Marco Reus Oo Magacaabay Xidiga Uu Jeclaaday Waayahiisa Dhan, Goolhayahii Ugu Adkaa Oo Uu Wajahay & Farqiga Messi Iyo Ronaldo

0
Wednesday November 04, 2015 - 12:23:49 in Sports News by
  • Visits: 1311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marco Reus Oo Magacaabay Xidiga Uu Jeclaaday Waayahiisa Dhan, Goolhayahii Ugu Adkaa Oo Uu Wajahay & Farqiga Messi Iyo Ronaldo

    Kubad sameeyaha kooxda kubada cagta Borrusia Dortmund Marco Reus ayaa su'aalo lagu weydiiyay bogga rasmiga ah ee UEFA Europa League. Xidigaan reer Jarmal ayaa ka dhawaajiyay in Thomas Rosicky uu yahay xidiga uu waligiis xiiseyn jiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kubad sameeyaha kooxda kubada cagta Borrusia Dortmund Marco Reus ayaa su'aalo lagu weydiiyay bogga rasmiga ah ee UEFA Europa League. Xidigaan reer Jarmal ayaa ka dhawaajiyay in Thomas Rosicky uu yahay xidiga uu waligiis xiiseyn jiray.

35-jirkaan reer Czech Republic ayaan xili ciyaareedkaan kasoo muuqan kooxda Arsenal kadib markii qaliin looga sameeyay dhanka jilibka, inkastoo uu heshiiskiisa dhacayo dhamaadka xagaagan.

Si kastaba Reus oo 13-jir ahaa waqtigii uu Bundesliga u hogaamiyay Thomas Rosicky kooxda Borrusia Dortmund sanadkii 2002.

Sidoo kale Marco Reus ayaa la weydiiyay goolhayihii ugu adkaa oo uu ebid wajaho wuxuuna ku jawaabay: "Manuel Neuer”

Ugu dambeyntiina Marco Reus ayaa wax laga weydiiyay sheekada lagu kala qeybsan yahay ee Ronaldo iyo Messi.

"Labadaba waxey ciyaaraan kubad heer sare, waxeyna ahaayeen kuwo qof walba ka sareeya sanadahii lasoo dhaafay, waxeyna si joogto ah u hantiyeen tayo aysan laheyn ciyaartoyda dhan”

"Wey adag tahay inaad midkood doorato”

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip