NOLOL DADBAN AAA?

0
Wednesday December 07, 2016 - 12:06:17 in Wararka by
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NOLOL DADBAN AAA?

    Aniga saakay sinahaa i xanuunay saan qalqalooc iyo dadab ugu socday,Waa in somalida la baraa sidii nolol dadban ay ugu noolaan lahaayeen, dadab loo ximbaaryaye. Waaxa leeyna barayaa sidda Dadab loogu socdo, dadab loogu seexdo, dadab loogu shaqeeyo, w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga saakay sinahaa i xanuunay saan qalqalooc iyo dadab ugu socday,Waa in somalida la baraa sidii nolol dadban ay ugu noolaan lahaayeen, dadab loo ximbaaryaye. Waaxa leeyna barayaa sidda Dadab loogu socdo, dadab loogu seexdo, dadab loogu shaqeeyo, waa duni caloosha laga rarayo.
Sida dadab loogu noolaado u diyaar garoow.illeyn Erga dadban ayaa loo diray DOORASHO DADBAN,waxaa ay dhashay xildhibaan dadban, kadibna baarlamaan dadban oo dooranaya afhayeen baarlamaan oo dadban, kadibna Madaxweeyne dadban wuxuu magacaabayaa Ra’iisul wasaare dadban,wuxuu soo dhisayaa xukuumada dadban,oo leh shaqaale iyo ciidan dadban, waxaa la magacaabayaa safaarada dadban oo caalamku ku wareeri dooni. Kadibna dhibkii ayaa bilaabanayo oo waxaa nalaga rabaa in aan noqono shacab dadban!!!!! Taa ayaa nagu adag,oo anaaba sintu i xanuunee caawa markaan is iri bal is tijaabi in aan ku noolaa karto nolol dadba iyo dariiq dadban.



17 rakco oo aan maalintii tukanno waxaan aqrinaa faataxada,waxaana ku duceeysanaa( ihdina siraadal mustaqiima) Alloow wadada toosan nagu hanuuni. Hadda wadda dadban aa dig soo tiri,ad lee waaye hadaad dadab u noolaa karto,aniga waa igu adagtahay.

Qore: Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip