubaland, Koonfur-galbeed, Gal-mu dug iyo Hir-shabeelle

NATO OO JOOJINAYSA HOWLGALKII AY KA WADAY BIYAHA SOOMAALIYA

Howlgalka la dagaalanta Kooxaha Burcadbadeeda ee Biyaha Sooma ali ya ayaa ku dhawaaqay in ay joojinaya an how lgalkii ka socday xe ebaha Soo maaliya.

Saraakiil ka tirsan howlgalka NA TO ay aa sheegay in howlgalkii ay ka wadeen badweynta Hindiya in ay joo jinayaan Sababo ay ka mid yihiin dha nka dhaqaalaha . War kasoo baxay ho wgalka la dagaalanka Kooxaha burc ad badeeda ayaa lagu sheegay in uu hoos u dhacay u gaarsiga Kooxaha burcadbadeeda ay u geysanayaan Ma raakiibta Ganacsiga ee maraya bad weynta Hindiya.

Qaar ka mid ah Dalalka Xubnaha ka ah NATO ayaa lagu wadaa in ay sii wadaan howlgalka, waxaana jira cabsi ku aadan in ay dib u soo laabtaan ko oxaha burcadbadeeda Soomaalida.

Howlgalkaan oo Muddo dhowr sano ah ka shaqeynayay biyaha Soomaal iya ayaa hadda u Muuqda in uu soo Afjarmi rabo bilaha Soo socda sida ay sheegtay Afhayeenka howgalka NATO.

Afhayeenka Howlgalka NATO ayaa sidoo kale xustay in ay kor kala socon doonaan dhaqdhaqaa qyada ay ka sameynayaan kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida. Dowlado ay ka mid tahay dowl adda Hindiya ayaa sheegay in ay kasii qeyb qaadan doonaan howlgalka tan iyo inta la ciribtirayo kooxaha Bur cadbadeeda Soomaalida.

XASAN SHEEKH "KOOX GAAR AH MUSH ARAX UMA IHI, WAXAA MUSHARAX U AHAY DADKA SOOMAALIYEED”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xoojiyay olo laha uu ugu ji roinuu Tart an ka Madaxtini mada,isagoo mar kale doon aya inuu ku guuleysto kur siga Madaxwe ynaha Jamhuuriyada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muuqaalo video ah oo uu uga hadlayo ololihiisa doorashada soo dhigayay Ba rtiisa Facebook, iyadoo saacado ka hor la soo dhigay muuqaalkii ugu dam beeyay ee uu ku cadeyn ayo in aanu aheyn Musharax ay wadato koox gaar ah.

"Doorashada 2016 wado dheer ayay soo martay, anigana muddo dheer ay aa inaan musharax ahay ka soo had lay, maanatana inaan mar kale ku cel iyo ayaa rabaa inaan murashax u ah ay kursiga madaxweynaha jamhuuriya da, waxaa rabaa inaa ku daro oo aan dadka Soomaaliyeed u cadeeyo, koox gaar ah murashax uma ihi, beel gaar ah murashax uma ihi, deegaan gaar ah iyo dowlad gobo leed gaar mura shax uma ihi, waxaa murashax u ahay dhamaan Soomaalida Soomaaliya, dalka iyo dibadiisa ku nool ee ku abti rsada Soomaalinimada, intaas ayaa mas’uuliyada shalay u qaaday, afarta sano ee la soo dhaafay u hayay”ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Waxaa uu codsaday in mar kale fursad loo siiyo, isagoo mar kale ka dhawaajiyay hal heyskii uu horay ka dhawaajiyay ee ahaa qabyo ninkeeda dhameystira, oo ugala jeeday wixii qa byo ah uu ra bo inuu dhameystirayo ha ddii uu mar kale guuleysto.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shegay in cadeymo iyo daliil u haayo in afartii sano ee la soo dhaafay u ade egay dadka Soomaaliyeed, sidaas dar teedna uu rabo in fursad loo siiyo inuu u adee go umada Soomaaliyeed.

Laakiin dadka dhaliila Siyaasadda Madaxweyne Xasan Sheekh waxay ku doodayaan inuu yahay nin ku xiran koox gaar ah, kuwaasoo la sheego in ay cadaawad fara badan u abuureen afarii sano ee uu talada dalka hayay.

Si kastaba ha ahaatee 28-ka bishan ayaa lagu wadaa inay dhacdo doora shada Madaxweynaha, In kastoo shaki laga qabo inay mudadaas ay dib ug adhacdo, isla markaana ay gaarto ho raanta bisha Janaayo ee sanadka 2017.

EX: R/W CALI MAXAMED GEEDDI "XIL DHIBAANO AYAA SI MUSUQ MAAS UQ AH KU SOO BAXAY”

EX: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soo maaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa waxauu sheegay xildhib aanada cusub ee Baarlamaanka qaarkood in ay ku soo baxeen si musuq maasuq ah. Waxa uu she egay cabashooyin ba dan in laga keenay sida ay u dhacday Doorashada xubnaha xildhibaanada Aq alka Sare iyo Aqalka Hoose.

Cali Maxamed Geeddi Ra’iisul Wasa arihii hore ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay Madaxda DFS inay ku lug leeyihiin Doorashada, cidii ay doon aana xildhibaan ka dhigtaan.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doo rashooyinka Dalka ayaa sheegay 11 xubnood oo lagu doortay Degaan Doo rashooyinka in ay ku soo baxeen si musuq maasuq ah, sidoo kalena Door ashadooda dib loogu laaban doono

G/GOBOLKA BANAADIR OO LA KULMAY SAFIIRKA DALKA MAREYKAN KA U FADHI YA SOMAALIYA

Gudomiyaha gobolka banadir ahna Duqa M/Muqdisho ayaa shalay M/Mu qdisho kula kulmay safiirka Dalka Ma reykanka u fadhiya Somaaliya. 2da masuul ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah, Kuwaas oo ay ka mid yihiin in mataaneynta Magalooyinka Mareyn ka Iyo Muqdisho

Sido kale in muqdisho ay hesho meteladeeda siyaasadeed iyo diyaarin ta Maqaamkii Caasim ada. Gudomiy aha Gobolka Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Md .Yuusuf Xuseen Jim ca ale iyo Maamulkiisa ayaa lagu ama an ay guusha laga gaaray mashruuca ku dhiso Dalkaada Hal dollar, ta asi oo ah dardaarankii Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sh. Maxamuud oo uu Gudoom iye Madaale bulshada usii kala dhig dhigay.

Gudoomiye Madaale ” ayaa ka dha waajiyay in Mashruuca ku dhiso Dal kaada hal dollar la gaarsiin doono jaali yadaha soomaaliyeed ee Dalka diba ddiisa kunool si ay uga qeyb qaataan dib udhiska M/Muqdisho oo ah xaruntii midnamada Soomaaliyeed. Ugu Dam beyn Gudoomiye Madaale ayaa Safiir ka Mareykan Uga Mahad celiyey Sida Wanaagsan Oo Ay Dowladda Marey kanka Uga Go’antahay in Dalka soom aaliya dib cagihiisa isugu taago, loo guna soo celiyo nabad iyo baraare.

CIIDAMADA AMISOM OO GABAR DA’Y AR KU DILAY GOBOLKA HIIRAAN

Ciidamada Amisom ee qeybta ka ah howlgalka Amisom ayaa shalay ga bar da’yar waxa ay ku dileen gudaha degmada jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Askari Ka tirsan Ciidamada Jabu uti ee qeybta ka Howlgalka Amisom ayaa la sheegay in gabadh aan oo mar eysay bartamaha Magaalada uu risa as ooda kaga qaaday lamana ogo sab abta arint aan ka danebysa.

Maamulka degmada jalalaqsi ayaa sheegay in baaritaan ay ku sameynd oonaan falkaan ka dhac ay shalay deg mada islamarkaana ay saraakiisha cii damada jabuuti kala hadli doonaan sida loos oo qabn lahaa askriga falka dilka geystay.

Dorraad ayaa ciidamada amisom waxa ay haweeney gaari ku jiirsiiyeen waddada dheer ee xariirisa Isgoyska km4 iyo Garoonka aadan iyadoo gaarigii baxanayayey ay ciidmada do wladda soomaaliya gacanta ku soo dhigeen iyadoo la geeyey goobaha sharciga

AKHRISO;-MAGACYADA XILDHIBAAN NADA HAWEENKA AH EE SOO GALAY AQALKA HOOSE EE BAARLAMAANKA CUSUB SOOMAALIYA

Baarlamaanka soomaaliya waxaa ka mid noqday tiradii ugu badneyd ee xildhibaanno haween ah taariikhda abid ka dib markii qoondada 30% loo dhigay.haweenka ilaa iminka soo gal ay oo gaaray tiro ka badan inta aan he lay 30 waxaay dadka u ololeeya hawe enka ku tilmaameen guul weyn in kas too aanay muuqan in la gaara qoond adii haweenka iyo in kale haddaba

AKHIRO MAGACYADA HAWEENKA XILDHIBAANADA NOQDAY IN AAN HELAY OO HOOS KU QORAN:-

1-Sadio Careys Ciise

2-Sareedo Maxamed Cabdi

3-Duniyo Maxamed Cali

4- Maryan cariif qaasin

5-Naciima Maxamed

6-Xaawo Maxamed Aaden

7-Sahro Jamac Cali Qoorsheel

8-Sacdiya Muuse Cabdullaahi

9-Maryan Aweys Jaamac

10-Luul Cabdi Aaden

11-Sahro Xaaji Xuseen

12-Daleys Xasan Aadan

13-Sagal Cabdizaki Biixi

14 Farxiya Xasan Axmed

15-Xamsa Sh. Xuseen

16- Raabaco Sh. Nuur

17-Fowsiyo Maxamed Sheekh

18-Hani Maxamed Cabdi

19-Jawaahir Aadan Cabdi

20-Samra Ibraahin Maxamed

21-Khadiija Maxamed Diiriye

22-Samiira Xasan Diiriye

23-Farxiya Muumin Cali

24-Xiis Xasan Aadan

25-Drs.Aamina Sh. Cusmaan

26-Nadiifo Aadan Isaaq

27-Safiyo Xasan Nuur

28-Aamina Xasan Cali

29-Miina Xasan Shibis

30-Sahro Cumar Maalin & kuwo kale

XALAB MAGAALADA KU CAANBAXDAY TU KASHADA 6 SALAADOOD MAALIN WALBA

M/Xalab ee dalka Suuriya ayaa noq otay magaalo ku caanbaxday tukasha da 6 salaadood maalin walba.

Muddo lix sano ah ayaa iminka dag aal uu halkaasi ka socday. Duqeyn maalin walbo ah ayaa lala beegsana yay waayihii dambe ayadoo shacabku ay ku le'daan sidaa darteedna 5ta sal aadood ee faradka ah ayaa waxaa la gu daray salaatul janaazo maalin wal bo ah.Salaatul janaazo ayaa 6 ku no qotay salaadaha sida caadiga ah loo ga tukado magaaladaasi Xalab.

Waxaa Xalab ka dagaalama jabh adaha Sunniyiinta ee mucaaradka ay adoo haatan la moodo in laga taag ro onaaday in ayna ka baxaan gebi aha anba la filaayo. Ruushka iyo dawlada Bashaar al-Asad ayaa dusha kasoo duqeynayay ayadoo hoosna xabbad looga wado.

Haatan ayaa dadka shacabka ah la ga daad gureynayaa magaaladaas ay adoo la filaayo dag aalyahanada wali halkaa ku harsana inay u huleelaan Idlib oo macood ay ku sugan yihiinKu dhawa ad 3 kun oo rayid ah ayaa dorra ad laga daad gureeyay Xalab ayadoo basas looga daabulay. QM ayaa shee geysa in ilaa 50 kun oo qof ay wali Xal ab ku go'doonsan yihiin.

Asbuucaan gudihiisa ayaa ciidama da Ruushka iyo ciidamada dawlada Bashar al-Asad waxay la wareegeen inta badan xaafadaha Xalab.

EHELADA QOYS XUBNO KA TIRSANAA CI IDAMADA AMISOM AY LAAYEEN OO BA AQ U DIRAY DAWLADA SOOMAALIYA

Ehelada qoys xubno ka tirsanaa cii damada AMISOM ay ku laayeen gobo lka Shabeelaha Hoose ayaa baaq u diray dawlada Soomaaliya. Ehelada qoyskaa ayaa baaqa u diray dawlada Soomaaliya kaasoo ay uga codsa de en in wax loo qabto gabar ayadu qoy skaa la laayay ka hadhay oo caa fima adkeedu iminka liito. Qoyskaa ay aa ka koobnaa 9 qof.

Ehelada qoyskaa ayaa doonaya in loo soo gurmado gabadhaa oo shoog ka qaaday wixii lagula kacay qoyske edii iyo gumaadkii qoyskeedii lagu lay ay.Waxay ehelada qoyskaasi sheeg een in ga badhaa la siiyo baxnaano caafimaad hadii kale laga yaabo in wa lbahaar iyo qarracan ay u dhimato.

'AMISOM dab badan ayay naga lay een. 9 qof hal qof ayaa ka nool halki ina si Alle og yahay ayuu ku nool yah ay. Madfac ayay nagu rideen. Madfac ayaa nagu soo dhacay. Anagu meel la yiraahdo Farangalunga ayaan daggan nahay'. Sidaa waxaa yiri mid ka mid ah gabadhaa eheladeeda oo u war amayay mid ka mid ah idaacadaha maxaliga ah ee Muqdisho.

'Waxay ka tirsan tahay Janaale. Dawlada Soomaaliya waxaan ka cod sanaynaa inay gabadhaa xaaladeeda wax ka qabato oo ay caawiso'. Intaa na wuu raaciyay. Ciidamada AMISOM ayaa marar badan lagu eedeeyay inay waxyeeleeyeen dad rayid ah qeybo ba dan oo Soomaaliya ah gaar ahaan Shabeelaha Hoose oo dadkii rayidka ahaa ee ay laayeen ay kujireen xubno dhowr ah oo ka wada tirsanaa hal qo ys guri xaflad aroos lagu dhigaayay magaalada Marka.

URURKA ISKASHIGA ISLAMKA OO KU BAA QAY IN YAHYA JAMMEH UU IS CASI LO

Yahya ayaa inta badan sawirrada ka muuqda isaga oo gacanta ku hay sta kitaab Quraan ah Ururka Iskaashi ga Islaamka ee magaciisa loo soo ga abiyo IOC oo ay ku midaysan yihiin 57 dal oo Muslimiin ah ayaa madaxway naha Gambia, Yahya Jammeh ugu ba aqay in uu ixtiraamo natiijadii ka soo baxday doorashada isla markaasna uu xilka wareejiyo. Yahya ayaa ah Muslim khaalis ah, Inta badana wuxuu sawirrada ka soo muuqdaa isaga oo gacanta ku wata kit aab Quraan ah. Madax waynaha ayaa diiday natiijada wuxuuna dalbaday in gudi doorasho oo "Allaah ka baqaya” in ay qab taan doorashada.

Hogaamiyaha Gambia oo diiday nat iijadii doorashada Xukuumadda Gaam biya oo jartay Internet-ka Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaaamka Yousuf al-Othaimeen ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay in na tiijada oo la khilaafo ay horseedi karto daganaansho la’aan ayna ha lis galin karto midnimada dalka.

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa sheegay in kormeerayaashii ay u dire en doorashadii dhacday kawdii bishan labo iyo tobnaad in aysan diiwan gal inin wax isdabo marin ah

Gambia ayaa martigalin doonta shir ka u soo horeeya ee Ururka Iskaashi ga Islaamka. Yahya ayaa inta badan sawirrada ka muuqda isaga oo gac anta ku haysta kitaab Quraan ah

DAGAAL KA BILOWDAY GEEL LA DHACAY UNA DHAXEEYA CIIDAMADA JUBALAND IYO KUWA AL-SHABAAB

Wararka ka imaanaya gobolka jub ada hoose ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya ciidam ada juba land iyo kuwa al shabaab uu ka dhac ay gobolka jubada hoose. Saraakiisha Jubaland ayaa sheegay in dagaalka uu bilowday ka dib marki Al shabaab ay gobolka ka afduubteen xoolo geel gaar ayana 2,000 kun.Taliyaha Ciidan ka Booliska Jubal and Xasan khayre oo la hadlay idaaca dda sim ba ayaa sheegay in dagaalka uu dhacay geli nki danbe ee shaley isl amarkaana uu si qaas ah kaga dhacay Deegaanka Cabadalle Biroole oo ku yaala dule edka M/Kismaayo.

Taliyaha booliska ayaa waxa uu si doo kale sheegay in dagaalka dhexma ray ciidanka juba land iyo kuwa Al sha baab qasaa re xooggan lagu gaarsii yay daga alka ciidamada Al-shabaab isla mar aakana ciida mada jubaland ay xoolihi la dhacay dib ugu soo celiy een dadki xoolo dha qatada aha ee la ga dhacay.

Al shabaab weli ma aysan ka hadl in dagaalka ka dhacay gobolka jubada hoose, mana aysan ka warbixin aska rta la sheegay in laga dilay.

TALIYE JAAMAC SAXARDIID OO AAS QARAN LOO SAMEEYAY

Taliye ku xigeenkii 3-aad ee Cii danka Booliska Maamulka Puntland ayaa waxaa shalay Aas Qa ran loogu sameeyay Qabuuro ku yaalla Duleed ka M/Boosaaso ee Gobolka Bari, ka dib markii uu u geeryoodey dhaawac ay dorraad u geysteen kooxo hubey san.

Aaska Taliye ku xigeenkii 3-aad ee Ciidanka Booliska Maamulka Puntland Jaamac Saxardiid Ca bdi ayaa waxaa ka qeyb galay Ehelada Marxuumka, Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, Maa mulka Go bolka iyo Saraakiil ciidan.

Taliyaha Ciidanka Booliska Maamu lka Puntland General C/qaadir Shire Faarax ayaa waxa uu sheegay in la aqoonsaday cidii ka dambeysay dilka Taliye ku xigeenkii Marxuum Jaamac Saxardiid Cabdi. General C/qaadir Shi re Faarax Taliyaha Ciidanka Booliska M/Puntland ayaa sheegay dhowa an in ay gacanta ku soo dhigi doonaan rag an, sidoo kalena ay soo bandhigi doo naan. Laama ha Amniga ayaa sheeg ay in ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan raggii ka dambeeyay fal kan.

MADAXDA MAAMULKA GALMUDUG OO LAGU EEDEEYAY IN AY DAYACEEN XILALKII LOO IKMADAY

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baar lamanka Maamulka Galmudug oo Xal ay shir Jaraaid ku qab tay M/Cadaado ee Caasimada KMG ee maamulkaas ayaa ku eedeeyay Madaxda Maam ulka Galm udug in ay ku tunteen dastu urka Maamulkaas, islamarkaana ays an haatan Galmudug laheyn wax hogaan ah.

Xildhibaanada Shirka jaraaid ku qa btay M Cadaado ayaa sheegay in uu san jirin Mas’uul ku su gan Magaalada Cadaado, islamarkaana madaxda ugu sareysa Galmudug ay ka maqan yihiin deega anada Galmudug.

"Waxaa dhacay qalad weyn, haduu Madaxweynaha Galmudug maqan ya hay waxaa la wareeg aya xilka Mada xweyne ku-xigeenka,haduu Madaxwe yne ku-xigeenka maqan yahay waxaa la ware egaya Gudoomiyaha Baarlam anka, haduu Gudoomiyaha Baarlama nka maqan yahay waxaa la wareeg aya Gudoomiye ku-xigeenka kowaad, balse nasiib daro dhamaanba ma joo gaan Madaxtoo yada, Galmudug in la inqilaabo way u sahlan tahay xiliga an”, ayuu yiri

Dhamaanba Xildhibaanada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka cods aday Guddoonka Sare ee Baarlaman ka Galmudug in la qabto kulan deg deg ah oo loogu hadlaayo sida loo dayacayo xil alka Galmudug.

Faah-faahin:-Dagaal Culus oo Ka Dhacay Degmada Mahadey ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka ka imaanaya Degmada Ma hadey ee G/Sh/Dhexe ayaa ku waram aya in dagaalyah anada Xarakada Al-shabaab ay xalay saqdii dhexe weera ro qorshaysan ku qaadeen xarumo ay Cii damada dowladda Soomaliya ku leeyihiin degmadaas.

Shabaab-ka ayaa weerar ku qaad ay marka hore Xarun ay Ciidamada DFS ay lacagaha kaga qa adaan Gaa diidka waxaa halkaas laga maqlay ras aas xoogan iyo hubka Culus ay iswe edaarsade en 2da Ciidamada. Sidoo kale dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ayaa weerar kale ku qaaday Fariisimo ay Ciidamada DFSoomaliya ay ku leeyihiin Gudaha Degmada Ma hadey ee G/Shabeelaha Dhexe.

Si dhab ah looma oga qasaaraha soo kala gaaray Shabaab-ka iyo Ciida mada DFSoomal iya Wa rar lagu baah iyay baraha Al-shabaab ayaa lagu she egay in labo askari oo ka Tirsan Ciid amada dowladda Soomaliya in lagu dilay dagaalka.

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

Abtiyaasha kala ah :- Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale{Xaaji Shaataar}, Xuseen Axmed Jimcaale, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Muxyaddiin Axmed Jimcaale,Ilmo, Maxamed Axmed Jimcaale,Ilmo Siidoow Axmed Jimcaale,Ilmo Cabdi Ax med Jimcaale, Habaryarrada kala ah :-Aaamino Axmed Jimcaale, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale, Ruqiyo Axmed Jimcaale,Maryan Axmed Jimcaale, Safiyo Axmed Jimcaale Hooyo Xaawo Axmed Jimcaale Axmed Jimcaale , Maxamed Xasan Xuseen iyo xaaskiisa Caasho Axmed Maxamuud Ka raani, Nu urto Cali Cumar, Naasir Cali iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa ,Najiib Cali Cumar iyo Xaaskiisa Shkuri Xaa ji Xuseen Culusoow,Cumar, Nimco Cali Cumar iyo Caruurteeda, Nuuradiin Cali Cumar, Cabdi Cali Xasan {Yuubane},Shiino Axmed Rooble,Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, bahwada war geyska mogadishu times waxaay habalyo dhalsho far xad eh u dirayaan MAXAMED XUSEEN COON IYO QADRO CABDULLAAHI CALI oo Gabari ugu dhalatay 16-ka Dice mbar 2016-ka jimcihii ku beegn eyd Magaalada Muqdisho waxayna leeyihiin alle haka dhigo tii soo barbaarta oo dalkee da, dad keeda iyo diinteeda anfaxda Aamiin Aamiin.

OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO SHIRKDDA ISGAARSIINTA NATIONLINK TELECOM

December 1st 2016

Mogadishu, Somalia

XIRMOOYINKA BIL-LAHA AH EE NATIONLINK

Shirkadda isgaarsiinta Nationlink oo aad uga barateen adeeg telefoon oo taya leh, waxay idin kugu bishaaraynaysaa in ay soo kordhisay xirmooyinka DURD UR 3 & DURDUR 5 oo ah xirmooyin kaa haqabtiraya baahidaada telefoon.

1. DURDUR 3 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:

1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood

2) 300 oo SMS oo gudaha ah.

Qiimaha xirmada DURDUR 3 waa 3 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:

* Iibso oo ku shubo 3 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MAAL)

* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.

2. DURDUR 5 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:

1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood ah

2) 50 Daqiiqo oo dibadda ah dalalka: USA-Canada-China-India-Pakistan-Bangl adesh-Malaysia-Sweden-Germany-South Africa.

3) 500 oo SMS oo gudaha ah.

Qiimaha xirmada DURDUR5 waa 5 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:

* Iibso oo ku shubo 5 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MA AL)

* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.

DURDUR ADEEG LAGU DIIRSADAY



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip