
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 13-KA DICEMBAR 2016-KA
Md.Xasan sh. ayaa sheegay in dooras hooyinkii Golaha Shacabka ee ka dhacay Cadaado iyo Jowhar ay u qabsoom een si xasilooni iyo dimuqraadiyad ku dheehan tahay isagoo ammaan iyo mah ad-celin u jeedinaya Madaxda Dhaqanka iyo Mada xda Dowlad Gobolleedyada Galmudug iyo Hirsh abelle Guddiyada Hirgelinta Doo rashooyinka Dadban ee heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed oo guulo ka gaar ay doorashooyinkii Golaha Shacabka ee ka dhacay M/looyinka Cadaado iyo Jow har.
Madaweynaha, ayaa ku baaqayaa in si da ugu dhaqsiyaha badan lagu soo dham eystiro dooras hooyinka Golaha Sha cabka ee harsan iyada oo la ilaalinayo nidaamka sharci ee u degsan doorasho oyinka. Ugu dambeyntiina sheegay in Soo maaliya ku tallaabsatay horumar weyn oo dhanka di muqr aadiyadda iyo dowladnimada ah, isa goo uga mahad-celiyey shacabka Sooma aliyeed iyo Beesha Ca alamka kaalintooda ku aadan hirgelinta doorashooyinka. –Dhammaad–
AQRISO: MAGACYADA XILDHIBAANADA AQA LKA HOOSE IYO AQALKA SARE EE G/MUDUG
Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Galmudug, ayaa si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay, iyadoo M/Cadaado lagu doortay Xildhibaano cusub. Xildhibaanada la doortay ayaa ah kuwa cusub oo Aqalka hoose ku biiraya, waxaana ay ka soo ga layaan Dowladda dhexe dhanka Deegana da Maamuka Galmudug.
36 Xildhibaan oo Aqalka hoose ah iyo 8 Kursi oo ah Aqalka sare ayaa lagu door tay M/Cadaado si nabadgelyo ah, bal se ay jiraan Musuq maasuq xooggan.
Doorashadii Galmudug ka dhacday ee Aqalka hoose, ayaa dad badan ay aad u ga cabanayeen, doo rashada Cadaado ku soo dhamaatay. Haddaba Halkaan ka Ak hriso Xildhibaanada lagu doortay Cad aado Magacyadooda oo dhameyst iran.
1-Saciid Nuur Giriish
2-Mahad Salaad
3-Qaasim Maxamed Jamac .
4-Duniyo Maxamed Cali
5-Cabdi Shire Jaamac
6-Xuseen Qaasim Yuusuf
7-Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
8-Bootaan Ciise Caalin
9-Xasan Macalin Maxamuud
10-Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
11-Xirsi Aadan Rooble
12-Saadaq Abdikarim Xaaji Ibrahim
13-Abdulahi Ali Axmed
14-Cabdiqadir Gaafow Maxamud
15-Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.
16-Naciimo Maxamed Gacal
17-Maryan Cariif Qaasim
18-Yusuf Xeyle Jimcaale
19-Cabdiweli Maxamed Qanyare
20-Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac
21-Warsame Maxamed Xasan(Warsame 22-Joodax)
23-Cabdi Caziz Ilmi Cali
24-Ikran Aden Absuge
25-Axmed Macalin Fiqi
26-Ubax Tahlil Warsame
27-Maryan Maxamed Xuseen
28-Maryan Xaaji Cabdi Geeddi
29-Zakariye Xasan Cali
30-Maxamed Axmed Abtidoon
31-Saabir Nuur Shuriye
32-Cabdixakim Macalin Xuseen
33-Cali Axmed Sharif
34-Nadifo Faarax Jaamac
35-Abdiashakur Ali Mire
36-Faarah Xassan
37-Sahra Cumar Maalin
Dhinaca kale, Galmudug waxaa horay loogu doortay ilaa 8 Xildhibaan oo gobol ka u matali doona aqalka sare ee federaal ka ah.
LIISKA GALMUDUG EE AQALKA SARE:-
1-Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)
2-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
3-Axmed Abdi Dhagdheer
4-Yusuf Geelle Ugaas
5-Zamzam Daahir Maxmud,
6-Cabdiwaaxid Qoonjeex
7-Jawaahir Axmed Cilmi
8-Abubakar Axmed Xaashi
SHARMAAKE, GAAS IYO FAROOLE OO SHIR XASAASI AH KA YEESHAY DOORASHADA
Hoyga uu ka daganyahay M/Garoowe R/wasaare Cumar C/ rashiid Cali Sharma ake waxaa shalay ka dhacay kulan uu Alb aabada u xirnaa oo looga hadlay doorash ada Soomaaliya. Kulanka waxaa ku wehl inayay R/wasaaraha Md.Cabdi Wali Maxa med Cali Gaas iyo Xildhibaan C/ raxmaan Faroole oo katirsan Aqalka Sare ee Baar lamaanka, Sidoo kale waxaa goobta ku sugnaa Xildhibaan C/risaaq Jur ile oo isna Aqalka Sare katirsan. Kulanka ayaa xoog iisa waxaa diirada lagu saaray sidii Shar maake lo oga gacansiin lahaa inuu ku guu leystay Kursiga ugu sareeya Dalka oo uu u sharaxanyahay, loollan ad ag waxa uu kala kulmi doono Madaxweyne Xasan iyo xertiisa. Shirka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa dalbaday Ra’iisul wasaaraha Dal ka,waxaana diirada lagu saarayay xildhib aannada harsan iyo sidii dhanka Sharm aake loogu soo leexin lahaa. Sidoo kale waxaa lagu faaqiday ballamihii lagu soo ka la qaatay Shirkii imaaraadka Carabta iyo waxa ka hirgalay maadaama waqtiga hadda gabaabsi yahay.
DR. Cumar C/rashiid ayaa Gaas iyo Faroole u sheegay inuu hadda heysto xil dhibaanno tira badan balse aan la isku ha leyn karin loona baahanyahay in laga gac ansiiyo sidii xoogga loo saari lahaa in qof ka soo jeeda Puntland uu markan Madaxt ooyada Fariisto. R/lwasaare Sharmaake oo ay dhawr je er horey isku arkeen Md. Faroole ayey uga wada hadleen arrimaha musharaxnimada, laakiin xogo soo baxa ya ayaa sheegaya in uu jiray mad-madow mudooyinkii u dambeeyey.
Xogtu waxay caddeynaysaa in shirkaas laysku afgartay in ay Puntland sannadkan doorashada So omaaliya mideyso codad keeda, sidaas oo kalena kulamo hoose la la yeesho cid kasta oo laga heli ka ro cod adka Doorashada Madaxweynenimada Soomaaliya. Is faham guud ayaa dhexma ray 3dan ma suul, waxaaa laysku raacay in la taageero musharaxnimada R/wasa are Cumar Cabdirashiid iyadoo sidaas oo kale ay jiri doonaan Musharaxiin ka soo je eda Puntland oo tartan u gali doona Aqal ka Sare hogaamintiisa. Soomaaliya ayaa ku jirta marxalad xasaasi ah, waxaana ka la guur ah hogaaminta dalka, iyadoo ay Beelaha Soomaalidu si gaar ah mid kasta u doonayso in ay guuleysato, taas oo ah oo arrimaha Isha sida gaarka ah loogu hayo.Ciddii ku soo bixi lahyed maadaa tartan adagi la wajahayo
WARIYE CAAN AHAA OO GEERIYOODAY KA DIB MARKII UU KA SOOMAY CUNTADA
Mohamed Tamalt War iye British-Alge rian ah ayaa ku dhintay xabsi ga ka dib markii uu cuntada ka soomay isagoo ka mudaaharaadaya mu ddo 2 sano oo xarig ah. Talm alt oo lagu xukumay maxkamad Alg erian ah "ka dib markii uu aflagaade eyay saraaki isha” uuna hadallo caay ah u jee diyay”Madaxweynaha Algeria Abdelaz iz Bouteflika Gabay uu dhigay bogiisa Fac ebook.
"Waxaan xaqiijin karaa dhimashada war iye Maxamed Tamalt isbitaalka Babel-Ou ed ka dib markii uu cuntada ka soomay in ka badan 3 bilood islamarkaana galay ko oma 3 bilood ah,” ay uu Amine Sidhoum, qareenka Tamalt ku qoray Facebook ma alintii axadda. Tamalt, 42 jir ahaa , ayaa u dhintay xanuun Caabuq ah markii uu galay kooma.
MUNAASABAD LAGU XUSAYAY DHALASHADII NABIGEENNA OO LAGU QABTAY DHUUSAMAREEB
Xaflad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxammad (NNKH ) ayaa la gu qabtay M/ Dhus amareb ee Xarunta G/ G/gaduud waxaana ka soo qeybgalay Da dweyne aad u fara badan oo isugu yi mid Masjidka Jaamica ah ee Sh Cabdi.Ugu ho reyn waxaa ka hadlay Munaasabada Sh Ax.ed Ibrahim Jibriil iyo Macalin Maxamuud Soomane waxa ayna ka hadleen mu hiimadda ay leedahay xafladan, iya goo sheegay in Muslimiinta ay Waajib ku tah ay weynaynta dhalashada NMNNKH .
Inata Xafladu socotay ayaa waxaa la soo bandhigay Qasiidooyin Nabi Ammaan ah waxaana qaar ka mid ah qaadayey car ruur ka qeybgashay Munasabada,kuwaa soo ka mid ah ardayda Dugsiyada Qur’a anka Kariimka .
Ugu dambeyn waxaa munaasabada soo gabagabeeyey Sh C/wali Xaaji Diiriye oo hormuud u ahaa qaban qaabada Xafl adaan lagu maamuusayey Dhalashada Nabigeena ( NNKH) waxa uuna sheegay in qeybihii hore la soo gaba gabeeyey bal se la sii wadi doono qeybo kale inta Bi shan lagu guda jiro .
GUDDIGA DOORASHOOYINKA(GFHDD): "MA AQOONSAN DOONO NATIIJADA KURAAS TA HANNAANKA LAGU DOORTAY AYSAN WAAF AQSANEYN XEERKA DOORASHOOYINKA”
War-saxaafadeed uu soo saaray Gud digga Hirgelinta Doorashooyinka Daban ayaa lagu sheegay in uu Guddigu aqoon san doonin natiijada Kuraasta hannaanka lagu doortay aysan waafaqsaneyn Xeer ka doorashooyinka. Guddigu waxa uu u ark ay doorashadii dorraad ka dhacday M/Jo whar ay tahay mid si ayaan darro ah u qa bsoontay oo aan waafaqsaneyn xeerka doorashooyinka.
War-saxaafadeedka waxaa kaloo la sheegay in Guddiga oo tixraacaya warqa ddii uu Guddiga hore u soo saaray 7-dii Disember ee lagu shaaciyay go’aanka la ga gaaray Kursiga Beesha Jiidle, waxaa na lagu cadeeyay war-saxaafadeedka in Guddiga Dawlad-goboleedka Doorashooy inka Dadban ee Hir shabeelle uusan sharc iyad u laheyn in uu doorasho u qabto Mu sharax laga reebay tartanka.
Guddiga waxa uu mar 2aad ku celiyay in dhammaan Musharaxiintii horey looga reebay tartanka ays an sinnaba uga qeybq aadan Karin hannaanka doorashooyinka dadban ee sanadkan 2016-ka, isagoo guddigu sheegay in uusan aqoonsan doonin natiijada kuraasta hannaanka lagu door tay aysan waafa qsanayn xeerka doora shooyinka. War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu xusay in Webarka Beesha la ga sugayo oo Masuulka ka ah kursigaasi in uu u soo xulo ergo doorasho cusub, ugu dambeyntii waxa lagu sheegay in Gud digu uu ku adkeynayo dhammaan qeyba ha ku shaqada leh hannaanka doorasho oyinka in ay ilaaliyaan daah-furnaanta iyo ku kalsoonaanta doorashoyinka 2016-ka.
SHAAFICI M.ISLOW OO LEKJAR U JEEDIN DO ONA MADAXDA WARFAAFINTA K/ CAGTA.AFRIKA
Xiriirka kubada cagta Q/Afrika ee CAF ayaa u soo wakiishay agaasimaha xafiis ka warfaafinta xiriirka kubada cagta Soom aaliya Shaafici Muxyaddiin Islow inuu mu xaadiro u jeediyo madaxda warfaafinta xir iirada kubadda cagta 54-ta dal ee Afrika marka ay isugu yimaadaan kulan ka dha caya dalka Camer oon dabayqaada 7aadk an. G/yaha xiriirka Soomaaliyeed ee kub ada cagta Md.C/qani Saciid Carab oo had layay ka dib marki CAF xiriirka kusoo war gelisay in Shaafici uu muxaadiradaa tariik higa ah ka jee din doono kulanka ka dha caya Cameroon ayaa yiri " Sharaf ayay u tahay xiriirka iyo guud ahaan Soom aaliya si gaar ahna warbaahinta ka faaloota arr imaha sportiga in Soomaaliya la siiyo furs ada noocan oo kale ah. Sida aad la socot aan shaafici 2 jeer oo CaF qiimeyn same ysay 2dii jeerba isaga ayaa ku soo baxay kaalinta 1-aad, haddana waxaan rajeyney naa inuu meel wanaagsan sii gaaro, tala abooyin ka horumarka leh ee uu sameyna yo ayaana nagu dhiiri gelinaya inaan ku gacan siinno hamigiisa ah in uu meel sare sii gaaro. Isagoo yar ayaan shaqadan kub badda cagta kusoo bar baarinay horumar ka uu sameynayana aad ayuu ii farxad ge linayaa”ayuu yiri G/iye C/qani S. Carab.
Qodobada muhiimka ah ee uu shaafici Muxyaddin islow uga hadli doono mu xa adaradiisa ayaa wax aa ka mid ah;
Sida loo horumarin karo saxaafada Isb oortiga Afrika.
Waxyaabaha looga baahan yahay saxafi ga arrimaha Isboortiga inuu ku baraarug sanaado, Qaabka ay u shaqeyso saxaafa da Isboo rtiga Soomaaliya, Kaalinta warb aahinta Isboortigu ku leedahay horu marin ta kubada cagta dalka,Sida ugu wanaags an ee saxaafada Isboortiga loogu adeegs an karo hor umarka kubada cagta qaarada Afrika iyo arrimo kale.
Talaabadan ayaa dhanka kale waxaa la gu tilmaami karaa guul weyn oo usoo hoy atay saxaafada Isb oortiga dalka Soomaali ya maadaama qaabka ay u shaqeeyaan iyo horumarada ay sameynayaan si ga ar ah loogu xusi doono kulanka ay isugu ima anayaan madaxda warfaafinta xiriirada ku bada cagta ee 54-ta dal ee xubnaha ka ah ururka CAF.
4 XILDHIBAAN OO 2 KA MID AH AY HAWE EN YIHIIN OO MUQDISHO LAGU DOORTAY
M/Muqdisho ayaa shalay oo waxaa dib u ga bilaabatay Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya G/Waqo oyi. Kursiga 1aad waxaa ku soo baxday W/ Dowlaha W/Tamarta iyo Biyaha DF S. Marwo.Sahro C/qaadir C/raxmaan, waxaa na ay heshay codad gaaraya 48 cod.
Kursiga 2aad waxaa ku soo baxay Jamaal Xasan Ismaaciil, oo horey uga mid ah aa Baarlamanka waqtigiisa uu dhamaad ay, waxana uu helay 40 cod. Kursiga 3a ad waxaa ku soo baxday Faadumo Xasan Cali oo heshay codad 49 ah. Kursigii 4a ad uu ku soo bax ay C/laahi Ismaaciil Duc aale, oo hel ay 45 cod.
Farduus Maxamed Ducaale, oo xubin ka ah Guddiga F/H/ta D/inka Dadban ee Soomaaliya ayaa she egtay in meel wan aagsan ay marayaan Doorashooyinka Aq alka Hoose ee ka socda M/ Muqdisho.
WARBIXIN:-FURAHA FARXADA AYAA LA OGA ADAY INUU YAHAY CAAFIMAADKA MASKAX DA IYO XIRIIR JACAYL
C/fimaadka maskaxda iyo inaad leeda hay qof ku jecel ayaa dadka u keena farx ad ka badan mida ay keento lacagta bad an, ayay heshay daraasaad cusub. Daraa saadka oo ay samaysay jaamacadda Lon don School of Economics, ayaa eegtay jawaabihii 200,000 oo qof sida sababo ka la duwan ay u saameeyeen farxadooda.
Farxad la’aanta ayaa ahayd waxa qof walba ugu dhibka badnaa, halka inay hay staan qof ay is jecel yihiin ay tahay waxa ugu badan ee keena farxadooda. Richard Layard oo wax ka qoray warbixinta aya a sheegay in waxyaabaha lagu helay dara asaadka ay u baahan tahay in "dowladda ay qayb cusub ka qaad ato”.
Daraasaadka ayaa ku salaysnaa dhowr daraasaad oo caalami ah. Prof Richard Layard oo wax ka qoray warbixinta ayaa sheegay in waxa lagu helay daraasaadka ay u baahan tahay dowladda inay qa yb cusub ka qaadato farxada bulshada , iya doo xooga saaraysa inay samayso ” Wa xa farxada u kee na bulshada” halka ay ka samayso "Waxa lacagta u keena”.
Wuxuu intaa ku daray: "Cadaymaha ay aa sheegaya waxyaabaha dadka muhiim ka u ah ee keena farxada iyo farxad la’a anta ayaa ah xiriirka dadka, caafimaadka maskaxda iyo jirka.
”Waqtigii hore dowladda, ayaa ku guul aysatay ladagaalanka saboolnimada , sha qo la’aanta, horumarinta waxbarashada iyo caafimaadka jirka. Laakiin waxaa sid oo kale muhiim ah hadda xadg udubyada ka dhaca guriga, xaalada caafimaad ee fa rxad la’aanta (depression and anxiety), qa mro cabida badan iyo waxyaabo badan oo kale. "Waxyaabahan oo dhan waa in diirada la saaraa.”
MADAXWEYNAHA OO TACSI U DIRAY DOWL ADDA IYO SHACABKA MASAR.
Madaxweynaha JFS,Md. Xasan Sh.Ma xamuud, ayaa cambaareeyey qaraxii arg agixiso ee Dorraad ka dhacay M/ Abbas siya dalka Masar. Madaxweynaha ayaaa uga tacsiyadeeyey dowladda iyo Shacab ka dalka Masar dadkii ku dhintay qaraxaa si aragagaxida ah.”Waxaan ka tacsi muru go leh u dirayaa dhammaan shacaba iyo D/Masar ee aan walalaha nahay ka dib qaraxii argagixso ee lagu beegsaday dad aan waxba galabsan”
Madaxweynaha ayaa sheegay in falalk aas argagixisada ah ee lala beegsaday dadkaasi uu yahay mid waxshinimo ah oo ka fog Diinta Islaamka iyo bani’aadannim ada. Ugu dambeyntii,Madaxweyne Xa san ayaa ugu baaqay wadamada caalamka in la xoojiyo iskaashiga ku aaddan sidii loo ga hortagi mee lna looga soo wada jeesan lahaa falalka iyo fekerka argigixisada ah meel walba ay adduunka ka joog aan. DHAMAAD
SUBXAANULLAAHI: ILMO AY DHEGIHIISA KU ASTEYSAN YIHIIN MAGACA ALLAAH OO KU DHASHAY IMAARAADKA CARABTA.
ولادة طفل مرسوم داخل أذنيه لفظ الجلالة بمستشفى في عجمان
Isbitaalka Amiina oo ku yaalla M/ Cajmaan ee dal ka Imaa raadka Cara bta waxaa ku dha shay wiil yar, kaasi oo ay dhegihii sa ku asteysan yihiin magaca Ilaa hay ” الله
Dr. Shariif Mascad oo La-taliye ka ah Isbitaalka Carruurta iyo Dhalmada Ha w eenka ee Amiinad ay aa sheegay inuu Is bitaalka ku dhashay Wiil yar oo ay Waalid kiisa ka soo jeedaan Q/Asia, kaasi oo dhegihiisa ku asteysan yihiin magaca Ilaah.
Dhakhtarka waxa uu xusay inay tahay arrin naadir ku ah Caalamka, iyadoo Wiilk aasi ku dhashay si caadi ah, isla marka ana uu aad u caafimaad qabo. Waxa uu intaasi ku daray inuusan marna maqlin a ma arkin Mucjiso noocan ah oo Qof Aad ane ku dhasha iyadoo carjawadka jirkiisa laga arkayo magaca Allaah.
Dr.Shariif Mascad waxa kale oo uu til maamay in si waadax ah xarafka Allaah looga dhex arko dhe gaha wiilka yar, isla markaana ay ku sii nagaan doonto marka uu cunuga sii koro ama sii weynaado.
"Taasi waxay la micno tahay inay ahaan doonto Farxas iyo Nasiib Insha Allaahu” ayuu yiri Dr. Shariif.
W/Turjumay: Axmed Xaji Ugaaska xigasho:-dalsan.com Maamulka
SHIRKADA HORMUUD OO DEEQ DAWO AH GARSISAY BUKAANO KU JIRA ISBT, JOWHAR
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud qeybte eda samafalka ayaa shalay gaarsiisay de eq dawo ah isbitaal ka M/Jowhar oo ay ku jiraan bukaano uu soo ritey cudurka shu ban biyoodka. Deeqdan oo ka koobn eyd dheecaanada dadka lagu mudo ee loo ya qaan faleebooyinka ayaa waxaa ay ahayd tii ugu horey say ee la gaarsiiyo isbitaalka oo haatan ay ku jiraan bukaano tiradooda ay ku dhowdahay 100 ruux oo soo ritey cudurka shuban biyoodka.
Mid kamid ah mas’uuliyiinta isbitaalka Dr Cumar Shiikh Maxamuud Agaasimaha isbitaalka M/Jowhar ayaa ka mahadceliy ay deeqdan ay soo gaarsiisay shirkada Hormuud isagoo ku tilmaamay inay tahay mid waqti wanaagsan oo loo baahnaa ay ku soo beegantay. Madaxa shirkada Hor muud ee G/Sh/ dhexe Shiikh Axmed Barr ow Acraabi oo ka hadlay wareejinta dee qdan dawada ah ayaa sheegay in aysan noqon doonin tii ugu dambeysay maadaa ma cudurka shuban biyoodka uu yahay mid baahaya, waxana uu ka codsaday dhaqaatiirta inay ku dadaalaan sidii wax loogu qaban lahaa bukaanada.
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bul shada maamulka G/Sh/dhexe Muxumad Sugaal Cabdi iyo gu ddoomiye ku xige enka arrimaha bulshada maamulka degm ada Jowhar Xasan Barrow Bocor oo goob joog ka ahaa wareejinta dawadan ayaa u mahadceliyay shirkada Hormuud iyagoo u gu baaqay shirk adaha iyo hay’adaha kale ee dalka inay ku daydaan shirkada Hor muud ayna soo gaarsiiyaan kaalmo bukaanada uu soo ritey cudurka shuban biyo odka. Cudurka shuban biyoodka ayaa wa xaa ka dilaacay deegaano ka tirsan deg mada Jowhar iyo degmada Mahaday iya doo 7k an ay u dhinteen dad gaaraya 20 ruux hal ka inkabadan 100 kalana ay la jiif aan isbitalada M/Jowhar iyo Mahadaay.
IN KA BADAN 100 QOF OO LAGU XIRAY DALKA TURKIGA.
Wakaaladda Wararka Turkiga ee Ana dolu Agency ayaa shaacisay inay Boliska shalay qaadeen Hawlgal ballaaran oo la gu soo qabtay 118 qof oo lala xiriirinayo Maleeshiyadda PKK. Hawlgalkaasi oo ka dhacay dhammaan Goballada dalkaasi ay aa lagu beegsaday Saraakiisha Xisbiga Kurdish Demo cratic Party (HDP), kuwaasi oo lagu eedeynayo inay gacan-saar la le eyihiin Maleeshiyadda PKK ee qaraxyad da ka geysta dalkaasi.
Waaberigii hore ee shaay subaxdii , Ku-dhawaad 500 Askari oo ay taageeayaan Gawaarida Gaashaaman iyo Helikoptar ayaa Hawlgal ka fuliyeymagaalladda Ada na ee Koonfurta dalkaasi , iya doo lagu soo xiray 25 Sarkaal oo ka tirsan Xisbiga HDP. Hawlgallo kale oo ka dhacay Istan buul wax aa lagu xiray 20 Sarkaal oo ka tir san Xisbigaasi, iyadoo 18 kalena lagu qa
btay caasimadda dalkaasi ee Ankara.
AL- SHABAAB OO HOOBIYEYAAL XALAY KU WEERARAY XARUN CIIDAMADA ITOOBIYA KA DEGANAYEEN DEGMADA WAAJID EE GOBOLKA BAKOOL
Wararka soo ka baxaya Degmada Wa ajid ee G/Bakool ayaa waxa ay sheegay aan in xalay Ho obiyeyaal lagu weeraray gudaha Degmadaasi. Hoobiyeyaashan oo tiradooda ay gaareyso ilaa 5 xabo ayaa Shabaabka waxa ay ku garaaceen fariisin Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay ku leeyihiin Degmadaaasi.
Gaashaanle Dhexe Maxamed Xasan Cali ayaa waxa uu sheegay inay tiro mad aafiic ah ku soo tuureen fariisin Ciidan ka ay degan yihiin, sidoo kalena Ciidanka Ito obiya ay jawaab ka bixiyeen Hoobiyeya asha la soo tuuray.
Taliye Maxamec Xasan Cali ma uusan sheegin haddii ay jir aan khasaare soo ga aray Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoob iya iyo in kale Waxa uu sheegay Ciidan ka Dowladda iyo ku wa Itoobiya inay xalay wadaan Howlgallo ka dhan ah Shaba ab, sidoo kalena Ciidanka ay u diyaar garoob een sidii ay uga hortagi lahaayeen weerar ada mararka qaar ka yimaada Sha baab.
MIDOWGA EUROPE OO CAMBAAREYSAY QA RAXII DORRAAD KA DHACAY M/MUQDISHO
Ururka M/Yurub ayaa si kulul u camb aareeyay weerarkii cuslaa ee Xarakada Al Shabaab ay dorr aad ka fuliyeen nawa axiga Dekada M/ Muqdisho. Safiirka Ur urka M/Yurub u qaabilsan arrimaha So omaaliya, Veronique Lorenzo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay weerarkaasi ay ku dhinteen ku dhawaad 10-ka Ruux.
Danjire Lorenzo ayaa caafimaad deg deg ah u rajeysay tobanaanka kale ee ku waxyeelobay Weerarkii Dekada Muqdisho oo Mas’uuliyadiisu ay sheegteen Xarak ada Al Shabaab.
Waxaa sidoo kale Ururka M/Yurub uu shaaca ka qaadeen in loo baahan yahay in talaabo adag la ga qaado Xarakada Al Shabaab maadaama Ururku uu sheegay in Xarakada ay ka dambeeyeen Qara xaasi. Ugu dambeyn, Ururka M/Yurub ay aa waxuu sheegay in saaxiib dhow ay la yihiin Soomaaliya, islamarkaana ay sii wa di doonaan taageerida DF. Soomaaliya.
WARBIXIN: AQOONYAHAN DHAWAAN LAGU WADO INUU ISKU SOO TAAGO
XILKA MADAXWEYNE EE SOMALIYA….
Aqoonyahan lagu magacaabo Inj. C/llahi Cali Xasan ayaa lagu wadaa inuu isku soo sharraxo xil ka Madaxnenimo ee Somaliya oo la filayo in ay dhacdo 28-ka bishan sida lagu she egay Go'aann adii ka soo baxay shirkii at Muqdisho ku ye esheen dhawaan Hoggaanka Madasha Qaranka.
Inj.C/llaahi ayaa bartimihii bishii hore ee Novem ber tartan u galay xildhibaannimo, iyadoo laga guul eystay, ka dib far ageli weyn oo lagu sameeyay Ha nnaankii ay Doorashadaasi ku socotay, iyadoo ay si aad ah isugu dhawaayeen codadkii la kala hel ay, isagoo sheegeay inuu ka guuleystay musharr ax ay mad axt ooyada Soomaaliya wadatay.
Sidoo kale, Musharraxa ayaa la sheegay inay sa bab u tahay inuu Hoggaanka dalka isku soo taago, ka dib markii uu Taageerayaashiisa ka helay codsi yo kala duwan oo ku aaddan inuu isku soo taago xi lka Madaxnimo oo dhawaan la filayo inuu ka dhaco Muqdisho. Waxaana la sheegay inuu yahay shaqsi waayo-arag ah oo wax ka qaban kara dhibaatooy inka haatan dalka ka taagan, isla makaana uu hor seedi karo horumar iyo barwaaqo.Inj. C/llaahi Cali oo ah madaxa iyo aasaasihii Hay'ada CED oo ka shaqeysa Waxbarashada iyo Horumarinta, iyadoo ka Hawl-gasha isla markaana ka Fulisay Mashaar iic Wax-tar leh dhawr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay Koonfurta iyo Bartamaha Somalia, isagoo horay uga soo mid noqday Macallimiintii Jaamacad dii Ummadda Soomaaliyeed xilligii ay jirtay Dowla ddii Millateriga, isla markaana horay ula soo shaq eeyay Hay'ado kale ee Caalami ah Xilliyadii Dowl ad la'aanta iyo burburka.
Dhanka kale, Aqoon-yahankaan la filayo inuu ka mid noqdo Musharraxiinta u Tartamaya Doorasha da Madaxnimo ee Dalka ka dhacaya Sannadkaan 2016-ka, ayaa loo arkaa shaqsi miisaan weyn leh oo haddii uu go'aan ku gararo tartanka hogaanka dalka. isagoo rajeynaya inuu guul ka gaaro doorsa hada, maadaama uu taageero ka hayso shacabka.
Musharraxa ayaa ka mid ahaa Aqoon-yahannadii Wax-galka ahaa ee waxiii ka dambeeyay but-burkii Dowladdii Dhexe ee Somalia 1991-kii u is-taagay Houmarinta Bulshada iyo u adeegida shacabka ay aafeyeen dagaalada sokeeye, dowlad la'aanta, fat ahaadda, Abaaraha iyo weliba gaajada, isagoo ku howlanaa Gargaarka Bani'aadamnimada iyo Sam ata-bixinta bulshada dhibaateysan 20-kii sano ee lasoo dhaafay.Dadka aqoonta u leh, Inj. C/llaahi ay aa ku sifeeyay in uu yahay Shaqsi isku darsaday Diin jacayl, Waddaninimo, Daacadnimo, hoggaan su uban, Aqoon iyo Hawl-karnimo, Waxayna rajo ka muujiyeen inuu ku guuleysan karo qabashada hoggaanka Somalia ugu sareeyu hadii loo siiyo fur sad, isla markaana si cadaalad ah ay ku dhacdo, Doorashada Madaxnimo oo la filayo inay qabsoon to inta lagu guda jiro bishan December.
Ugu dambeyn, Xilka Madaxweynenimo ee Som aliya, ayaa Waxaa xilligan isku soo taagay mushar raxiin badan, iyadoo musharrax walba uu ku doon ayo in Dalka uu u baahan yahay xilligan hoggaan Qaran oo aragti fog leh, oo la yimaada isbedel siy aasadeed, mid Dhaqaale iyo mid Bulsho, Isla mar kaana ka Shaqeeya Sidii Qarannimadiisa iyo Midn imadiisaba loo ilaalin lahaa. Xigasho:-hiiraan.com
BOGGA CIYAARAHA
ISKU AADKA WAREEGA 16-KA EE CHAMPIONS LEAGUE OO LA SAMEEYAY (ARSENAL VS BAYERN)
Waxaa goor dhow la soo saaray isku aadka wareega 160ka ee Koobka Champions League, iyadoo ay isku aadeen kooxo adag oo qaarkood horay loo saadaalinayay inay isku aadi doonaan.
Kooxda Arsenal oo lixdii sano ee u dambeysay ay wareegan 16-ka labo jeer isku aadeen Bayern Munich ayaa hadana mar kale isku beegmay. Arsenal ayaa kaalinta koowaad ku soo baxday Group A, waxayna ku aaday kooxda Bayern Munich oo kaalinta labaad ku soo baxday.
Sidoo kale waxaa mar kale isku beegmay kooxaha Barcelona iyo Paris oo iyana sanadihii u dambeeyay dhowr jeer isku aaday.
Kooxda difaacaneysa koobkan ee Real Madrid ayaa ku aaday Kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga ee Napoli. Hadaba sidan ayay isugu aadeen Kooxuhu.

Taageerayaasha adduunka daafihiisa kala jooga ayaa u codeeyey cayaarya hanka khadka dhexe ee Al-Jeeriya iyo kooxdda Leicester Riyad Mahrez , isa goo ka guulaystay Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew, Sadio Mane & Yaya Toure. Mahrez ayaa u sheegay qaybta caayaraha ee BBC Sport: "Dabcan Macno banad ayuu ii sameynayaa, waxa an ahay Afrikaan, Waana wax kuweyn weyn cay aaryahanada Afrikaanka ah ayaan filayaa, mar kaa aad ayaan u faraxsanahay, aadnna ayaan u gu faraxsanahay uguna qanacsanahay inan helo”
Abaalmarintan ayaa ka dhigan sannadkan xusuusta gaarka u leh 25 jirkan, kaasi oo mar horeba ku guulaystay darajadda laacibka horyaalka kubadda cagta Ingiriiskaee Premier Leauge-ga ee sannadka, isagoo ay u codeeyeen xiriir ka cayaartoydda xirfadlayaasha ah.
Mahrez ayaa la aqoonsaday hannaan cayaareedkiisa wanaagsan ee mucji sada garabka,kaasi oo ay qoyskiisa ka yimaadeen M /yar ee El-Khemis ee Al-Jeeriya, wuxuuna ku noqday Premier League duufaan. Wuxuu ahaa xooggii waday kooxdda Leicester City ee sida lama filaanka ah ku ugu guulaystay hor yaalka, isagoo dhaliyey 17 gool isla markaana 11 gool inay dhaliyaan ku caawi yey kooxdda Dawacooyinka ee sida aan la filayn uga guulaystay saadaalintii ahayd 5000-1 inay kooka qaadaan bilowgii xilli cayaareedka.Bishii May Mah rez wuxuu noqday Afrikaankii ugu horeeyey ee loo codeeyo cayaaryahanka ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska ka dib markii ay u codeeyeen laacibiinta ay isku jaalka yihiin, laba sano oo kaliya markii uu ku biiray kooxda Leicester is agoo ka yimid naadiga Le Havre oo looga soo iibsaday 400,000 oo lacagta Brit ish-ka.Waa kor u kac khayral caadi isagoo caruur ah oo kubadda ku cayaaray jidadka , haddana in uu ka soo dhex ifo mihnaddan qaar ka mid ah cayaartoy da ugu wanaagsan ee kubadda cagta ee ka dheela koobka horyaaladda ee Yurub Champions league. Afar goo loo uu dhaliyey shanti kulan ee ka cayaa ray tartanka kooxeed ee ugu sareeya Yurub ayaa u qaaday heer aad iyo aad u sareeya. Waxaa kale oo uu ka soo ifay heer caalami, shan kulan oo u saftay Al-Jeeriya wuxuu dhaliyey laba gool, isagoo shan gool in la dhaliyo ka shaqee yey, wuxuuna ka caawiyey kooxda Dawacooyinka lama degaanka [Al-Jeeriya] inay u soo baxaan ka qayb galka cayaaraha qaramada Afrika ee bisha dambe la qaban doono.
Intaas waxaa dheer, daddaalkiisa waxaa aqoonsaday ururka maamula kub adda cagta adduunka ee FIFA, kaas oo ku daray liiska ugu dambeeya ee cay aaryahanka adduunka, waana kan kaliya ee Afrikaanka ah 23 magac.
Mahrez hadda wuxuu ku biirayaa liiska halyeeyada oo ay ka mid yihiin Abedi Pele, Jay-Jay Okocha & Didier Drogba, in uu ku guulaysto abaalmarinta BBC ee cayaaryahanka Afrika sanadka 2016. Iyadoo ay wali u sii dhimman yihiin sannado uu heer fiican gaaro, Mahrez wuxuu haystaa waqti badan oo uu sii wado in uu farxad galiyo taageerayaasha, kuwaas oo hadda tusay sida ay ula dhacsan yihiin. Xigasho: BBCSomali
TRUMP OO SU’AAL GALIYAY IN SHIINUHU UU HAL DAL YAHAY
Madaxwaynaha la doortay ee dalka Ma raykanka Donald Trump ayaa su’aal galiy ay in dalka Maraykan ku uu sii wadi doono siya asaddiisa ku aadan in Shii nuhu uu hal dal yahay, laakiin warbaahinta dawl adda ee Shiinaha ayaa arrintaas aad ooga caroo tay. Siyaasadaasi waxay tahay in Shiinuhu uu cal aaqaad rasmi ah la leeyah ay Shiinaha badalkii uu la yeelan lahaa jasiiradda Taiwan oo Shiinuhu uu u arko gobol ka tirsan.
Nidaamkaas ayaana wakhti dheer mu hiim u ahaa calaaqaadka Shiinaha iyo Maraykanka. Laakiin Trump ayaa shee gay in aysan u muuqanin sabab ay arrant an u sii socoto iyada oo aan Beijing laga haynin wax tanaasul ah. Hadalkiisaas ay aa horseedat jawaab caro leh oo laga ba ahiyay warbaahinta qaranka Shiinaha.
Xildhibaanaddii u horaysay ee Soom aali Maraykan ah oo loo hanjabay Gaba dh Soomaali ah oo asturan oo Tartan qu rux Minnesota kaga qaybgashaShiinaha ayaa si dhaw ula socda xaaladda kala gu urka ah ee Trump Shiinaha ayaa si dhaw ula socda xaaladda kala guurka ah ee Trump
Dalka Maraykanka ayaa calaaqaadkii rasmiga ahaa u jaray maamulka Taiwan sanadku markuu ahaa 1979, wuxuuna aqoonsigiisii u wareejiyay dhanka Shiina ha, arrintaas ayaana horseeday inuu cala aqaadkoodu sii hagaago Balse in kastoo calaaqaadkii rasmiga ahaa ee dublamaas iyadeed uu burburay haddana maraykan ku waxa uu sanado sii waday calaaqaad aan rasmi ahayn oo uu Taiwan la lahaa.
Is ixtiraamdarro wayn
Waraysi uu baahiyay Fox News Axa ddii ayuu Trump ku sheegay in uusan gar anaynin sababta ay u ilaalinayaan siyaas adda Shiine midaysan iyadoo aan heshiis lagula galin Shiinaha arrimo kale oo ay ka mid yihiin ganacsiga. Trump waxaa kale oo uu sheegay in Shiinuhu uusan iskaa shi kala samaynaynin Maraykanka arrima ha lacagihiisa, Kuuriyada Waqooyi iyo wal iba dareenka ka taagan koonfurta badda Shiinaha.warbaahinta dawladda Shiinaha leeda hay ee Global Times ayaa isla mar kiiba ka hadashay waxayna sheegtay in hadal ka Trump uu yahay mid caruurnimo ah oo lala dagdagay, uuna u baahan yah ay in uu dublamaasiyadda wax ka barto
NINKII ISKU QARXIYEY KANIISADDA QAAHIRA OO LA AQOONSADAY.
Madaxweyne C/fataax Alsiisii ayaa she egay in qof isku soo rakibay waxyaabaha qarxa uu geystay Qa raxaasi oo ay ku gee riyodoeen 24-qof. Ma daxweynahaDalka Masar ayaa ka hadl ay Aas Qaran oo sha lay loo sameeyey dadkii lagu dilay Qarax aasi, wuxuuna xu say in la qabtay 3 nin iyo haweeney ku lug leh qaraxaasi. waxa kale oo uu sheeg ay inu la aqoons aday ninka iska qarxiyey oo lagu magaca abi jirey Maxam uud Sha fiiq Maxamed Mustafa oo 22-jir ahaa, isla markaana ay Bolis ka baadi-goobayaan 2 kale oo ku lug lah aa Qaraxaasi.
AQRISO:- SHURUUDAHA LAGA RABO MUSH ARAXIINTA MADAXTINIMADA SOOMAALIYA.
Waxaa la soo saaray shuruudaha laga rabo musharaxiinta madaxtinimada Soom aaliya iyadoona shuruudahan ee ka koo ban yihiin lixqodob shuruudahan la soo bandhigay ayaa waxa aanan ku jirin laca gaha looga baahanyahay dadka doonaya in ay tartamaan
HALKAN HOOSE KA AQRISO SHURUUDAHA WAXAANA KAMID AH
1-Inu Soomaali yahay
2-Inu Muslim yahay
3- Inu ka weynyahay 40 sano
4-ineysan jirin dacwad fal dambiyeed laga hayo
5-Inu maskax ahaan caafimaad qabo
6-Inu heysto khibrad ku habboon jagada.
Xigasho UNSOM Xigasho:-radiodalsan.com
HAWLGALKA M/YURUB EE XOOJINTA ARRIMAHA RAYI DKA IYO TABABARKA CIIDDANKA SOMALIA OO XILLIGA LOO KORDHIYEY.
Hadal qoraal oo ka soo baxay Golaha M/Yurub ayaa lagu sheegay in Hawlga lladda Xoojinta Awo odda Ra yidka iyo Tababaradda Ciid da nka ee ay EU-da ka wadaan gudaha Somalia xilli-hawleedk ooda loogu kordhiyey muddo hal sanno ilaa laga gaarayo bisha December 31-da ee sannadkii 2018-ka. Qoraalka waxaa lagu xusay in magaca Hawlgalkii Xoojinta Awoodda Rayidka ee EUCAP Nestor lagu bedelay Hawlgalka EUCAP Somaliya, iyadoo Hawlgalkaasi oo la bilaabay bishii July ee sannadkii 2012-kii loo abuuray sidii loo xoojin la haa Awoodda Sharciga Rayidka ee Baddaha, La-dagaalanka Kalluumeysiga Sharcu-darradda iyo Burcad-baddeeda iyo sidii Maamulayaasha Som alia looga taageeri lahaa Sharciyadda lama huraan ka iyo Xoojinta Tababarada iyo Qalabka.
Hawlgalkaasi waxaa madax looga dhigay Maria-Cristina Stepanescu oo u dhalatay dalka Romania.
Dhinaca kale, Hawlgalka EU-da ee Tababarka Cii ddanka DFS ayaa lo oqoondeeyey miisaaniyad dhan 23 million oo EURO, iyadoo xilli-hawleedkiisu bilaabanayo bisha Janaayo 1-da ee sannadka soo socdo ilaa bisha December 31-da ee sannadka 2018-ka. Hadafka Hawlgalkaasi ayaa ah sidii loo xoojin lahaa awoodda Ciiddan ee DF iyo Hay’ad daha Difaaca iyo Ammaanka ee Somalia.
Taliyaha Hawlgalkaasi EU Millitay Mission in Somaliya ayaa loo soo magacaabay Jeneral Mau rizio Morena oo u dhashay dalka Talyaaniga.
HOGAAMIYAYAASHA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO MAANTA KU KULMAYA MAGAALADA MUQDISHO
Shirka Madasha Wadatashiga qaran oo ay isugu imaanayaan Madaxda DFS iyo kuwa Maamul gob oleedyada ayaa maanta ka dhacaya M/ Muqdisho ee caasimada Soomaliya. Shirkaan waxaa furi doo na Madaxweynaha Soomaliya Md.Xasan Sh. Wax aana ka qeyb galaya G/ Baarlamaanka Soomaliya Md.Jawaari, R/wasaare,Sharmarke, R/wasaare kuxigeenka Md. Carteh Madaxweynayaasha K/Gal beed, Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Mad axweyne kuxigeenka Puntland.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah sidii loo cad eyn lahaa sida laga yeelayo xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya Gobolada Sool iyo Sanaag oo ay ku muransan yihiin Maamulada Puntland iyo So mali-land. "Madashu waxay guddoonsatay in shir ay u wada dhan yihiin Madaxda Madasha lagu qab to Muqdisho 13-ka Diseembar 2016 si arrinka saa miga ay 2dan gobol ku yeelanayaa Aqalka Sare la ysula meeldhigo”, ayaa lagu yiri kulankii ugu damb eeyay ay yeeshaan madaxda madasha wadata shiga qaran ee Muqdisho ka dhacay.
OGEYSIIS MUHIIM AH OO
AY KUU HEYSO SHIRKDDA ISGAARSIINTA
December 1st 2016
Mogadishu,
SomaliaXIRMOOYINKA BIL-LAHA AH EE NATIONLINK
Shirkadda isgaarsiinta Nationlink oo aad uga barateen adeeg telefoon oo taya leh, waxay idin kugu bishaaraynaysaa in ay soo kordhisay xirmooyinka DURD UR 3 & DURDUR 5 oo ah xirmooyin kaa haqabtiraya baahidaada telefoon.
1. DURDUR 3 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:
1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood
2) 300 oo SMS oo gudaha ah.
Qiimaha xirmada DURDUR 3 waa 3 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:
* Iibso oo ku shubo 3 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MAAL)
* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.
2. DURDUR 5 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:
1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood ah
2) 50 Daqiiqo oo dibadda ah dalalka: USA-Canada-China-India-Pakistan-Bangl adesh-Malaysia-Sweden-Germany-South Africa.
3) 500 oo SMS oo gudaha ah.
Qiimaha xirmada DURDUR5 waa 5 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:
* Iibso oo ku shubo 5 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MA AL)
* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.
DURDUR ADEEG LAGU DIIRSADAY
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 13-KA DICEMBAR 2016-KA
MADAXWEYNE XASAN OO MAAMULADA GALMUDUG IYO HIRSHABELLE UGU HAMBAL YEEYAY DHAMEYSTIRKA DOORASHADA AQALKA HOOSE Madaxweynaha JFS,Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Goboleedyada Galm udug iyo Hirshabeelle oo soo dhameeyst